Muxammed Cali
Kanalga Telegram’da o‘tish
992
Obunachilar
Ma'lumot yo'q24 soatlar
-17 kun
-2330 kun
Postlar arxiv
Muxuu ka garanayaa nin afar darbi dhexdood ku dhashay waxaan. Inta indhohoodu ku raaxaysanayaan waa inta degaanku qiimo la leeyahay.
Bal hadda sawirkan aad ugu fiirso oo cabbaar eeg, kadibna qoraalkan akhri.
Waxa aad arkaysaa in aanay meel la seexdaa ka bannaanayn, haddana iyada oo sidaas ah eygii iyo bisadii meel looma waayin. Waxa aad arkaysaa in lugaha sariirta uu midkood jaban yahay, laakiin lagu xalliyay in laba loox (jaajuur) lagu kabo oo si fiican ay u shaqaysay. Qolku waa uu darroorayaa haddana aabbuhu isaga oo dhoolla caddaynaaya ayaa uu dallad iskaga dhigayaa maxaa yeelay mushkiladu ma cusla!
Qofka nolosha faraxsani ma aha ka bilaa mushkiladda ah balse waa midka yaqaan sida loo xalliyo dhibaatooyinka ee ku qanacsan waxa yar ee uu haysto.
Kolkasta dhoolla caddee oo Eebbe u mahadnaq
https://www.facebook.com/100006242681368/posts/3987615148123202/?mibextid=rS40aB7S9Ucbxw6v
Caliyow xasuus kugu dullee, walad xumaadaaye
Xaluun baan xaddaas gabay la kacay, oo xafiiltamaye
Dhaqashaba ha xaalaysanine, maqal xuruuftayda
Cabdi iyo Xuseen iyo Xirsi baa, kaa xusuus badane
Xiniin-yoolihii kula sinnaa, xoogsi buu tagaye
Xadka qabada niman baa guboo, soo xantoobsadaye
Niman baa xeryaha deerka dhiga, xanankii toomoode
Liiraha rag baa Xamar u tagay, xeeb intuu maraye
Niman baa dayuurado ku xiran, xiima samadaase
Niman baa xijiga iibsadiyo, xabag dhunkaaleede
Niman baa xaraabada gala oo, xoolo saanyada'e
Niman baa xarrago quudhsadoo, xaarka iibsada'e
Hablaha Xuurul-Caynta rag baa, xeelad ku guursado'e
Niman baa xafaarka u guntaday, oo xabaal qodo'e
Soddon gu’ baan ku xisaabiyiyo, weliba xaabxaabe
Wax badan baan xagaagii wan weyn, xawda kuu jaraye
Wax badan baan sidkaha kuu xayiray, xaas walwaallada e
Kugu xiiqay sidaan kuu lahaa, xaaxayow toose
Xaawaley kolay tahay dad waa, xagafsanaayaaye
Xag uun labada daarood ku daran, hays xakabin meele
Ismaaciil Mire(AUN)
Waa gabay ku tusaya in Aadan isku halan xoolaha Aabahaa oo Aadan isku ilaawin mar hadad qaan gaadho Naftaada iyo nafta walidkaba Adigu dabar waa halka ay Somalidu tiraahdo "Aabahaybaa geel lahaa Anaa dameer leh baa dhaanto"
Walaalayaal, aynu Internet-ka ka dhigno dariiq aan ku gaarno Janno, ha ahaado barashada Qur’aanka, faafinta diinta, ama helitaanka nolol sharaf leh. Hana ka dhiganina dariiq aan nafteena iyo akhlaaqdeena ku halligno.
Repost from AL: FURQAN ONLINE TEACHING ACADEMY
Fursadii Qarniga🎯
BUSHAARO BUSHAARO BUSHAARO
Dhammaan bulshowaynta soomaaliyeed ee ku dhaqan dunida daafaheeda, waxa kuliyada wayn ee ALFURQAN ONLINE SCHOOL idinku war galinaysa inay qaadanayso fasalo cusub bishan 5aad ee sanadka 2025
oo kala ah.
1) Quraanka iyo axkaamtiisa.
2) Barashada carabiga.
3) Barashada Englishka.
4) Barashada combuterka iyo isticmalkiisa oo bilow ah .
♨️ computerka waa bilaash kaliya diwan galinta ayaad 6 dollar bixinaysaa.
5) xisaabta( dadka wawayn )
6) Higaadda oo bilow ah
7) cv writing
8) pharmacology(barashada daawoyinka)
9) public health (caafimaadka bulshada)
Dhamaan courseskan waxad qaadanaysa markaad dhamayso shahaado dilloma ah cadaynaysa inaad dhamaysay cilmigaas.
Ku baro cilmiga adoo
# Gurigaaga jooga
# Adoo shaqadaada jooga
# Adooo ciyaalkaga dhex jooga
# Adoon daal iyo tacab iyo bas fuulid umarin aqoonta.
# Adoo shaqynaya baro cilmiga .
Halkan hoose iska diwaan
👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq
Kulmis part one
Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugu daro la xidhidh ciwaankan .
👉👉@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
Part one.🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 Fursadaha sanadka cusub ee kuliyada Alfurqan online academy 1: Ku baro daawooyinka kaliya 7 dollar. 2: ku baro computerka kaliya 6 dollar. 3: ku baro Quraanka bilkasta 6 dollar. 4: ku baro english bilkasta 5 dollar . 5: ku baro carabi bilkasta 5 dollar. 6: ku baro public health kaliya 10 dollar bilkasta. 7: ku baro higaada iyo somaliga kaliya 5 dollar. 8: ku baro axadiista iyo siirada kaliya 7 dollar. 9: ku baro xisaabta dadka waawayn kaliya 5 dollar. Si aad isku diwaan galiso la xidhiidh ciwaankan hoose. 👇👇👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/hHy14BM8QI8wNjY8
Repost from AL: FURQAN ONLINE TEACHING ACADEMY
Fursadii Qarniga🎯
BUSHAARO BUSHAARO BUSHAARO
Dhammaan bulshowaynta soomaaliyeed ee ku dhaqan dunida daafaheeda, waxa kuliyada wayn ee ALFURQAN ONLINE SCHOOL idinku war galinaysa inay qaadanayso fasalo cusub bishan 4aad ee sanadka 2025
oo kala ah.
1) Quraanka iyo axkaamtiisa.
2) Barashada carabiga.
3) Barashada Englishka.
4) Barashada combuterka iyo isticmalkiisa oo bilow ah .
♨️ computerka waa bilaash kaliya diwan galinta ayaad 6 dollar bixinaysaa.
5) xisaabta( dadka wawayn )
6) Higaadda oo bilow ah
7) cv writing
8) pharmacology(barashada daawoyinka)
9) public health (caafimaadka bulshada)
Dhamaan courseskan waxad qaadanaysa markaad dhamayso shahaado dilloma ah cadaynaysa inaad dhamaysay cilmigaas.
Ku baro cilmiga adoo
# Gurigaaga jooga
# Adoo shaqadaada jooga
# Adooo ciyaalkaga dhex jooga
# Adoon daal iyo tacab iyo bas fuulid umarin aqoonta.
# Adoo shaqynaya baro cilmiga .
Halkan hoose iska diwaan
👇👇👇
@XafiiskaDiwaangalinta1
@XafiiskaDiwaangalinta1
"Guushu maaha in aad leedahay nolol aan ku jirin khaladaad iyo hoos u dhac. Guushu waa in aad ku socoto dusha khaladaadkaaga, ka gudubto marxalad kasta oo dadaalkaagu uu khasaaray, una jeedsato marxaladda xigta."
Repost from AL: FURQAN ONLINE TEACHING ACADEMY
Fursadaha Bisha Ramadaan ee kuliyada Alfurqan online academy.
1: Ku baro daawooyinka kaliya 7 dollar.
2: ku baro computerka kaliya 6 dollar.
3: ku baro Quraanka bilkasta 6 dollar.
4: ku baro english bilkasta 5 dollar .
5: ku baro carabi bilkasta 5 dollar.
6: ku baro public health kaliya 10 dollar bilkasta.
7: ku baro higaada iyo somaliga kaliya 5 dollar.
8: ku baro axadiista iyo siirada kaliya 7 dollar.
9: ku baro xisaabta dadka waawayn kaliya 5 dollar.
Ka mid naqo kumananka arday ee bishan nagu soo biiraya.
Si aad isku diwaan galiso la xidhiidh ciwaankan hoose.
👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq
Repost from AL: FURQAN ONLINE TEACHING ACADEMY
Fursadaha Bisha Ramadaan ee kuliyada Alfurqan online academy.
1: Ku baro daawooyinka kaliya 7 dollar.
2: ku baro computerka kaliya 6 dollar.
3: ku baro Quraanka bilkasta 6 dollar.
4: ku baro english bilkasta 5 dollar .
5: ku baro carabi bilkasta 5 dollar.
6: ku baro public health kaliya 10 dollar bilkasta.
7: ku baro higaada iyo somaliga kaliya 5 dollar.
8: ku baro axadiista iyo siirada kaliya 7 dollar.
9: ku baro xisaabta dadka waawayn kaliya 5 dollar.
Ka mid naqo kumananka arday ee bishan nagu soo biiraya.
Si aad isku diwaan galiso la xidhiidh ciwaankan hoose.
👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq
