ru
Feedback
Muxammed Cali

Muxammed Cali

Открыть в Telegram

رَبِّـي زِدْنِـي عِـلْـمًـا وَأْرْزُقْـنِـي فَـهْـمًـا

Больше
992
Подписчики
Нет данных24 часа
-17 дней
-2330 дней
Архив постов
Abwaan Cabdilaahi Cabdi (Faadhiyo)

Muxuu ka garanayaa nin afar darbi dhexdood ku dhashay waxaan. Inta indhohoodu ku raaxaysanayaan waa inta degaanku qiimo la le
Muxuu ka garanayaa nin afar darbi dhexdood ku dhashay waxaan. Inta indhohoodu ku raaxaysanayaan waa inta degaanku qiimo la leeyahay.

Bal hadda sawirkan aad ugu fiirso oo cabbaar eeg, kadibna qoraalkan akhri. Waxa aad arkaysaa in aanay meel la seexdaa ka bann
Bal hadda sawirkan aad ugu fiirso oo cabbaar eeg, kadibna qoraalkan akhri. Waxa aad arkaysaa in aanay meel la seexdaa ka bannaanayn, haddana iyada oo sidaas ah eygii iyo bisadii meel looma waayin. Waxa aad arkaysaa in lugaha sariirta uu midkood jaban yahay, laakiin lagu xalliyay in laba loox (jaajuur) lagu kabo oo si fiican ay u shaqaysay. Qolku waa uu darroorayaa haddana aabbuhu isaga oo dhoolla caddaynaaya ayaa uu dallad iskaga dhigayaa maxaa yeelay mushkiladu ma cusla! Qofka nolosha faraxsani ma aha ka bilaa mushkiladda ah balse waa midka yaqaan sida loo xalliyo dhibaatooyinka ee ku qanacsan waxa yar ee uu haysto. Kolkasta dhoolla caddee oo Eebbe u mahadnaq

https://www.facebook.com/100006242681368/posts/3987615148123202/?mibextid=rS40aB7S9Ucbxw6v Caliyow xasuus kugu dullee, walad xumaadaaye Xaluun baan xaddaas gabay la kacay, oo xafiiltamaye Dhaqashaba ha xaalaysanine, maqal xuruuftayda Cabdi iyo Xuseen iyo Xirsi baa, kaa xusuus badane Xiniin-yoolihii kula sinnaa, xoogsi buu tagaye Xadka qabada niman baa guboo, soo xantoobsadaye Niman baa xeryaha deerka dhiga, xanankii toomoode Liiraha rag baa Xamar u tagay, xeeb intuu maraye Niman baa dayuurado ku xiran, xiima samadaase Niman baa xijiga iibsadiyo, xabag dhunkaaleede Niman baa xaraabada gala oo, xoolo saanyada'e Niman baa xarrago quudhsadoo, xaarka iibsada'e Hablaha Xuurul-Caynta rag baa, xeelad ku guursado'e Niman baa xafaarka u guntaday, oo xabaal qodo'e Soddon gu’ baan ku xisaabiyiyo, weliba xaabxaabe Wax badan baan xagaagii wan weyn, xawda kuu jaraye Wax badan baan sidkaha kuu xayiray, xaas walwaallada e Kugu xiiqay sidaan kuu lahaa, xaaxayow toose Xaawaley kolay tahay dad waa, xagafsanaayaaye Xag uun labada daarood ku daran, hays xakabin meele Ismaaciil Mire(AUN) Waa gabay ku tusaya in Aadan isku halan xoolaha Aabahaa oo Aadan isku ilaawin mar hadad qaan gaadho Naftaada iyo nafta walidkaba Adigu dabar waa halka ay Somalidu tiraahdo "Aabahaybaa geel lahaa Anaa dameer leh baa dhaanto"

sticker.webp0.18 KB

Walaalayaal, aynu Internet-ka ka dhigno dariiq aan ku gaarno Janno, ha ahaado barashada Qur’aanka, faafinta diinta, ama helitaanka nolol sharaf leh. Hana ka dhiganina dariiq aan nafteena iyo akhlaaqdeena ku halligno.

photo content

photo content

photo content

photo content

Fursadii Qarniga🎯 BUSHAARO BUSHAARO BUSHAARO Dhammaan bulshowaynta soomaaliyeed ee ku dhaqan dunida daafaheeda, waxa kuliyada wayn ee ALFURQAN ONLINE SCHOOL idinku war galinaysa inay qaadanayso fasalo cusub bishan 5aad ee sanadka 2025 oo kala ah. 1) Quraanka iyo axkaamtiisa. 2) Barashada carabiga. 3) Barashada Englishka. 4) Barashada combuterka iyo isticmalkiisa oo bilow ah . ♨️ computerka waa bilaash kaliya diwan galinta ayaad 6 dollar bixinaysaa. 5) xisaabta( dadka wawayn ) 6) Higaadda  oo bilow ah 7) cv writing 8) pharmacology(barashada daawoyinka) 9) public health (caafimaadka bulshada) Dhamaan courseskan waxad qaadanaysa markaad dhamayso shahaado  dilloma ah cadaynaysa inaad dhamaysay cilmigaas. Ku baro cilmiga adoo # Gurigaaga jooga # Adoo shaqadaada jooga # Adooo ciyaalkaga dhex jooga # Adoon daal iyo tacab iyo bas fuulid umarin aqoonta. # Adoo shaqynaya baro cilmiga . Halkan hoose  iska diwaan 👇👇👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

