cookie

Sizning foydalanuvchi tajribangizni yaxshilash uchun cookie-lardan foydalanamiz. Barchasini qabul qiling», bosing, cookie-lardan foydalanilishiga rozilik bildirishingiz talab qilinadi.

avatar

QURAANKA IYO SAYNISKA

Ma ogtahay in kanaalkan yahay kanaalka kaliya ee ka hadla xidhiidhka wayn ee ka dhexeeya sayniska iyo quraanka. Kuso biir kanaalkan. MAWDUUCYADA OO muuqaal ah waxaad kasoo daawan kartaa halkan. https://www.facebook.com/profile.php?id=100086491036194

Ko'proq ko'rsatish
Reklama postlari
15 268
Obunachilar
-324 soatlar
-47 kunlar
+3130 kunlar
Post vaqtlarining boʻlagichi

Ma'lumot yuklanmoqda...

Find out who reads your channel

This graph will show you who besides your subscribers reads your channel and learn about other sources of traffic.
Views Sources
Nashrni tahlil qilish
PostlarKo'rishlar
Ulashishlar
Ko'rish dinamikasi
01
Magaalaade ku ciidaysaa? Aan aragno magaalada ubadan.
6710Loading...
02
Ciid mubarak dhaamaan bahada ku xidhan chanellka quraanka iyo sayniska.
6390Loading...
03
https://t.me/THEKURAN?livestream=1b78f89b72e9681155
7300Loading...
04
Ma ogtahay! Khudbadii U Dambaysay ee Nabi Muxamed (NNKH)Ka jeediyay Carafa..Khudbadiiuu Rasuulku Maalintaas jeediyay waxay ahayd, fariin muhiim ah oo ay waajib tahay in qof walba oo muslim ah oo ugu yaraan hal mar akhriyo kalmadihii Rasuulku maalintaas sheegay. Waxaan idiin soo turjumay Khudabadii Rasuulka (NNKH) Akhri ilaa dhammaadka deedna la wadaag asxaabtaada.—” Dadyohow i dhagaysta, ma garanayo in sanadkaan kadib aanmar dambe halkaan soo istaagi doono. Sidaa daraadeed si fiican u dhagaysta warka aan idiin sheegayo, una sii gudbiya kuwa aysan u suurto galin inay halkaan nala joogaan. Meeshaan barakaysan, maalintaan barakaysan iyo bishaan barakaysan darteed, xasuusnaada inaad dhabtii Rabbigiina lakulmi doontaan, acmaashiinana laydinka xisaabin doono, hadaba digtoonaada. Dadyohow dhiiggiina iyo maalkiinu, waa idinka xaaraansanyahay. Midkii idinka mid ah ee ammaano haya, ha u celiyo qofkii iskalhaa. Ribbo ( Dulsaar) dhammaanteed waa mamnuuc, ha yeeshee faaidadiin idinkaa iskaleh. Qofna ha dulmiyin adigna laguma dulmin doonee. Ha iska aargoosanina, Dhiiggii aad iska daadiseen waqtigii jaahilyadda.Dadyohow iska ilaaliya shaydaanka, wuxuu isku dayi doonaa in uu idinku khaldo waxyaalo yar yar, uga digtoonaada shaydaanka diintiina darteed. Raggoow ogaada in dumarkiinu xaq idinku leeeyihiin, idinkuna aad iyaga xaq ku leedihiin. Xasuunow in aad ku guursatay, Ogolaanshaha ilaahay iyo rumaysnaantiisa. Haweenkiinu waxay xaq idiinku leeyihiin, inaad si naxariisleh u quudisaan uguna labistaan. Ula dhaqan marwadaada si wanaagsan oo naxariis leh, sababtoo ah waa lammaanaagii nolosha iyo mid mar walba ku caawin doonta.Dadyohoow si wanaagsan ii dhagaysta. Caabud Allah (SWT) oo kaliya, si joogta ah u tuko shantaada salaaddood, Soon bisha barakaysan ee soonqaad,ka bixi hantidaadda sakko, soo gudo waajibaadka xajka hadiiaad awoodid.BiniAadamka oo dhammi waxay ka yimaadeenAdam iyo Xaawo, Carabtu kama sarayso kuwa aan carabta ahayn, kuwan aan carabta ahayna kama sareeyaan carabta. Dadka Caddaanka ahi kama sareeyaan kuwa Madoow, Dadka madoowga ahina kama sareeyaan kuwa cad. kaliya waxaa lagu kala sareeyaa waa camaladiina. Ogaada Muslimiinta oo dhammi waa walaalo, IslaamniMaduna waxay ku dhisantahay walaaltinimo.Dadyohoow Ogaada ma jiro Rasuul ama Nabi aniga gadaashayda imaan doona, sidaadaraadeed si fiican U dhuuxa warkayga, waxaan idiinka tagaylaba waxyaalood oo kala ah, Quraanka iyo Sunnadayda. haddii aad labbadas ku dheganaataan waligiin lumi maysaan. Intiina i dhegaysanaysaaywarkayga usii gudbiya inta aan nala joogin, waxaa laga yaabaa kuwa warkaygu gaaro inay ka fahmi ogyihiin kuwa toos u dhagaysanaya.Intaas kadib Rasuulka ( NNKH ) wuxuu khudbadiisii raaciyay Aayaad Quraan ah oo markas toos ugu soodegay oo ay kamid ahaayeen (Maantaan idiin kaamilay Diintiinna, waxaana idiin taamyeelay korkiina nimcadayda, waxaana idiinka raali noqday islaamka diin ahaan)Ugu dambayna gabagabadii khudbadiisa ayuu Rasuulkeenii Suubannaa (NNKH) isagoo Codka kor u qaaday, wuxuu yiri ”iLaahayoow Markhaati ka ahoow inaan fariintaadii u gudbiyay Dadakaaga”—– DHAMAATEEN AAN IS CAFINO. RUUX KASTAA WALAALII HA SAAMAXO.. Wq/ Aisha Ahmed Hassan
