uz
Feedback
🌹𝗧𝗘𝗔𝗠___𝗘𝗡𝗧𝗘𝗥𝗧𝗔𝗜𝗡𝗠𝗘𝗡𝗧🌹🇦🇪☜︎︎︎

🌹𝗧𝗘𝗔𝗠___𝗘𝗡𝗧𝗘𝗥𝗧𝗔𝗜𝗡𝗠𝗘𝗡𝗧🌹🇦🇪☜︎︎︎

Kanalga Telegram’da o‘tish

Chanel kan waxan ku so gudbin doonah barnaamijyo ku xiiso galiyo iyo sawiradah dhalin yaradah t.e sida sawirka jimcah iyo wixi kalo lamid ah.💯✊ Dag Dag Ku Hel barnamij Cusub 📝 Gacmo Furan Ku Soo Dhawow 🤷‍♂️ Nagu Soo Biir Oo nala qosal🙏              

Ko'proq ko'rsatish
4 545
Obunachilar
Ma'lumot yo'q24 soatlar
-227 kunlar
-14030 kunlar
Postlar arxiv
Riyooy xaal qaado 😂 Sanadku waa 25 / 4 /2030 saacadu waa 9:30PM ama fiidnimo waa aniga iyo gabadha uu dhalay madaxweyne farmajo waxan ku lugeynaynay wadada maka al-mukaramah ee magaalada muqdisho wadanku waa nabd meel walpa way iftiimeysa quruxda wadada ka daran waxaynu is guursanay bil ka hor ka dib xiriir mudo so socday waxan fadhiisanay darjiin wadada dhinaceeda ku yaal halkas oo an wax yar waqti ku qaadanay ka dib waxan aadnay dhankaas iyo madaxtoyada qaranka si aan uso salaano aabe farmajo io maamo seynab waxa si diiran noso dhaweyey ciidanka ilaalada madaxtooyada iyo agamasime fahad yaasiin so dhaweyn balaaran ka dib waxa no yimid aabe farmajo oo haybad somalinimo ka muuqato kuna faraxsan guusha uu gaaray markan wada casheynay ayuu iiso bandhigay inuu ii dhiibayo xilka wasiirka maaliyada💵 runtii anigo ka labalabeynayo ayaan ogolaaday la i magacow xilkiina la ii dhaariyey waxan fadhiya xafiiskeyga 🤣sheekadu markay halka mareysay ayaan kaso kacay sariirteydii xalay aan ku seexday mise waaba riyo 🤣🤣😂😂 ᴀғᴜʀ ᴡɴɢsɴ ʀᴇᴇʀ sᴍᴀʟɪᴀ..☕🥖 @Bakaal18

Sanado aad u badan kaddib ayaa uu soo wacay wuxa uuna ku yiri "Ma i xasuusan kartaa?" -Waxa ay ku tiri iga raalli ahaw walaal
Sanado aad u badan kaddib ayaa uu soo wacay wuxa uuna ku yiri "Ma i xasuusan kartaa?" -Waxa ay ku tiri iga raalli ahaw walaal, dadka isoo wacaa aadbaa ay u badanyihiin ee ii sheeg qofka aad tahay -Waxa uu ku yiri sideed ii weydiinaysaa qofka aan ahay? miyaa aad illowday in aan mar kuu ahaa dhaqdhaqaaqa wadnahaaga iyo dhiigga xididdadaada ku dhex socda?. -Waxa ay ku tiri ma adiga oo og in aad sidaas agtayda ka tahay ayaa aad i cidleysay oo aad iga dhaqaaqday? Hadda ma ii sheegi kartaa sababta aad iisoo wacday maanta.? -Waxa uu yiri "Adduunka waxa aan ka raadinaayay in uu jiro qof adiga kula mida ama kaa fiicaan hase ahaatee waxa aan ogaaday in ay taasi suuragalnimada ka fog tahay." Qalbiyada yaan lagu ciyaarin 🙏😒 ʀᴀᴍᴀᴅᴀᴀɴ ᴋᴀʀɪɪᴍ...💥 @Bakaal18

Aabe ayaa maalin wuxuu igu soo wacay Video Call ka ilaa 3 saaca dood, wada had lay nay waxaan ku iri aabe telka demi, waan kugu soo celinayaaye::😢 Wuxuu igu yiri:: Maxaa kugu dhacay wiilkeyga.?🤔 Inta ku demiyay ayaan u sii qoray::✍️ Gabar deriskeenna ah oo aabbaheed dhawaan dhintay ayaa guriga soo gashay, waxaana diidayay iney aragto anigoo aabbehey la hadlaayo oo murug ay dareento. 🤨 Wiilkaas iyo waalidkii tarbiyeeyay sharaf iyo karaamo korkooda ha ahaato. Si la mid ah aan mar walba u ilaalino dareenka dadka😒😰 Galab wngsn...💥 @Bakaal18

