Afoogy
Kanalga Telegramโda oโtish
Afoogy Waa bar si online ah wax loogu barto oo ay ku diyaar yihiin macalimiin aqoon dheeraad ah u leh waxay ku barayaan. Kaliya afoogy ma ahan meel wax lagu barto ee sido kale waxa adiga u aragto faaido inu yahay wa ku diri kartaa
Ko'proq ko'rsatish1 916
Obunachilar
-124 soatlar
-47 kunlar
-1730 kunlar
Postlar arxiv
1 916
๐ธ ๐๐ข๐ฆ๐๐จ ๐๐๐ง๐๐๐ ๐ฌ๐๐ง! ๐ธ
Waxaan dhammaan bulshada Soomaaliyeed u rajaynaynaa Jimco barakaysan, caafimaad, farxad iyo guul.
๐ Isdiiwaangelinta koorsooyinka AFOOGY way furan tahay! Haddii aad rabto inaad barato xirfad casri ah oo kuu horseedi karta shaqo ama ganacsi, hadda waa fursaddaadii.
๐ ๐๐จ๐จ๐ซ๐ฌ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐ ๐๐๐ง ๐๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐จ ๐ฐ๐๐ฑ๐๐ ๐ค๐ ๐ฆ๐ข๐ ๐๐ก:
๐จ Graphic Design
๐ฌ Video Editing & Camera
๐ฑ Motion Graphics
๐ Digital Marketing
๐น Mobile Content Creation
๐ป Computer Applications
๐ Programming - Foundations
๐ฌ๐ง English & Arabic Language
๐ ๐๐ข๐ข๐ฆ๐จ-๐๐ก๐ข๐ฆ๐ข๐ฌ ๐ ๐๐๐ซ ๐๐ก ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ฅ๐ข๐ ๐๐ง ๐ฅ๐ ๐ก๐๐ฅ๐ข ๐ค๐๐ซ๐จ:
โ
Ardayda Dugsiga Dhexe & Dugsiga Sare: ๐๐% ๐๐ข๐ฌ๐๐จ๐ฎ๐ง๐ญ
โ
Ardayda kale: ๐๐% ๐๐ข๐ฌ๐๐จ๐ฎ๐ง๐ญ
โณ Ha seegin fursaddan! Isdiiwaangeli maanta oo ka faa'iidayso qiimo-dhimista iyo koorsooyinka xirfadaha casriga ah.
๐ AFOOGY Academy โ Xarunta Dhexe ee Buula xubay
โ๏ธ WhatsApp: +252619898954
โจ Baro Xirfad, Dhis Mustaqbal.
1 916
+4
๐ ๐๐๐ โ ๐๐
๐๐๐๐ ๐๐ฎ๐ข๐ฅ๐ ๐๐จ๐ฎ๐ซ ๐๐๐ซ๐๐๐ซ
Fasaxaaga u beddel fursad aad ku dhisato xirfaddaada iyo mustaqbalkaaga. Ku baro xirfadaha casriga ah ee maanta loo baahan yahay.
๐ Ardayda wata Student ID (Dugsiga Dhexe iyo Sare) waxay helayaan ๐๐% discount, Ardayda kalane ๐๐%.
๐ข Isdiiwaangelintu hadda way furan tahay!
โ๏ธ ๐๐๐ ๐๐ฅ๐ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐๐ซ๐ข๐ข๐ซ: +252619898954
1 916
๐ฅ ๐
๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐!
AFOOGY Academy waxay si rasmi ah u bilaabaysaa:
๐ Barnaamijka ๐๐๐ โ AFOOGY Build Your Career/ Dhis Jidkaaga Xirfadeed
Barnaamijkan xagaaga waxaa loogu talagalay ardayda iyo dhalinyarada doonaya inay fasaxooda uga faaโiidaystaan barashada xirfado casri ah oo dhisaya mustaqbalkooda.
โ
Graphic Design
โ
Video Editing
โ
Motion Graphics
โ
Digital Marketing
โ
Mobile Content Creation
๐ก Build Skills. Build Your Career.
