ru
Feedback
🌹𝗧𝗘𝗔𝗠___𝗘𝗡𝗧𝗘𝗥𝗧𝗔𝗜𝗡𝗠𝗘𝗡𝗧🌹🇦🇪☜︎︎︎

🌹𝗧𝗘𝗔𝗠___𝗘𝗡𝗧𝗘𝗥𝗧𝗔𝗜𝗡𝗠𝗘𝗡𝗧🌹🇦🇪☜︎︎︎

Открыть в Telegram

Chanel kan waxan ku so gudbin doonah barnaamijyo ku xiiso galiyo iyo sawiradah dhalin yaradah t.e sida sawirka jimcah iyo wixi kalo lamid ah.💯✊ Dag Dag Ku Hel barnamij Cusub 📝 Gacmo Furan Ku Soo Dhawow 🤷‍♂️ Nagu Soo Biir Oo nala qosal🙏              

Больше
4 545
Подписчики
Нет данных24 часа
-227 дней
-14030 день
Архив постов
Ka waran Qofka aan si wanaagsan u seexan habeenkii adiga Dartaa😭🥺❤️ oo aan nasasho ku filan helin maalintii isla markaana aan dan ka lahayn caafimaadkiisa si uu Farxad u siiyo naftaada iyo Noloshaada.❤️🥺🥺 Wax kasta waxay ku Qarsadaa qalbigeeda Xanuun, Daal, dhaawac iyo Niyad jab 😭💔🥹hadana Kuma dareen siiso mar Qura kuumana sheegto si aadan ula Dareemin, kaligeed ayey isku ku Koobtaa Dhibaatada. Waxa ay Jeceshahay in ay kuu Rumeeyso Riyooyinkaada. Waxa ay Kuu Jeceshahay si xad dhaaf ah iyada oo aan kaa Dalban in aad usoo Celiso.❤️😭❤️ Haddii aad Jeclaato waa ay kugu Faraxdaa in ka badan inta  aad Malaysan karto 🥰🤩hadaa u Garan waydana waa ay kuu Duceeysaa Duco ka soo Go'day Qalbi wax Jecel.😍💖💫 Wax kasta Badal beey Leeyihin sida Caadiga ah ama wax u dhow balse Qofkaas lagama mayaabo in laga Helo Dunidaan ❤💕💞Qof la mid ah mana Jiro Qof xataa lala barbar dhigi karo abid.  ❤💯 Haa qofkaasi waa Hooyo ❤💖Hooyaday Macaan, Hooyadaa iyo Hooyooyin keen dhamaanteen. Ma Jiro Qof ka Qaalisan Dunidan.❤                  HOOYO MCM..❤️😭❤️❤️        suxuur wngsn rer smlia

https://t.me/Hamigena Quen of quen weyaan Join haladhaho yaan ukala Harin dhmaan teen

Waa mar kale Aan fursad U'helay inaan wax un idin soo xariiqo Ee Qaado talooyinkaan _______________________ 1: Sharci ma ahan
Waa mar kale Aan fursad U'helay inaan wax un idin soo xariiqo Ee Qaado talooyinkaan _______________________ 1: Sharci ma ahan inaad jeclaato qufaan ku jecleyn Waxaad ogaata Bari iney ka Danbeyso maalin kale oo qurux badan 2: Haku Aaminin naftaada Mar walbo shaqsi Beenta kugu Dirqiyaha Daacadnimada Aan Horjoog u Aheyn 3: kalsooni ku Qab Qalbigaga oo jeclaaw Quf ku siin kara kalsooni una  Qalanta Naftaada 4: Haku Dağ Dağın inaad Qalbigaga siiso shaqsi Aan kuu heyn wax Dareen ah 5: ilaali Hadalada Aad ku hadleysid markii Aad waqti la Qaadaneysid  Qufka markaas kala dhaxeeya xariirka 6: Daacadnimada waa muhiim waxeyna muhiim u tahay Shaqsiga ku Dareensiya Qadrin iyo Qalbi jaceyl Ay u Dheer tahay Dulqaad iyo kala danbeyn Ay Naftu qireyso 7: ha u suurown Waayo ma mudna şüurada Balse badi Samirkaa si Aad u hesho Shaqsiga markaas Aad jeceshahy. afur wngsn rer smalia..🥂

_"Ha Dhibsan Qofka kuu Jecel, Waayo Waxa uu dareemayaa Dhib Ka Culus Ka uu Kugu Hayo Adiga_ " 🤍 🅝︎🅐︎🅢︎🅞︎🅞︎ Ⓡ︎Ⓐ︎Ⓐ︎Ⓒ︎ 👇 Https://t.me/QoraalloJacayl ✪✪✪

