es
Feedback
Khaalid Baarleex

Khaalid Baarleex

Ir al canal en Telegram

Ku soo dhowoow boggan. ✍️ Halkan waxa aad ka heli doontaa xogo waxbarasho, wacyi-galin, aqoon korodhsi, free courses iyo waxyaabo badan oo kale.

Mostrar más
5 894
Suscriptores
-424 horas
-257 días
-14230 días

Carga de datos en curso...

Nube de Etiquetas
Sin datos
¿Algún problema? Por favor, actualice la página o contacte a nuestro gerente de soporte.
Menciones Entrantes y Salientes
---
---
---
---
---
---
Atraer Suscriptores
septiembre '26
septiembre '26
+7
en 0 canales
agosto '26
+39
en 0 canales
Get PRO
julio '26
+58
en 0 canales
Get PRO
junio '26
+25
en 0 canales
Get PRO
mayo '26
+27
en 0 canales
Get PRO
abril '26
+26
en 0 canales
Get PRO
marzo '26
+10
en 0 canales
Get PRO
febrero '26
+23
en 0 canales
Get PRO
enero '26
+36
en 0 canales
Get PRO
diciembre '25
+47
en 0 canales
Get PRO
noviembre '25
+53
en 0 canales
Get PRO
octubre '25
+61
en 0 canales
Get PRO
septiembre '25
+121
en 0 canales
Get PRO
agosto '25
+213
en 0 canales
Get PRO
julio '25
+248
en 1 canales
Get PRO
junio '25
+157
en 24 canales
Get PRO
mayo '25
+200
en 23 canales
Get PRO
abril '25
+209
en 16 canales
Get PRO
marzo '25
+259
en 1 canales
Get PRO
febrero '25
+392
en 2 canales
Get PRO
enero '25
+362
en 1 canales
Get PRO
diciembre '24
+386
en 64 canales
Get PRO
noviembre '24
+431
en 68 canales
Get PRO
octubre '24
+347
en 61 canales
Get PRO
septiembre '24
+365
en 54 canales
Get PRO
agosto '24
+370
en 2 canales
Get PRO
julio '24
+451
en 3 canales
Get PRO
junio '24
+484
en 1 canales
Get PRO
mayo '24
+573
en 2 canales
Get PRO
abril '24
+607
en 1 canales
Get PRO
marzo '24
+650
en 3 canales
Get PRO
febrero '24
+765
en 88 canales
Get PRO
enero '24
+976
en 166 canales
Get PRO
diciembre '23
+352
en 93 canales
Get PRO
noviembre '23
+269
en 72 canales
Fecha
Crecimiento de Suscriptores
Menciones
Canales
04 septiembre+2
