ar
Feedback
Afoogy

Afoogy

الذهاب إلى القناة على Telegram

Afoogy Waa bar si online ah wax loogu barto oo ay ku diyaar yihiin macalimiin aqoon dheeraad ah u leh waxay ku barayaan. Kaliya afoogy ma ahan meel wax lagu barto ee sido kale waxa adiga u aragto faaido inu yahay wa ku diri kartaa

إظهار المزيد
1 916
المشتركون
-124 ساعات
-47 أيام
-1730 أيام
أرشيف المشاركات
Afoogy
1 916
🌸 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐨 𝐖𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧! 🌸 Waxaan dhammaan bulshada Soomaaliyeed u rajaynaynaa Jimco barakaysan, caafimaad, farxad
🌸 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐨 𝐖𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧! 🌸 Waxaan dhammaan bulshada Soomaaliyeed u rajaynaynaa Jimco barakaysan, caafimaad, farxad iyo guul. 🚀 Isdiiwaangelinta koorsooyinka AFOOGY way furan tahay! Haddii aad rabto inaad barato xirfad casri ah oo kuu horseedi karta shaqo ama ganacsi, hadda waa fursaddaadii. 📚 𝐊𝐨𝐨𝐫𝐬𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐚𝐚𝐧 𝐛𝐢𝐱𝐢𝐧𝐨 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐤𝐚 𝐦𝐢𝐝 𝐚𝐡: 🎨 Graphic Design 🎬 Video Editing & Camera 📱 Motion Graphics 📈 Digital Marketing 📹 Mobile Content Creation 💻 Computer Applications 🌐 Programming - Foundations 🇬🇧 English & Arabic Language 🎁 𝐐𝐢𝐢𝐦𝐨-𝐝𝐡𝐢𝐦𝐢𝐬 𝐠𝐚𝐚𝐫 𝐚𝐡 𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐥𝐥𝐢𝐠𝐚𝐧 𝐥𝐚 𝐡𝐞𝐥𝐢 𝐤𝐚𝐫𝐨: ✅ Ardayda Dugsiga Dhexe & Dugsiga Sare: 𝟐𝟎% 𝐃𝐢𝐬𝐜𝐨𝐮𝐧𝐭 ✅ Ardayda kale: 𝟏𝟎% 𝐃𝐢𝐬𝐜𝐨𝐮𝐧𝐭 ⏳ Ha seegin fursaddan! Isdiiwaangeli maanta oo ka faa'iidayso qiimo-dhimista iyo koorsooyinka xirfadaha casriga ah. 📍 AFOOGY Academy – Xarunta Dhexe ee Buula xubay ☎️ WhatsApp: +252619898954 ✨ Baro Xirfad, Dhis Mustaqbal.

Afoogy
1 916
🎓 𝐀𝐁𝐂 – 𝐀𝐅𝐎𝐎𝐆𝐘 𝐁𝐮𝐢𝐥𝐝 𝐘𝐨𝐮𝐫 𝐂𝐚𝐫𝐞𝐞𝐫 Fasaxaaga u beddel fursad aad ku dhisato xirfaddaada iyo mustaqbalk
+4
🎓 𝐀𝐁𝐂 – 𝐀𝐅𝐎𝐎𝐆𝐘 𝐁𝐮𝐢𝐥𝐝 𝐘𝐨𝐮𝐫 𝐂𝐚𝐫𝐞𝐞𝐫 Fasaxaaga u beddel fursad aad ku dhisato xirfaddaada iyo mustaqbalkaaga. Ku baro xirfadaha casriga ah ee maanta loo baahan yahay. 🎁 Ardayda wata Student ID (Dugsiga Dhexe iyo Sare) waxay helayaan 𝟐𝟎% discount, Ardayda kalane 𝟏𝟎%. 📢 Isdiiwaangelintu hadda way furan tahay! ☎️ 𝐍𝐚𝐠𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐚𝐫𝐢𝐢𝐫: +252619898954

Afoogy
1 916
Takhasuska 𝐆𝐫𝐚𝐩𝐡𝐢𝐜 𝐃𝐞𝐬𝐢𝐠𝐧 🎨

Afoogy
1 916
Sidee ugu faa'idaysana waqtiga firaaqada?