Majecli Quruxdaada Ee waxaan jeclahay Qalbi 🫀❤️wanaagaga mana jecli Hantidada Ee waxaan jeclahay Daacadnimadada 🥰🥺Maku far
Majecli Quruxdaada Ee waxaan jeclahay Qalbi 🫀❤️wanaagaga mana jecli Hantidada Ee waxaan jeclahay Daacadnimadada 🥰🥺Maku faraxsani inaan Ku jeclahay Ee waxaan ku faraxsanahay Inaad waligaa ila joogi doontid 😢🫂Taasna ma Dhihi karo waa jaceyl Ee waa kalsooni Kana Awood badan Jaceylka👩‍❤️‍👩😱✍ Waxaan la joogaa waqti Aan nolosha la jaanqaadi karo runtii waxaan soo maray nolol Adag ❤️😢balse hada waxaan Ahay farxad side Adigana Waxaat tahay Dareen side😘😍 marka Aan isku suurowno Ileen Qalbiyada waa Hal hankuuduna waa midee 👩‍❤️‍👩😍 Afur wngsn rer Somalia..🍷 @Bakaal18..✍

Muqaal ahaan jirka waa aan ka nolahay balse gudaha waan ka dhintay😭💔 nasiib uma yelan in aan xidigaha la caweeyo farxadooda
Muqaal ahaan jirka waa aan ka nolahay balse gudaha waan ka dhintay😭💔 nasiib uma yelan in aan xidigaha la caweeyo farxadooda😢❤️‍🩹✨ Hawen walba dhamaadkiisa murug ayaan la dhameestaa ilaa subaxu ka dilaaco.🥲 💔🔥                              🦋Subax wngzn mi FAMILY🦋 ᴀᴋʜʀɪꜱᴛᴇ ᴍᴀᴋᴜ ᴊɪʀᴛᴀ xᴀʟᴀᴅᴀɴᴏ ᴋᴀʟᴇ🥺💔🔥

