📚 Somali Books 📚
前往频道在 Telegram
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم Halkan Waxaa ku jira Buugaag badan oo luuqadeena afsomaliga ku qoran 1 - @Tusmobook 2 - @Somalienglish3 3 - @Somalienglish1 4 - @Farsamada
显示更多📈 Telegram 频道 📚 Somali Books 📚 的分析概览
频道 📚 Somali Books 📚 (@somalibooks) 索马里语 语言赛道中的 是活跃参与者。目前社区聚集了 156 713 名订阅者,在 书籍 类别中位列第 67,并在 索马里 地区排名第 41 位。
📊 受众指标与增长动态
自 невідомо 创建以来,项目保持高速增长,吸引了 156 713 名订阅者。
根据 28 七月, 2026 的最新数据,频道保持稳定运转。过去 30 天订阅人数变化为 480,过去 24 小时变化为 19,整体触达仍然可观。
- 认证状态: 未认证
- 互动率 (ER): 平均受众互动率为 8.12%。内容发布后 24 小时内通常能获得 1.60% 的反应,占订阅者总量。
- 帖子覆盖: 每篇帖子平均可获得 12 728 次浏览,首日通常累积 2 513 次浏览。
- 互动与反馈: 受众积极参与,单帖平均反应数为 84。
📝 描述与内容策略
作者将该频道定位为表达主观观点的平台:
“asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Halkan Waxaa ku jira Buugaag badan oo luuqadeena afsomaliga ku qoran
1 - @Tusmobook
2 - @Somalienglish3
3 - @Somalienglish1
4 - @Farsamada”
凭借高频更新(最新数据采集于 29 七月, 2026),频道始终保持新鲜度与高覆盖。分析显示受众积极互动,使其成为 书籍 类别中的关键影响点。
156 713
订阅者
+1924 小时
+767 天
+48030 天
帖子存档
156 723
HUMMAAGI BEENOOBAY
Qoraa: Dahir Abdulkadir Dahir
"Hankayga ayaan hiigsaday, himilo fogna qalbiga ayaan ku beeray... laakiin socdaalkii aan rajaynayay wuxuu ku dhammaaday hummaag beenoobay."
Dulucda Buugga: Waa sheeko iyo hage dhiirrigelin ah oo ka hadlaya safarka qofka ee ku aaddan hiigsashada riyooyinka, sida ay rajadu mararka qaarkood ugu beddesho hummaag aan xaqiiqo ahayn, iyo sida looga gudbo jabka iyo niyad-jabka.
Casharka Ugu Weyn: Buuggu wuxuu barayaa akhristaha inaysan guuldarradu ahayn dhammaadka nolosha, balse ay tahay fursad dib loogu billaabo, iyadoo la samaynayo is-xisaabtan dhab ah lana weydiinayo nafta su'aasha ah: "Talaw, maxaan qalday?"
Yaa Loogu Talagalay?: Qof kasta oo la kulmay caqabado, ku wareersan jidka nolosha, ama doonaya inuu mar kale istaago isagoo leh "Waxaan isku dayayaa mar kale."
