ch
Feedback

不要被骗子欺骗!Telemetrio 会找到并标记这些频道 👉 如果想查看标记,请订阅

Khaalid Baarleex

Khaalid Baarleex

前往频道在 Telegram

Ku soo dhowoow boggan. ✍️ Halkan waxa aad ka heli doontaa xogo waxbarasho, wacyi-galin, aqoon korodhsi, free courses iyo waxyaabo badan oo kale.

显示更多
5 814
订阅者
-624 小时
+97 天
-2530 天

正在加载数据

标签云
无数据
有任何问题?请刷新页面或联系我们的客服。
进出提及
---
---
---
---
---
---
吸引订阅者
10月 '26
十月 '26
+95
在0个频道中
九月 '26
+37
在0个频道中
Get PRO
八月 '26
+39
在0个频道中
Get PRO
七月 '26
+58
在0个频道中
Get PRO
六月 '26
+25
在0个频道中
Get PRO
五月 '26
+27
在0个频道中
Get PRO
四月 '26
+26
在0个频道中
Get PRO
三月 '26
+10
在0个频道中
Get PRO
二月 '26
+23
在0个频道中
Get PRO
一月 '26
+36
在0个频道中
Get PRO
十二月 '25
+47
在0个频道中
Get PRO
十一月 '25
+53
在0个频道中
Get PRO
十月 '25
+61
在0个频道中
Get PRO
九月 '25
+121
在0个频道中
Get PRO
八月 '25
+213
在0个频道中
Get PRO
七月 '25
+248
在1个频道中
Get PRO
六月 '25
+157
在24个频道中
Get PRO
五月 '25
+200
在23个频道中
Get PRO
四月 '25
+209
在16个频道中
Get PRO
三月 '25
+259
在1个频道中
Get PRO
二月 '25
+392
在2个频道中
Get PRO
一月 '25
+362
在1个频道中
Get PRO
十二月 '24
+386
在64个频道中
Get PRO
十一月 '24
+431
在68个频道中
Get PRO
十月 '24
+347
在61个频道中
Get PRO
九月 '24
+365
在54个频道中
Get PRO
八月 '24
+370
在2个频道中
Get PRO
七月 '24
+451
在3个频道中
Get PRO
六月 '24
+484
在1个频道中
Get PRO
五月 '24
+573
在2个频道中
Get PRO
四月 '24
+607
在1个频道中
Get PRO
三月 '24
+650
在3个频道中
Get PRO
二月 '24
+765
在88个频道中
Get PRO
一月 '24
+976
在166个频道中
Get PRO
十二月 '23
+352
在93个频道中
Get PRO
十一月 '23
+269
在72个频道中
日期
订阅者增长
提及
频道
21 十月+1
20 十月0
19 十月+3
18 十月+3
17 十月0
16 十月+2
15 十月+32
14 十月+11
13 十月+2
12 十月+11
11 十月+15
10 十月+1
09 十月+2
08 十月+2
07 十月+1
06 十月0
05 十月+1
04 十月+3
03 十月+1
02 十月0
01 十月+4
频道帖子
🎉 100 ARDAY AYAA IS DIIWAANGELIYEY! Ruwad Academy waxay ku faraxsan tahay in 100 arday ay ku soo biireen Computer Beginner C
+1
🎉 100 ARDAY AYAA IS DIIWAANGELIYEY! Ruwad Academy waxay ku faraxsan tahay in 100 arday ay ku soo biireen Computer Beginner Course oo bilaash ah! 💻 Adiguna ha moogaan fursaddan qiimaha leh. Baro xirfadaha aasaasiga ah ee kombiyuutarka, kuna bilow safarkaaga dhijitaalka ah. ✅ Koorso bilaash ah ✅ Casharro Af-Soomaali ah ✅ Shahaadada dhammaystirka ✅ 5 Modules iyo 30 Lessons 📲 Hadda ku soo biir WhatsApp Group-ka! https://chat.whatsapp.com/BWfW3deNn8c4XYooWyemIJ?mode=gi_t RUWAD ACADEMY — Learn Today, Lead Tomorrow.