6874Loading...
05
🍀#Fadliga_Maalinka_Carafa. Rasuulku (ﷺ) wuxuu yidhi:«Maalin ay ka badantahay ilaahay addoon inuu naar ka xoreeyo ma jirto maalinka Carafa.» 🔸#Soonka_maalinta_Carafa: Rasuulka (ﷺ) waxaa la weydiiyay Soonka maalinta Carafo? Wuxuu yidhi: «Waxaa lagu dhaafaa (dambiga) Sannadkii tagay iyo sannadka soo socda.» Xadiiska kale wuxuu tilmaamayaa: Rasuulku (ﷺ) wuxuu yidhi: «Soonka maalinta Carafo waxaan ilaahay ka rajaynayaa inuu ku dhaafo (dembiga) sannadkii hore iyo sannadka dambe.» 🤲#Ducada_Maalinka_Carafa: Rasuulku (ﷺ) wuxuu yidhi:«Duco waxa ugu khayr badan ducada maalinta Carrafo, waxaana ugu khayr badan waxaan idhaahdo aniga iyo Nabiyadii iga horreeyayba: {لا إلهَ إلاّ اللّهُ وَحَدُّهُ لَا شَرِيكَ لَهُ، لَهُ الْمُلْكُ وَلَهُ الْحَمْدُ وَهُوَ عَلَى كُلِّ شَيْءِ قَدِيرِ.} Maalinta Carafo waa tiirka ugu weyn xajka Rasuulku (ﷺ) wuxuu yidhi:«Xajku waa Carafa.» 📌Maalinka Carafo ee sidaa u fadli badan wuxuu ku beeganyahay maalinka Sabtida oo beri ah markaa waa in Laga faa'idaystaa Insha  Allah.
1 4542Loading...
06
🔴🔴 KULMIS 🔴🔴 Linkigan hoose  waxa ku jira 96 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasoo  kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto. Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugu daro la xidhidh ciwaankan . 👉👉@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1 Part one. 🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 Fursad Qaali ah: Barashada Quraanka kariimka. 👇👇👇👇👇 Ma joogtaa wadamada Europeanka ama amerika ama wadamada carabta. Kuliyada Alfurqan online academy waxay ku diyarisay fasalo online ah . Oo barashaada Quraanka ah Halkan hoose iska diwaan gali 👇👇👇👇👇👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/h3vQESiP3J02Yjc0
1590Loading...
07
💊 FURSAD MUHIIM AH . Ma rabta  inaad barato daawoyinka(pharmacology). Kuliyada wayn ee alfurqan online academy waxay kuu diyarisay fasalo cusub oo ah barashada  daawooyinka . Course fee: 6 dollar Duration : 5 months Type of certificate : Diploma  💊Baro dawooyinka oo naftaada ku dawee. 💊Baro dawooyinka oo qoyskaaga ku daawee. 🧑‍⚕Baro daawoyinka si aad uga ilaaliso bulshadaada daawo isticmalka  khaldan Si aad isku diwaan galiso la xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
7321Loading...
08
https://t.me/E3pdW7_dRfRhMmFk Waa suuq online ah ood wax yaabo badan aad ka helyso ka faaidyso.
9251Loading...
09
Xikmado Alle ha unaxariisto xilli iyo saman aanay gabadhu bixin ilaa saddex goor mooyee . 1: Inay kasoo baxdo rixamka hooyadeed oo ay usoo baxdo aduunka. 2: Inay kasoo baxdo guriga aabaheed oo ay usoo baxdo guriga ninkeeda iyadoo caruusa. 3 : Inay kasoo baxdo guriga ninkeeda oo ay usoo baxdo qabriga si ay ula kulanto rabigeed.
1 2040Loading...
10
Xikmado Laba waligaa xasuusnoow Ilaahay xasuusnoow Geeridina xasuusnoow Laba waliga iska ilow . Wanaaga aad dadka u samaysay Iyo xumaanta cid kale kuu gaystay. Laba waliga ha aaminin Nin gabadh ha ku aaminin . Gabadhna sir ha ku aaminin.
1 2350Loading...
11
💊 FURSAD MUHIIM AH . Ma rabta  inaad barato daawoyinka(pharmacology). Kuliyada wayn ee alfurqan online academy waxay kuu diyarisay fasalo cusub oo ah barashada daawooyinka . 💊Baro dawooyinka oo naftaada ku dawee. 💊Baro dawooyinka oo qoyskaaga ku daawee. Si aad isku diwaan galiso la xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