Afoogy
1 916
🔥 𝐅𝐀𝐒𝐀𝐗𝐀𝐀𝐆𝐀 𝐊𝐔 𝐃𝐇𝐈𝐒 𝐌𝐔𝐒𝐓𝐀𝐐𝐁𝐀𝐋𝐊𝐀𝐀𝐆𝐀! AFOOGY Academy waxay si rasmi ah u bilaabaysaa: 🎓 Barnaami
🔥 𝐅𝐀𝐒𝐀𝐗𝐀𝐀𝐆𝐀 𝐊𝐔 𝐃𝐇𝐈𝐒 𝐌𝐔𝐒𝐓𝐀𝐐𝐁𝐀𝐋𝐊𝐀𝐀𝐆𝐀! AFOOGY Academy waxay si rasmi ah u bilaabaysaa: 🎓 Barnaamijka 𝐀𝐁𝐂 – AFOOGY Build Your Career/ Dhis Jidkaaga Xirfadeed Barnaamijkan xagaaga waxaa loogu talagalay ardayda iyo dhalinyarada doonaya inay fasaxooda uga faa’iidaystaan barashada xirfado casri ah oo dhisaya mustaqbalkooda. ✅ Graphic Design ✅ Video Editing ✅ Motion Graphics ✅ Digital Marketing ✅ Mobile Content Creation 💡 Build Skills. Build Your Career. 💡 Dhis Xirfaddaada, Dhis Mustaqbalkaaga. 🎁 𝐐𝐢𝐢𝐦𝐨-𝐝𝐡𝐢𝐦𝐢𝐬 𝐠𝐚𝐚𝐫 𝐚𝐡! Ardayda dugsiyada hoose, dhexe iyo sare waxay helayaan 𝟐𝟎% 𝐝𝐢𝐬𝐜𝐨𝐮𝐧𝐭 marka ay la yimaadaan 𝐒𝐭𝐮𝐝𝐞𝐧𝐭 𝐈𝐃 𝐂𝐚𝐫𝐝 ama aqoonsiga dugsiga. ✔ Tababar gacmeed ✔ Macallimiin khibrad leh ✔ Shifts ku habboon ardayda ✔ Barnaamij gaar ah oo xagaaga loogu talagalay 📢 Isdiiwaangelintu hadda way furan tahay: +252619898954 ⚠️ Boosasku waa xaddidan yihiin, ee ku degdeg diiwaangelintaada. 📍 Wadajir - Buulaxubay - Macruuf

Afoogy
1 916
🌸 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐨 𝐖𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧 🌸 Waxaan dhammaan bulshada Soomaaliyeed u rajaynaynaa Jimco barakaysan, caafimaad, nabad iy
🌸 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐨 𝐖𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧 🌸 Waxaan dhammaan bulshada Soomaaliyeed u rajaynaynaa Jimco barakaysan, caafimaad, nabad iyo barwaaqo. ☀️ Bilaha fasaxa ee 𝐉𝐮𝐥𝐲 iyo 𝐀𝐮𝐠𝐮𝐬𝐭 waxaan idiin diyaarinay koorsooyin gaar ah 𝐎𝐧𝐥𝐢𝐧𝐞 iyo 𝐎𝐟𝐟𝐥𝐢𝐧𝐞/𝐂𝐥𝐚𝐬𝐬 oo loogu talagalay ardayda iyo dhallinyarada doonaysa inay ka faa’iidaystaan waqtigooda. 📚 𝐊𝐨𝐨𝐫𝐬𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐀𝐅𝐎𝐎𝐆𝐘: 🎨 Graphic Design 🎬 Video Editing & Camera 📱 Motion Graphics 📈 Digital Marketing 📹 Mobile Content Creation for Businesses 💻 Computer Applications 🌐 Programming - Python 🇬🇧 English & Arabic Language ⏳ Ha ku lumin fasaxaaga wax aan faa’iido lahayn. Ka faa’iidayso labada bilood ee July iyo August adigoo baranaya xirfad kuu horseedi karta shaqo, ganacsi iyo mustaqbal wanaagsan. 📍 AFOOGY Academy – Xarunta Dhexe Buula xubay ayay isdiiwangalinta ka socotaa ☎️ WhatsApp: +252𝟔𝟏𝟗𝟖𝟗𝟖𝟗𝟓𝟒 ✨ Fasaxaaga ka dhig fursad aad ku barato xirfad cusub.

