en
Feedback
QORAAL SIDE

QORAAL SIDE

Open in Telegram

Marwalba iga filo wax cusub Sheekooyin, xigmado, oraahyo, Waan soo gudbin doonaa kaliya adiga un ayaa iga dhiman kusoo biir channelka oo pin saaro @ZaxiibkaWanaagsan

Show more
7 462
Subscribers
-324 hours
-347 days
-16030 days
Posts Archive
صَلُو على الحبّيبِ الْمصّطَفيَ محمَّدٍ امَّين 🩵😍✨️ Waa maalin jimco ah haynu kuwada salino midkii dunidan mugdiga ka saarey
صَلُو على الحبّيبِ الْمصّطَفيَ  محمَّدٍ امَّين 🩵😍✨️ Waa maalin jimco ah haynu kuwada salino midkii dunidan mugdiga ka saarey ee iftiinka ubadalay midkii isago yar Aabihii iyo hooyadiisba waayey lakiin alle soo barbaarshey., xabiinkeena muxamed. 🩵😍✨️ صلي الله عليه وسلم  🩵😍✨️ FADLAN NAGU TAAGEER(🩵) AMA (👍) ❤️ ㅤ  💬       🖇 ˡᶦᵏᵉ  ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ   ˢʰᵃʳᵉ ╭┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╮ ​​​​📸◌​ོ| Zaxiibka Wanaagsan​ོ| ╰┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╯ 🦋🌺⚘......ℂℍ𝕌𝕄𝔸 𝕂𝔸ℝ𝕀𝕀𝕄......❤️🌸

Qormoyinka an idinla wadagno Falcelin halo sameyo saxibada sida like 👍Love ❤️wax un hala saro👍💯😍mahadsanidin💯

Waxaa jira malmo aad dareemayso in wax walba ay kugu adag yihiin, lakiin hal mid ogow, xitaa buuraha ugu dhaadheer waxay u ba
Waxaa jira malmo aad dareemayso in wax walba ay kugu adag yihiin, lakiin hal mid ogow, xitaa buuraha ugu dhaadheer waxay u baahan yihiin qof adkaysi leh si uu ugu fuulo buurahas. Haddii aad maanta ku fekereyso inaad joojiso, ha iloobin sababta aad u bilowday. Guusha waxay ka timaadaa marka aad sii wadato, xataa hadii dareento inaa wadi karin si wad Awooddaadu waxay ka imanaysaa adkaysigaaga, Waxa aad u baahan tahay kaliya inaad rumaysato naftaada Maanta waa fursad kuu gar ah, ee bilow! 💯🥀🍁🍃⚡️🔥💫 ❤️ ㅤ  💬       🖇 ˡᶦᵏᵉ  ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ   ˢʰᵃʳᵉ ╭┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╮ ​​​​📸◌​ོ| Zaxiibka Wanaagsan​ོ| ╰┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╯ 🦋🌺⚘......SUBX 𝖶𝖭𝖦ZN......❤️🌸

Qormoyinka an idinla wadagno Falcelin halo sameyo saxibada sida like 👍Love ❤️wax un hala saro👍💯😍mahadsanidin💯

Nolosha aduunyada ma jirto qof isku toosan tahay, balse qof kasta waxbuu tabanayaa, sidoo kale ma jiraan wax dunida yaala oo
Nolosha aduunyada ma jirto qof isku toosan tahay, balse qof kasta waxbuu tabanayaa, sidoo kale ma jiraan wax dunida yaala oo dhammeystiran Sidaa darteed aduunyada gabbigeedaba waa duni aan dhammeystirnayn ee aan u diyaar garowno nolosha danbe e aakhiro, halka aan ahaan doonnana hadda aynu ka fikirno intaan nool nahay oo caafimaad ka iyo fursadda heysano ka hor intaynaan ka tagin aduunyada.👆😍🥀💯💥 Fadlan Nagu taageer (🩵)ama (👍) ❤️ ㅤ  💬       🖇 ˡᶦᵏᵉ  ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ   ˢʰᵃʳᵉ ╭┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╮ ​​​​📸◌​ོ| Zaxiibka Wanaagsan​ོ| ╰┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╯ 🦋🌺⚘......SUBX 𝖶𝖭𝖦ZN......❤️🌸