03 septiembre+3
02 septiembre+1
01 septiembre+1
Publicaciones del Canal
Repost from Hamse Ducaale
𝐀𝐬𝐬𝐚𝐥𝐚𝐚𝐦𝐮 𝐂𝐚𝐥𝐚𝐲𝐤𝐮𝐦 𝐖𝐚𝐥𝐚𝐚𝐥, Marka Hore, Waad ku mahadsan tahay is-diiwaangelinta 𝐓𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐈�
𝐀𝐬𝐬𝐚𝐥𝐚𝐚𝐦𝐮 𝐂𝐚𝐥𝐚𝐲𝐤𝐮𝐦 𝐖𝐚𝐥𝐚𝐚𝐥, Marka Hore, Waad ku mahadsan tahay is-diiwaangelinta 𝐓𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐈𝐢𝐛𝐤𝐚 & 𝐒𝐮𝐮𝐪-𝐠𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚. Mar Labaad, 𝐅𝐀𝐃𝐋𝐀𝐍 𝐊𝐔 𝐒𝐎𝐎 𝐃𝐈𝐑 💰 𝐅𝐞𝐞-𝐝𝐚 𝐓𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫𝐤𝐚: $𝟕 💰 𝐒𝐋𝐒𝐡: 𝟖𝟏,𝟎𝟎𝟎 𝐒𝐡𝐢𝐥𝐥𝐢𝐧𝐠 💳 𝐙𝐚𝐚𝐝: 𝟎𝟔𝟑-𝟒𝟏𝟒𝟐𝟑𝟗𝟎 💳 𝐄-𝐃𝐚𝐡𝐚𝐛: 𝟎𝟔𝟓-𝟒𝟔𝟔𝟐𝟏𝟕𝟒 𝐌𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚 𝐒𝐨𝐨 𝐁𝐚𝐱𝐚𝐲𝐚: Hamse Ahmed Sulieman ⏳ 𝐃𝐞𝐚𝐝𝐥𝐢𝐧𝐞-𝐤𝐚 𝐥𝐚𝐜𝐚𝐠-𝐛𝐢𝐱𝐢𝐧𝐭𝐚: Khamiis, 3 September 2026. Fadlan Intaa ka dib soo dir 𝐒𝐜𝐫𝐞𝐞𝐧 𝐒𝐡𝐨𝐭-𝐤𝐚 𝐥𝐚𝐜𝐚𝐠-𝐛𝐢𝐱𝐢𝐧𝐭𝐚 si booskaaga aad ku leedahay 𝐓𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫𝐤𝐚 loo xaqiijiyo, 𝐒𝐡𝐚𝐡𝐚𝐚𝐝𝐚𝐝𝐚𝐧𝐚 Laguugu Diyaariyo. 𝐓𝐫𝐚𝐢𝐧𝐢𝐧𝐠-𝐤𝐮 Marka Uu Dhamaado Waxaa Laguu Soo Diri Doona 1 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧 Ka dib: - 𝐒𝐡𝐚𝐡𝐚𝐚𝐝𝐚𝐝𝐢𝐢 𝐂𝐚𝐝𝐚𝐲𝐧𝐚𝐲𝐬𝐚 𝐈𝐧𝐚𝐚𝐝 𝐐𝐚𝐚𝐝𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐓𝐫𝐚𝐢𝐧𝐢𝐧𝐠𝐤𝐚. - 𝐌𝐚𝐭𝐞𝐫𝐢𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐓𝐫𝐚𝐢𝐧𝐢𝐧𝐠-𝐤𝐚. 🚀 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐠𝐞𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧𝐭𝐚𝐚𝐝𝐮 𝐰𝐚𝐚 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐠𝐞𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐆𝐮𝐮𝐬𝐡𝐚𝐚𝐝𝐚.

2
إنَّ اللهَ لا يمنعُ إلا ليُعطي، ولا يُغْلِقُ باباً إلا لأنَّ غيرَه خيرٌ منه، لو استشعرنا رحمةَ اللهِ في كُلِّ حِرمان، وحكمتَه
إنَّ اللهَ لا يمنعُ إلا ليُعطي، ولا يُغْلِقُ باباً إلا لأنَّ غيرَه خيرٌ منه، لو استشعرنا رحمةَ اللهِ في كُلِّ حِرمان، وحكمتَه في كلِّ منعٍ، لهانتْ علينا الطّريق! ❤️ #وبالحق_أنزلناه
85
3