7331Loading...
12
(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA! KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .✍ ma tahay arday ay usora gali wayday inu helo fursadan doorkii hore . Maanta ka faa'idayso .ku baro computerka  si bilaash ah.kuna baro si  online ah adoo gurigaaga jooga oon wax daal ahi kaa bixin ama adoo jooga goobtada shaqo. Ka faa'idayso fursadan ay kuliyada wayn ee Alfurqan online school kusoo kordhisay. Shuruudaha. ⏭Fursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa . ⏭ inay kaa go'antay wax dhigashadu. ⏭ inaad ka wayn tahay 15 jir. ⏭ inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya . Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida: ●Introduction to windows ● Microsooft  word ●Microsooft ppt ●Microsooft excel ●Microsooft access ●Microsooft publisher ●Microsooft outlook Mudada koorasku waa 3 bil . Shahadaduna waa diploma. Nasiib fiican. 24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho. ⏭ HALKAN ISKA DIWAAN GALIN👇👇👇👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
8061Loading...
13
Fursadii Qarniga BUSHAARO BUSHAARO BUSHAARO Dhammaan bulshowaynta soomaaliyeed ee ku dhaqan dunida daafaheeda, waxa kuliyada wayn ee ALFURQAN ONLINE SCHOOL idinku war galinaysa inay qaadanayso fasalo cusub bishan 6aad ee sanadka 2024 oo kala ah. 1) Quraanka iyo axkaamtiisa. 2) Barashada carabiga. 3) Barashada Englishka. 4) Barashada combuterka iyo isticmalkiisa oo bilow ah . ♨️ computerka waa bilaash kaliya diwan galinta ayaad 6 dollar bixinaysaa. 5) xisaabta( dadka wawayn ) 6) Higaadda  oo bilow ah 7) cv writing 8) pharmacology(barashada daawoyinka) Dhamaan courseskan waxad qaadanaysa markaad dhamayso shahaado  dilloma ah cadaynaysa inaad dhamaysay cilmigaas. Ku baro cilmiga adoo # Gurigaaga jooga # Adoo shaqadaada jooga # Adooo ciyaalkaga dhex jooga # Adoon daal iyo tacab iyo bas fuulid umarin aqoonta. # Adoo shaqynaya baro cilmiga . Halkan hoose  iska diwaan gali:👇👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
1 0691Loading...
14
KULMIS Linkigan hoose  waxa ku jira 100 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasoo  ah kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto. Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugu daro la xidhidh ciwaankan . 👉👉@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1 Part one. 🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 Fursad Qaali ah 👇👇👇👇👇 Ma rabta barashada Quraanka kariimka ah .Kuliyada Alfurqan online academy waxay ku diyarisay fasalo online ah . Oo xilli kasta leh . 👇👇👇👇👇👇 La xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/dbhSCk7OWyIxZGY8
750Loading...
15
Waxaan jeclaan lahaa inaan dhinto sababtoo ah waxaan maqlay inay jannada cunto taalo ooy dhaanto halkan. Waxaa idhi inan yar oo falastiini ah . Nin wariye ah ayaa isaguna waraystay wiil yar oo falastiini ah wuxuuna waydiiyay goorma kugu danbaysay inaad cunto hilib? Wuxuu ugu jawaabay waa maxay hilib ma garanayo hilib wuxuu yahay. Ax ax heerkaas ayay marayaan Ree falastiin wadamada kale ee carabta ahna waad u jeedaan inay cunaan neef isku dhan , waa arrin aad ii damqisay runtiina qofkastoo iimaan leh xanuujinaysa. Aan u ducayno walaalaheena oo aan ku caawino waxaan awoodno Yaynaan ku fiirsan carbahan kale een jiidh damqada lahayn walaalayaal😢👌.
1 4892Loading...
Magaalaade ku ciidaysaa? Aan aragno magaalada ubadan.
Hammasini ko'rsatish...
12👍 2
Ciid mubarak dhaamaan bahada ku xidhan chanellka quraanka iyo sayniska.
Hammasini ko'rsatish...
5👍 1
Hammasini ko'rsatish...
QURAANKA IYO SAYNISKA