صَلُو على الحبّيبِ الْمصّطَفيَ  محمَّدٍ امَّين 🩵😍✨️ Waa maalin jimco ah haynu kuwada salino midkii dunidan mugdiga ka saarey ee iftiinka ubadalay midkii isago yar Aabihii iyo hooyadiisba waayey lakiin alle soo barbaarshey., xabiinkeena muxamed. 🩵😍✨️ صلي الله عليه وسلم  🩵😍✨️ FADLAN NAGU TAAGEER(🩵) AMA (👍) ❤️ ㅤ  💬       🖇 ˡᶦᵏᵉ  ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ   ˢʰᵃʳᵉ ╭┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╮ ​​​​📸◌​ོ| Zaxiibka Wanaagsan​ོ| ╰┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╯ 🦋🌺⚘......ℂℍ𝕌𝕄𝔸 𝕂𝔸ℝ𝕀𝕀𝕄......❤️🌸

"Qofka guuleysta waa kan isku daygiisa mar kasta kordhiya, xitaa haddii uu ku guuldareysto marar badan." ~ Guuldarro kastaa w
"Qofka guuleysta waa kan isku daygiisa mar kasta kordhiya, xitaa haddii uu ku guuldareysto marar badan." ~ Guuldarro kastaa waa fursad aad wax ku barato, isku day mar kale ilaa aad guuleysato. 📚💙✨️💯 FADLAN NAGU TAAGEER (🩵)AMA (👍) ❤️ ㅤ  💬       🖇 ˡᶦᵏᵉ  ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ   ˢʰᵃʳᵉ ╭┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╮ ​​​​📸◌​ོ| Zaxiibka Wanaagsan​ོ| ╰┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╯ 🦋🌺⚘......SUBX 𝖶𝖭𝖦ZN......❤️

Waqti kasta oo aad la kulanto caqabado ama dhibaato naftaada xusuusi inaad leedahay awoodda aad ku beddeli karto xaaladaa ku
Waqti kasta oo aad la kulanto caqabado ama dhibaato naftaada xusuusi inaad leedahay awoodda aad ku beddeli karto xaaladaa ku soo wajahaysa Waa muhiim inaad aaminto in tallaabo kasta xitaa midda ugu yar ay kuu dhoweyneyso hadafkaaga Ma aha muhiim in wax walba si degdeg ah u dhacaan, laakiin waa muhiim inaad sii socoto siiwad oo ha joojin, ilahay na talo saaro sababtoo ah guushu waxay timaadaa marka aad adkeysato oo aanad ka harin hadafkaaga💪🏆🥇⚡️💢💯🍂 ❤️ ㅤ  💬       🖇 ˡᶦᵏᵉ  ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ   ˢʰᵃʳᵉ ╭┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╮ ​​​​📸◌​ོ| Zaxiibka Wanaagsan​ོ| ╰┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╯ 🦋🌺⚘......SUBX 𝖶𝖭𝖦ZN......❤️🌸

صَلُو على الحبّيبِ الْمصّطَفيَ محمَّدٍ امَّين 🩵😍✨️ Waa maalin jimco ah haynu kuwada salino midkii dunidan mugdiga ka saarey
صَلُو على الحبّيبِ الْمصّطَفيَ  محمَّدٍ امَّين 🩵😍✨️ Waa maalin jimco ah haynu kuwada salino midkii dunidan mugdiga ka saarey ee iftiinka ubadalay midkii isago yar Aabihii iyo hooyadiisba waayey lakiin alle soo barbaarshey., xabiinkeena muxamed. 🩵😍✨️ صلي الله عليه وسلم  🩵😍✨️ FADLAN NAGU TAAGEER(🩵) AMA (👍) ❤️ ㅤ  💬       🖇 ˡᶦᵏᵉ  ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ   ˢʰᵃʳᵉ ╭┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╮ ​​​​📸◌​ོ| Zaxiibka Wanaagsan​ོ| ╰┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╯ 🦋🌺⚘......ℂℍ𝕌𝕄𝔸 𝕂𝔸ℝ𝕀𝕀𝕄......❤️🌸