Kulmis part one Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugu daro la xidhidh ciwaankan . 👉👉@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
Part one.
🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 Fursadaha sanadka cusub ee kuliyada Alfurqan online academy 1: Ku baro daawooyinka kaliya 7 dollar. 2: ku baro computerka kaliya 6 dollar. 3: ku baro Quraanka bilkasta 6 dollar. 4: ku baro english bilkasta 5 dollar . 5: ku baro carabi bilkasta 5 dollar. 6: ku baro public health kaliya 10 dollar bilkasta. 7: ku baro higaada iyo somaliga kaliya 5 dollar. 8: ku baro axadiista iyo siirada kaliya 7 dollar. 9: ku baro xisaabta dadka waawayn kaliya 5 dollar. Si aad isku diwaan galiso la xidhiidh ciwaankan hoose. 👇👇👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/hHy14BM8QI8wNjY8

Fursadii Qarniga🎯 BUSHAARO BUSHAARO BUSHAARO Dhammaan bulshowaynta soomaaliyeed ee ku dhaqan dunida daafaheeda, waxa kuliyada wayn ee ALFURQAN ONLINE SCHOOL idinku war galinaysa inay qaadanayso fasalo cusub bishan 4aad ee sanadka 2025 oo kala ah. 1) Quraanka iyo axkaamtiisa. 2) Barashada carabiga. 3) Barashada Englishka. 4) Barashada combuterka iyo isticmalkiisa oo bilow ah . ♨️ computerka waa bilaash kaliya diwan galinta ayaad 6 dollar bixinaysaa. 5) xisaabta( dadka wawayn ) 6) Higaadda  oo bilow ah 7) cv writing 8) pharmacology(barashada daawoyinka) 9) public health (caafimaadka bulshada) Dhamaan courseskan waxad qaadanaysa markaad dhamayso shahaado  dilloma ah cadaynaysa inaad dhamaysay cilmigaas. Ku baro cilmiga adoo # Gurigaaga jooga # Adoo shaqadaada jooga # Adooo ciyaalkaga dhex jooga # Adoon daal iyo tacab iyo bas fuulid umarin aqoonta. # Adoo shaqynaya baro cilmiga . Halkan hoose  iska diwaan 👇👇👇 @XafiiskaDiwaangalinta1 @XafiiskaDiwaangalinta1

"Guushu maaha in aad leedahay nolol aan ku jirin khaladaad iyo hoos u dhac. Guushu waa in aad ku socoto dusha khaladaadkaaga, ka gudubto marxalad kasta oo dadaalkaagu uu khasaaray, una jeedsato marxaladda xigta."

photo content

sticker.webp0.18 KB

sticker.webp0.13 KB

የቴሌግራም ፕሪሚየም ማስተዋወቂያ ለ 6 ወራት! 0 ሩብልስ. devgadmango.org

Fursadaha Bisha Ramadaan ee kuliyada Alfurqan online academy. 1: Ku baro daawooyinka kaliya 7 dollar. 2: ku baro computerka kaliya 6 dollar. 3: ku baro Quraanka bilkasta 6 dollar. 4: ku baro english bilkasta 5 dollar . 5: ku baro carabi bilkasta 5 dollar. 6: ku baro public health kaliya 10 dollar bilkasta. 7: ku baro higaada iyo somaliga kaliya 5 dollar. 8: ku baro axadiista iyo siirada kaliya 7 dollar. 9: ku baro xisaabta dadka waawayn kaliya 5 dollar. Ka mid naqo kumananka arday ee bishan nagu soo biiraya. Si aad isku diwaan galiso la xidhiidh ciwaankan hoose. 👇👇👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

Fursadaha Bisha Ramadaan ee kuliyada Alfurqan online academy. 1: Ku baro daawooyinka kaliya 7 dollar. 2: ku baro computerka kaliya 6 dollar. 3: ku baro Quraanka bilkasta 6 dollar. 4: ku baro english bilkasta 5 dollar . 5: ku baro carabi bilkasta 5 dollar. 6: ku baro public health kaliya 10 dollar bilkasta. 7: ku baro higaada iyo somaliga kaliya 5 dollar. 8: ku baro axadiista iyo siirada kaliya 7 dollar. 9: ku baro xisaabta dadka waawayn kaliya 5 dollar. Ka mid naqo kumananka arday ee bishan nagu soo biiraya. Si aad isku diwaan galiso la xidhiidh ciwaankan hoose. 👇👇👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq