cookie

نحن نستخدم ملفات تعريف الارتباط لتحسين تجربة التصفح الخاصة بك. بالنقر على "قبول الكل"، أنت توافق على استخدام ملفات تعريف الارتباط.

avatar

Somali Books 📚

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali Free Ah Youtube: https://shorturl.at/auGJZ Diclamer: https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15 © Somalibooks Pro Inc - All Rights Reserved-⤵️ @Cabasho_Bot @Tusmobook

إظهار المزيد
فنلندا12لم يتم تحديد اللغةالكتب79
Advertising posts
110 817المشتركون
+2624 hour
+3707 يوم
+2 18330 يوم

جاري تحميل البيانات...

معدل نمو المشترك

جاري تحميل البيانات...

Markaan arko digaaga lugtiisu le'egtahay lugta lo'da waxaan u malayn jiray in la baantay oo uu dhul barwaaqo ah ka koray.
Saw Iraab ayaa lagu buufiyaa hadaan digaag dambe Cuno dib ha iila hadlina
إظهار الكل...
🤮 42🥴 19👍 10 4🤬 2
❤️
👍
👎
👍 12 7
Buugan ayaa hada dabka laga soo qaaday oo aan idin soo helay Waana buuga jaceyl ah oo dhiig joojin ah,Waan arkaa taariikhd ayaa codka wadatta waan asoo wadnaa... Hordhaca Buuga R
un ahaantii buug in la qoraa wey sahlan tahay balse waxa la qorayaa ayaa kala adag kalana gedisan.ka soo gudub buugan waa buug jacayl iyo dhiiri gilin iskugu jira mana aha sida buugaagta kale ee waa buug uu qoray qof aan waligii buug hore qorin balse nafsad ahaantiisa u qortay bugaag hore . Kalagacceyl sida aad magacaba ka garan kartid waaa buug jacayl ah inkastoo badan keen jacaylaka aan u heysano wax iska fudud oo aad markaad doontid heli kartid. waxaan dhihi karaa shaqsiyan jacayl wanagsan oo la helaa waa nolol wa naagsan oo la helay, nolol bilaa jacayl ah sidee baa loogu noolan karaa. Gunta warkeyga kalgaceyl waa wehelka lamanayaasha isku cusub iyo kuwa isku duqoobay.
إظهار الكل...
22👍 4👎 2
📕🫕Buug Cusub noocee Jeclaan lahayd Inaan Soo Qaadno MaantaAnonymous voting
  • Jaceyl
  • Suugaan
  • Taariikh
  • Wixii aan Helno
0 votes
31🙏 19😍 1
@SearcheeBot botkani wuxuu kaa caawinayaa inaad baadho Telegramka
إظهار الكل...
Buugan Waa qiso xanuun badan oo kaa Oohin Doonta kana warramaysa dhibka dhaqan ee bulshadeenna ka jira.😈😢 Sidaa iyo akhris habboon. @mfaratoon
إظهار الكل...
9👍 4😍 1
Buugan Waa qiso xanuun badan oo kaa Oohin Doonta kana warramaysa dhibka dhaqan ee bulshadeenna ka jira.😈😢 Sidaa iyo akhris habboon. @mfaratoon
إظهار الكل...
16👍 2😍 1
⭕️🔻 𝗖𝗼𝗺𝗺𝘂𝗻𝗶𝘁𝘆 ++ ❗️❕ ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🕋 𝗗𝗜𝗜𝗡𝗜 🕋 ┌ @Diinteenna_Macaan@Al_xakiim@Quruxdaislaamka@Hidaayatu_Rabi@hogaan_Dumar@Dhaqan_wanaag) ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🏆 𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗜𝗚𝗜𝗟𝗜𝗡 𝗜𝗬𝗢 𝗫𝗜𝗚𝗠𝗔𝗗𝗢 🏆 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ @XikmadoSom@Dhiiragaliye@Mucaashaq_Jacayl@AishaAhmed99@QalbiDhaye143@kalimakariim@xaqiiqadanolosha@Albaanichannel252@Ruuxda ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🌷 𝗷𝗮𝗰𝗮𝘆𝗹𝗸𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗼𝗿𝗮𝗮𝗵 🌸 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ├ @Dareen_side@Hasancaashaq) ├ @daren_jaceyl@Mohametahmed@Noqoxiddig@FAAIDOCHANEEL@DunnidaSuugaanta ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🎓 𝗔𝗤𝗢𝗢𝗡+𝗙𝗔𝗦𝗔𝗟𝗢 🎓 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ @𝗠𝗮𝗮𝗻𝗵𝗮𝗴𝗲 ├ @𝗳𝗮𝗿𝘀𝗮𝗺𝗮𝗱𝗮 ├ @𝗵𝗮𝗾𝗮𝗯𝘁𝗶𝗿𝗲1 └ @KobciAqoontaada2 ━━━━━━━━━━━━━━━━ 📚 𝗕𝗨𝗨𝗚𝗔𝗔𝗚 📚 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ @somalibooks@Somalilibrary@kobciyebooks ━━━━━━━━━━━━━━━━ 💎𝗽𝗿𝗲𝘀𝗲𝗻𝘁𝗲𝗱 by @zomalibot ━━━━━━━━━━━━━━━━
إظهار الكل...
👍 7 5👎 1🔥 1
❤️
👍
👎
I taalkaygi iyo Abaalki Internetka Muna Mahamoud Mouse - @Dhiiragaliye - @Somalibooks
إظهار الكل...
38👍 8🔥 5😍 3
Buuga: I taalkaygii iyo Abaalki Internetka Qoraa: Muna Maxamed Muuse Nooca: Pdf Boga: 277 Page Cabir: 2.8 MB ------- Erayga Buugga------
Camal kasta oo uu Aadamuhu qabto ma waayo gaabis ama nusqaan sidaa darted waxan ka cudur daaranaya gef kasta iyo fahan yaraan kasta oo ka timaada qoraalada buuqan ku xusan, waxan ahay bani'adam astaantiisu tahay gaf iyo ilowshiyo, qof kastana waxa lagu qiimeeya heerka garowshiyihiisa iyo garadkiisu yahay, Aan si kale u dhigee hadad ku aragto meelo muhiima oon ka tagay ama wax ay ahayd inan ka reebo oon ku daray waxad ii xisaabisaa basharnimo wixii talo ahna wan ogolahay mahadsanid.
------------------ - join @Dhiiragaliye - Join @Somalibooks ☺️ Goor Dhaw Filo
إظهار الكل...
31👍 8🔥 2👎 1