Noqo qof marka ay dadka arkaan ay dhahaaan aduunka weli qeyr kama dhamaan. Ha rajo dhigin maxaa yeelay rajadu waa waxa kaliya
Noqo qof marka ay dadka arkaan ay dhahaaan aduunka weli qeyr kama dhamaan. Ha rajo dhigin maxaa yeelay rajadu waa waxa kaliya ee nafta lagu sasabi karo iyo waxa kaliya ee sabab u noqon karta inaad guuleysatid...🔥🥇🏆 Waqtigaaga ka faa'ideyso. ⏰ Fadlan Nagu Taageer (🩵)ama(👍) ❤️ ㅤ  💬       🖇 ˡᶦᵏᵉ  ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ   ˢʰᵃʳᵉ ╭┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╮ ​​​​📸◌​ོ| Zaxiibka Wanaagsan​ོ| ╰┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╯ 🦋🌺⚘......SUBX 𝖶𝖭𝖦ZN......❤️🌸

" Hantiile kasta marbu ahaa mid gacan madhan Oon waxba haysan 🤏 • dhismo kasto qurxanina marbuu ahaa naqshad warqad kaliya k
" Hantiile kasta marbu ahaa mid gacan madhan Oon waxba haysan 🤏 • dhismo kasto qurxanina marbuu ahaa naqshad warqad kaliya ku qoran 🤏 • Muhiimadu ma aha inan iska riyoono oo kaliya balse muhiimadu waa inan riyadeena ku darno dadaalkii aan ku rumeyn lahayn , ⏰️🍂🤗. 💯 Fadlan Nagu taageer (❤)ama (👍) ❤️ ㅤ  💬       🖇 ˡᶦᵏᵉ  ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ   ˢʰᵃʳᵉ ╭┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╮ ​​​​📸◌​ོ| Zaxiibka Wanaagsan​ོ| ╰┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╯ 🦋🌺⚘......SUBX 𝖶𝖭𝖦ZN......❤️🌸

"Noloshu waa safar, ma ahan tartan. Ku dadaal inaad horumariso naftaada maalin walba, adigoo aan is barbar dhigin dadka kale,
"Noloshu waa safar, ma ahan tartan. Ku dadaal inaad horumariso naftaada maalin walba, adigoo aan is barbar dhigin dadka kale, balse aad diiradda saarto yoolalkaaga iyo riyadaada."✨️🔥🧠✅️💯 FADLAN NAGU TAAGEER (🩵)AMA (👍) ❤️ ㅤ  💬       🖇 ˡᶦᵏᵉ  ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ   ˢʰᵃʳᵉ ╭┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╮ ​​​​📸◌​ོ| Zaxiibka Wanaagsan​ོ| ╰┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╯ 🦋🌺⚘......SUBX 𝖶𝖭𝖦ZN......❤️

صَلُو على الحبّيبِ الْمصّطَفيَ محمَّدٍ امَّين 🩵😍✨️ Waa maalin jimco ah haynu kuwada salino midkii dunidan mugdiga ka saarey
صَلُو على الحبّيبِ الْمصّطَفيَ  محمَّدٍ امَّين 🩵😍✨️ Waa maalin jimco ah haynu kuwada salino midkii dunidan mugdiga ka saarey ee iftiinka ubadalay midkii isago yar Aabihii iyo hooyadiisba waayey lakiin alle soo barbaarshey., xabiinkeena muxamed. 🩵😍✨️ صلي الله عليه وسلم  🩵😍✨️ FADLAN NAGU TAAGEER(🩵) AMA (👍) ❤️ ㅤ  💬       🖇 ˡᶦᵏᵉ  ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ   ˢʰᵃʳᵉ ╭┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╮ ​​​​📸◌​ོ| Zaxiibka Wanaagsan​ོ| ╰┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╯ 🦋🌺⚘......ℂℍ𝕌𝕄𝔸 𝕂𝔸ℝ𝕀𝕀𝕄......❤️🌸

