uz
Feedback
QORAAL SIDE

QORAAL SIDE

Kanalga Telegram’da o‘tish

Marwalba iga filo wax cusub Sheekooyin, xigmado, oraahyo, Waan soo gudbin doonaa kaliya adiga un ayaa iga dhiman kusoo biir channelka oo pin saaro @ZaxiibkaWanaagsan

Ko'proq ko'rsatish
7 590
Obunachilar
-524 soatlar
-397 kunlar
-15430 kunlar
Postlar arxiv
Markaad Salaadada booska 1AAd ee noloshada geeysid, Waxaad arki doontaa in arimahagi kalana ay tagayan booskii ku haboona”! M
Markaad Salaadada booska 1AAd ee noloshada geeysid, Waxaad arki doontaa in arimahagi kalana ay tagayan booskii ku haboona”! Markasto oo ay salaadaadu hagaagto, waa markastoy ARIMAHAAGA kuu hagaagan. Sidaa daraadeeda Salaadeena aynu ka dhigno, muhiimada Koowad ee nolasheena.🤍🍀✨️🍃☝️ FADLAN NAGU TAAGEER (🩵)AMA (👍) ❤️ ㅤ  💬       🖇 ˡᶦᵏᵉ  ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ   ˢʰᵃʳᵉ ╭┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╮ ​​​​📸◌​ོ| Zaxiibka Wanaagsan​ོ| ╰┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╯ 🦋🌺⚘......SUBX 𝖶𝖭𝖦ZN......❤️🌸

Noloshu mar walba kuma siiso dagaal aad garab ku hesho. Waxaa jira dagaallo aamusaan oo qofku keligiis la galo dagaalka fikir
Noloshu mar walba kuma siiso dagaal aad garab ku hesho. Waxaa jira dagaallo aamusaan oo qofku keligiis la galo dagaalka fikirka, sabirka, niyad-jabka, iyo riyada uu dadka uga qariyo gudaha qalbigiisa. ⚔️🖤 Mararka qaar waxaad dareemeysaa inaad kaligaa waddada mareyso, cidna aysan fahmin culayska aad sidato. Laakiin ogow: geesiyaasha dhabta ah waxaa lagu gartaa sida ay u istaagaan marka aysan cidina garab taagnayn. 💪 Dagaalka aad maanta kaligaa u galayso wuxuu noqon karaa sheekada guushaada berri. Dadku waxay arki doonaan natiijada, balse ma arki doonaan habeenadii aad adkeysiga la seexan jirtay, ilmadii aad qarsan jirtay, iyo niyadda aad mar walba dib u soo kicin jirtay. ✨ Ha ka baqin kalinimada safarkaaga, sababtoo ah mararka qaar Alle wuxuu kaa fogeeyaa dadka si uu kuu baro xoogga aad adigu leedahay. Sii soco xitaa haddii waddadu mugdi tahay… sababtoo ah qofka aan quusanin ugu dambayn wuu iftiimaa. 🤍

Garabkaaga Fur Waa Waqtigii Guusha Maanta waa maalintii aad ka dhabayn lahayd riyooyinka mudada dheer kugu soo soo jirey. Ha
Garabkaaga Fur Waa Waqtigii Guusha Maanta waa maalintii aad ka dhabayn lahayd riyooyinka mudada dheer kugu soo soo jirey. Ha sugin xaalad degan ama fursad dhamaystiran, waayo guushu waxay u baahan tahay dhiiranaan iyo in la qaado tallaabada koowaad xilli kasta oo ay xaaladdu adag tahay. Xasuuso, gorgorku ma baran lahaa duulista haddii uusan ku dhiiran lahayn inuu ka kaco buulka uu ku raaxaysanayo; adiguna waa inaad ka baxdaa meesha aad hadda ku qanacsan tahay si aad u gaarto meel ka sarreysa. Ha u ogolaan cabsida fashilka inay kaa hor istaagto jidkaaga sare u kaca. Caqabad kasta oo aad la kulanto waa cashar kugu diyaarinaya mustaqbalka, dhib kastaana waa xoog kugu riixaya xawaare cusub. Kalsoonida naftaadu ha ahaato shidaalka kugu kaxaynaya meelaha fog-fog, adigoo ogsoon in aanay jirin cid kale oo kuu qaban karta hawshaan. Fur garabkaaga, aamin kartidaada, oo u duul dhanka xiddigaha sababtoo ah caalamku wuxuu sugayaa iftiinkaaga.

Ducada Maanta Lawadaag Walalkaaga
Ducada Maanta Lawadaag Walalkaaga

"Duco walbo oo aad malin illahy waydisatay way ku rumowi doonta kaliya sabr oo yaqiinsanow mar walbo illahy inu kula rabo wax
"Duco walbo oo aad malin illahy waydisatay way ku rumowi doonta kaliya sabr oo yaqiinsanow mar walbo illahy inu kula rabo waxa aad waydisaty Wax ka wangsann oo ka Khair badann.🤍

"Wax barashada iyo Garaadku waa laba kala baab ah Adiga Oo PhD ah yaad Doqon noqon kartaa."