🎯 𝐓𝐀𝐁𝐀𝐁𝐀𝐑𝐊𝐀 𝐈𝐈𝐁𝐊𝐀 & 𝐒𝐔𝐔𝐐-𝐆𝐄𝐘𝐍𝐓𝐀 ⁉️ 𝐖𝐚𝐚 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐓𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫𝐤𝐚𝐧𝐢?: Waa Tababar wax-ku-ool ah oo ku saabsan 𝐈𝐢𝐛𝐤𝐚 & 𝐒𝐮𝐮𝐪-𝐠𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚, kaas oo diiradda saaraya farsamooyinka iibka, cilmi-nafsiga macaamiisha, hababka iibka, Marketing Funnel, CRM, iyo cabbirrada waxqabadka. 🟡 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐤𝐚 𝐅𝐚𝐚’𝐢𝐢𝐝𝐚𝐲𝐝𝐬𝐚𝐚? Ka-qaybgalayaashu waxay baranayaan sida aqoontaas iyo farsamooyinkaas loogu dabaqo xaaladaha dhabta ah ee macaamiisha—laga bilaabo fahamka baahida macmiilka iyo soo bandhigidda qiimaha, ilaa maaraynta diidmada, xidhitaanka iibka iyo dabagalka iyo daryeelka Macmiilka. 🟢 𝐖𝐚𝐚 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐍𝐚𝐭𝐢𝐢𝐣𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐊𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐥𝐚𝐧 𝐃𝐨𝐨𝐧𝐭𝐚𝐚? Ka-qaybgalayaashu waxay yeelanayaan 𝐤𝐚𝐥𝐬𝐨𝐨𝐧𝐢 𝐢𝐲𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐟𝐚𝐝 𝐝𝐡𝐞𝐞𝐫𝐚𝐚𝐝 𝐚𝐡, waxay si wanaagsan u maareyn doonaan diidmada macaamiisha, iyagoo si cad ayay u gudbinayaan qiimaha badeecadda ama adeegga, waxayna horumarin doonaan awoodda ay ugu beddelayaan fursadaha iibka, macaamiil, taasoo ka qayb qaadanaysa koboca ganacsiga. 🚩 𝐇𝐚𝐝𝐝𝐚𝐛𝐚 𝐒𝐢 𝐀𝐚𝐝 𝐓𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫𝐤𝐚𝐧 𝐐𝐚𝐲𝐛 𝐔𝐠𝐚 𝐍𝐨𝐪𝐨𝐭𝐨 𝐈𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐢𝐰𝐚𝐚𝐧 𝐆𝐚𝐥𝐢: https://forms.gle/57fJaJ5UgQATaYW26 ➡️ 𝐊𝐮𝐧𝐚 𝐒𝐨𝐨 𝐁𝐢𝐢𝐫 𝐆𝐫𝐨𝐮𝐩-𝐤𝐚 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚: https://chat.whatsapp.com/KTVGcIm3e6OEeWza2vw95i?s=cl&p=a&mlu=4 ⚠️ 𝐅𝐔𝐑𝐒𝐀𝐃𝐀𝐍𝐈 𝐘𝐄𝐘𝐍𝐀 𝐊𝐀𝐀 𝐗𝐈𝐃𝐇𝐌𝐈𝐍❗️ 🚀 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐠𝐞𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧𝐭𝐚𝐚𝐝𝐮 𝐰𝐚𝐚 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐠𝐞𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐆𝐮𝐮𝐬𝐡𝐚𝐚𝐝𝐚.
75
4
Sin texto...
