ð¹ð§ððð ___ðð¡ð§ðð¥ð§ððð¡ð ðð¡ð§ð¹ðŠðªâïžïžïž
Kanalga Telegramâda oâtish
Chanel kan waxan ku so gudbin doonah barnaamijyo ku xiiso galiyo iyo sawiradah dhalin yaradah t.e sida sawirka jimcah iyo wixi kalo lamid ah.ð¯â Dag Dag Ku Hel barnamij Cusub ð Gacmo Furan Ku Soo Dhawow ð€·ââïž Nagu Soo Biir Oo nala qosalð            Â
Ko'proq ko'rsatish4 545
Obunachilar
Ma'lumot yo'q24 soatlar
-227 kunlar
-14030 kunlar
Postlar arxiv
Ka waran Qofka aan si wanaagsan u seexan habeenkii adiga Dartaaðð¥ºâ€ïž oo aan nasasho ku filan helin maalintii isla markaana aan dan ka lahayn caafimaadkiisa si uu Farxad u siiyo naftaada iyo Noloshaada.â€ïžð¥ºð¥º
Wax kasta waxay ku Qarsadaa qalbigeeda Xanuun, Daal, dhaawac iyo Niyad jab ððð¥¹hadana Kuma dareen siiso mar Qura kuumana sheegto si aadan ula Dareemin, kaligeed ayey isku ku Koobtaa Dhibaatada.
Waxa ay Jeceshahay in ay kuu Rumeeyso Riyooyinkaada.
Waxa ay Kuu Jeceshahay si xad dhaaf ah iyada oo aan kaa Dalban in aad usoo Celiso.â€ïžðâ€ïž
Haddii aad Jeclaato waa ay kugu Faraxdaa in ka badan inta aad Malaysan karto ð¥°ð€©hadaa u Garan waydana waa ay kuu Duceeysaa Duco ka soo Go'day Qalbi wax Jecel.ððð«
Wax kasta Badal beey Leeyihin sida Caadiga ah ama wax u dhow balse Qofkaas lagama mayaabo in laga Helo Dunidaan â€ððQof la mid ah mana Jiro Qof xataa lala barbar dhigi karo abid. â€ð¯
Haa qofkaasi waa Hooyo â€ðHooyaday Macaan, Hooyadaa iyo Hooyooyin keen dhamaanteen.
Ma Jiro Qof ka Qaalisan Dunidan.â€
   Â
           HOOYO MCM..â€ïžðâ€ïžâ€ïž
      suxuur wngsn rer smlia
Waa mar kale Aan fursad
U'helay inaan wax un idin soo xariiqo Ee Qaado talooyinkaan
_______________________
1: Sharci ma ahan inaad jeclaato qufaan ku jecleyn Waxaad ogaata Bari iney ka Danbeyso maalin kale oo qurux badan
2: Haku Aaminin naftaada Mar walbo shaqsi Beenta kugu Dirqiyaha Daacadnimada Aan Horjoog u Aheyn
3: kalsooni ku Qab Qalbigaga oo jeclaaw Quf ku siin kara kalsooni una Qalanta Naftaada
4: Haku DaÄ DaÄın inaad Qalbigaga siiso shaqsi Aan kuu heyn wax Dareen ah
5: ilaali Hadalada Aad ku hadleysid markii Aad waqti la Qaadaneysid Qufka markaas kala dhaxeeya xariirka
6: Daacadnimada waa muhiim waxeyna muhiim u tahay Shaqsiga ku Dareensiya Qadrin iyo Qalbi jaceyl Ay u Dheer tahay Dulqaad iyo kala danbeyn Ay Naftu qireyso
7: ha u suurown Waayo ma mudna ÅÃŒurada Balse badi Samirkaa si Aad u hesho Shaqsiga markaas Aad jeceshahy.
