uz
Feedback
πŸ“š Somali Books πŸ“š

πŸ“š Somali Books πŸ“š

Kanalga Telegram’da oβ€˜tish

asc Ψ¨Ψ³Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω… Ψ§Ω„Ω„Ω‡ Ψ§Ω„Ψ±Ψ­Ω…Ω† Ψ§Ω„Ψ±Ψ­ΩŠΩ€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω… Halkan Waxaa ku jira Buugaag badan oo luuqadeena afsomaliga ku qoran 1 - @Tusmobook 2 - @Somalienglish3 3 - @Somalienglish1 4 - @Farsamada

Ko'proq ko'rsatish

πŸ“ˆ Telegram kanali πŸ“š Somali Books πŸ“š analitikasi

πŸ“š Somali Books πŸ“š (@somalibooks) Somali til segmentidagi kanali faol ishtirokchi. Hozirda hamjamiyat 156 709 obunachidan iborat bo'lib, Kitoblar toifasida 67-o'rinni va Somali mintaqasida 41-o'rinni egallagan.

πŸ“Š Auditoriya koβ€˜rsatkichlari va dinamika

Π½Π΅Π²Ρ–Π΄ΠΎΠΌΠΎ sanasidan buyon loyiha tez oβ€˜sib, 156 709 obunachiga ega boβ€˜ldi.

29 Iyul, 2026 dagi oxirgi ma’lumotlarga koβ€˜ra kanal barqaror faollikka ega. Oxirgi 30 kunda obunachilar soni 517 ga, soβ€˜nggi 24 soatda esa -3 ga oβ€˜zgardi va umumiy qamrov yuqori darajada qolmoqda.

  • Tasdiqlash holati: Tasdiqlanmagan
  • Jalb etish (ER): Auditoriya oβ€˜rtacha 8.20% darajada jalb etiladi. Nashrdan keyingi dastlabki 24 soatda kontent odatda umumiy obunachilar sonining 1.57% ini tashkil etuvchi reaksiyalarni toβ€˜playdi.
  • Post qamrovi: Har bir post oβ€˜rtacha 12 846 marta koβ€˜riladi; birinchi sutkada odatda 2 454 ta koβ€˜rish yigβ€˜iladi.
  • Reaksiyalar va oβ€˜zaro ta’sir: Auditoriya faol: har bir postga oβ€˜rtacha 89 ta reaksiya keladi.

πŸ“ Tavsif va kontent siyosati

Muallif resursni shaxsiy fikrni ifoda etish maydoni sifatida ta’riflaydi:
β€œasc Ψ¨Ψ³Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω… Ψ§Ω„Ω„Ω‡ Ψ§Ω„Ψ±Ψ­Ω…Ω† Ψ§Ω„Ψ±Ψ­ΩŠΩ€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω… Halkan Waxaa ku jira Buugaag badan oo luuqadeena afsomaliga ku qoran 1 - @Tusmobook 2 - @Somalienglish3 3 - @Somalienglish1 4 - @Farsamada”

Yuqori yangilanish chastotasi (oxirgi ma’lumot 30 Iyul, 2026 da olingan) sababli kanal doimo dolzarb va katta qamrovli boβ€˜lib qoladi. Analitika auditoriya kontent bilan faol hamkorlik qilishini, uni Kitoblar toifasidagi muhim ta’sir nuqtasiga aylantirishini koβ€˜rsatadi.

156 709
Obunachilar
-324 soatlar
+387 kunlar
+51730 kunlar
Postlar arxiv
HUMMAAGI BEENOOBAY -Qoraa Dahir Abdulkadir.pdf6.35 KB

HUMMAAGI BEENOOBAY Qoraa: Dahir Abdulkadir Dahir "Hankayga ayaan hiigsaday, himilo fogna qalbiga ayaan ku beeray... laakiin s
HUMMAAGI BEENOOBAY Qoraa: Dahir Abdulkadir Dahir "Hankayga ayaan hiigsaday, himilo fogna qalbiga ayaan ku beeray... laakiin socdaalkii aan rajaynayay wuxuu ku dhammaaday hummaag beenoobay." Dulucda Buugga: Waa sheeko iyo hage dhiirrigelin ah oo ka hadlaya safarka qofka ee ku aaddan hiigsashada riyooyinka, sida ay rajadu mararka qaarkood ugu beddesho hummaag aan xaqiiqo ahayn, iyo sida looga gudbo jabka iyo niyad-jabka. Casharka Ugu Weyn: Buuggu wuxuu barayaa akhristaha inaysan guuldarradu ahayn dhammaadka nolosha, balse ay tahay fursad dib loogu billaabo, iyadoo la samaynayo is-xisaabtan dhab ah lana weydiinayo nafta su'aasha ah: "Talaw, maxaan qalday?" Yaa Loogu Talagalay?: Qof kasta oo la kulmay caqabado, ku wareersan jidka nolosha, ama doonaya inuu mar kale istaago isagoo leh "Waxaan isku dayayaa mar kale."