53
5
🎯 𝐓𝐀𝐁𝐀𝐁𝐀𝐑𝐊𝐀 𝐈𝐈𝐁𝐊𝐀 & 𝐒𝐔𝐔𝐐-𝐆𝐄𝐘𝐍𝐓𝐀 ⁉️ 𝐖𝐚𝐚 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐓𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫𝐤𝐚𝐧𝐢?: Waa Tababar wax-ku-ool ah oo ku saabsan 𝐈𝐢𝐛𝐤𝐚 & 𝐒𝐮𝐮𝐪-𝐠𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚, kaas oo diiradda saaraya farsamooyinka iibka, cilmi-nafsiga macaamiisha, hababka iibka, Marketing Funnel, CRM, iyo cabbirrada waxqabadka. 🟡 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐤𝐚 𝐅𝐚𝐚’𝐢𝐢𝐝𝐚𝐲𝐝𝐬𝐚𝐚? Ka-qaybgalayaashu waxay baranayaan sida aqoontaas iyo farsamooyinkaas loogu dabaqo xaaladaha dhabta ah ee macaamiisha—laga bilaabo fahamka baahida macmiilka iyo soo bandhigidda qiimaha, ilaa maaraynta diidmada, xidhitaanka iibka iyo dabagalka iyo daryeelka Macmiilka. 🟢 𝐖𝐚𝐚 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐍𝐚𝐭𝐢𝐢𝐣𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐊𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐥𝐚𝐧 𝐃𝐨𝐨𝐧𝐭𝐚𝐚? Ka-qaybgalayaashu waxay yeelanayaan 𝐤𝐚𝐥𝐬𝐨𝐨𝐧𝐢 𝐢𝐲𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐟𝐚𝐝 𝐝𝐡𝐞𝐞𝐫𝐚𝐚𝐝 𝐚𝐡, waxay si wanaagsan u maareyn doonaan diidmada macaamiisha, iyagoo si cad ayay u gudbinayaan qiimaha badeecadda ama adeegga, waxayna horumarin doonaan awoodda ay ugu beddelayaan fursadaha iibka, macaamiil, taasoo ka qayb qaadanaysa koboca ganacsiga. 🚩 𝐇𝐚𝐝𝐝𝐚𝐛𝐚 𝐒𝐢 𝐀𝐚𝐝 𝐓𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫𝐤𝐚𝐧 𝐐𝐚𝐲𝐛 𝐔𝐠𝐚 𝐍𝐨𝐪𝐨𝐭𝐨 𝐈𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐢𝐰𝐚𝐚𝐧 𝐆𝐚𝐥𝐢: https://forms.gle/57fJaJ5UgQATaYW26 ➡️ 𝐊𝐮𝐧𝐚 𝐒𝐨𝐨 𝐁𝐢𝐢𝐫 𝐆𝐫𝐨𝐮𝐩-𝐤𝐚 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚: https://chat.whatsapp.com/KTVGcIm3e6OEeWza2vw95i?s=cl&p=a&mlu=4 ⚠️ 𝐅𝐔𝐑𝐒𝐀𝐃𝐀𝐍𝐈 𝐘𝐄𝐘𝐍𝐀 𝐊𝐀𝐀 𝐗𝐈𝐃𝐇𝐌𝐈𝐍❗️ 🚀 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐠𝐞𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧𝐭𝐚𝐚𝐝𝐮 𝐰𝐚𝐚 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐠𝐞𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐆𝐮𝐮𝐬𝐡𝐚𝐚𝐝𝐚.
74
6
Sin texto...
67
7
Fadlan Ku Soo biir Group-ka *TABABARKA IIBKA IYO SUUQ-GEYNTA* https://chat.whatsapp.com/KTVGcIm3e6OEeWza2vw95i?s=cl&p=a&mlu=4
Fadlan Ku Soo biir Group-ka *TABABARKA IIBKA IYO SUUQ-GEYNTA* https://chat.whatsapp.com/KTVGcIm3e6OEeWza2vw95i?s=cl&p=a&mlu=4
99
8
Munaasabad ay mowlidka ku xusayeen Xuutiyiinta Yemen ayaa la arkay iyagoo sameynaya baaritaan amni,keliya waxaa la baaraya in
Munaasabad ay mowlidka ku xusayeen Xuutiyiinta Yemen ayaa la arkay iyagoo sameynaya baaritaan amni,keliya waxaa la baaraya inaad xirantahay sumanka la isku qarxiyo ama aad goobta la galayso walxo qarxa ,laakiin gudaha Yemen inaad hubka sida qoryaha iyo tooreyda wadato waa arrin iska caadi ah, sababtoo ah haddii aad iskudaydo inay qori u adeegsato fulinta weerar — xabbada koowaad marka aad rido , jirka qofka xabbada riday dib looma aqoonsan doono, maxaa yeelay dhammaan dadka goobta jooga waa kuwa hubaysan oo qoryahooda oo dhan qofka xabbada riday ku furaya. Waxaase laga fogaanaya dil-wadareed ka dhalan kara qaraxyo.