Markaad Salaadada booska 1AAd ee noloshada geeysid, Waxaad arki doontaa in arimahagi kalana ay tagayan booskii ku haboona”! M
Markaad Salaadada booska 1AAd ee noloshada geeysid, Waxaad arki doontaa in arimahagi kalana ay tagayan booskii ku haboona”! Markasto oo ay salaadaadu hagaagto, waa markastoy ARIMAHAAGA kuu hagaagan. Sidaa daraadeeda Salaadeena aynu ka dhigno, muhiimada Koowad ee nolasheena.🤍🍀✨️🍃☝️ FADLAN NAGU TAAGEER (🩵)AMA (👍) ❤️ ㅤ  💬       🖇 ˡᶦᵏᵉ  ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ   ˢʰᵃʳᵉ ╭┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╮ ​​​​📸◌​ོ| Zaxiibka Wanaagsan​ོ| ╰┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╯ 🦋🌺⚘......SUBX 𝖶𝖭𝖦ZN......❤️🌸

Noloshu mar walba kuma siiso dagaal aad garab ku hesho. Waxaa jira dagaallo aamusaan oo qofku keligiis la galo dagaalka fikir
Noloshu mar walba kuma siiso dagaal aad garab ku hesho. Waxaa jira dagaallo aamusaan oo qofku keligiis la galo dagaalka fikirka, sabirka, niyad-jabka, iyo riyada uu dadka uga qariyo gudaha qalbigiisa. ⚔️🖤 Mararka qaar waxaad dareemeysaa inaad kaligaa waddada mareyso, cidna aysan fahmin culayska aad sidato. Laakiin ogow: geesiyaasha dhabta ah waxaa lagu gartaa sida ay u istaagaan marka aysan cidina garab taagnayn. 💪 Dagaalka aad maanta kaligaa u galayso wuxuu noqon karaa sheekada guushaada berri. Dadku waxay arki doonaan natiijada, balse ma arki doonaan habeenadii aad adkeysiga la seexan jirtay, ilmadii aad qarsan jirtay, iyo niyadda aad mar walba dib u soo kicin jirtay. ✨ Ha ka baqin kalinimada safarkaaga, sababtoo ah mararka qaar Alle wuxuu kaa fogeeyaa dadka si uu kuu baro xoogga aad adigu leedahay. Sii soco xitaa haddii waddadu mugdi tahay… sababtoo ah qofka aan quusanin ugu dambayn wuu iftiimaa. 🤍

Garabkaaga Fur Waa Waqtigii Guusha Maanta waa maalintii aad ka dhabayn lahayd riyooyinka mudada dheer kugu soo soo jirey. Ha
Garabkaaga Fur Waa Waqtigii Guusha Maanta waa maalintii aad ka dhabayn lahayd riyooyinka mudada dheer kugu soo soo jirey. Ha sugin xaalad degan ama fursad dhamaystiran, waayo guushu waxay u baahan tahay dhiiranaan iyo in la qaado tallaabada koowaad xilli kasta oo ay xaaladdu adag tahay. Xasuuso, gorgorku ma baran lahaa duulista haddii uusan ku dhiiran lahayn inuu ka kaco buulka uu ku raaxaysanayo; adiguna waa inaad ka baxdaa meesha aad hadda ku qanacsan tahay si aad u gaarto meel ka sarreysa. Ha u ogolaan cabsida fashilka inay kaa hor istaagto jidkaaga sare u kaca. Caqabad kasta oo aad la kulanto waa cashar kugu diyaarinaya mustaqbalka, dhib kastaana waa xoog kugu riixaya xawaare cusub. Kalsoonida naftaadu ha ahaato shidaalka kugu kaxaynaya meelaha fog-fog, adigoo ogsoon in aanay jirin cid kale oo kuu qaban karta hawshaan. Fur garabkaaga, aamin kartidaada, oo u duul dhanka xiddigaha sababtoo ah caalamku wuxuu sugayaa iftiinkaaga.

Ducada Maanta Lawadaag Walalkaaga
Ducada Maanta Lawadaag Walalkaaga

"Duco walbo oo aad malin illahy waydisatay way ku rumowi doonta kaliya sabr oo yaqiinsanow mar walbo illahy inu kula rabo wax
"Duco walbo oo aad malin illahy waydisatay way ku rumowi doonta kaliya sabr oo yaqiinsanow mar walbo illahy inu kula rabo waxa aad waydisaty Wax ka wangsann oo ka Khair badann.🤍