afur wngsn rer smalia..ð¥
Gabdho taladeyda qaataððð
_"Ha Dhibsan Qofka kuu Jecel, Waayo Waxa uu dareemayaa Dhib Ka Culus Ka uu Kugu Hayo Adiga_ "
ð€
ð
ïžð
ïžð
¢ïžð
ïžð
ïž âïžâ¶ïžâ¶ïžâžïž
ð
Https://t.me/QoraalloJacayl
âªâªâª
Majecli Quruxdaada Ee waxaan jeclahay Qalbi ð«â€ïžwanaagaga mana jecli Hantidada Ee waxaan jeclahay Daacadnimadada ð¥°ð¥ºMaku faraxsani inaan Ku jeclahay Ee waxaan ku faraxsanahay Inaad waligaa ila joogi doontid ð¢ð«Taasna ma Dhihi karo waa jaceyl Ee waa kalsooni Kana Awood badan Jaceylkað©ââ€ïžâð©ð±â
Waxaan la joogaa waqti Aan nolosha la jaanqaadi karo runtii waxaan soo maray nolol Adag â€ïžð¢balse hada waxaan Ahay farxad side Adigana Waxaat tahay Dareen sideðð marka Aan isku suurowno Ileen Qalbiyada waa Hal hankuuduna waa midee ð©ââ€ïžâð©ð
Afur wngsn rer Somalia..ð·
@Bakaal18..â
Muqaal ahaan jirka waa aan ka nolahay balse gudaha waan ka dhintayðð nasiib uma yelan in aan xidigaha la caweeyo farxadoodað¢â€ïžâð©¹âš
Hawen walba dhamaadkiisa murug ayaan la dhameestaa ilaa subaxu ka dilaaco.𥲠ð𥠠    Â
                      ðŠSubax wngzn mi FAMILYðŠ
áŽáŽÊÊɪê±áŽáŽ áŽáŽáŽáŽ áŽÉªÊáŽáŽ xáŽÊáŽáŽ
áŽÉŽáŽ áŽáŽÊáŽð¥ºðð¥
áµ â±Ë¢áµáµáµÊžáµâ±â± ððžâðŒððððžð¥ºâ€ïž áŽáŽ ð°ðºð»ððððœðºððð
Amintu waxay ku taagneed 6:00 ama 12:00 subaxnimo hadba saad u taqaan ,jawiguna waa qabow aad hurdada jecleysaneysid anah kolkaasan kasoo baxay wax akhris aan ku muraajaceysanayay daruusteydii jamacada ,xogah yar kadib waxaan maqlay dhawaqa alarm â°Â migah taleefonkeyga oo i xasuusinaya inaan isu diyaariyo jamacada anah qunyar intaan luuday ban codkii iska xiray ,kadib waxaan si halhaleela usoo dafay buraashkii ilkaha iyo koolgayt kooda oo tawalaytka ii saarnaa isla kolkaana waxaan usoo kicitimay dhankaa iyo banaanka anoo markaas fariistay darjiin yar oo noogu yaalay dhinaca wajahada hore ee guriga ,markaan in cabaara fadhiyay oo aan halkaas ku wato cadeygaygah ayaa waxa guri nagasoo horjeeday kasoo baxay iridiisa gabar aan quruxdeeda la ashqaraarayð»Â oo rabi u dhameeyay qurux idilkeed isla kolkaana wadatay iskoobe yar judhiiba salaan bay igu boobtayð€ anoo la ama kaaksan siday ku dhacday inaan marnaba hore u arkin gabadhan aad u quruxda badan ee dariskeyga ah waxaa nafteyda la guuxaba oo caloosha iska caanantaba, halmar ban waxaan kusoo baraarugayð²
Gabadhoo midhah ka yaabtay shibanaanteyda oo leh "maxaa dhacay subaxan salaanta layskama ridinaayo miyaa" anah inta si halhaleelah soo booday ban bartii radin iyo bariidin bilaabay aduu is bariidin iyo isbarasho kadib halkaasan number ku kala qaadanayð€
oo aan ku kala tagnay anah aan jaamacad aadey iyana hawshii ay usoo baxday ee ahyd inay banaanka guriga xaaqdo ahyd qabsatay,wakhtigu waakan is gureh waakan habeen lazoo gaarayð
