Murtida Nolosha๐ฅโ
Salaam!โ๐ -Soo dhawaada walaalayaal Halkani waa murtida nolosha -Waxaadna ka heli doontaan qormooyin: โdhiira-gelin๐๐ฅ โxikmado๐๐ฅ โoraahyo๐๐ฅ โtaloyin๐๐ฅ โqisooyin๐๐ฅ โ /โ/โโโโ
ุฅุธูุงุฑ ุงูู ุฒูุฏ9 530
ุงูู
ุดุชุฑููู
+124 ุณุงุนุงุช
+77 ุฃูุงู
+3730 ุฃูุงู
- ุงูู ุดุชุฑููู
- ุงูุชุบุทูุฉ ุงูุจุฑูุฏูุฉ
- ER - ูุณุจุฉ ุงูู ุดุงุฑูุฉ
ุฌุงุฑู ุชุญู ูู ุงูุจูุงูุงุช...
ู
ุนุฏู ูู
ู ุงูู
ุดุชุฑู
ุฌุงุฑู ุชุญู ูู ุงูุจูุงูุงุช...
Photo unavailableShow in Telegram
Qofkasta gudihiisa waxa ku jira duni weyn, balaadh, qoto dheer, qarsoon, daahsoon... oo aan cidina ogayn isaga mooyee...
โข
โค 1
Photo unavailableShow in Telegram
Maskaxdu waxaa aay ku kobacdaa wax aqrinta badan taa oo la macno ah qof walba oo aqris badan in uu ka maamul iyo aqlaaq ka wanaagsan yahay midka aan wax aqrin.....๐ข๐ฅ๐
@Murtida_Nolosha
๐ 8โค 2
Photo unavailableShow in Telegram
Camalka wanaagsan ee uu illaahey jecel yahay. Waxaa Kamid Samafalka: qofka wanaagsan meel kasta ee uu tago samafalkiisa majoogsado, qofkii wanaag sameeyana xumaanta ayay ka dhowrta, dhibaatadana weyka hortagtaa,
๐ 10
Photo unavailableShow in Telegram
๐๐๐ฝ๐ผ๐ ๐๐ผ๐พ๐ผ๐ โค
๐ฟ๐๐๐ ๐ ๐๐ง๐ค๐ค๐ง๐ฎ๐๐๐๐ ๐ ๐ ๐๐๐'๐๐๐๐๐ฎ๐จ๐ฉ๐ ๐ฌ๐๐ฆ๐ฉ๐๐๐ค๐ค๐๐ ๐ฌ๐๐ ๐ ๐ช๐ฌ๐ ๐๐ค๐ง๐ช๐ข๐๐ง๐ ๐ ๐ฃ๐๐๐ฉ๐ค๐ค๐๐ ๐ก๐ ๐๐๐๐๐ก, ๐๐ ๐ง๐๐๐ ๐๐ฃ ๐๐ฎ ๐ฉ๐๐ฎ๐ค ๐ฎ๐๐๐จ๐๐๐๐ฃ. ๐๐๐๐๐๐๐, ๐ ๐ช ๐๐๐๐๐๐ก ๐๐ฃ๐๐๐ ๐๐ค๐ฌ๐ก๐๐๐ ๐ช๐๐ช ๐ข๐ช๐๐๐๐ข๐จ๐๐ฃ ๐ข๐๐๐ก๐๐ฃ๐ฉ๐๐๐๐ ๐ฆ๐๐๐๐ฉ๐ค ๐ญ๐๐ก๐ก๐๐ฎ๐๐๐๐ฃ.
๐ผ๐ง๐ค๐ค๐ง๐ฎ๐ค ๐๐ค๐ง๐๐๐๐ ๐ช ๐๐ ๐ข๐๐๐ก๐๐ฃ ๐ ๐๐๐ฎ๐ง๐๐ฎ๐จ๐๐ฃโค.
โค 15๐ 2๐ 1
Photo unavailableShow in Telegram
Kan waxbarta laakiin aan fekirin 'wuu qasaaray' kan fekira laakiin aan waxba baranina waxuu ku jiraa khatar aad u weyn โค๏ธโ
๐ 6โค 2
Photo unavailableShow in Telegram
Xanuun walba maaha dhamaadka noloshaada,
Khilaafka idin dhexyimaad maaha kii idin kala gayn lahaa,
Balse wax kasta oo billawda dhamaad ayeey leeyihiin taas ka dhaadhici maskaxdaada,โค๏ธโ
Photo unavailableShow in Telegram
"Adduunyadu waa saacada kaa farxiya iyo saacada kaa oohiya,
Sidaa darteed kalimadda alxamdu lillaah ayaa kaa deeqaysa,.
Iyaas abdu Rahman
โค 24๐ 2
ุงุฎุชุฑ ุฎุทุฉ ู
ุฎุชููุฉ
ุชุณู ุญ ุฎุทุชู ุงูุญุงููุฉ ุจุชุญูููุงุช ูู ุง ูุง ูุฒูุฏ ุนู 5 ูููุงุช. ููุญุตูู ุนูู ุงูู ุฒูุฏุ ููุฑุฌู ุงุฎุชูุงุฑ ุฎุทุฉ ู ุฎุชููุฉ.