ar
Feedback
📚 Somali Books 📚

📚 Somali Books 📚

الذهاب إلى القناة على Telegram

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم Halkan Waxaa ku jira Buugaag badan oo luuqadeena afsomaliga ku qoran 1 - @Tusmobook 2 - @Somalienglish3 3 - @Somalienglish1 4 - @Farsamada

إظهار المزيد

📈 نظرة تحليلية على قناة تيليجرام 📚 Somali Books 📚

تُعد قناة 📚 Somali Books 📚 (@somalibooks) في القطاع اللغوي Somali لاعباً نشطاً. يضم المجتمع حالياً 156 713 مشتركاً، محتلاً المرتبة 67 في فئة الكتب والمرتبة 41 في منطقة Somalia.

📊 مؤشرات الجمهور والحراك

منذ تأسيسه في невідомо، حقق المشروع نمواً سريعاً وجمع 156 713 مشتركاً.

بحسب آخر البيانات بتاريخ 28 يوليو, 2026، تحافظ القناة على نشاط مستقر. خلال آخر 30 يوماً تغيّر عدد الأعضاء بمقدار 480، وفي آخر 24 ساعة بمقدار 19، مع بقاء الوصول العام مرتفعاً.

  • حالة التحقق: غير موثّقة
  • معدل التفاعل (ER): يبلغ متوسط تفاعل الجمهور 8.12‎%. وخلال أول 24 ساعة من النشر يحصد المحتوى عادةً 1.60‎% من ردود الفعل نسبةً إلى إجمالي المشتركين.
  • وصول المنشورات: يحصل كل منشور على متوسط 12 728 مشاهدة. وخلال اليوم الأول يجمع عادةً 2 513 مشاهدة.
  • التفاعلات والاستجابة: يتفاعل الجمهور بانتظام؛ متوسط التفاعلات لكل منشور يبلغ 84.

📝 الوصف وسياسة المحتوى

يصف المؤلف القناة بأنها مساحة للتعبير عن الآراء الذاتية:
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم Halkan Waxaa ku jira Buugaag badan oo luuqadeena afsomaliga ku qoran 1 - @Tusmobook 2 - @Somalienglish3 3 - @Somalienglish1 4 - @Farsamada

بفضل وتيرة التحديث المرتفعة (أحدث البيانات بتاريخ 29 يوليو, 2026) تحافظ القناة على حداثتها ومستوى وصول مرتفع. وتُظهر التحليلات تفاعلاً نشطاً من الجمهور، ما يجعلها نقطة تأثير مهمة ضمن فئة الكتب.

156 713
المشتركون
+1924 ساعات
+767 أيام
+48030 أيام
أرشيف المشاركات
HUMMAAGI BEENOOBAY -Qoraa Dahir Abdulkadir.pdf6.35 KB

HUMMAAGI BEENOOBAY Qoraa: Dahir Abdulkadir Dahir "Hankayga ayaan hiigsaday, himilo fogna qalbiga ayaan ku beeray... laakiin s
HUMMAAGI BEENOOBAY Qoraa: Dahir Abdulkadir Dahir "Hankayga ayaan hiigsaday, himilo fogna qalbiga ayaan ku beeray... laakiin socdaalkii aan rajaynayay wuxuu ku dhammaaday hummaag beenoobay." Dulucda Buugga: Waa sheeko iyo hage dhiirrigelin ah oo ka hadlaya safarka qofka ee ku aaddan hiigsashada riyooyinka, sida ay rajadu mararka qaarkood ugu beddesho hummaag aan xaqiiqo ahayn, iyo sida looga gudbo jabka iyo niyad-jabka. Casharka Ugu Weyn: Buuggu wuxuu barayaa akhristaha inaysan guuldarradu ahayn dhammaadka nolosha, balse ay tahay fursad dib loogu billaabo, iyadoo la samaynayo is-xisaabtan dhab ah lana weydiinayo nafta su'aasha ah: "Talaw, maxaan qalday?" Yaa Loogu Talagalay?: Qof kasta oo la kulmay caqabado, ku wareersan jidka nolosha, ama doonaya inuu mar kale istaago isagoo leh "Waxaan isku dayayaa mar kale."

