cookie

Sizning foydalanuvchi tajribangizni yaxshilash uchun cookie-lardan foydalanamiz. Barchasini qabul qiling», bosing, cookie-lardan foydalanilishiga rozilik bildirishingiz talab qilinadi.

avatar

Mohamet Ahmet™

Ha sugin soo laabashada qof tagay, qofkii dhab kuu jecel lagama yaabo inuu maqnaado.!!!

Ko'proq ko'rsatish
Reklama postlari
10 633
Obunachilar
+524 soatlar
-57 kunlar
-6230 kunlar

Ma'lumot yuklanmoqda...

Obunachilar o'sish tezligi

Ma'lumot yuklanmoqda...

2.60 MB
👍 3
11 sano kahor waxaa geeriyooday Mulla Maxamad Cumar Mujaahid, amiirkii Imaarada Islaamiga ah ee Afghaanistaan. Sanadkii 1994 ayuu isagoo ka carooday gabar Muslimad ah oo ay kufsadeen maleeshiyo calool-uus ah oo ay lahaayeen hogaamiyo kooxeedyadii ku sugnaa Qandahaar wuxuu isaga iyo 30 nin oo kale oo ku hubaysan 15 qori weerar ku qaaday hogaamiye kooxeedkii kufsaday gabadha. Intuu soo dilay ayuu maydkiisana salbiyay. Halkaas ayuu ka soo billaabay halganka ilaa uu ka dhisay dawlad Islaami ah oo Afghaanistaan oo dhan qabsatay. Sanadkii 2001 ayay Maraykanku ka dalbadeen inuu usoo dhiibo Sheekh Usama Bin Laden si ay maxkamad u saaraan balse Mulla Cumar arinkaas waa uu diiday wuxuuna si raganimo leh ugu sheegay Maraykanka in aysan marnaba dhici karin inuu qof Muslim ah gaalo u gacangeliyo. Duullaan ay soo qaadeen Maraykanka iyo xulafadii NATO ayuu ku waayay dawladiisii iyo dhamaan dhulkii uu ka talinayay, kadibna isagoo weli hogaaminaya dagaal Jihaad ah ayuu geeriyooday. Maanta oo 11 sano laga joogo geeridiisa Afghaanistaan waxaa dib u qabsaday raggii uu hogaamiyaha u ahaa waxaana guud ahaan wadanka ka talisa Imaaradii Islaamiga ahayd ee uu dhisay. Waxaa uu Allaah u rumeeyay oraahdii taariikhda gashay ee uu yiri markii uu Maraykanku ugu hanjabay inuu Imaaradiisa baabi'in doono taasoo ahayd, " Allaah wuxuu noo ballan qaaday guul, Buush na (Madaxweynihii Maraykanka ee xilligaas) wuxuu noo ballan qaaday jab, waxaan se arki doonaa labada ballanqaad midkii rumoobi doona" Allaha u naxariisto Sheekh Mulla Maxamad Cumar Mujaahid. Wuxuu raacay wadadii ay mareen saxaabadii rasuulka SCW iyo taabiciintii sharafta badnaa, wuxuuna aduunka kaga tegay taariikh dahabi ah oo ay dadka Muslimiinta ah iftiiisan doonaan muddo dheer oo soo socota.
Hammasini ko'rsatish...
4
Photo unavailableShow in Telegram
11 sano oo kasoo wareegtay geeridii Mulla Max'med Cumar Amiirkii Taliban [Warbixin].
Hammasini ko'rsatish...
👍 1
Photo unavailableShow in Telegram
00:31
Video unavailableShow in Telegram
Waa muslim sida lasheeganayo lkn ma ahan !
Hammasini ko'rsatish...
1.22 MB
👍 2🔥 1
00:42
Video unavailableShow in Telegram
Land dhan haldumiyo somali waa somali ✋
Hammasini ko'rsatish...
1.68 MB
👍 2
00:25
Video unavailableShow in Telegram
👋
Hammasini ko'rsatish...
9.42 MB
👍 4😁 2
00:39
Video unavailableShow in Telegram
Inshallah mustaqbalka
Hammasini ko'rsatish...
7.54 KB
🔥 4👍 1
00:32
Video unavailableShow in Telegram
Cishaa imaane calanyow !
Hammasini ko'rsatish...
11.91 MB
1
Photo unavailableShow in Telegram
Doni mayno Xasan xaraashle
Hammasini ko'rsatish...
2🔥 2👎 1
Boshqa reja tanlang

Joriy rejangiz faqat 5 ta kanal uchun analitika imkoniyatini beradi. Ko'proq olish uchun, iltimos, boshqa reja tanlang.