131
9
🚀 𝐓𝐀𝐁𝐀𝐁𝐀𝐑𝐊𝐀 𝐈𝐈𝐁𝐊𝐀 & 𝐒𝐔𝐔𝐐-𝐆𝐄𝐘𝐍𝐓𝐀 — 𝐓𝐎𝐎𝐒 𝐔𝐆𝐀 𝐐𝐀𝐘𝐁𝐆𝐀𝐋 𝐆𝐎𝐎𝐆𝐋𝐄 𝐌𝐄𝐄𝐓 𝐐𝐢𝐢𝐦𝐞 𝐀𝐛𝐮𝐮𝐫. 𝐊𝐚𝐥𝐬𝐨𝐨𝐧𝐢 𝐃𝐡𝐢𝐬. 𝐈𝐢𝐛𝐤𝐚𝐚𝐠𝐚 𝐊𝐨𝐫𝐝𝐡𝐢. 𝐈𝐢𝐛𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐒𝐮𝐮𝐪-𝐠𝐞𝐲𝐧𝐭𝐮 ma aha laba hawlood oo kala madax-bannaan—waa 𝐒𝐢𝐝𝐚 𝐥𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐝𝐡𝐢𝐧𝐚𝐜 𝐞𝐞 𝐒𝐡𝐢𝐥𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐞. Marka ay si wanaagsan u wada shaqeeyaan, waxay ganacsiga ka caawiyaan inuu helo macaamiisha saxda ah, kordhiyo iibka, isla markaana gaadho koboc dhaqaala oo waara. 🎯 𝐖𝐀𝐗𝐀𝐀𝐃 𝐁𝐀𝐑𝐀𝐍 𝐃𝐎𝐎𝐍𝐓𝐀𝐀: • Hordhac ku Saabsan Suuq-geynta. • Habfekerka & Safarka Macmiilka. • Marketing Funnel & Istaraatiijiyadda Suuq-geynta • Hordhac ku saabsan Iibka. • Farsamooyinka Iibka & CRM • Isku-xidhka Iibka iyo Suuq-geynta & Cabbirrada Waxqabadka lagu ogaado. 📅 𝐓𝐀𝐀𝐑𝐈𝐈𝐊𝐇𝐃𝐀: Sabti, 5 Sebtembar 2026 ⏰ 𝐖𝐀𝐐𝐓𝐈𝐆𝐀: 8:45 Habeenimo – 9:45 Habeenimo 💻 𝐆𝐎𝐎𝐁𝐓𝐀: Google Meet 🎙️ 𝐓𝐀𝐁𝐀𝐁𝐀𝐑𝐀𝐇𝐀: Hamse Ducaale 📝 𝐇𝐀𝐃𝐃𝐀 𝐈𝐒𝐊𝐀 𝐃𝐈𝐖𝐀𝐍𝐆𝐀𝐋𝐈 𝐋𝐈𝐍𝐊𝐈𝐆𝐀𝐍 👉 https://forms.gle/57fJaJ5UgQATaYW26 🔥 𝐌𝐀𝐗𝐀𝐘 𝐀𝐘𝐀𝐀𝐃 𝐊𝐀 𝐅𝐀𝐀'𝐈𝐈𝐃𝐀𝐘𝐒𝐀 𝐓𝐎𝐁𝐀𝐁𝐀𝐑𝐊𝐀𝐍? Waxaad baran doontaa aqoon la adeegsan karo oo kaa caawinaysa inaad si qoto dheer u fahanto macaamiisha, dhisto istaraatiijiyado suuq-geyn oo wax-ku-ool ah, horumariso wada-hadallada iibka, isla markaana aad gaadhsiiso ganacsiga koboc la cabbiri karo lana taaban karo. ⏱️ 𝐇𝐚𝐥 𝐬𝐚𝐚𝐜. 𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧 𝐰𝐚𝐱-𝐤𝐮-𝐨𝐨𝐥 𝐚𝐡. 𝐒𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧 𝐠𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐛 𝐚𝐡. 📜✨ 𝐏𝐥𝐮𝐬+ 𝐅𝐫𝐞𝐞 𝐂𝐞𝐫𝐭𝐢𝐟𝐢𝐜𝐚𝐭𝐞 📌 𝐍𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐪𝐚𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥 𝐋𝐈𝐕𝐄. #𝐈𝐢𝐛𝐤𝐚 #𝐒𝐮𝐮𝐪𝐠𝐞𝐲𝐧 #𝐒𝐚𝐥𝐞𝐬𝐀𝐧𝐝𝐌𝐚𝐫𝐤𝐞𝐭𝐢𝐧𝐠 #𝐓𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 #𝐆𝐨𝐨𝐠𝐥𝐞𝐌𝐞𝐞𝐭 #𝐁𝐮𝐬𝐢𝐧𝐞𝐬𝐬𝐆𝐫𝐨𝐰𝐭𝐡 #𝐂𝐑𝐌 #𝐂𝐮𝐬𝐭𝐨𝐦𝐞𝐫𝐏𝐬𝐲𝐜𝐡𝐨𝐥𝐨𝐠𝐲 #𝐏𝐫𝐨𝐟𝐞𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧𝐚𝐥𝐃𝐞𝐯𝐞𝐥𝐨𝐩𝐦𝐞𝐧𝐭 #𝐇𝐚𝐦𝐬𝐞𝐃𝐮𝐜𝐚𝐚𝐥𝐞
143
10
Sin texto...
112
11
https://t.me/+F76S2kokyo43N2E0
https://t.me/+F76S2kokyo43N2E0
16
12
(إِنَّ اللَّهَ وَمَلَائِكَتَهُ يُصَلُّونَ عَلَى النَّبِيِّ ۚ يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا صَلُّوا عَلَيْهِ وَسَلِّمُوا تَسْ
(إِنَّ اللَّهَ وَمَلَائِكَتَهُ يُصَلُّونَ عَلَى النَّبِيِّ ۚ يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا صَلُّوا عَلَيْهِ وَسَلِّمُوا تَسْلِيمًا) سورة الأحزاب
123
13
TRAINING AAD U QIIME BADAN AYAAN SOO WADNAA INSHA ALLAH, KAAS OO WAXBADAN WAX KA QAYB QAADAN DOONA KOBACA GANACSIGA IYO SECTOR KASTA EE MA DANAYNAYSAA??
119
14
‎ ‎Suuqa muraayadaha aragga (Eyewear market) oo cirka isku shareeray! ‎ ‎Qiyaasti 2.2 bilyan oo qof ayaa xirata muraayadaha a
‎ ‎Suuqa muraayadaha aragga (Eyewear market) oo cirka isku shareeray! ‎ ‎Qiyaasti 2.2 bilyan oo qof ayaa xirata muraayadaha aragga aduunka oo dhan, 1 bilyan oo ka mid ah dadkaas waxay qabaan xaalad arag oo laga hortagi karo ama aan weli helin sixitaan ku filan. In ka badan 800 milyan oo qof ayaa qaba dhibaato arag (presbyopia) oo lagu sixi karo muraayadaha akhriska, tira koobkan waxaa laga soo xigtay hay'ada WHO. ‎ ‎Dhanka kale shabakada statista.com waxay sheegtay in kabadan $142 bilyan oo dollar-ka Mareykanka ah ayuu gaaray suuqa caalamiga ah ee "eyewear" waxaana la filayaa inuu gaaro $156 bilyan dhamaadka sanadkan 2026, Taas micneheedu waa in maalin walba $388.99 milyan oo dollar-ka mareykanka ah lagu kala iibsado ookiyaale, caalamka oo dhan. ‎ *‎Maasha yaaba, wadada qofkii kaaga hor yimaado ookiyaal buu wataa, waagii hore aniga iyo labadoo qof lee wadan jirnay! 👓 ‎ - Abdifatah Daahiye ‎Saaxib/saaxibad sare adiga ma xirataa ookiyaale? ‎ ‎
148
15
Dadka Amerikaanka ah ee guryo la’aanta ah waa 746,000+ sanadkan, sida ay sheegtay wasaaradda guryeynta iyo horumarinta magaal
Dadka Amerikaanka ah ee guryo la’aanta ah waa 746,000+ sanadkan, sida ay sheegtay wasaaradda guryeynta iyo horumarinta magaalooyinka Maraykanka. Dadkaas 64% dowlada ayaa dajisay meelo kumeel gaar ah (emergency shelters) halka 36% ay dariiqyada seexdaan. Celcelis ahaan dadka reer Maraykan 10kii kun ee qofba 22 kamida waa hoy la’aan. Magaalada ugu badan waa Newyork oo ay ku nool yihiin 90kun oo qof oo guri la’aan ah. Qodobka ugu weyn ee sababta u ah in dad sidaas u badan ay hoy la’aan ku yihiin wadankii 1aad ee ugu dhaqaalaha badnaa aduunka, waa kirada guryaha oo aan la goyn karin iyo kharashka maciishada oo tiro-beel ah. Waxaa soo raaca in dabeecada deegaankaas ka jirta aysan ku jirin midda qoysnimo oo hadii qofka ay wax ka halaabaan aysan jirin ehel caawinaya kaligiisna ay u taallo. Haddii qofku xanuusado, hadii uu dambi galo iyo hadii shil ku dhacaba waa ku naftiisa iyo caymiska uu awal ku jiray. –Asad Gaaciye.