๐ก Dhis Xirfaddaada, Dhis Mustaqbalkaaga.
๐ ๐๐ข๐ข๐ฆ๐จ-๐๐ก๐ข๐ฆ๐ข๐ฌ ๐ ๐๐๐ซ ๐๐ก!
Ardayda dugsiyada hoose, dhexe iyo sare waxay helayaan ๐๐% ๐๐ข๐ฌ๐๐จ๐ฎ๐ง๐ญ marka ay la yimaadaan ๐๐ญ๐ฎ๐๐๐ง๐ญ ๐๐ ๐๐๐ซ๐ ama aqoonsiga dugsiga.
โ Tababar gacmeed
โ Macallimiin khibrad leh
โ Shifts ku habboon ardayda
โ Barnaamij gaar ah oo xagaaga loogu talagalay
๐ข Isdiiwaangelintu hadda way furan tahay: +252619898954
โ ๏ธ Boosasku waa xaddidan yihiin, ee ku degdeg diiwaangelintaada.
๐ Wadajir - Buulaxubay - Macruuf
1 916
๐ธ ๐๐ข๐ฆ๐๐จ ๐๐๐ง๐๐๐ ๐ฌ๐๐ง ๐ธ
Waxaan dhammaan bulshada Soomaaliyeed u rajaynaynaa Jimco barakaysan, caafimaad, nabad iyo barwaaqo.
โ๏ธ Bilaha fasaxa ee ๐๐ฎ๐ฅ๐ฒ iyo ๐๐ฎ๐ ๐ฎ๐ฌ๐ญ waxaan idiin diyaarinay koorsooyin gaar ah ๐๐ง๐ฅ๐ข๐ง๐ iyo ๐๐๐๐ฅ๐ข๐ง๐/๐๐ฅ๐๐ฌ๐ฌ oo loogu talagalay ardayda iyo dhallinyarada doonaysa inay ka faaโiidaystaan waqtigooda.
๐ ๐๐จ๐จ๐ซ๐ฌ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐ ๐๐
๐๐๐๐:
๐จ Graphic Design
๐ฌ Video Editing & Camera
๐ฑ Motion Graphics
๐ Digital Marketing
๐น Mobile Content Creation for Businesses
๐ป Computer Applications
๐ Programming - Python
๐ฌ๐ง English & Arabic Language
โณ Ha ku lumin fasaxaaga wax aan faaโiido lahayn. Ka faaโiidayso labada bilood ee July iyo August adigoo baranaya xirfad kuu horseedi karta shaqo, ganacsi iyo mustaqbal wanaagsan.
๐ AFOOGY Academy โ Xarunta Dhexe Buula xubay ayay isdiiwangalinta ka socotaa
โ๏ธ WhatsApp: +252๐๐๐๐๐๐๐๐๐
โจ Fasaxaaga ka dhig fursad aad ku barato xirfad cusub.
1 916
๐ธ ๐๐ข๐ฆ๐๐จ ๐๐๐ง๐๐๐ ๐ฌ๐๐ง! ๐ธ
Maalinta Jimcaha oo barakaysan awgeed, waxaan dhammaan bulshada Soomaaliyeed u rajaynaynaa caafimaad, farxad iyo guul.
โจ Fasaxaaga ha ku lumin waqti aan faa'iido lahayn. Ka faa'iidayso fursaddan oo baro xirfad cusub oo kuu horseedi karta shaqo, ganacsi ama horumar shaqsiyeed.
๐ Waxaa socda diiwaangelinta fasallo cusub oo ay ka mid yihiin:
๐จ Graphic Design
๐ฌ Video Editing
๐ป Computer Applications
๐ Marketing
๐ฌ๐ง English and Arabic Language
๐ Maanta bilow tallaabada ugu horreysa ee guushaada.
๐ AFOOGY Academy โ Xarunta Dhexe ee Buula Xubay
๐ ๐๐ฌ๐๐ข๐ข๐ฐ๐๐๐ง๐ ๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ฎ ๐ฐ๐๐ฒ ๐๐ฎ๐ซ๐๐ง ๐ญ๐๐ก๐๐ฒ: +252619898954
Baro Xirfad, Dhis Mustaqbal!
