cookie

نحن نستخدم ملفات تعريف الارتباط لتحسين تجربة التصفح الخاصة بك. بالنقر على "قبول الكل"، أنت توافق على استخدام ملفات تعريف الارتباط.

avatar

Qoraal✍ mudan Qaadasho💯

Halkaan waxaad Ka heli Kartaa Qoraal ku cajab Giliya. saaxib la Noqo wax aqrinta oo nala saaxib 🙏

إظهار المزيد
مشاركات الإعلانات
8 966
المشتركون
+324 ساعات
-57 أيام
+8230 أيام

جاري تحميل البيانات...

معدل نمو المشترك

جاري تحميل البيانات...

Qof ayaa nasiibkiisu yahay waalidiin naxariis badan, qofna nasiibkiisu waa sowj wanaagsan, qof kalana nasiibkiisu waa awlaad baari ah, qof walboo naga mid ah wax ayuu nasiib u helay wax kalana waa uu waayay, waayo halkan waa aduunyo oo ma ahan janno, suurta galna ma ahan inaa wax walbood jeceshahay ku dhex hesho🤕
إظهار الكل...
Hambalyada Waa xagiina saaxibada Qoraal mudan qaadasho
إظهار الكل...
10
Hamabalyado Waa xagiina saaxibada Qoraal mudan qaadasho 👍
إظهار الكل...
Qofna aad ha ugu tiirsanaan. Qof kastaa wuu isbeddelaa marka uu la kulmo dad cusub.
إظهار الكل...
5
Aduunkan aan ku noolnahay waa meel loogu talo galay in la inagu imtixaano, waa meel ciriiri iyo dhib iyo wax ku caro galiyo ay buxaan iyado sidaas tahay hadad xuska alle badiso waxaas oo dhan waad ilaawaysaa mesha ay dhamaystirnaanta taalo waa janada Rabbigaaga cusko oo talda u dhiibo wax ku dhib Alle kuma tusi doono Subax wngsn Sh.Mustafa xaaji ismaciil
إظهار الكل...
2👍 1
Hadii aad bulsho kala qeybiso waxaad gaaraysaa dantaada shaqsiga ah laakiin ma dhisi doontid bulsho mideysan oo iskaashata💯
إظهار الكل...
👍 3
Si kasta oo aad u wanaagsan tahay, haddii aad meel khaldan joogto, waxaad tahay wax aan qiimo lahayn.
إظهار الكل...
8👍 3
Xad samee, qof kastaa uma qalmo dareenkaaga.
إظهار الكل...
👍 7
Photo unavailableShow in Telegram
Marka qof kastaa tago, hooyadaa weli way sii jiri doontaa.
إظهار الكل...
5