ᵠⁱˢᵃᵈᵉʸᵈⁱⁱ 𝕁𝔸ℂ𝔼𝕐𝕃𝕂𝔸🥺❤️ ᗴᗴ 𝖰𝖺𝖻𝗒𝗈𝗈𝖽𝖺𝗒😭💔 Amintu waxay ku taagneed 6:00 ama 12:00 subaxnimo hadba saad u taqaan ,jawiguna waa qabow aad hurdada jecleysaneysid anah kolkaasan kasoo baxay wax akhris aan ku muraajaceysanayay daruusteydii jamacada ,xogah yar kadib waxaan maqlay dhawaqa alarm ⏰  migah taleefonkeyga oo i xasuusinaya inaan isu diyaariyo jamacada anah qunyar intaan luuday ban codkii iska xiray ,kadib waxaan si halhaleela usoo dafay buraashkii ilkaha iyo koolgayt kooda oo tawalaytka ii saarnaa isla kolkaana waxaan usoo kicitimay dhankaa iyo banaanka anoo markaas fariistay darjiin yar oo noogu yaalay dhinaca wajahada hore ee guriga ,markaan in cabaara fadhiyay oo aan halkaas ku wato cadeygaygah ayaa waxa guri nagasoo horjeeday kasoo baxay iridiisa gabar aan quruxdeeda la ashqaraaray😻  oo rabi u dhameeyay qurux idilkeed isla kolkaana wadatay iskoobe yar judhiiba salaan bay igu boobtay🤝 anoo la ama kaaksan siday ku dhacday inaan marnaba hore u arkin gabadhan aad u quruxda badan ee dariskeyga ah waxaa nafteyda la guuxaba oo caloosha iska caanantaba, halmar ban waxaan kusoo baraarugay😲 Gabadhoo midhah ka yaabtay shibanaanteyda oo leh "maxaa dhacay subaxan salaanta layskama ridinaayo miyaa" anah inta si halhaleelah soo booday ban bartii  radin iyo bariidin bilaabay aduu is bariidin iyo isbarasho kadib halkaasan number ku kala qaadanay🤗 oo aan ku kala tagnay anah aan jaamacad aadey iyana hawshii ay usoo baxday ee ahyd inay banaanka guriga xaaqdo ahyd qabsatay,wakhtigu waakan is gureh waakan habeen lazoo gaaray🌃 saacaduna ku taagan tahay 2:00/8:00 fiidnimo waanigan soo qabsaday taleefonkeygih waynah soona galay whatsapp isla kolkaana u diray fariin salaana🥰 geenyadan saaka la kulmay inyar kadib waxaan helay jawabida  fariintan u diray halkaasan kasii galnay is bariidin iyo kaftan🤭 wuxuu wakhtigu is guraba waxaa la gaaray xili danbeh waana kala seexanay🛌 Waxaa la gaaray malinkii xigay inaan meshii sidii ugu kulano waxaa todobaadyo aan saa uwadah xiriirnaba waxaa dhacay inaan xiriir jcyyl bilowno👩‍❤️‍💋‍👨❤️‍🔥 wuxuu xiriirkeenii socdaba waxaa dhacday in galab aanku hishiino inaan xeebta ama badah aadno.🏖😻 Waxaa la gaaray galabtii aan ku hishiinay xeebta durba waxaan qabsanay bajaaj ama boodhah hadba saa u taqaano kadib wax yar ay na soo waday waxaan nimi xeebta isla kolkaana waxaan isla garanay inaan ku sheekeysano hotel ayaanta shidnaa oo la hadal hayay waxaan cabaar hotelkii ku qaadano wakhti🤝❤️‍🩹 waxaa dhacay markii danbeh inaan ku hishiino inaan aadno xaaxigah xeebta oo aan halkaas ku lagah baxsano😍 judhiiba waxaan kasoo wareegnay gadaasha danbeh hotelka anagoo soo gaarnay xaaxigah xeebta waxaana bilownay lugah baxsigeenii mudo markaan lugah baxsaneyney waxaan aragnay jamal yar🏔 oo ay si qurxoon biyuhu usoo gaarayaan ugana laabanayaan isla kolkiiba jamalkii baan fariisanay halkaasan hasawaheenii kasii wadnay👨‍❤️‍💋‍👨🌸 iyadoo kolkaa ay daymo hoosah oo xishood kujiro ay i eegeysay🤭   waxaan dareenka kalkacayl wada qaadano oo isu soo dhawaano waxaa la gaaray casar liiqii ay qoroxdu sii dhacaysay waxay halmar si kadisa u qabatay gacanteyda🫴🏻 iyadoo saartay wadnaheeda🫀🥺 iiguna fiiqday farta  cadcaadeh iyadoo weerahan ii racaysay🗣 "Iftiinkaasi waxa uu quruxiyay koonka✨️ aduguna waxa aad qurxisay qalbigayga🥰 si wayn ayaan ugu qanacsanahay naftaada iyo noloshaada ee gacaliya marnaba ha i cidleen😪🤌💓" halkaas markey marineysay baan hurdadii kasoo kacay oo aan ogaaday waxaan ku jiray inay ahaayeen riyo khayaaliya😰💔

ᵠⁱˢᵃᵈᵉʸᵈⁱⁱ 𝕁𝔸ℂ𝔼𝕐𝕃𝕂𝔸🥺❤️ ᗴᗴ 𝖰𝖺𝖻𝗒𝗈𝗈𝖽𝖺𝗒😭💔
ᵠⁱˢᵃᵈᵉʸᵈⁱⁱ 𝕁𝔸ℂ𝔼𝕐𝕃𝕂𝔸🥺❤️ ᗴᗴ 𝖰𝖺𝖻𝗒𝗈𝗈𝖽𝖺𝗒😭💔

Kulan ka Qurux badan majiro markeynu ka wada hadleyno wanaaga nolosheyna IYO Hormarkeyna Hadafkiisuna jaceyl Aan dhamaad, lah
Kulan ka Qurux badan majiro markeynu ka wada hadleyno wanaaga nolosheyna IYO Hormarkeyna Hadafkiisuna jaceyl Aan dhamaad, laheyn 👩‍❤️‍💋‍👨❤️ Jaceyladii Quruxda badnaa waxay ku dhamaaden sugitaan uu qofba sugaayo qof kle 🥺💔isagoo is leh haku so raadiso 🥺iyo iyadoo is leh hakula so hadlo😭🥹 [[ ᴢᴜʜᴜᴜʀ ᴡᴀɴɢsɴ...🥖☕ ]] @Bakaal18