saacaduna ku taagan tahay 2:00/8:00 fiidnimo waanigan soo qabsaday taleefonkeygih waynah soona galay whatsapp isla kolkaana u diray fariin salaana𥰠geenyadan saaka la kulmay inyar kadib waxaan helay jawabida fariintan u diray halkaasan kasii galnay is bariidin iyo kaftanð€
wuxuu wakhtigu is guraba waxaa la gaaray xili danbeh waana kala seexanayð
Waxaa la gaaray malinkii xigay inaan meshii sidii ugu kulano waxaa todobaadyo aan saa uwadah xiriirnaba waxaa dhacay inaan xiriir jcyyl bilownoð©ââ€ïžâðâðšâ€ïžâð¥
wuxuu xiriirkeenii socdaba waxaa dhacday in galab aanku hishiino inaan xeebta ama badah aadno.ðð»
Waxaa la gaaray galabtii aan ku hishiinay xeebta durba waxaan qabsanay bajaaj ama boodhah hadba saa u taqaano kadib wax yar ay na soo waday waxaan nimi xeebta isla kolkaana waxaan isla garanay inaan ku sheekeysano hotel ayaanta shidnaa oo la hadal hayay waxaan cabaar hotelkii ku qaadano wakhtið€â€ïžâ𩹠waxaa dhacay markii danbeh inaan ku hishiino inaan aadno xaaxigah xeebta oo aan halkaas ku lagah baxsanoð
judhiiba waxaan kasoo wareegnay gadaasha danbeh hotelka anagoo soo gaarnay xaaxigah xeebta waxaana bilownay lugah baxsigeenii mudo markaan lugah baxsaneyney waxaan aragnay jamal yarð
oo ay si qurxoon biyuhu usoo gaarayaan ugana laabanayaan isla kolkiiba jamalkii baan fariisanay halkaasan hasawaheenii kasii wadnayðšââ€ïžâðâðšðž
iyadoo kolkaa ay daymo hoosah oo xishood kujiro ay i eegeysayð€
 waxaan dareenka kalkacayl wada qaadano oo isu soo dhawaano waxaa la gaaray casar liiqii ay qoroxdu sii dhacaysay waxay halmar si kadisa u qabatay gacanteydað«Žð»
iyadoo saartay wadnaheedað«ð¥º
iiguna fiiqday farta cadcaadeh iyadoo weerahan ii racaysayð£
"Iftiinkaasi waxa uu quruxiyay koonkaâšïž aduguna waxa aad qurxisay qalbigayga𥰠si wayn ayaan ugu qanacsanahay naftaada iyo noloshaada ee gacaliya marnaba ha i cidleenðªð€ð" halkaas markey marineysay baan hurdadii kasoo kacay oo aan ogaaday waxaan ku jiray inay ahaayeen riyo khayaaliyað°ð
áµ â±Ë¢áµáµáµÊžáµâ±â± ððžâðŒððððžð¥ºâ€ïž áŽáŽ ð°ðºð»ððððœðºððð
Kulan ka Qurux badan majiro markeynu ka wada hadleyno wanaaga nolosheyna IYO Hormarkeyna Hadafkiisuna jaceyl Aan dhamaad, laheyn ð©ââ€ïžâðâðšâ€ïž
Jaceyladii Quruxda badnaa waxay ku dhamaaden sugitaan uu qofba sugaayo qof kle ð¥ºðisagoo is leh haku so raadiso ð¥ºiyo iyadoo is leh hakula so hadloðð¥¹
[[ ᎢáŽÊáŽáŽÊ ᎡáŽÉŽÉ¢sÉŽ...ð¥â ]]
@Bakaal18
U sheeg maalin walba iney tahay Qof la jecel yahay. maxaa yeelayðð Gabdhuhu waxey dareemaan Wanaag marka ay maqlaan Erayga ah "Waan ku jecelahay"â€ïžð¥º, waxey kaloo ay Farxad dareemaan marka aad Gacanta qabato Xiliga aad wada socotaan iyo Marka aad Laabta geliso iwm.â€ïžð