👆👆 Wali Lama Qaadan Jaanis Ayaad Haysataa Ka Faa,ideyso Channellkaan

Waxaa Iib Ah Account kaan Weyn Kaasoo Waliba Shuruudaha Aad Lacagta Uga Sameyn Lahayd Wada Buuxaan Waxaad Arki Kartaa Lacagta
+1
Waxaa Iib Ah Account kaan Weyn Kaasoo Waliba Shuruudaha Aad Lacagta Uga Sameyn Lahayd Wada Buuxaan Waxaad Arki Kartaa Lacagta Hada Kujirto Sida Idiin Muuqada Hada Diyaar Tahay luuqa Fariin Iigu Soo Dir @Mohamedibnubashir Mahadsanidiin

للهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد عليه افضل صلات وسلام Alle SWT Ha Ina Waafajiyo Khyr Dhamaantii Alle swt Shar Dhamantii Ha I
للهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد عليه افضل صلات وسلام Alle SWT Ha Ina Waafajiyo Khyr Dhamaantii Alle swt Shar Dhamantii Ha Inaga Xijaabo ,Muraad Walbo Oo Aad Leedahay Alle swt Haku Siiyo . Sida Joogtada Inoo Ahayd Hana Ilaawin Akhrinta Suratul kahfi, Xiririnta Qarabada ,Baxsashada  Sadaqada ,Badinta Saliga Nabiga Salalahu caleyhi wasalam . Alle SWT Xajaatkagah U Bandhigo Saacad Ayaa Ku Jirtaa Ducada La Aqbalo Oo Gelinka Danbe Gaar ahaan 5:00 Ilaa 6:20Inta U dhaxeyso Ka Faaideyso Xiligaas Qaaliga Ahi Aan Lasoo Celin . Gaadhsii Walalkagah Kale Mahadsanid Salamu caleykum. 🥰❤️‍🩹 @FikradahaXorta

"Jaceylku maaha uun erayo qurxoon oo la isku yidhaahdo, ee waa ficil, samir, iyo in qofka aad jeceshahay aad garab istaagto xilliga uu tabarta yar yahay. Qofka dhabta ah ee ku jecel waa kan arka khaladaadkaaga haddana doorta inaad wadajir u saxdaan, halkii uu kugu tuuri lahaa qalbi jab." 🤝✨

Malin wangsan❤️ Qur’aanku waa saaxiibka ugu wanaagsan mana khasaro qofki ka ag dhawada Qur'anka marwalba wa naxariis rajo Waa
Malin wangsan❤️ Qur’aanku waa saaxiibka ugu wanaagsan mana khasaro qofki ka ag dhawada Qur'anka marwalba wa naxariis rajo Waa nuurka qalbiga, dejinta nafta, iyo hanuunka nolosha. Qofkii Qur’aanka wehel ka dhigta, akhriskiisana joogteeya, qalbigiisu ma madoobaado, noloshiisuna khasaaro ma noqoto Qur’aanku wuxuu qofka baraa samir, tawakal, iyo in uu Alle سبحانه وتعالى ku xirnaado mar kasta. Marka murugo timaaddo waa dejin, marka dhib yimaaddana waa rajo iyo iftiin Qofka la saaxiiba Qur’aanka farxad dhab ah ayuu helaa, daganaan qalbi ayuu ku noolaadaa, noloshiisuna waxay yeelataa barako iyo kheyr aan dhammaan Alle ha naga dhigo kuwa Qur’aanka akhriya, fahma, kuna camal fala, kana hella shafeeco maalinta qiyaamaha. Aamiin

Subax Wanaagsan Waxaan Idiin Rajeynaa Maalin Kheeyr Leh ❤️ insha allah

Post_yada aan Soo Dhigo Codsi Waaye Love ❤️ ama like 👍 Wax Un Ii Saar Waa Ii Dhiiri Galine

Repost from QORAAL SIDE
Post_yada aan Soo Dhigo Codsi Waaye Love ❤️ ama like 👍 Wax Un Ii Saar Waa Ii Dhiiri Galine

Dhammaan waxyaabaha dhabta ah ee noloshan ka jira waxay dhacaan hal mar oo keliya: dhimashada, dhalashada & jacaylka. Waxba l
Dhammaan waxyaabaha dhabta ah ee noloshan ka jira waxay dhacaan hal mar oo keliya: dhimashada, dhalashada & jacaylka. Waxba laba jeer ma dhacaan—marka laga reebo mala-awaalka. — Carlos Ruiz Zafón

Qofka ducada lawaafajiyo oo marwalba uu duceysanayo lagama xarimaayo ajiibideeda maalin un waa loo ajiibayaa.
Qofka ducada lawaafajiyo oo marwalba uu duceysanayo lagama xarimaayo ajiibideeda maalin un waa loo ajiibayaa.

التســبّـيـح والاستــغـفــآر 📿 Qalbi kasta oo Allah xusaya wuu iftiimaa, qof kasta oo istighfaarta badiyana Allah wuxu u fur
+1
التســبّـيـح والاستــغـفــآر 📿 Qalbi kasta oo Allah xusaya wuu iftiimaa, qof kasta oo istighfaarta badiyana Allah wuxu u furayaa albaabada kheyrka. Tasbiixdu waa mid lagu weyneeyo Allah (SWT), halka istighfaartuna ay tahay mid lagu nadiifiyo qalbiga laguna weydiisto dambidhaaf. Labaduba waxay xoojiyaan xiriirka adoonka iyo Rabbigiis, waxayna keeni doonaan barako, xasillooni, iyo guul adduun iyo aakhiroba.🫀

قل لن يصيبنا إلا ما كتب الله لنا هو مولانا وعلى الله فليتوكل المؤمنون 🥺😔❤️