126
16
➤ U Baahnaanta Oggolaanshaha (Approval Seeking): Dadka badankood marka ay dhibic muhiim ah sheegaan, waxay isla markiiba raadiyaan xaqiijin iyagoo weydiinaya su'aalo ay ka muuqato kalsooni-darro sida "Ma i fahantay?" ama "Ma kula saxan tahay?". Tani waxay ka dhigaysaa qofka kale inuu noqdo garsoore, adiguna aad u baahan tahay ansixintooda si aad kalsooni u dareento. Halkii aad sidaas samayn lahayd, dhibicdaada sheeg ka dibna u daa meesha ay fariisato adiga oo aan weydiisan ansixin. ➤ Ku Hadalka Xawaare Aad u Sarreeya: Xawaaruhu wuxuu muujiyaa kacsanaan (tension), wuxuuna isgaarsiinayaa in qofku uu aad ugu xirxiran yahay in qofka kale uu ku raaco natiijada hadalka. Qofka si degan u hadla wuxuu muujiyaa inuu rabo inuu caawiyo laakiin uusan ku xirnayn natiijada. Waxaa lagula taliyaa inaad xawaarahaaga hoos u dhigto ilaa 20-25%. ➤ Falcelinta Shucuurta (Emotional Reactivity): Marka qof uu kugu loolamo ama uu su'aal ka keeno fikradaada, inaad difaac gasho, xawaaraha hadalku kugu kordho, ama aad neerfaysato waxay muujinaysaa tabar-darro. Qofka kalsoonida leh ma difaaco booskiisa si caro leh; wuxuu u joogaa si degan oo dhab ah. Waxaa habboon inaad hal ilbiriqsi sugto ka hor intaadan hadlin si aad u weydiiso su'aal muujinaysa rabitaan wax-garasho. ➤ Sharraxaad Aad u Badan (Overexplaining): Markasta oo aad isku daydo inaad qof qanciso, qofku wuxuu sii kordhiyaa iska-caabbinta uu kala hor imaanayo fikradaada. Dadka qaar waxay u fikirraan in macluumaad badan uu xallinayo dhibaatada, laakiin dhab ahaantii su'aalo wanaagsan ayaa ka xoog badan. Dhibicdaada hal mar si cad u sheeg, ka dibna jooji. ➤ Dhaqdhaqaaqa Neerfaysan (Nervous Movement): Inaad lugaha ruxdo, gacmaha isku qabsato, ama madaxa mar walba la ruxo si aad qofka kale u dareensiiso raaxo waxay muujinaysaa kalsooni-darro. Deganaanshaha jirka (stillness) wuxuu had iyo jeer isgaarsiiyaa hubaal (certainty), halkaas oo ay ku jirto saamaynta qofka. ➤ Kala Goynta Hadalka (Interrupting): Inaad qofka hadalka ka dhex gasho sababtoo ah inaad samir-la'adahay waxay isgaarsiinaysaa in hadalkaagu ka muhiimsan yahay kooda. Tani waxay keentaa in kalsoonidu dunto. Waxaa fiican inaad dhex gasho oo keliya marka aad rabto inaad weydiiso su'aal si aad wax u fahanto (clarifying question) halkii aad dhibicdaada uun ku dhex tuuri lahayd. ➤ Buuxinta Aamusnaanta (Filling the Silence): Dad badan ayaa ka cabsada aamusnaanta, markaasay bilaabaan inay iyagu is-u-jawaabaan ama su'aashoodii mar kale sharraxaad ka bixiyaan. Aamusnaanta markaad su'aal weydiiso waxay qofka kale ku khasabtaa inay si qoto dheer u fikirraan oo ay runta kaaga sheegaan waxa ay dareemayaan. Baro inaad su'aasha weydiiso ka dibna aad sugto ilaa ay ka jawaabaan. –Ahmed Nour
138
17
7-da dabeecadood ee muujiya inaad tabar-darraynayso Jirka bini'aadamku wuxuu soo saaraa calaamado yaryar oo dadka kale u shee
7-da dabeecadood ee muujiya inaad tabar-darraynayso Jirka bini'aadamku wuxuu soo saaraa calaamado yaryar oo dadka kale u sheega heerka kalsoonidaada, guushaada, iyo inta aad dareemayso raaxo-darro. Dadka ugu saamaynta iyo dakhliga badan waxay bartaan sidii ay meesha uga saari lahaayeen calaamadaha muujinaya tabar-darrada, baahida, ama kalsooni-darrada. Halkan waxaa ku yaal 7-da dabeecadood ee muujiya inaad tabar-darraynayso iyo sida aad u xallin karto:
111
18
Sin texto...
160
19
https://drive.google.com/drive/mobile/folders/0B2Q8XuO2ebzxMEYzb0RYV1NBZVU?resourcekey=0-BWzZkxRhza1OYEyUK_tXEg&fbclid=Iwb21leAQFYltjbGNrBARr7mV4dG4DYWVtAjExAHNydGMGYXBwX2lkDDM1MDY4NTUzMTcyOAABHvXBB73XzRmzCocN94t000Y6qAz04kFiOnnUwjfDml-Re8n3PZe35wY6Rv2c_aem_tvVPFPd8Ru2ULSUmb5Kpnw
150
20
🔴 Massive English Teaching & Learning Collection – All Premium Resources for Free! 💯🔥 It's all on Google Drive with everyt
🔴 Massive English Teaching & Learning Collection – All Premium Resources for Free! 💯🔥 It's all on Google Drive with everything you need for the classroom or self-study: 📁 ✅ Lesson Plans ✅ Business English ✅ IELTS / KET / PET ✅ Audiobooks & Podcasts ✅ Reading & Listening Tasks ✅ Grammar & Comprehension ✅ Flashcards & Games ✅ Creative Writing ✅ Critical Thinking ✅ Teacher’s Guides & Tests ✅ And many more...
133