cookie

Utilizamos cookies para mejorar tu experiencia de navegación. Al hacer clic en "Aceptar todo", aceptas el uso de cookies.

avatar

Qoraal✍ mudan Qaadasho💯

Halkaan waxaad Ka heli Kartaa Qoraal ku cajab Giliya. saaxib la Noqo wax aqrinta oo nala saaxib 🙏

Mostrar más
Finlandia719El idioma no está especificadoReligión y espiritualidad10 198
Publicaciones publicitarias
9 109
Suscriptores
+924 horas
+697 días
+14830 días

Carga de datos en curso...

Tasa de crecimiento de suscriptores

Carga de datos en curso...

Photo unavailableShow in Telegram
"We will take a long journey but it'll be worth it."
Mostrar todo...
5
Jeclow qofka ku dadaala inuu ku fahmo." ✨
Mostrar todo...
Photo unavailableShow in Telegram
kitaab kasta iyo buug kasta oo la qoraya qoraagu wuxuu ka horaysiiya cudurdaar ah inuu wixii khalad ah u kasin ama uu qalinka ku ilduufay yacni qalinka ayaa si khaldan ugu dhacay lkn kitaabka rabbi waxa lagu bilaabay 💗🫶🏻 ذَٰلِكَ الْكِتَابُ لَا رَيْبَ ۛ فِيهِ ۛ هُدًى لِلْمُتَّقِينَ macnaha:- kani waa kitaab uuna shaki ku jirin haba yaraatee wax shaki ah kuma jiro wuxuu hanuun iyo wado toosan u yahay kuwa rabbi ka baqa (mutaqiinta ) haka daalin inaad mar walba ka dhigato sxp khaas kuu ah kutupka illhay💗🫶🏻
Mostrar todo...
Photo unavailableShow in Telegram
"Nabiga s.c.w wuxu yiri miisaanka Aakhira Ee acmaasha lasaari waxa ugu culus oo lasaari waa dabeecada wanaagsan" Akhlaaqda fiican) Akhlaaqdaada wanaaji aad janno Heshide.🤍
Mostrar todo...
Photo unavailableShow in Telegram
"just need a trusted hand, nothing else ❤️."
Mostrar todo...
👍 1
Bal qiyaas inaad ka soo kabato xiriirka sunta ah oo aad hesho qof dhab ahaantii kuula dhaqma si sax ah.🤍✊🏻🎁👍
Mostrar todo...
1
Had iyo jeer ixtiraam waalidkaa sababtoo ah waalidka kaliya ayaa wax walba u hura farxadeena.❤🥀
Mostrar todo...
4
#sheeko Dhaqtar ayaa ka shaqo bilaaway Cisbitaalka Maanakoobiyada... Qolki ugu horeeyay ee uu soo galay wuxuu ku arkay mid madaxa darbiga ku garaacaayo, markaasuu weydiiyay, "maxaa helay midkaani?!" waxaa loogu jawaabay, "Gabar uu jeclaa ayaa laga guursaday!" Qolki xigay ayuu galay, wuxuuna ku arkay mid kaloo madaxa kab iskiiga garaacaayo, markaasuu weydiiyey, "midkaanina maxa helay?!" waxaa lagu yiri, "waa midka guursaday Gabadha!" Maxaa kaaga baxay?!
Mostrar todo...
👍 3
Photo unavailableShow in Telegram
An uwadaa ducayno ilhy inu dhibtaa kasaro walalahen falastiin
Mostrar todo...
15👍 2
Photo unavailableShow in Telegram
Saddex Dabeecadood oo Allaah kugu Jeclaanayo- Cid kastase uma fududa inay la timaaddo.🌿🤍 1. Inaad wax bixiso waqtiga baraaraha iyo waqtiga dhibkaba🤍🌸 2. Inaad caradaada/xanaaqaaga qariso/damiso🤍🌸 3. Iyo inaad dadka Cafiso🤍🌸☝🏽
Mostrar todo...
👍 3