Afoogy
1 916
🌸 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐨 𝐖𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧! 🌸 Maalinta Jimcaha oo barakaysan awgeed, waxaan dhammaan bulshada Soomaaliyeed u rajaynayn
🌸 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐨 𝐖𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧! 🌸 Maalinta Jimcaha oo barakaysan awgeed, waxaan dhammaan bulshada Soomaaliyeed u rajaynaynaa caafimaad, farxad iyo guul. ✨ Fasaxaaga ha ku lumin waqti aan faa'iido lahayn. Ka faa'iidayso fursaddan oo baro xirfad cusub oo kuu horseedi karta shaqo, ganacsi ama horumar shaqsiyeed. 📚 Waxaa socda diiwaangelinta fasallo cusub oo ay ka mid yihiin: 🎨 Graphic Design 🎬 Video Editing 💻 Computer Applications 🌐 Marketing 🇬🇧 English and Arabic Language 🚀 Maanta bilow tallaabada ugu horreysa ee guushaada. 📍 AFOOGY Academy – Xarunta Dhexe ee Buula Xubay 📞 𝐈𝐬𝐝𝐢𝐢𝐰𝐚𝐚𝐧𝐠𝐞𝐥𝐢𝐧𝐭𝐮 𝐰𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐚𝐧 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲: +252619898954 Baro Xirfad, Dhis Mustaqbal!

Afoogy
1 916
Xrifad 🛠️ --> Mushaar 🤑
Xrifad 🛠️ --> Mushaar 🤑

Afoogy
1 916
🌙✨ 𝐒𝐚𝐧𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐂𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐞𝐞 𝐇𝐢𝐣𝐫𝐢𝐠𝐚 𝟏𝟒𝟒𝟕 𝐡𝐚 𝐢𝐝𝐢𝐢𝐧 𝐧𝐨𝐪𝐝𝐨 𝐬𝐚𝐧𝐧𝐚𝐝 𝐚𝐲 𝐤𝐚 𝐛𝐮𝐮𝐱𝐚𝐚𝐧 �
🌙✨ 𝐒𝐚𝐧𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐂𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐞𝐞 𝐇𝐢𝐣𝐫𝐢𝐠𝐚 𝟏𝟒𝟒𝟕 𝐡𝐚 𝐢𝐝𝐢𝐢𝐧 𝐧𝐨𝐪𝐝𝐨 𝐬𝐚𝐧𝐧𝐚𝐝 𝐚𝐲 𝐤𝐚 𝐛𝐮𝐮𝐱𝐚𝐚𝐧 𝐛𝐚𝐫𝐚𝐤𝐨, 𝐧𝐚𝐛𝐚𝐝 𝐢𝐲𝐨 𝐠𝐮𝐮𝐥𝐨 𝐜𝐮𝐬𝐮𝐛. Sida safarku u bilaabmo tallaabada koowaad, guushuna waxay ka bilaabataa aqoon iyo horumar joogto ah. Aynu sannadkan cusub ku billowno himilooyin waaweyn iyo dadaal miro-dhal ah. Waxaan idin rajaynaynaa sannad ay ka buuxaan fursado cusub, korriin iyo guulo aan dhammaad lahayn. Ku billow sannadkan cusub adigoo maalgashanaya naftaada iyo mustaqbalkaaga. Baro xirfado kuu sahlaya inaad shaqaysato, hal-abuur sameyso, ama ganacsigaaga kobciso. 📍 Diiwaangelintu way furan tahay koorsooyinkeena cusub– boosaskuna waa xaddidan yihiin- WhatsApp: +252619898954