U sheeg maalin walba iney tahay Qof la jecel yahay. maxaa yeelay😍😍 Gabdhuhu waxey dareemaan Wanaag marka ay maqlaan Erayga
U sheeg maalin walba iney tahay Qof la jecel yahay. maxaa yeelay😍😍 Gabdhuhu waxey dareemaan Wanaag marka ay maqlaan Erayga ah "Waan ku jecelahay"❤️🥺, waxey kaloo ay Farxad dareemaan marka aad Gacanta qabato Xiliga aad wada socotaan iyo Marka aad Laabta geliso iwm.❤️😍 Inaad gabar jeclaato waa dareen lkn inaad daryeesho waa Raganimo 💯❤️ ᴀғᴜʀ ᴡɴɢsɴ ʀᴇʀ sᴏᴍᴀʟɪᴀ..☕🥖 @Bakaal18

Wadajirkeyna Qurux badanaa🫂🫀 waayaha ii kaa Baray 🥺❤️Walaac kuu Muujin maayo😢❤️💫 sida Hooskeygii Baan kuu ilaashan 🥰intaad murugoon ka horna Farxad Baan Ku Quudin ileen Si dhameystiran baad xageyga u ahaatay Qalbii❤️🥺 Adigaa uroon Qalbiga Adigaa❤️🫀 unaxriisto nafteyda 😘💓Adigaa Aniga ku jecel🫀🫂Adiga Aniga i wehliya waqtiga wanaag ibara❤️💍 igu kareena ifka igana ilaali Qalbi jabka💔🥺 @Bakaal18

Ninka kaliya ee haweenay kasta kuriyooto cajiib😂😂😂 @Bakaal18
Ninka kaliya ee haweenay kasta kuriyooto cajiib😂😂😂 @Bakaal18

_" ʜᴀʙᴇᴇɴᴋᴀ ᴋᴀʟᴀ ʙᴀᴅʜᴋɪɪᴢᴀ ᴡᴀxᴀ ʙɪʟᴀʙᴍᴀ Qɪᴢᴏʏɪɴ ᴡᴀxᴀ Jɪʀᴀ ᴍɪᴅ ʟᴀ ʜᴀᴅʟᴀʏᴀ Qᴏғ ᴜᴜ Jᴇᴄᴇʟ Yᴀʜᴀʏ ✌️ «Wᴀxᴀ Jɪʀᴀ ᴍɪᴅ ᴅᴀʀᴇᴇᴍᴀʏᴀ xɪɪᴢᴏ
_" ʜᴀʙᴇᴇɴᴋᴀ ᴋᴀʟᴀ ʙᴀᴅʜᴋɪɪᴢᴀ ᴡᴀxᴀ ʙɪʟᴀʙᴍᴀ Qɪᴢᴏʏɪɴ ᴡᴀxᴀ Jɪʀᴀ ᴍɪᴅ ʟᴀ ʜᴀᴅʟᴀʏᴀ Qᴏғ ᴜᴜ Jᴇᴄᴇʟ Yᴀʜᴀʏ ✌️ «Wᴀxᴀ Jɪʀᴀ ᴍɪᴅ ᴅᴀʀᴇᴇᴍᴀʏᴀ xɪɪᴢᴏ ǫᴏғ ᴋᴀʟᴇ ᴍɪᴅᴋᴀᴀᴢᴏ ᴀʏ ɴᴏʟᴏᴢʜᴜ ᴋᴀ Fᴏɢᴀʏᴢᴀʏ ☺️ '' Wᴀxᴀ Jɪʀᴀ ᴍɪᴅ ᴜ ɪʟᴍᴀʏɴᴀʏᴀ ǫᴏғ Aʏᴢᴀɴ ᴍᴀᴄǫᴜᴜʟ ᴀʜᴀʏɴ ɪɴᴜᴜ ᴜᴢᴏ ɴᴏǫᴅᴏ ᴍᴀᴀʟɪɴᴀ Hᴀ ᴀʜᴀᴛᴇ ♥️ «Wᴀxᴀ Jɪʀᴀ Mɪᴅ ʟᴀ ʜᴀᴅʟᴀʏᴀ Aʟʟᴀʜ Oᴏ ᴅʜɪʙᴋɪɪᴢᴀ Uᴢʜᴇɢᴀɴᴀʏᴀ IɴTᴀ ᴜᴜ ᴋᴀᴄᴏ Wᴀxʏᴀʙᴀʜᴀ Kᴀʟᴇ Oᴏ ᴅʜᴀɴ ᴡᴀʏ ᴅʜᴀᴍᴀɴᴀʏᴀɴ Uᴅʜᴀᴡᴏᴏᴡ Aʟʟᴀʜ♥️😢♥️♥️✨ Iʟᴀʜᴀʏ ᴏᴏ ᴀᴀᴅ xᴀᴅʜɪɢɪɪᴢᴀ ǫᴀʙᴢᴀᴛᴀ Wᴀᴀ Gᴜᴜʟᴀʜᴀ Wᴀxʏᴀʙᴀʜᴀ ᴋᴀʟᴇ ᴇᴇ ᴀᴀᴅ Rᴀᴅɪɴᴀʏᴢᴏ😢 @DHILQO_JAFE🦋🦋