Ma ogtahay in kanaalkan yahay kanaalka kaliya ee ka hadla xidhiidhka wayn ee ka dhexeeya sayniska iyo quraanka. Kuso biir kanaalkan. MAWDUUCYADA OO muuqaal ah waxaad kasoo daawan kartaa halkan.

https://www.facebook.com/profile.php?id=100086491036194

4
Ma ogtahay! Khudbadii U Dambaysay ee Nabi Muxamed (NNKH)Ka jeediyay Carafa..Khudbadiiuu Rasuulku Maalintaas jeediyay waxay ahayd, fariin muhiim ah oo ay waajib tahay in qof walba oo muslim ah oo ugu yaraan hal mar akhriyo kalmadihii Rasuulku maalintaas sheegay. Waxaan idiin soo turjumay Khudabadii Rasuulka (NNKH) Akhri ilaa dhammaadka deedna la wadaag asxaabtaada.—” Dadyohow i dhagaysta, ma garanayo in sanadkaan kadib aanmar dambe halkaan soo istaagi doono. Sidaa daraadeed si fiican u dhagaysta warka aan idiin sheegayo, una sii gudbiya kuwa aysan u suurto galin inay halkaan nala joogaan. Meeshaan barakaysan, maalintaan barakaysan iyo bishaan barakaysan darteed, xasuusnaada inaad dhabtii Rabbigiina lakulmi doontaan, acmaashiinana laydinka xisaabin doono, hadaba digtoonaada. Dadyohow dhiiggiina iyo maalkiinu, waa idinka xaaraansanyahay. Midkii idinka mid ah ee ammaano haya, ha u celiyo qofkii iskalhaa. Ribbo ( Dulsaar) dhammaanteed waa mamnuuc, ha yeeshee faaidadiin idinkaa iskaleh. Qofna ha dulmiyin adigna laguma dulmin doonee. Ha iska aargoosanina, Dhiiggii aad iska daadiseen waqtigii jaahilyadda.Dadyohow iska ilaaliya shaydaanka, wuxuu isku dayi doonaa in uu idinku khaldo waxyaalo yar yar, uga digtoonaada shaydaanka diintiina darteed. Raggoow ogaada in dumarkiinu xaq idinku leeeyihiin, idinkuna aad iyaga xaq ku leedihiin. Xasuunow in aad ku guursatay, Ogolaanshaha ilaahay iyo rumaysnaantiisa. Haweenkiinu waxay xaq idiinku leeyihiin, inaad si naxariisleh u quudisaan uguna labistaan. Ula dhaqan marwadaada si wanaagsan oo naxariis leh, sababtoo ah waa lammaanaagii nolosha iyo mid mar walba ku caawin doonta.Dadyohoow si wanaagsan ii dhagaysta. Caabud Allah (SWT) oo kaliya, si joogta ah u tuko shantaada salaaddood, Soon bisha barakaysan ee soonqaad,ka bixi hantidaadda sakko, soo gudo waajibaadka xajka hadiiaad awoodid.BiniAadamka oo dhammi waxay ka yimaadeenAdam iyo Xaawo, Carabtu kama sarayso kuwa aan carabta ahayn, kuwan aan carabta ahayna kama sareeyaan carabta. Dadka Caddaanka ahi kama sareeyaan kuwa Madoow, Dadka madoowga ahina kama sareeyaan kuwa cad. kaliya waxaa lagu kala sareeyaa waa camaladiina. Ogaada Muslimiinta oo dhammi waa walaalo, IslaamniMaduna waxay ku dhisantahay walaaltinimo.Dadyohoow Ogaada ma jiro Rasuul ama Nabi aniga gadaashayda imaan doona, sidaadaraadeed si fiican U dhuuxa warkayga, waxaan idiinka tagaylaba waxyaalood oo kala ah, Quraanka iyo Sunnadayda. haddii aad labbadas ku dheganaataan waligiin lumi