Afoogy
1 916
🚀 𝐁𝐢𝐥𝐨𝐰𝐠𝐚 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲 𝐂𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐨𝐨 𝐍𝐚𝐪𝐬𝐡𝐚𝐝𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲𝐚𝐚𝐥 𝐀𝐡! Maanta waxaa si rasmi ah uga bilowday Xarun
+5
🚀 𝐁𝐢𝐥𝐨𝐰𝐠𝐚 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲 𝐂𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐨𝐨 𝐍𝐚𝐪𝐬𝐡𝐚𝐝𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲𝐚𝐚𝐥 𝐀𝐡! Maanta waxaa si rasmi ah uga bilowday Xarunta Dhexe ee AFOOGY fasal cusub oo 𝐆𝐫𝐚𝐩𝐡𝐢𝐜 𝐃𝐞𝐬𝐢𝐠𝐧 ah, gaar ahaan takhasuska 𝐒𝐨𝐜𝐢𝐚𝐥 𝐌𝐞𝐝𝐢𝐚 𝐃𝐞𝐬𝐢𝐠𝐧. Ardaydaani cusub waxay bilaabeen safarkooda dhanka hal-abuurka, naqshadaynta casriga ah iyo xirfadaha suuqa shaqada looga baahan yahay. ⏳ 𝐖𝐞𝐥𝐢 𝐟𝐮𝐫𝐬𝐚𝐝𝐝𝐮 𝐰𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐚𝐧 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲! Haddii aad jeceshahay naqshadaynta ama aad rabto xirfad aad ku shaqaysan karto, hadda waa waqtigii ku habboonaa ee aad nagu soo biiri lahayd. 📚 Sidoo kale, diiwaangelinta koorsooyinkeena kale ayaa weli socota. 📍 Xarunta Dhexe ee AFOOGY – Buula Xubay ✨ Nagala soo xariir WhatsApp: +252𝟔𝟏𝟗𝟖𝟗𝟖𝟗𝟓𝟒 🚀 Bilow xirfaddaada maanta, si aad u dhisto mustaqbalkaaga berrito.

Afoogy
1 916
🚀 𝐁𝐢𝐥𝐨𝐰𝐠𝐚 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲 𝐂𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐨𝐨 𝐍𝐚𝐪𝐬𝐡𝐚𝐝𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲𝐚𝐚𝐥 𝐀𝐡! Maanta waxaa si rasmi ah uga bilowday Xarun
+9
🚀 𝐁𝐢𝐥𝐨𝐰𝐠𝐚 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲 𝐂𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐨𝐨 𝐍𝐚𝐪𝐬𝐡𝐚𝐝𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲𝐚𝐚𝐥 𝐀𝐡! Maanta waxaa si rasmi ah uga bilowday Xarunta Dhexe ee AFOOGY fasal cusub oo 𝐆𝐫𝐚𝐩𝐡𝐢𝐜 𝐃𝐞𝐬𝐢𝐠𝐧 ah, gaar ahaan takhasuska 𝐒𝐨𝐜𝐢𝐚𝐥 𝐌𝐞𝐝𝐢𝐚 𝐃𝐞𝐬𝐢𝐠𝐧. Ardaydaani cusub waxay bilaabeen safarkooda dhanka hal-abuurka, naqshadaynta casriga ah iyo xirfadaha suuqa shaqada looga baahan yahay. ⏳ 𝐖𝐞𝐥𝐢 𝐟𝐮𝐫𝐬𝐚𝐝𝐝𝐮 𝐰𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐚𝐧 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲! Haddii aad jeceshahay naqshadaynta ama aad rabto xirfad aad ku shaqaysan karto, hadda waa waqtigii ku habboonaa ee aad nagu soo biiri lahayd. 📚 Sidoo kale, diiwaangelinta koorsooyinkeena kale ayaa weli socota. 📍 Xarunta Dhexe ee AFOOGY – Buula Xubay ✨ Nagala soo xariir WhatsApp: +252𝟔𝟏𝟗𝟖𝟗𝟖𝟗𝟓𝟒 🚀 Bilow xirfaddaada maanta, si aad u dhisto mustaqbalkaaga berrito.