=Wey sahlan tahay in aad hesho qof ku weydiiya xaaladaada, keddibna aad ku tiraahdo waan fiicanahay. Se waxaa adag siddaad ma
=Wey sahlan tahay in aad hesho qof ku weydiiya xaaladaada, keddibna aad ku tiraahdo waan fiicanahay. Se waxaa adag siddaad  marwalba u heli lahayd qof hubiya Ereyadaa ayagaa ee WAAN FIICANAHAY =Guryaha laguma dhiso quruxda xaaska ama lacagta ninka, Guryaha waxaa lagu dhisaa hooyo hadafkeedu yahay guri lagu xusay magaca Eebbe, iyo aabe hadafkiisu yahay farac ubad Ilaahay  kaliyeela @Bakaal18

Hadii quruxdu ay indhaha soo jiidato, ogow hab-dhaqanka wacan waxa uu soo jiitaa qalbiga quruxda dhabta ahi ma aha ta jidhka
Hadii quruxdu ay indhaha soo jiidato, ogow hab-dhaqanka wacan waxa uu soo jiitaa qalbiga quruxda dhabta ahi ma aha ta jidhka ee waa ta qalbiga ee uu hab-dhaqanka suubani ku sidkan yahay🥰 Alcumuum quruxdu wa qlbiga😂 Subax Wngzn💫🥀 @DHILQO_JAFE🦋

Waan kaa xana qaaa Hadane kama tagi karo..💔🥺 Waad iga fog tahay aad Hadane kama ahaa karo..🤦‍♂😥 Waan kugu kal soonahayy H
Waan kaa xana qaaa Hadane kama tagi karo..💔🥺 Waad iga fog tahay aad Hadane kama ahaa karo..🤦‍♂😥 Waan kugu kal soonahayy Hadane waad iga maser sisaa..😭💚 Hadii lay dhihi lahaa marwalbo qalad gasho ❤️‍🩹🥺 wxaa lagugu ceqabaa qof kaad jcsha hy labtiisa 🖇🫂 inaa gasho wllhie anah mar walba dan biile ayaan ahaan lahaa si aanan uga bixin laab taada🫂❤️🥹 ᴀғᴜʀ ᴡɴɢsɴ ....☕🥖 @Bakaal18

"Gabareey g𝗎𝗎𝗋𝗌𝗈 𝗇𝗂𝗇 𝗆𝖺𝗋𝗄𝖺y 𝗀𝖺𝖻𝖺𝖽𝗁 𝗎 𝖽𝗁𝗈𝗈𝗅𝖺_ 𝖼𝖺𝖽𝖽𝖺𝗒𝗌𝗈 𝘈𝘴𝘵𝘢𝘲𝘧𝘪𝘳𝘶𝘭𝘭𝘢𝘢𝘩 𝖽𝗁𝖺𝗁
"Gabareey g𝗎𝗎𝗋𝗌𝗈 𝗇𝗂𝗇 𝗆𝖺𝗋𝗄𝖺y 𝗀𝖺𝖻𝖺𝖽𝗁 𝗎 𝖽𝗁𝗈𝗈𝗅𝖺_ 𝖼𝖺𝖽𝖽𝖺𝗒𝗌𝗈 𝘈𝘴𝘵𝘢𝘲𝘧𝘪𝘳𝘶𝘭𝘭𝘢𝘢𝘩 𝖽𝗁𝖺𝗁𝖺𝗒𝖺 𝗂𝗅𝖺𝖺 𝗎𝗎 𝗀𝗎𝗋𝗂𝗀𝖺 𝗄𝖺 𝗂𝗆𝖺𝗇𝖺𝗒𝗈😋"😁 aniga camal 😂😂 @Bakaal18

Waxaan ku iri: Naag kale inaa guursado ayaan rabaa maxaa ka leeahay ? Waxeey i soo sameysay dolshadan waxayna ii gu keentay j
Waxaan ku iri: Naag kale inaa guursado ayaan rabaa maxaa ka leeahay ? Waxeey i soo sameysay dolshadan waxayna ii gu keentay jawab ahaan...!! Maxaa ka fahantay doolshadaan ? [[ ᴢᴜʜᴜᴜʀ ᴡɴɢsɴ..☕🥖 ]] @Bakaal18