Wuxuu Kula Qaybsaday Qayb Ka Mid Ah Wakhtigaagii, Wuxu Kusiiyay Farxad Iyo Jacayl Mar walbo, Wuxuunna Kuu Saamalaylay Habbeen
Wuxuu Kula Qaybsaday Qayb Ka Mid Ah Wakhtigaagii, Wuxu Kusiiyay Farxad Iyo Jacayl Mar walbo, Wuxuunna Kuu Saamalaylay Habbeeno Badan, Wuxunna Kuu sheegay In Uu Ku Jecel Yahay, U Mahadceli Ex-kaagii ama Ex-Taadi😄😂 😂 @Bakaal18

Waxan Ahay, Mid Ku Farxaa Dhoolacadeyntaada,😇 Mid u Boholyooba Aragaaga,👀 Jecel La Joogaaga,🫂 Ku Teba Oo Kuu Xiisa😍 Hadii
Waxan Ahay, Mid Ku Farxaa Dhoolacadeyntaada,😇 Mid u Boholyooba Aragaaga,👀 Jecel La Joogaaga,🫂 Ku Teba Oo Kuu Xiisa😍 Hadii Aay Naftu Waxyar Ku Mooganaatona Murugooda💔🥹!!!. [[ ʜᴀʙᴇᴇɴ ᴡɴɢsɴ..💥 ]] @Bakaal18

Quruxda Xiriirku Waa Is-Aaminidda,🫀🖇 Ilaali Oo Dhawr Kalsoonida Gacalisadaada🔐❤️‍🔥/Gacaliyahaaga, Baraaraha Noloshu Waa L
Quruxda Xiriirku Waa Is-Aaminidda,🫀🖇 Ilaali Oo Dhawr Kalsoonida Gacalisadaada🔐❤️‍🔥/Gacaliyahaaga, Baraaraha Noloshu Waa Lamaane Is-Aaminsan.💔🌹

Waxaan jeclaan lahaa in aan haysto badhanka wax masaxa😿💔, si aan u masaxo xiriirkii saxibtinimo ee wakhti naga dhaxeeyey😇�
Waxaan jeclaan lahaa in aan haysto badhanka wax masaxa😿💔, si aan u masaxo xiriirkii saxibtinimo ee wakhti naga dhaxeeyey😇👩‍❤️‍👩, madama aan ka dhigtay wahel, walal iyo saxiibta dunida aan ugu jeclahay🥺❤️ badalkeedana aad ikhiyaantay😥💔🔓 igana dhaxashay qofkii igu qiimaha badna aan haystay koonka....😢💔 ɴᴏᴏɢᴜ ʀᴇᴇʙ ғɪᴋɪʀᴋᴀɢᴀ ʜᴏᴏs.......😇 ..................[𝙃𝙖𝙗𝙚𝙚𝙣 𝙬𝙣𝙜𝙯𝙣🦋🦋]....................

Kaama Fogaan karo waan jeclahy naftaada Sidaan kuu jeclahy💞👩‍❤️‍👩 Adiga Hadii Aan nafteyda u jeclaan lahaa Wax wanaagsan a
Kaama Fogaan karo waan jeclahy naftaada Sidaan kuu jeclahy💞👩‍❤️‍👩 Adiga Hadii Aan nafteyda u jeclaan lahaa Wax wanaagsan ayeey ahaan  laheed laakin fursada jeclaashaha Adiga ayaa Qaatay🥀❤️ sidoo kale  Hadii Aan ogaan lahaa naxriistaan fara badan inaan Kaa helaayo Daqiiqad 🖇❣maka ahaan laheen xagaaga xasuus walbo cusub Fikir Gaar ayey wadata laakin Adiga xasuustada Xubiga Ayaa ka AWOOD BADAN🫀😍 ᴢᴜʙᴀx ᴡɴɢsɴ......💥💥

Cagsiga cidlada waxaan ku buuxiyaa xasuustada🙇 cagsiga Fogaan, taadana waxaan ku dhameystiraa Riyada🫀🫂 Balse cagsiga Colaa
Cagsiga cidlada waxaan ku buuxiyaa xasuustada🙇 cagsiga Fogaan, taadana  waxaan ku dhameystiraa Riyada🫀🫂 Balse cagsiga Colaadaada waxaan celin kirin ilinteyda🥺 oo waxaan ogahay inuu in xisahaaga   Iga Awood badiyo👩‍❤️‍👩😭❤️ H/ wanaag san...💥 @DHILQO_JAFE...✍️

