cookie

Sizning foydalanuvchi tajribangizni yaxshilash uchun cookie-lardan foydalanamiz. Barchasini qabul qiling», bosing, cookie-lardan foydalanilishiga rozilik bildirishingiz talab qilinadi.

avatar

Ilawadaag™

Ko'proq ko'rsatish
Reklama postlari
229
Obunachilar
Ma'lumot yo'q24 soatlar
-17 kunlar
-230 kunlar

Ma'lumot yuklanmoqda...

Obunachilar o'sish tezligi

Ma'lumot yuklanmoqda...

Photo unavailableShow in Telegram
👨Iga walle ma cuni jirin hal qaado oo cunto ah intii aan kala maqnayn oo dhan 👩Oo sideed ku nooleyd 👨Waxaan cuni jirey dhawr qaado.
Hammasini ko'rsatish...
Photo unavailableShow in Telegram
Xidhiidh aan 5 sano soo wadnay ka dib bay caawa si dhib yar ii tidhi i guurso @KaydkaQormooyinka
Hammasini ko'rsatish...
😇 1
Repost from Mohamet Ahmet™
Photo unavailableShow in Telegram
Yaysan ku galin kalsooni saa’id ah ama yididiilo badan goortii qof ku yiraahdo waan ku jeclahay. Su’aasha saxda ah waxa weeye, Ilaa iyo goorma? Sababtoo ah sida xilliyada sanadka isu bed-bedelaan ayay dadkuna isu bedelaan. @KaydkaQormooyinka
Hammasini ko'rsatish...
Repost from Mohamet Ahmet™
Inta wax daawato dadka ugu sawirka badan waa dadka daawada Muzalzalaadka Sawabtoo ah Muzalzalka haween walba waxaa lasoo deynaa 30 daqiiqo Kaaga daran meesha uu Ku dhamaanaayo baa umacaan inta kale eber 😂 Haween danbe ayaad sugee Mida kale Muzalzalka beer jileec adoo meel ku xanuuneyn ayaad Oyneusaa 😢 Marka qof camera-da lagu qabanaayo Lugta laga bilaawa ilaa dhaan dhaan madaxaa lagu geynaa😂 Asxaabul Muzalzal Gacan ayaan idin taagay✋ @Akram043 @KaydkaQormooyinka
Hammasini ko'rsatish...
Repost from Mohamet Ahmet™
Qiso jeceyl ku dhacday wiil Somaliyeed -------------------------------------------------------------------------------------------------------Waxay aheyd maalin aad iyo aad jawigu u macan badan yahay oo roob hawadu isa soo xirey oo neecaw macan oo udgoon badan ay dadku sanka la raacayaan ilyartuna ay is qabatey waxayna aheyd casar jawiguna aad iyo aad kuu xiiso galinaayo,MustafDeeq oo ka soo rawaxay markaas school ayaa wuxuu la kulmey inan ay ragi xoogayaan oo ay rabbaan in ay kufsadaan runtii MustafDeeq inantaasi ma uu san aqoonin oo maalintaas ayaa isku gu horeysey.    Mustafdeeq markii uu arkey in gabadhan meesha mareyso la xoogi rabo ayaa uu u gurmadey  ragii ka dhiciyey  oo ragii ayey halkii isku laayeen MustafDeeq iyo ragii intii ay is heysteen ayaa ay inantiina carartey.   Ka dib Mustafdeeq dagaal ka dib ayaa waxaa u soo gurmadey dadkii jidka maraayey oo ragii kala dhiciyey Mustafdeeq oo la yaaban halka ay ka dhacdey gabadha iyo waxa xilligaa meesha keeney oo is weydiinaya aayaa gurigoodii tagey.    Mustafdeeq ayaa waxa u soo dhawaadey imtixaankii,imtixaankii isaga oo u sii cararaya schoolkii oo uu habsaamey ayaa wuxuu arkey inantii uu badbaadinaayey oo jidka socota salaan ka dib wuxuu weydiiyey wixii maalintaas meesha keeney ka dibna waxay ugu jawaabtey runtii waxaad tahay wiil aad iyo aad u wanaagsan maalintaasna hadi aanad I badbaadin laheyn runtii saacadan waxay nolosheydu gali laheyd halis.   Mustafdeeq oo aftahan ahaa ayaa ugu jawaabey abaayo macaanto runtii noloshu waa meerto maalin adiga ayaa wax badbaadinaaya maalin Adiga ayaa lagu badbaadinayaa.    Intaas markii la maraayo ayey tiri magacaa markaasuu yiri Deeq Mohamed Ali  oo ku magac dheer (Mustaf Deeq) adigana markaasey tiri magaceygu waa Canab Axmed maxamed oo ku magac dheer ayey itiri (Canabeycadaan) ka dib isbarasho ka dib ayaa waxaa la kala qortey lambaradii Mustaf Deeq ayaa ku yiri abaayo macaanto waan kula soo hadli doonaa hadii ilaahey yiraahdo hada imtixaankii ayaa ku sii socdaa jaw jaw ayaa lagu kala tagey maalintaas.     Dhanka kale  waxaa CANAB niyadeeda ka tiri runtii wiilkan waa wiil aad iyo aad u wanaagsan oo qurux badan damac ayaana ka galey wiilkii dhinac kalena Mustafdeeq ayaa intii uu imtixaanka ku jirey la hor keenaa gabadhii uu badbaadinaayey qurux deeda wuxuuna niyadiisa ka dhahay.   Nafteydaay hogaamisey ladhi waayey hurdada halkeed baad Canabey u soctaa.   Dhinaca kale CANAB CADAAN ayaa waxay dareemeysey maalintaas neecaw jaceyl waxayna tidhi necawda jaceylka nacabka jiroo naceybka ka dhowr runtii maalintaas CANAB iyo Mustaf Deeq waxay ku wada jireen Hasaawe ah hasaawihii hawada @Akram043 @Somalinimo1
Hammasini ko'rsatish...
Repost from Mohamet Ahmet™
Photo unavailableShow in Telegram
Masuuliyadu waxa ay u baahan tahay nin RAG ah ee uma baahna wiil yar oo qurux badan... @Akram043
Hammasini ko'rsatish...
Guuji calaamada Buluuga ah @KaydkaQormooyinka waa channel Ku xeran 2'748 waxaa lagu soo gudbiyaa Qoraalo xigmadeysan kusoo biir Oo noqo Qabiir Xigmaawi ah Ogowna waad copy gareysan kartaa
Hammasini ko'rsatish...
Photo unavailableShow in Telegram
Waxay ku dhahday.. kaalay dhuumaaleysi aan ciyaarnee, Haddii aad isoo hesho waad i guursan. Wuxuu ku yiri.. Haddii aan ku heli waayo ka waran? Markaasay ku tiri.. Waxaan ku dhuumanayaa albaabka gadaashiisa.🤗 @KaydkaQormooyinka
Hammasini ko'rsatish...
Sikastoo aad isku dhaafdhaafsiiso sikastoo aad isku ilowsiiso xaqiiqdu waa geerida iyo Inaad dhiman doonto
Hammasini ko'rsatish...
Photo unavailableShow in Telegram
Adigaba hortaa Ma hasaawi jirin Haweenkana adaa Hadal kugu bartoo Waxad tahay hormuud
Hammasini ko'rsatish...
Boshqa reja tanlang

Joriy rejangiz faqat 5 ta kanal uchun analitika imkoniyatini beradi. Ko'proq olish uchun, iltimos, boshqa reja tanlang.