Kulaal iyo kalgacal - QABYO.pdf1.46 MB

Masoo fasaxnaaa
Masoo fasaxnaaa

Adeefyada Subsrack hada Ku Biir

Appkan hadaan idinka qariyo waxaan is idhi dambi Hadal badan fiican waa caan Substack waxaana isugu yimaada dadka wax qora akhirya iyo daawada etc waxaan ka samaysay accounts adigu waa ku sheegay idhahaaga ku soo arag

Teamka Gorfeynta: Ka qayb qaadashada kooxda Somali Library: Booqo maktabada Barashada Video Editing: 9 Cashar oo AI ah Podcast Somali Books: Dhegayso idaacad bilaash ah Qaybta AI Isbar: Barashada sirdoonka macmalka ah Buugii ISBAR (ChatGPT Prompts): Xirfadaha fudud Xog dheeraad ah: Linkiga rasmiga ah

βœ¨πŸ“š Asc, Akhyaarta Sharafta leh Waxaan idiin soo gudbinayaa 4 dhigane oo qiimo badan oo ka hadlaya sooyaalkii Daraawiishta iyo waayihii ay soo mareen 🐎 Dhiganayaashan waxaad kaga bogan doontaan: πŸ“œ Taariikhdii Daraawiishta πŸ–‹ Diiwaannada gabayadii Sayidka iyo Ismaaciil Mire 🎭 Iyo riwaayad laga sameeyay sooyaalka Daraawiishta 1️⃣ πŸ“˜ TAARIIKHDII DARAAWIISHTA IYO SAYID MAXAMED CABDULLE XASAN (1895–1921) ✍️ Waxaa qoray: Sh. Aw Jaamac Cumar Ciise πŸ—“ Daabacaad: Muqdisho, 1976 πŸ“„ Bogag: 320 2️⃣ πŸ“— DIIWAANKA GABAYADII SAYID MAXAMAD CABDULLE XASAN ✍️ Waxaa qoray: Sh. Aw Jaamac Cumar Ciise πŸ—“ Daabacaad: Xamar, 1974 (Ururintii koowaad) πŸ“„ Bogag: 341 3️⃣ 🎭 DABKUU SHIDAY DARWIISHKII (DARAAMA) 🎬 Waxaa dejiyay: Axmed Faarax Cali β€œIdaajaa” & Cabduqaadir Xirsi β€œYamyam” πŸ—“ Daabacaad: 1975 πŸ“„ Bogag: 118 4️⃣ πŸ“™ ISMAACIIL MIRE ✍️ Waxaa qoray: Axmed F. Cali β€œIdaajaa” πŸ—“ Daabacaad: Xamar, 1974 πŸ“„ Bogag: 176 πŸŒŸπŸ“– Akhris wacan! πŸ˜ŠπŸ’«

Dabkuu_Shiday_Darwiishkii_2.pdf11.73 MB

photo content

Ismaaciil_Mire.pdf12.86 MB

photo content

Diiwaanka_gabayadii_Sayid_Maxamad_Cabdil.pdf16.04 MB

photo content

Taariikhdii_Daraawiishta_iyo_Sayid_Maxam.pdf35.20 MB

photo content

βœ¨πŸ“š Asc, Akhyaarta Sharafta leh Waxaan idiin soo gudbinayaa 4 dhigane oo qiimo badan oo ka hadlaya sooyaalkii Daraawiishta iyo waayihii ay soo mareen 🐎 Dhiganayaashan waxaad kaga bogan doontaan: πŸ“œ Taariikhdii Daraawiishta πŸ–‹ Diiwaannada gabayadii Sayidka iyo Ismaaciil Mire 🎭 Iyo riwaayad laga sameeyay sooyaalka Daraawiishta 1️⃣ πŸ“˜ TAARIIKHDII DARAAWIISHTA IYO SAYID MAXAMED CABDULLE XASAN (1895–1921) ✍️ Waxaa qoray: Sh. Aw Jaamac Cumar Ciise πŸ—“ Daabacaad: Muqdisho, 1976 πŸ“„ Bogag: 320 2️⃣ πŸ“— DIIWAANKA GABAYADII SAYID MAXAMAD CABDULLE XASAN ✍️ Waxaa qoray: Sh. Aw Jaamac Cumar Ciise πŸ—“ Daabacaad: Xamar, 1974 (Ururintii koowaad) πŸ“„ Bogag: 341 3️⃣ 🎭 DABKUU SHIDAY DARWIISHKII (DARAAMA) 🎬 Waxaa dejiyay: Axmed Faarax Cali β€œIdaajaa” & Cabduqaadir Xirsi β€œYamyam” πŸ—“ Daabacaad: 1975 πŸ“„ Bogag: 118 4️⃣ πŸ“™ ISMAACIIL MIRE ✍️ Waxaa qoray: Axmed F. Cali β€œIdaajaa” πŸ—“ Daabacaad: Xamar, 1974 πŸ“„ Bogag: 176 πŸŒŸπŸ“– Akhris wacan! πŸ˜ŠπŸ’«

πŸ“•HAGE ──────────────────
πŸ”Join us @Somalilibrary πŸ”Join us @audiosomalilibrary πŸ”Join us @somsoft πŸ”Join us @somsports πŸ”Join us @somgames πŸ”Join us @ilaqosal
──────────────────