Waa iga Talo Waana Kula Talinaa Ee Guurso wxaa soqoray wiil single ah cajib...👇🙏👫💍😂
Waa iga Talo Waana Kula Talinaa Ee Guurso wxaa soqoray wiil single ah cajib...👇🙏👫💍😂

قال :- لو خيروني في حياتي ثاني ولله سأختارك انتي صدقا ... فأنا ام أجد اجمل من هذا الوجه " Wuxu yiri  :-  Noloshayda hadii la idhihi lahaa mar labaad wax dooro , Wllahi adiga ayaan ku dooran lahaa , Run ahaantii ... 💙🥺 Anigu ma arkin weji ka Qurux badan wajigaaga  ,,, 🖇👸🏻💖 z/ wngsn💥 @Bakaaal✍️

Guurso qofka jecel xijaabkaaga inta uusan arkin quxdaada iyo isqurxintaada 🔐 guurso qofka jecel Qiyaamu layLka 👩‍❤️‍👨 guur
Guurso qofka jecel xijaabkaaga inta uusan arkin quxdaada iyo isqurxintaada 🔐 guurso qofka jecel Qiyaamu layLka 👩‍❤️‍👨 guurso qof leh diin iyo Akhlaaq dooro Aabaha caruur taada kahor inta aadan dooran ninkaaga adiga 💗💍 @Bakaaaal✍️

. Qofka ingriiska ah markuu kasoo tagaayo dhaqtarka ilakaha wuxuu dhahaa qof khibrad leh ayaad tahay waan kaga mahad celinaya
. Qofka ingriiska ah markuu kasoo tagaayo dhaqtarka ilakaha wuxuu dhahaa qof khibrad leh ayaad tahay waan kaga mahad celinayaa sida wanaagsa  ee aad ii qurxusey. . Kan mareykanka ah markuu kasoo tagaayo wuxuu yiraahdaa mahdsanid shaqo wanaagsan ayaad ii qabatay. . Kan somaaliga wuxuu dhahayaa Diktoore goormaan cunto cuni karaa. . Dadka kaliya calooshooda u darantahay ayaan nahay mr walba😂😂😀 zubax wngsn..💥 @Bakaal

Hanaqon Dhulka lagu socdo❤️🦋 Ee Noqo Daruurta cid waliba🌼💜 🍁 Ku Hamiso inay Gaaraan❤️ Habeeen wangsan✨️🌷💉
Hanaqon Dhulka lagu socdo❤️🦋 Ee Noqo Daruurta cid waliba🌼💜 🍁 Ku Hamiso inay Gaaraan❤️ Habeeen wangsan✨️🌷💉

https://t.me/Daranjaceel Waa wiilkiina wllkiina Gabdha abtigood OZIL OO IDINLEH JION MY CHANL PLZ🙏🏻

Inaad jeceshahay qof aan ku jeclayn waxay lamid tahay, adigoo hab siinaya geed tiin ah inta badan ee aad kusii dhagnaato waa
Inaad jeceshahay qof aan ku jeclayn waxay lamid tahay, adigoo hab siinaya geed tiin ah inta badan ee aad kusii dhagnaato waa inta badan ee uu ku dhaawaco ama ku xanuujiyo🥲💔💔 [[ FIID WNGSN MAI FMLY...💥 ]]🦋

Gabadhaa halkaan ku jira dhan jaceylkooda inaaa noqdo rabaa iso dhaweeya ....😂😂 @BAKAAL

"Ii ballan qaad in aadan mar qudha i iloobi doonin. si tartiib tartiib ah ii ilaw; Maanta codkayga, Berrina qosolkayga, waxa
"Ii ballan qaad in aadan mar qudha i iloobi doonin. si tartiib tartiib ah ii ilaw; Maanta codkayga, Berrina qosolkayga, waxa soo raaca waa dhaldhalaalka indhahayga. Waxaan rabaa inaan xusuustaada uga daato sida dhibicda roobka, Ma aha sida meyd kor kasoo dhacay oo kale." 💔😥 @mucaashaqaᴛ.ᴇ

Horey u soco oo haka werwerin codadka niyad jabka leh ee ku jeesjeesa riyadaada dibna kuu jiidaya, rumayso naftaada..❤️🩺💯 [
Horey u soco oo haka werwerin codadka niyad jabka leh ee ku jeesjeesa riyadaada dibna kuu jiidaya, rumayso naftaada..❤️🩺💯 [[ WAXAY KU THY WNGSN MAI FMLY...💥 ]]🦋