Afoogy
1 916
🚀 𝐁𝐢𝐥𝐨𝐰𝐠𝐚 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲 𝐂𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐨𝐨 𝐍𝐚𝐪𝐬𝐡𝐚𝐝𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲𝐚𝐚𝐥 𝐀𝐡! Maanta waxaa si rasmi ah uga bilowday Xarun
+9
🚀 𝐁𝐢𝐥𝐨𝐰𝐠𝐚 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲 𝐂𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐨𝐨 𝐍𝐚𝐪𝐬𝐡𝐚𝐝𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲𝐚𝐚𝐥 𝐀𝐡! Maanta waxaa si rasmi ah uga bilowday Xarunta Dhexe ee AFOOGY fasal cusub oo 𝐆𝐫𝐚𝐩𝐡𝐢𝐜 𝐃𝐞𝐬𝐢𝐠𝐧 ah, gaar ahaan takhasuska 𝐒𝐨𝐜𝐢𝐚𝐥 𝐌𝐞𝐝𝐢𝐚 𝐃𝐞𝐬𝐢𝐠𝐧. Ardaydaani cusub waxay bilaabeen safarkooda dhanka hal-abuurka, naqshadaynta casriga ah iyo xirfadaha suuqa shaqada looga baahan yahay. ⏳ 𝐖𝐞𝐥𝐢 𝐟𝐮𝐫𝐬𝐚𝐝𝐝𝐮 𝐰𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐚𝐧 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲! Haddii aad jeceshahay naqshadaynta ama aad rabto xirfad aad ku shaqaysan karto, hadda waa waqtigii ku habboonaa ee aad nagu soo biiri lahayd. 📚 Sidoo kale, diiwaangelinta koorsooyinkeena kale ayaa weli socota. 📍 Xarunta Dhexe ee AFOOGY – Buula Xubay ✨ Nagala soo xariir WhatsApp: +252𝟔𝟏𝟗𝟖𝟗𝟖𝟗𝟓𝟒 🚀 Bilow xirfaddaada maanta, si aad u dhisto mustaqbalkaaga berrito.

Afoogy
1 916
🚨 𝐎𝐆𝐄𝐘𝐒𝐈𝐈𝐒 𝐌𝐔𝐇𝐈𝐈𝐌 𝐀𝐇 🚨 🎨 Beri oo ah Axad, ku beegan 28 Dilxijah kuna beegan milaadiga 14 June , waxaa si r
🚨 𝐎𝐆𝐄𝐘𝐒𝐈𝐈𝐒 𝐌𝐔𝐇𝐈𝐈𝐌 𝐀𝐇 🚨 🎨 Beri oo ah Axad, ku beegan 28 Dilxijah kuna beegan milaadiga 14 June , waxaa si rasmi ah u bilaabanaya koorsada 𝐆𝐫𝐚𝐩𝐡𝐢𝐜 𝐃𝐞𝐬𝐢𝐠𝐧 – 𝐓𝐚𝐤𝐡𝐚𝐬𝐮𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐜𝐢𝐚𝐥 𝐌𝐞𝐝𝐢𝐚 𝐃𝐞𝐬𝐢𝐠𝐧. Haddii aad rabto inaad barato sida loo sameeyo naqshadaha casriga ah ee Facebook, Instagram, TikTok, YouTube iyo ganacsiyada kala duwan, tani waa fursaddaadii. 📅 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐂𝐚𝐬𝐡𝐚𝐫𝐤𝐚: ✅ Axad ✅ Arbaco 🕒 𝐖𝐚𝐪𝐭𝐢𝐠𝐚: 3:37 PM Koorsadan waxaad ku baran doontaa: ✔️ Social Media Posts Design ✔️ Branding & Marketing Designs ✔️ Photoshop Fundamentals ✔️ Color Theory & Typography ✔️ Poster, Banner & Advertisement Design ✔️ Farsamooyinka naqshadeeyayaasha xirfadlayaasha ah 🎯 Ha moogaan fursadda aad ku baran karto xirfad suuqa shaqada maanta looga baahan yahay. 📍 AFOOGY Academy – Xarunta Dhexe ee Buula Xubay 📞 Isdiiwaangelintu wali way socotaa WhatsApp: +252𝟔𝟏𝟗𝟖𝟗𝟖𝟗𝟓𝟒 ✨ AFOOGY – Halka Hal-abuurka iyo Xirfaddu Ka Kulmaan.

Afoogy
1 916
🎉 𝐗𝐀𝐑𝐔𝐍 𝐂𝐔𝐒𝐔𝐁 𝐀𝐘𝐀𝐀𝐍 𝐅𝐔𝐑𝐍𝐀𝐘! 🎉 Waxaan si farxad leh ugu bishaaraynaynaa dhammaan bulshada in AFOOGY ay
🎉 𝐗𝐀𝐑𝐔𝐍 𝐂𝐔𝐒𝐔𝐁 𝐀𝐘𝐀𝐀𝐍 𝐅𝐔𝐑𝐍𝐀𝐘! 🎉 Waxaan si farxad leh ugu bishaaraynaynaa dhammaan bulshada in AFOOGY ay furtay xarun cusub oo casri ah oo ku taalla Buul Xubay – Macruuf, isla markaana ay bilaabayaan koorsooyin cusub oo xirfado muhiim ah lagu baranayo. 📅 Isbuuca dambe waxaa si rasmi ah u bilaabanaya: 🎨 𝐅𝐚𝐬𝐚𝐥𝐤𝐚 #𝟏: Graphic Design ⏰ Casir kadib 🎬 𝐅𝐚𝐬𝐚𝐥𝐤𝐚 #𝟐: Video Editing ⏰ Magrib kadib Koorsooyinkani waxay ku habboon yihiin qof kasta oo doonaya inuu barto xirfad casri ah, kobciyo hal-abuurkiisa, isla markaana helo fursado shaqo iyo ganacsi. 📍 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐂𝐮𝐬𝐮𝐛: Buul Xubay – Macruuf ✅ Tababar tayo leh ✅ Macallimiin khibrad leh ✅ Agab waxbarasho oo dhammaystiran ✅ Jawi waxbarasho oo dhiirrigelin leh ☎️ 𝐅𝐚𝐚𝐡𝐟𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧 𝐝𝐡𝐞𝐞𝐫𝐢: +252619898954 ⚡ Ha seegin fursaddan! Isdiiwaangelintu way socotaa, tirada ardayduna waa xaddidan tahay.

Afoogy
1 916
🎥 Cashar Toos ah oo kamid ah Koorsada 𝐕𝐢𝐝𝐞𝐨 𝐄𝐝𝐢𝐭𝐢𝐧𝐠-ka 🔥 Haddii aad rabto inaad noqoto Video Editor professional ah, maanta waa waqtigii aad bilaabi lahayd! 🚀 📌 Waxaa hadda furmay isdiiwaangelinta: ☀️ Shift-ka Duhurka 🌥️ Shift-ka Casirka 🌙 Shift-ka Habeenka ✨ Ka faa’iidayso fursaddan oo xirfad dhab ah gacanta ku dhig. 📞 Isdiiwaangeli hadda +252619898954 𝐤𝐮𝐫𝐚𝐚𝐬𝐭𝐚 𝐰𝐚𝐚 𝐤𝐨𝐨𝐛𝐚𝐧 𝐲𝐢𝐡𝐢𝐢𝐧! See less

Afoogy
1 916
🎬✨ 𝐁𝐢𝐬𝐡𝐚𝐚𝐫𝐨 𝐖𝐚𝐜𝐚𝐧 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐞𝐞𝐧𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐃𝐡𝐚𝐦𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐃𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐗𝐢𝐢𝐬𝐞𝐲𝐧𝐚𝐲𝐚 𝐕𝐢𝐝𝐞𝐨 𝐄𝐝�
🎬✨ 𝐁𝐢𝐬𝐡𝐚𝐚𝐫𝐨 𝐖𝐚𝐜𝐚𝐧 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐞𝐞𝐧𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐃𝐡𝐚𝐦𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐃𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐗𝐢𝐢𝐬𝐞𝐲𝐧𝐚𝐲𝐚 𝐕𝐢𝐝𝐞𝐨 𝐄𝐝𝐢𝐭𝐢𝐧𝐠-𝐤𝐚! Waxaan si rasmi ah ugu dhawaaqeynaa in aan furnay 𝐂𝐥𝐚𝐬𝐬 𝐂𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐨𝐨 𝐇𝐚𝐛𝐞𝐞𝐧𝐤𝐢𝐢 𝐚𝐡 oo loogu talagalay koorsada 𝐕𝐢𝐝𝐞𝐨 𝐄𝐝𝐢𝐭𝐢𝐧𝐠-𝐤𝐚, si gaar ahna loogu fududeeyo dadka maalintii mashquulka ah. 📍 𝐆𝐨𝐨𝐛𝐭𝐚: Xarunteenna Dhexe ee Cusub – Buula Xubay - Macruuf 💼 Tababarka waxaa lagu bixinayaa hab-fudud oo isku dara casharro iyo tababarro gacanta lagu qabanayo, si aad u hesho xirfad shaqo iyo fursado dakhli abuur ah, iyo waxaa helee buug ku hagaya inta koorsada socoto. ⏳ Kuraastu waa xaddidan yihiin, sidaas darteed iska diiwaangeli waqtiga ugu dhow. 📞 Faahfaahin dheeraad ah iyo isdiiwaangelin nagala soo xiriir whatsapp: +252619898954 🚀 Haddii aad rabto inaad noqoto Video Editor xirfad leh, fursaddan ha seegin!

Afoogy
1 916
🎬 Waa mid kamid ah feedback-yada ardayda koorsada 𝐕𝐢𝐝𝐞𝐨 𝐄𝐝𝐢𝐭𝐢𝐧𝐠 oo nala wadaagay khibradiisa iyo horumarka uu sameeyay intii uu baranayay taftirka muuqaalada. ✂️📹 Tallaabada yar ee aad maanta qaado waxay noqon kartaa xirfadda kuu beddesha mustaqbalkaaga. 🚀 Haddii aad rabto inaad barato 𝐕𝐢𝐝𝐞𝐨 𝐄𝐝𝐢𝐭𝐢𝐧𝐠 si fudud oo practical ah, ku soo biir koorsada Afoogy oo bilow safarkaaga hal-abuurka maanta. 🔥 ☎️ 𝐖𝐡𝐚𝐭𝐬𝐀𝐩𝐩: +25261 9898954

Afoogy
1 916
✨ 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐢𝐢 𝐰𝐚𝐲 𝐝𝐡𝐚𝐦𝐦𝐚𝐚𝐭𝐚𝐲... Haddii aad Ciiddan ku tilmaami lahayd hal eray, muxuu ahaan lahaa? Aniga hal er
✨ 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐢𝐢 𝐰𝐚𝐲 𝐝𝐡𝐚𝐦𝐦𝐚𝐚𝐭𝐚𝐲... Haddii aad Ciiddan ku tilmaami lahayd hal eray, muxuu ahaan lahaa? Aniga hal eray: ______ 😄 📢 Bishaan 𝐉𝐮𝐧𝐞 waxaan idiin haynaa laba kooras oo cusub: 𝟏|| 🎨 𝐆𝐫𝐚𝐩𝐡𝐢𝐜 𝐃𝐞𝐬𝐢𝐠𝐧 🗓️ Bilaabashada: 7 June 🕒 Shift: Galab 𝟐|| 🎬 𝐕𝐢𝐝𝐞𝐨 𝐄𝐝𝐢𝐭𝐢𝐧𝐠 🗓️ Bilaabashada: Bishaan June 🌙 Shift: Habeen Fursaddan ha moogaan! Horumari xirfadahaaga oo u diyaargarow fursado cusub. 📞 Na la soo xiriir whatsApp: +252619898954

Afoogy
1 916
Jablaala iyo Ri’diisa ciida. Ciidul Adxaa waa farxad, qosol iyo hilib badan 🍖✨ 🎊 𝐀𝐟𝐨𝐨𝐠𝐲 waxay idin leedahay: Ciid Wan
Jablaala iyo Ri’diisa ciida. Ciidul Adxaa waa farxad, qosol iyo hilib badan 🍖✨ 🎊 𝐀𝐟𝐨𝐨𝐠𝐲 waxay idin leedahay: Ciid Wanaagsan dhammaan ardayda, waalidiinta iyo bulshada Soomaaliyeed! 💚

Afoogy
1 916
𝐃𝐮𝐜𝐚𝐝𝐚 𝐔𝐠𝐮 𝐤𝐡𝐚𝐲𝐫𝐤𝐚 𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧 Maanta Rasuulka ﷺ wuxuu dhahay: Ducada ugu kheyr badan waa ducada Maalinta Cara
𝐃𝐮𝐜𝐚𝐝𝐚 𝐔𝐠𝐮 𝐤𝐡𝐚𝐲𝐫𝐤𝐚 𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧 Maanta Rasuulka ﷺ wuxuu dhahay: Ducada ugu kheyr badan waa ducada Maalinta Carafo, waxaana ugu kheyr badan oo aan dhahnay aniga iyo nabiyadii iga horreeyay waa: لَا إِلَٰهَ إِلَّا اللَّهُ وَحْدَهُ لَا شَرِيكَ لَهُ، لَهُ الْمُلْكُ وَلَهُ الْحَمْدُ وَهُوَ عَلَى كُلِّ شَيْءٍ قَدِيرٌ La ilaaha illallaahu waxdahu laa shariika lah, lahul mulku wa lahul xamdu wa huwa calaa kulli shay’in qadiir.