Kulaal iyo kalgacal - QABYO.pdf1.46 MB

Masoo fasaxnaaa
Masoo fasaxnaaa

Adeefyada Subsrack hada Ku Biir

Appkan hadaan idinka qariyo waxaan is idhi dambi Hadal badan fiican waa caan Substack waxaana isugu yimaada dadka wax qora akhirya iyo daawada etc waxaan ka samaysay accounts adigu waa ku sheegay idhahaaga ku soo arag

Teamka Gorfeynta: Ka qayb qaadashada kooxda Somali Library: Booqo maktabada Barashada Video Editing: 9 Cashar oo AI ah Podcast Somali Books: Dhegayso idaacad bilaash ah Qaybta AI Isbar: Barashada sirdoonka macmalka ah Buugii ISBAR (ChatGPT Prompts): Xirfadaha fudud Xog dheeraad ah: Linkiga rasmiga ah

✨📚 Asc, Akhyaarta Sharafta leh Waxaan idiin soo gudbinayaa 4 dhigane oo qiimo badan oo ka hadlaya sooyaalkii Daraawiishta iyo waayihii ay soo mareen 🐎 Dhiganayaashan waxaad kaga bogan doontaan: 📜 Taariikhdii Daraawiishta 🖋 Diiwaannada gabayadii Sayidka iyo Ismaaciil Mire 🎭 Iyo riwaayad laga sameeyay sooyaalka Daraawiishta 1️⃣ 📘 TAARIIKHDII DARAAWIISHTA IYO SAYID MAXAMED CABDULLE XASAN (1895–1921) ✍️ Waxaa qoray: Sh. Aw Jaamac Cumar Ciise 🗓 Daabacaad: Muqdisho, 1976 📄 Bogag: 320 2️⃣ 📗 DIIWAANKA GABAYADII SAYID MAXAMAD CABDULLE XASAN ✍️ Waxaa qoray: Sh. Aw Jaamac Cumar Ciise 🗓 Daabacaad: Xamar, 1974 (Ururintii koowaad) 📄 Bogag: 341 3️⃣ 🎭 DABKUU SHIDAY DARWIISHKII (DARAAMA) 🎬 Waxaa dejiyay: Axmed Faarax Cali “Idaajaa” & Cabduqaadir Xirsi “Yamyam” 🗓 Daabacaad: 1975 📄 Bogag: 118 4️⃣ 📙 ISMAACIIL MIRE ✍️ Waxaa qoray: Axmed F. Cali “Idaajaa” 🗓 Daabacaad: Xamar, 1974 📄 Bogag: 176 🌟📖 Akhris wacan! 😊💫

Dabkuu_Shiday_Darwiishkii_2.pdf11.73 MB

photo content

Ismaaciil_Mire.pdf12.86 MB

photo content

Diiwaanka_gabayadii_Sayid_Maxamad_Cabdil.pdf16.04 MB

photo content

Taariikhdii_Daraawiishta_iyo_Sayid_Maxam.pdf35.20 MB

photo content

✨📚 Asc, Akhyaarta Sharafta leh Waxaan idiin soo gudbinayaa 4 dhigane oo qiimo badan oo ka hadlaya sooyaalkii Daraawiishta iyo waayihii ay soo mareen 🐎 Dhiganayaashan waxaad kaga bogan doontaan: 📜 Taariikhdii Daraawiishta 🖋 Diiwaannada gabayadii Sayidka iyo Ismaaciil Mire 🎭 Iyo riwaayad laga sameeyay sooyaalka Daraawiishta 1️⃣ 📘 TAARIIKHDII DARAAWIISHTA IYO SAYID MAXAMED CABDULLE XASAN (1895–1921) ✍️ Waxaa qoray: Sh. Aw Jaamac Cumar Ciise 🗓 Daabacaad: Muqdisho, 1976 📄 Bogag: 320 2️⃣ 📗 DIIWAANKA GABAYADII SAYID MAXAMAD CABDULLE XASAN ✍️ Waxaa qoray: Sh. Aw Jaamac Cumar Ciise 🗓 Daabacaad: Xamar, 1974 (Ururintii koowaad) 📄 Bogag: 341 3️⃣ 🎭 DABKUU SHIDAY DARWIISHKII (DARAAMA) 🎬 Waxaa dejiyay: Axmed Faarax Cali “Idaajaa” & Cabduqaadir Xirsi “Yamyam” 🗓 Daabacaad: 1975 📄 Bogag: 118 4️⃣ 📙 ISMAACIIL MIRE ✍️ Waxaa qoray: Axmed F. Cali “Idaajaa” 🗓 Daabacaad: Xamar, 1974 📄 Bogag: 176 🌟📖 Akhris wacan! 😊💫

📕HAGE ──────────────────
🔐Join us @Somalilibrary 🔐Join us @audiosomalilibrary 🔐Join us @somsoft 🔐Join us @somsports 🔐Join us @somgames 🔐Join us @ilaqosal
──────────────────