1 916
๐โจ ๐๐๐ง๐๐๐ค๐ ๐๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ ๐๐ ๐๐ข๐ฃ๐ซ๐ข๐ ๐ ๐๐๐๐ ๐ก๐ ๐ข๐๐ข๐ข๐ง ๐ง๐จ๐ช๐๐จ ๐ฌ๐๐ง๐ง๐๐ ๐๐ฒ ๐ค๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐๐๐ง ๐๐๐ซ๐๐ค๐จ, ๐ง๐๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐จ ๐๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐.
Sida safarku u bilaabmo tallaabada koowaad, guushuna waxay ka bilaabataa aqoon iyo horumar joogto ah. Aynu sannadkan cusub ku billowno himilooyin waaweyn iyo dadaal miro-dhal ah.
Waxaan idin rajaynaynaa sannad ay ka buuxaan fursado cusub, korriin iyo guulo aan dhammaad lahayn.
Ku billow sannadkan cusub adigoo maalgashanaya naftaada iyo mustaqbalkaaga. Baro xirfado kuu sahlaya inaad shaqaysato, hal-abuur sameyso, ama ganacsigaaga kobciso.
๐ Diiwaangelintu way furan tahay koorsooyinkeena cusubโ boosaskuna waa xaddidan yihiin- WhatsApp: +252619898954
1 916
+5
๐ ๐๐ข๐ฅ๐จ๐ฐ๐ ๐ ๐๐ซ๐๐๐ฒ ๐๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ ๐จ๐จ ๐๐๐ช๐ฌ๐ก๐๐๐๐๐ฒ๐๐ฒ๐๐๐ฅ ๐๐ก!
Maanta waxaa si rasmi ah uga bilowday Xarunta Dhexe ee AFOOGY fasal cusub oo ๐๐ซ๐๐ฉ๐ก๐ข๐ ๐๐๐ฌ๐ข๐ ๐ง ah, gaar ahaan takhasuska ๐๐จ๐๐ข๐๐ฅ ๐๐๐๐ข๐ ๐๐๐ฌ๐ข๐ ๐ง.
Ardaydaani cusub waxay bilaabeen safarkooda dhanka hal-abuurka, naqshadaynta casriga ah iyo xirfadaha suuqa shaqada looga baahan yahay.
โณ ๐๐๐ฅ๐ข ๐๐ฎ๐ซ๐ฌ๐๐๐๐ฎ ๐ฐ๐๐ฒ ๐๐ฎ๐ซ๐๐ง ๐ญ๐๐ก๐๐ฒ!
Haddii aad jeceshahay naqshadaynta ama aad rabto xirfad aad ku shaqaysan karto, hadda waa waqtigii ku habboonaa ee aad nagu soo biiri lahayd.
๐ Sidoo kale, diiwaangelinta koorsooyinkeena kale ayaa weli socota.
๐ Xarunta Dhexe ee AFOOGY โ Buula Xubay
โจ Nagala soo xariir WhatsApp: +252๐๐๐๐๐๐๐๐๐
๐ Bilow xirfaddaada maanta, si aad u dhisto mustaqbalkaaga berrito.
1 916
+9
๐ ๐๐ข๐ฅ๐จ๐ฐ๐ ๐ ๐๐ซ๐๐๐ฒ ๐๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ ๐จ๐จ ๐๐๐ช๐ฌ๐ก๐๐๐๐๐ฒ๐๐ฒ๐๐๐ฅ ๐๐ก!
Maanta waxaa si rasmi ah uga bilowday Xarunta Dhexe ee AFOOGY fasal cusub oo ๐๐ซ๐๐ฉ๐ก๐ข๐ ๐๐๐ฌ๐ข๐ ๐ง ah, gaar ahaan takhasuska ๐๐จ๐๐ข๐๐ฅ ๐๐๐๐ข๐ ๐๐๐ฌ๐ข๐ ๐ง.
Ardaydaani cusub waxay bilaabeen safarkooda dhanka hal-abuurka, naqshadaynta casriga ah iyo xirfadaha suuqa shaqada looga baahan yahay.
โณ ๐๐๐ฅ๐ข ๐๐ฎ๐ซ๐ฌ๐๐๐๐ฎ ๐ฐ๐๐ฒ ๐๐ฎ๐ซ๐๐ง ๐ญ๐๐ก๐๐ฒ!
Haddii aad jeceshahay naqshadaynta ama aad rabto xirfad aad ku shaqaysan karto, hadda waa waqtigii ku habboonaa ee aad nagu soo biiri lahayd.
๐ Sidoo kale, diiwaangelinta koorsooyinkeena kale ayaa weli socota.
๐ Xarunta Dhexe ee AFOOGY โ Buula Xubay
โจ Nagala soo xariir WhatsApp: +252๐๐๐๐๐๐๐๐๐
๐ Bilow xirfaddaada maanta, si aad u dhisto mustaqbalkaaga berrito.
1 916
+9
๐ ๐๐ข๐ฅ๐จ๐ฐ๐ ๐ ๐๐ซ๐๐๐ฒ ๐๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ ๐จ๐จ ๐๐๐ช๐ฌ๐ก๐๐๐๐๐ฒ๐๐ฒ๐๐๐ฅ ๐๐ก!
Maanta waxaa si rasmi ah uga bilowday Xarunta Dhexe ee AFOOGY fasal cusub oo ๐๐ซ๐๐ฉ๐ก๐ข๐ ๐๐๐ฌ๐ข๐ ๐ง ah, gaar ahaan takhasuska ๐๐จ๐๐ข๐๐ฅ ๐๐๐๐ข๐ ๐๐๐ฌ๐ข๐ ๐ง.
Ardaydaani cusub waxay bilaabeen safarkooda dhanka hal-abuurka, naqshadaynta casriga ah iyo xirfadaha suuqa shaqada looga baahan yahay.
โณ ๐๐๐ฅ๐ข ๐๐ฎ๐ซ๐ฌ๐๐๐๐ฎ ๐ฐ๐๐ฒ ๐๐ฎ๐ซ๐๐ง ๐ญ๐๐ก๐๐ฒ!
Haddii aad jeceshahay naqshadaynta ama aad rabto xirfad aad ku shaqaysan karto, hadda waa waqtigii ku habboonaa ee aad nagu soo biiri lahayd.
๐ Sidoo kale, diiwaangelinta koorsooyinkeena kale ayaa weli socota.
๐ Xarunta Dhexe ee AFOOGY โ Buula Xubay
โจ Nagala soo xariir WhatsApp: +252๐๐๐๐๐๐๐๐๐
๐ Bilow xirfaddaada maanta, si aad u dhisto mustaqbalkaaga berrito.
1 916
๐จ ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐จ
๐จ Beri oo ah Axad, ku beegan 28 Dilxijah kuna beegan milaadiga 14 June , waxaa si rasmi ah u bilaabanaya koorsada ๐๐ซ๐๐ฉ๐ก๐ข๐ ๐๐๐ฌ๐ข๐ ๐ง โ ๐๐๐ค๐ก๐๐ฌ๐ฎ๐ฌ๐ค๐ ๐๐จ๐๐ข๐๐ฅ ๐๐๐๐ข๐ ๐๐๐ฌ๐ข๐ ๐ง.
Haddii aad rabto inaad barato sida loo sameeyo naqshadaha casriga ah ee Facebook, Instagram, TikTok, YouTube iyo ganacsiyada kala duwan, tani waa fursaddaadii.
๐
๐๐๐๐ฅ๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐๐ฌ๐ก๐๐ซ๐ค๐:
โ
Axad
โ
Arbaco
๐ ๐๐๐ช๐ญ๐ข๐ ๐: 3:37 PM
Koorsadan waxaad ku baran doontaa:
โ๏ธ Social Media Posts Design
โ๏ธ Branding & Marketing Designs
โ๏ธ Photoshop Fundamentals
โ๏ธ Color Theory & Typography
โ๏ธ Poster, Banner & Advertisement Design
โ๏ธ Farsamooyinka naqshadeeyayaasha xirfadlayaasha ah
๐ฏ Ha moogaan fursadda aad ku baran karto xirfad suuqa shaqada maanta looga baahan yahay.
๐ AFOOGY Academy โ Xarunta Dhexe ee Buula Xubay
๐ Isdiiwaangelintu wali way socotaa WhatsApp: +252๐๐๐๐๐๐๐๐๐
โจ AFOOGY โ Halka Hal-abuurka iyo Xirfaddu Ka Kulmaan.
1 916
๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ ๐
๐๐๐๐๐! ๐
Waxaan si farxad leh ugu bishaaraynaynaa dhammaan bulshada in AFOOGY ay furtay xarun cusub oo casri ah oo ku taalla Buul Xubay โ Macruuf, isla markaana ay bilaabayaan koorsooyin cusub oo xirfado muhiim ah lagu baranayo.
๐
Isbuuca dambe waxaa si rasmi ah u bilaabanaya:
๐จ ๐
๐๐ฌ๐๐ฅ๐ค๐ #๐: Graphic Design
โฐ Casir kadib
๐ฌ ๐
๐๐ฌ๐๐ฅ๐ค๐ #๐: Video Editing
โฐ Magrib kadib
Koorsooyinkani waxay ku habboon yihiin qof kasta oo doonaya inuu barto xirfad casri ah, kobciyo hal-abuurkiisa, isla markaana helo fursado shaqo iyo ganacsi.
๐ ๐๐๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐ ๐๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐: Buul Xubay โ Macruuf
โ
Tababar tayo leh
โ
Macallimiin khibrad leh
โ
Agab waxbarasho oo dhammaystiran
โ
Jawi waxbarasho oo dhiirrigelin leh
โ๏ธ ๐
๐๐๐ก๐๐๐๐ก๐ข๐ง ๐๐ก๐๐๐ซ๐ข: +252619898954
โก Ha seegin fursaddan! Isdiiwaangelintu way socotaa, tirada ardayduna waa xaddidan tahay.
1 916
๐ฅ Cashar Toos ah oo kamid ah Koorsada ๐๐ข๐๐๐จ ๐๐๐ข๐ญ๐ข๐ง๐ -ka ๐ฅ
Haddii aad rabto inaad noqoto Video Editor professional ah, maanta waa waqtigii aad bilaabi lahayd! ๐
๐ Waxaa hadda furmay isdiiwaangelinta:
โ๏ธ Shift-ka Duhurka
๐ฅ๏ธ Shift-ka Casirka
๐ Shift-ka Habeenka
โจ Ka faaโiidayso fursaddan oo xirfad dhab ah gacanta ku dhig.
๐ Isdiiwaangeli hadda +252619898954
๐ค๐ฎ๐ซ๐๐๐ฌ๐ญ๐ ๐ฐ๐๐ ๐ค๐จ๐จ๐๐๐ง ๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง! See less
1 916
๐ฌโจ ๐๐ข๐ฌ๐ก๐๐๐ซ๐จ ๐๐๐๐๐ง ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐๐๐ง๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ก๐๐ฆ๐ฆ๐๐๐ง ๐๐๐๐ค๐ ๐๐ข๐ข๐ฌ๐๐ฒ๐ง๐๐ฒ๐ ๐๐ข๐๐๐จ ๐๐๐ข๐ญ๐ข๐ง๐ -๐ค๐!
Waxaan si rasmi ah ugu dhawaaqeynaa in aan furnay ๐๐ฅ๐๐ฌ๐ฌ ๐๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ ๐จ๐จ ๐๐๐๐๐๐ง๐ค๐ข๐ข ๐๐ก oo loogu talagalay koorsada ๐๐ข๐๐๐จ ๐๐๐ข๐ญ๐ข๐ง๐ -๐ค๐, si gaar ahna loogu fududeeyo dadka maalintii mashquulka ah.
๐ ๐๐จ๐จ๐๐ญ๐: Xarunteenna Dhexe ee Cusub โ Buula Xubay - Macruuf
๐ผ Tababarka waxaa lagu bixinayaa hab-fudud oo isku dara casharro iyo tababarro gacanta lagu qabanayo, si aad u hesho xirfad shaqo iyo fursado dakhli abuur ah, iyo waxaa helee buug ku hagaya inta koorsada socoto.
โณ Kuraastu waa xaddidan yihiin, sidaas darteed iska diiwaangeli waqtiga ugu dhow.
๐ Faahfaahin dheeraad ah iyo isdiiwaangelin nagala soo xiriir whatsapp: +252619898954
๐ Haddii aad rabto inaad noqoto Video Editor xirfad leh, fursaddan ha seegin!
1 916
๐ฌ Waa mid kamid ah feedback-yada ardayda koorsada ๐๐ข๐๐๐จ ๐๐๐ข๐ญ๐ข๐ง๐ oo nala wadaagay khibradiisa iyo horumarka uu sameeyay intii uu baranayay taftirka muuqaalada. โ๏ธ๐น
Tallaabada yar ee aad maanta qaado waxay noqon kartaa xirfadda kuu beddesha mustaqbalkaaga. ๐
Haddii aad rabto inaad barato ๐๐ข๐๐๐จ ๐๐๐ข๐ญ๐ข๐ง๐ si fudud oo practical ah, ku soo biir koorsada Afoogy oo bilow safarkaaga hal-abuurka maanta. ๐ฅ
โ๏ธ ๐๐ก๐๐ญ๐ฌ๐๐ฉ๐ฉ: +25261 9898954
1 916
โจ ๐๐ข๐ข๐๐ข๐ข ๐ฐ๐๐ฒ ๐๐ก๐๐ฆ๐ฆ๐๐๐ญ๐๐ฒ...
Haddii aad Ciiddan ku tilmaami lahayd hal eray, muxuu ahaan lahaa?
Aniga hal eray: ______ ๐
๐ข Bishaan ๐๐ฎ๐ง๐ waxaan idiin haynaa laba kooras oo cusub:
๐|| ๐จ ๐๐ซ๐๐ฉ๐ก๐ข๐ ๐๐๐ฌ๐ข๐ ๐ง
๐๏ธ Bilaabashada: 7 June
๐ Shift: Galab
๐|| ๐ฌ ๐๐ข๐๐๐จ ๐๐๐ข๐ญ๐ข๐ง๐
๐๏ธ Bilaabashada: Bishaan June
๐ Shift: Habeen
Fursaddan ha moogaan! Horumari xirfadahaaga oo u diyaargarow fursado cusub.
๐ Na la soo xiriir whatsApp: +252619898954
1 916
Jablaala iyo Riโdiisa ciida.
Ciidul Adxaa waa farxad, qosol iyo hilib badan ๐โจ
๐ ๐๐๐จ๐จ๐ ๐ฒ waxay idin leedahay: Ciid Wanaagsan dhammaan ardayda, waalidiinta iyo bulshada Soomaaliyeed! ๐
1 916
๐๐ฎ๐๐๐๐ ๐๐ ๐ฎ ๐ค๐ก๐๐ฒ๐ซ๐ค๐ ๐๐๐๐๐ง Maanta
Rasuulka ๏ทบ wuxuu dhahay:
Ducada ugu kheyr badan waa ducada Maalinta Carafo, waxaana ugu kheyr badan oo aan dhahnay aniga iyo nabiyadii iga horreeyay waa:
ููุง ุฅููููฐูู ุฅููููุง ุงูููููู ููุญูุฏููู ููุง ุดูุฑูููู ููููุ ูููู ุงููู
ููููู ูููููู ุงููุญูู
ูุฏู ูููููู ุนูููู ููููู ุดูููุกู ููุฏููุฑู
La ilaaha illallaahu waxdahu laa shariika lah, lahul mulku wa lahul xamdu wa huwa calaa kulli shayโin qadiir.
Endi mavjud! Telegram Tadqiqoti 2025 โ yilning asosiy insaytlari 