Inaad gabar jeclaato waa dareen lkn inaad daryeesho waa Raganimo ð¯â€ïž
áŽÒáŽÊ ᎡɎɢsÉŽ ÊáŽÊ sáŽáŽáŽÊɪáŽ..âð¥
@Bakaal18
Wadajirkeyna Qurux badanaað«ð« waayaha ii kaa Baray ð¥ºâ€ïžWalaac kuu Muujin maayoð¢â€ïžð« sida Hooskeygii Baan kuu ilaashan ð¥°intaad murugoon ka horna Farxad Baan Ku Quudin ileen Si dhameystiran baad xageyga u ahaatay Qalbiiâ€ïžð¥º
Adigaa uroon Qalbiga Adigaaâ€ïžð« unaxriisto nafteyda ððAdigaa Aniga ku jecelð«ð«Adiga Aniga i wehliya waqtiga wanaag ibaraâ€ïžð igu kareena ifka igana ilaali Qalbi jabkaðð¥º
@Bakaal18
_" ÊáŽÊáŽáŽÉŽáŽáŽ áŽáŽÊᎠÊáŽáŽ
ÊáŽÉªÉªáŽ¢áŽ áŽ¡áŽxᎠÊɪÊáŽÊáŽáŽ QɪᎢáŽÊɪɎ ᎡáŽxᎠJɪÊᎠáŽÉªáŽ
ÊᎠÊáŽáŽ
ÊáŽÊᎠQáŽÒ áŽáŽ JáŽáŽáŽÊ YáŽÊáŽÊ âïž
«WáŽxᎠJɪÊᎠáŽÉªáŽ
áŽ
áŽÊáŽáŽáŽáŽÊᎠxɪɪᎢᎠǫáŽÒ áŽáŽÊᎠáŽÉªáŽ
áŽáŽáŽáŽ¢áŽ áŽÊ ÉŽáŽÊáŽáŽ¢ÊᎠáŽáŽ FáŽÉ¢áŽÊᎢáŽÊ âºïž
'' WáŽxᎠJɪÊᎠáŽÉªáŽ
ᎠɪÊáŽáŽÊÉŽáŽÊᎠǫáŽÒ AÊᎢáŽÉŽ áŽáŽáŽÇ«áŽáŽÊ áŽÊáŽÊÉŽ ɪɎáŽáŽ áŽáŽ¢áŽ ÉŽáŽÇ«áŽ
ᎠáŽáŽáŽÊɪɎᎠHᎠáŽÊáŽáŽáŽ â¥ïž
«WáŽxᎠJɪÊᎠMɪáŽ
ÊᎠÊáŽáŽ
ÊáŽÊᎠAÊÊáŽÊ OᎠáŽ
ÊɪÊáŽÉªÉªáŽ¢áŽ UᎢÊáŽÉ¢áŽÉŽáŽÊᎠIÉŽTᎠáŽáŽ áŽáŽáŽáŽ WáŽxÊáŽÊáŽÊᎠKáŽÊᎠOᎠáŽ
ÊáŽÉŽ áŽ¡áŽÊ áŽ
ÊáŽáŽáŽÉŽáŽÊáŽÉŽ UáŽ
ÊáŽáŽ¡áŽáŽáŽ¡ AÊÊáŽÊâ¥ïžð¢â¥ïžâ¥ïžâš
IÊáŽÊáŽÊ áŽáŽ áŽáŽáŽ
xáŽáŽ
ÊɪɢɪɪᎢᎠǫáŽÊᎢáŽáŽáŽ WáŽáŽ GáŽáŽÊáŽÊᎠWáŽxÊáŽÊáŽÊᎠáŽáŽÊᎠáŽáŽ áŽáŽáŽ
RáŽáŽ
ɪɎáŽÊᎢáŽð¢
@DHILQO_JAFEðŠðŠ
=Wey sahlan tahay in aad hesho qof ku weydiiya xaaladaada, keddibna aad ku tiraahdo waan fiicanahay. Se waxaa adag siddaad marwalba u heli lahayd qof hubiya Ereyadaa ayagaa ee WAAN FIICANAHAY
=Guryaha laguma dhiso quruxda xaaska ama lacagta ninka, Guryaha waxaa lagu dhisaa hooyo hadafkeedu yahay guri lagu xusay magaca Eebbe, iyo aabe hadafkiisu yahay farac ubad Ilaahay kaliyeela
@Bakaal18â
Hadii quruxdu ay indhaha soo jiidato, ogow hab-dhaqanka wacan waxa uu soo jiitaa qalbiga quruxda dhabta ahi ma aha ta jidhka ee waa ta qalbiga ee uu hab-dhaqanka suubani ku sidkan yahayð¥°
Alcumuum quruxdu wa qlbigað
Subax Wngznð«ð¥
@DHILQO_JAFEðŠ
Waan kaa xana qaaa
Hadane kama tagi karo..ðð¥º
Waad iga fog tahay aad
Hadane kama ahaa karo..ð€Šââð¥
Waan kugu kal soonahayy
Hadane waad iga maser sisaa..ðð
Hadii lay dhihi lahaa marwalbo qalad gasho â€ïžâð©¹ð¥º wxaa lagugu ceqabaa qof kaad jcsha hy labtiisa ðð« inaa gasho wllhie anah mar walba dan biile ayaan ahaan lahaa si aanan uga bixin laab taadað«â€ïžð¥¹
áŽÒáŽÊ ᎡɎɢsÉŽ ....âð¥
@Bakaal18
"Gabareey gððððð ððð ððºðððºy ððºð»ðºðœð ð ðœðððð
ðº_ ðŒðºðœðœðºððð ððŽðµð¢ð²ð§ðªð³ð¶ððð¢ð¢ð© ðœððºððºððº ðð
ðºðº ðð ððððððº ððº ðððºððºððð"ð aniga camal ðð
@Bakaal18
Waxaan ku iri: Naag kale inaa guursado ayaan rabaa maxaa ka leeahay ? Waxeey i soo sameysay dolshadan waxayna ii gu keentay jawab ahaan...!!
Maxaa ka fahantay doolshadaan ?
[[ ᎢáŽÊáŽáŽÊ ᎡɎɢsÉŽ..âð¥ ]]
@Bakaal18
Endi mavjud! Telegram Tadqiqoti 2025 â yilning asosiy insaytlari 