2
没有文字...
1
3
没有文字...
1
4
没有文字...
1
5
https://chat.whatsapp.com/BWfW3deNn8c4XYooWyemIJ?mode=gi_t
1
6
💻 RUWAD ACADEMY – COMPUTER BEGINNER COURSE 🆓 Bilaash ⏳ Muddada: 3 toddobaad 🌐 Waxbarasho Online ah 🏆 Shahaadada dhammayst
💻 RUWAD ACADEMY – COMPUTER BEGINNER COURSE 🆓 Bilaash ⏳ Muddada: 3 toddobaad 🌐 Waxbarasho Online ah 🏆 Shahaadada dhammaystirka 📲 Isdiiwaangelinta ku soo biir Groupkan. https://chat.whatsapp.com/BWfW3deNn8c4XYooWyemIJ?mode=gi_t faahfaahin: 63 9438323 Ruwad Academy – Learn Today. Lead Tomorrow. 💙💛 #RuwadAcademy #ComputerBeginnerCourse #BarashadaKombiyuutarka
222
7
https://vt.tiktok.com/ZSgLQWUkJ/
1
8
https://vt.tiktok.com/ZSgLQoStD
1
9
https://vt.tiktok.com/ZSgLQDy2y/ Sidan isku diwaangeli ❤️
1
10
Qaabka is diiwaangelinta barnaamijka Zaad Al Mufasiriin: Tiktok: https://vt.tiktok.com/ZSg8KVF9K/ Youtube: https://youtu.be/E0Gbg9nQn9I?si=ZWre_8uFEoLyK9iR Facebook: https://www.facebook.com/share/r/1MMpKBpCx5/?mibextid=wwXIfr
127
11
F.g: Diiwaangelinta weli looma soo furin isticmaalayaasha nidaamka Android (Samsung, Tecno, iwm). Fadlan, ha sugaan iyagu oo haku sii biiraan kanaalka casharada: https://t.me/+0m97tDUPQSUzZDZk
125
12
Bishaaro🎉 Waxa bilaabantay diiwaangelinta *Dufacaddii 3aad* ee *Barnaamijka Tafsiirka Sh Dirir* La soo deg application-ka Tu
Bishaaro🎉 Waxa bilaabantay diiwaangelinta *Dufacaddii 3aad* ee *Barnaamijka Tafsiirka Sh Dirir* La soo deg application-ka Turath oo iska diiwaangeli: https://onelink.to/cuhq7w Kaddib ku biir kanaalka casharrada: https://t.me/+0m97tDUPQSUzZDZk https://www.facebook.com/share/1AmHL7emFF/?mibextid=wwXIfr T.me/ishraqcenter
108
13
✅Wargelin: 📱La Soo daga Application-ka Turath: https://onelink.to/cuhq7w Barnaamijyada Ishraaq doorkan waxa lagu diiwaangeli+1
✅Wargelin: 📱La Soo daga Application-ka Turath: https://onelink.to/cuhq7w Barnaamijyada Ishraaq doorkan waxa lagu diiwaangelin doonaa App-ka Turath. Sidoo kale, ardaydu waxay si toos ah App-kan ugala socon doonaan xogtooda waxbarasho sida: imtixaannada, natiijooyinka, iyo shahaadooyinkaba. F.g: Telegram-ka waxa lagala soconayaa casharada, App-ka Turath-na waxa lagu keydinayaa xogta ardayda. 🌐https://turaath.so #زاد_المفسرين #الدفعة_الثالثة https://t.me/IshraqCenter
124
14
#Filasho_wacan✨ Hal maalin oo kaliya ayaa inaga xigta diiwaan-gelinta Dufcaddii 3aad ee barnaamijka Tafsiirka Sh Dirir, insha
#Filasho_wacan✨ Hal maalin oo kaliya ayaa inaga xigta diiwaan-gelinta Dufcaddii 3aad ee barnaamijka Tafsiirka Sh Dirir, insha Allaah! ⏳ https://www.facebook.com/share/16SaGQkrdsF/?mibextid=wwXIfr #زاد_المفسرين #الدفعة_الثالثة https://t.me/IshraqCenter
139
15
كنت قبل سنوات مسافرًا في إحدى الدول التي لا أعرف لغتها. وبعد أن نزلت من سيارة الأجرة ودخلت إلى مقر إحدى المؤسسات، تبيّن لي أنني نسيت حقيبة الحاسب الشخصي في سيارة الأجرة، وفي تلك الحقيبة جواز سفري وبعض أوراقي. وقد انتابني من الهم والحزن ما الله به عليم؛ فأنا لا أعرف السائق، ولا أعرف أي شيء عن سيارته أو الوجهة التي اتجه إليها. واستنفر بعض الأحبة لمساعدتي بكل وسيلة، لكن دون جدوى. ثم جاءت المساعدة من أحد الأصدقاء الأعزاء، حين قال لي: «عندي وسيلة ما استخدمتها في شدة إلا جاء فرج الله تعالى بسرعة خاطفة». قلت بلهفة: ما هي، يرحمك الله؟ قال لي: «الاستغفار، عليك بالاستغفار». وأخذت أستغفر ربي بصدق وحرقة، فوالله ما أكملت المئة حتى قرع جرس هاتفي، ليقول لي أحدهم بلسان عربي مبين: «هل أنت فلان؟» قلت: نعم. قال: «حقيبتك التي نسيتها في سيارة الأجرة موجودة في الفندق الفلاني». وكان فندقًا قد حضرت فيه مؤتمرًا قبل يومين، فاستدلوا عليّ من أوراق المؤتمر التي في الحقيبة. وعادت الحقيبة والحاسب وجواز السفر! ومن يومها، وأنا أُلازم الاستغفار في كل موقف محرج، فتأتي معونة الكريم الجليل على ما أحب، ويزول الكرب. عليكم بالاستغفار في الرخاء والشدة، وفي كل حين، وثقوا بكرم الرحمن الرحيم. د. عبد الكريم بكار
304
16
Muruqyada lugahaaga waa kuwa ugu muhiimsan, ee laga cabbir-qaadan karo haddii Ilaahay cimri dheer ku siiyo, in aad u noolaan
Muruqyada lugahaaga waa kuwa ugu muhiimsan, ee laga cabbir-qaadan karo haddii Ilaahay cimri dheer ku siiyo, in aad u noolaan doontid si caafimaad qaba. Sidoo kale, waa murqaha kuu horseedaya in aadan cidna ku tiirsanaan marka aad weynaatid, keligaana aad socon kartid, kursiga uga kici kartid, jaranjarooyinka uga soo degi kartid, howlahaagana aad qabsan kartid adoon cidna u baahan in ay ku caawiso. Hadda ku dadaal in aad dhistid murqaha lugahaaga, awooddooda iyo xasilloonidooda, sababtoo ah awooddaada jireed iyo murqahaaga si dhakhso ah kaagama lumi doonaan, balse si tartiib ah ayay u lumi doonaan aadan dareemayn. Lugahana, gaar ahaan muruqyada bowdyaha, waa meesha ay badanaa murqaha ugu badan ka lumi karaan marka aad da' ahaan weynaatid. –Mohamed Ciise Cawl
356
17
🔔 Bishaaro Waxa bishan la bilaabayaa — insha Allaah — diiwaangelinta Dufcaddii 3-aad ee barnaamijka Zaad Al-mufasiriin. Fila
🔔 Bishaaro Waxa bishan la bilaabayaa — insha Allaah — diiwaangelinta Dufcaddii 3-aad ee barnaamijka Zaad Al-mufasiriin. Filasho wacan! https://www.instagram.com/ishraaqcenter #زاد_المفسرين #الدفعة_الثالثة https://t.me/IshraqCenter
187
18
Kursigan waxaa kaloo ku tartamay musharraxa xisbiga Conservative-ka oo galay kaalinta saddexaad, waxaana ku xigay xisbiga Reform iyo xisbiga Liberal Democrats. Sagal oo noqonaysa xildhibaan matasha deegaanka Holborn and St Pancras ee magaalada London, isla markaana guusheeda siinaysa xisbiga ay ka tirsantahay ee Labour-ka inuu sii haysto kursigan,waxay tiri: “Guushani macne gaar ah ayay ii leedahay. Waxaan matali doonaa deegaanka hoyga ii noqday aniga iyo qoyskaygaba, na siisay fursado, isla markaana door weyn ka qaadatay qofka aan maanta ahay.” Waxaa kaloo ay tiri; “Waxaan doonayaa in guushani ay dadka oo dhan, gaar ahaan dhalinyarada, tusto inaysan khasab ahayn inay rajo beelaan si ay guul u gaaraan.” Sagal waxay sidoo kale muujisay sida ay ugu faraxsan tahay inay noqoto haweeneydii ugu horreysay ee deegaanka Holborn and St Pancras u matasha Baarlamaanka Britain. Hadalkeeda waxaa sacab iyo farxad ku muujiyay taageerayaasheeda oo goobta lagu tirinayay codadka ku sugnaa. Gabagabadii khudbadda, Sagal waxay sheegtay in dadku u baahan yihiin inay aaminaan in siyaasadda lagu horumarin karo noloshooda.
331
19
Sagal Abdi-Wali, ayaa ku guuleysatay kursiga Baarlamaanka Ingiriiska ee uu banneeyay ra’iisul wasaarihii hore ee Ingiriiska,+2
Sagal Abdi-Wali, ayaa ku guuleysatay kursiga Baarlamaanka Ingiriiska ee uu banneeyay ra’iisul wasaarihii hore ee Ingiriiska, Keir Starmer. Waxa guushan muhiim ka dhigaya iyo mid taariikhi marka laga soo tago inay gabadhu tahay Soomaali, waa inay si weyn uga guuleysatay musharrixiintii la tartamayay, waxay heshay 12,292 cod, oo u dhiganta 45% codadka la dhiibtay, halka musharraxa kaalinta labaad soo galay Zack Polanski oo ah hoggaamiyaha xisbiga Green Party uu helay 8,928 cod.
334
20
Haddii aad eegto suusadda (Siibadda) dharkaaga amaba boorsadaada, waxay u badan tahay inay ku qoran tahay YKK. Waa shidkadda
Haddii aad eegto suusadda (Siibadda) dharkaaga amaba boorsadaada, waxay u badan tahay inay ku qoran tahay YKK. Waa shidkadda samaysa in ka badan 50% suuddaha adduunka oo dhan. Shirkada waxa sidaa u yar samaysaa waxay ku qiimaysantahay balaayiin doolar. Curintu mararka qaar maba aha mucjisada ad maskadaada ka dhex raadinayso. Waa si kale oo aad uga yara fikirto waxyaabaha ku hareerayaal. Mohamed Omer
431