156 723
Appkan hadaan idinka qariyo waxaan is idhi dambi Hadal badan fiican waa caan Substack waxaana isugu yimaada dadka wax qora akhirya iyo daawada etc waxaan ka samaysay accounts adigu waa ku sheegay idhahaaga ku soo arag
156 723
Teamka Gorfeynta: Ka qayb qaadashada kooxda
Somali Library: Booqo maktabada
Barashada Video Editing: 9 Cashar oo AI ah
Podcast Somali Books: Dhegayso idaacad bilaash ah
Qaybta AI Isbar: Barashada sirdoonka macmalka ah
Buugii ISBAR (ChatGPT Prompts): Xirfadaha fudud
Xog dheeraad ah: Linkiga rasmiga ah
156 723
Repost from 📚 Somali Books 📚
✨📚 Asc, Akhyaarta Sharafta leh
Waxaan idiin soo gudbinayaa 4 dhigane oo qiimo badan oo ka hadlaya sooyaalkii Daraawiishta iyo waayihii ay soo mareen
🐎 Dhiganayaashan waxaad kaga bogan doontaan:
📜 Taariikhdii Daraawiishta
🖋 Diiwaannada gabayadii Sayidka iyo Ismaaciil Mire
🎭 Iyo riwaayad laga sameeyay sooyaalka Daraawiishta
1️⃣ 📘 TAARIIKHDII DARAAWIISHTA IYO SAYID MAXAMED CABDULLE XASAN (1895–1921)
✍️ Waxaa qoray: Sh. Aw Jaamac Cumar Ciise
🗓 Daabacaad: Muqdisho, 1976
📄 Bogag: 320
2️⃣ 📗 DIIWAANKA GABAYADII SAYID MAXAMAD CABDULLE XASAN
✍️ Waxaa qoray: Sh. Aw Jaamac Cumar Ciise
🗓 Daabacaad: Xamar, 1974 (Ururintii koowaad)
📄 Bogag: 341
3️⃣ 🎭 DABKUU SHIDAY DARWIISHKII (DARAAMA)
🎬 Waxaa dejiyay: Axmed Faarax Cali “Idaajaa” & Cabduqaadir Xirsi “Yamyam”
🗓 Daabacaad: 1975
📄 Bogag: 118
4️⃣ 📙 ISMAACIIL MIRE
✍️ Waxaa qoray: Axmed F. Cali “Idaajaa”
🗓 Daabacaad: Xamar, 1974
📄 Bogag: 176
🌟📖 Akhris wacan! 😊💫
156 723
Taariikhdii Daraawiishta
https://t.me/somalibooks/10111
diiwnaanka Gabayadii
https://t.me/somalibooks/10113
ismaaciil Mire
https://t.me/somalibooks/10115
dabkuu shiday
https://t.me/somalibooks/10117
156 723
✨📚 Asc, Akhyaarta Sharafta leh
Waxaan idiin soo gudbinayaa 4 dhigane oo qiimo badan oo ka hadlaya sooyaalkii Daraawiishta iyo waayihii ay soo mareen
🐎 Dhiganayaashan waxaad kaga bogan doontaan:
📜 Taariikhdii Daraawiishta
🖋 Diiwaannada gabayadii Sayidka iyo Ismaaciil Mire
🎭 Iyo riwaayad laga sameeyay sooyaalka Daraawiishta
1️⃣ 📘 TAARIIKHDII DARAAWIISHTA IYO SAYID MAXAMED CABDULLE XASAN (1895–1921)
✍️ Waxaa qoray: Sh. Aw Jaamac Cumar Ciise
🗓 Daabacaad: Muqdisho, 1976
📄 Bogag: 320
2️⃣ 📗 DIIWAANKA GABAYADII SAYID MAXAMAD CABDULLE XASAN
✍️ Waxaa qoray: Sh. Aw Jaamac Cumar Ciise
🗓 Daabacaad: Xamar, 1974 (Ururintii koowaad)
📄 Bogag: 341
3️⃣ 🎭 DABKUU SHIDAY DARWIISHKII (DARAAMA)
🎬 Waxaa dejiyay: Axmed Faarax Cali “Idaajaa” & Cabduqaadir Xirsi “Yamyam”
🗓 Daabacaad: 1975
📄 Bogag: 118
4️⃣ 📙 ISMAACIIL MIRE
✍️ Waxaa qoray: Axmed F. Cali “Idaajaa”
🗓 Daabacaad: Xamar, 1974
📄 Bogag: 176
🌟📖 Akhris wacan! 😊💫
156 723
📕HAGE
──────────────────
🔐Join us @Somalilibrary 🔐Join us @audiosomalilibrary 🔐Join us @somsoft 🔐Join us @somsports 🔐Join us @somgames 🔐Join us @ilaqosal──────────────────