maysaan. Intiina i dhegaysanaysaaywarkayga usii gudbiya inta aan nala joogin, waxaa laga yaabaa kuwa warkaygu gaaro inay ka fahmi ogyihiin kuwa toos u dhagaysanaya.Intaas kadib Rasuulka ( NNKH ) wuxuu khudbadiisii raaciyay Aayaad Quraan ah oo markas toos ugu soodegay oo ay kamid ahaayeen (Maantaan idiin kaamilay Diintiinna, waxaana idiin taamyeelay korkiina nimcadayda, waxaana idiinka raali noqday islaamka diin ahaan)Ugu dambayna gabagabadii khudbadiisa ayuu Rasuulkeenii Suubannaa (NNKH) isagoo Codka kor u qaaday, wuxuu yiri ”iLaahayoow Markhaati ka ahoow inaan fariintaadii u gudbiyay Dadakaaga”—– DHAMAATEEN AAN IS CAFINO. RUUX KASTAA WALAALII HA SAAMAXO.. Wq/ Aisha Ahmed Hassan
Hammasini ko'rsatish...
13👍 2
🍀#Fadliga_Maalinka_Carafa. Rasuulku (ﷺ) wuxuu yidhi:«Maalin ay ka badantahay ilaahay addoon inuu naar ka xoreeyo ma jirto maalinka Carafa.» 🔸#Soonka_maalinta_Carafa: Rasuulka (ﷺ) waxaa la weydiiyay Soonka maalinta Carafo? Wuxuu yidhi: «Waxaa lagu dhaafaa (dambiga) Sannadkii tagay iyo sannadka soo socda.» Xadiiska kale wuxuu tilmaamayaa: Rasuulku (ﷺ) wuxuu yidhi: «Soonka maalinta Carafo waxaan ilaahay ka rajaynayaa inuu ku dhaafo (dembiga) sannadkii hore iyo sannadka dambe.» 🤲#Ducada_Maalinka_Carafa: Rasuulku (ﷺ) wuxuu yidhi:«Duco waxa ugu khayr badan ducada maalinta Carrafo, waxaana ugu khayr badan waxaan idhaahdo aniga iyo Nabiyadii iga horreeyayba: {لا إلهَ إلاّ اللّهُ وَحَدُّهُ لَا شَرِيكَ لَهُ، لَهُ الْمُلْكُ وَلَهُ الْحَمْدُ وَهُوَ عَلَى كُلِّ شَيْءِ قَدِيرِ.} Maalinta Carafo waa tiirka ugu weyn xajka Rasuulku (ﷺ) wuxuu yidhi:«Xajku waa Carafa.» 📌Maalinka Carafo ee sidaa u fadli badan wuxuu ku beeganyahay maalinka Sabtida oo beri ah markaa waa in Laga faa'idaystaa Insha  Allah.
Hammasini ko'rsatish...
👍 5 3
🔴🔴
KULMIS
🔴🔴 Linkigan hoose  waxa ku jira 96 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasoo  kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto. Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugu daro la xidhidh ciwaankan . 👉👉@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
Part one.
🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 Fursad Qaali ah: Barashada Quraanka kariimka. 👇👇👇👇👇 Ma joogtaa wadamada Europeanka ama amerika ama wadamada carabta. Kuliyada Alfurqan online academy waxay ku diyarisay fasalo online ah . Oo barashaada Quraanka ah Halkan hoose iska diwaan gali 👇👇👇👇👇👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/h3vQESiP3J02Yjc0
Hammasini ko'rsatish...
KULMIS 1AAD

A/rahman Mohamed invites you to add the folder “KULMIS 1AAD”, which includes 96 chats.

Photo unavailableShow in Telegram
💊 FURSAD MUHIIM AH . Ma rabta  inaad barato daawoyinka(pharmacology). Kuliyada wayn ee alfurqan online academy waxay kuu diyarisay fasalo cusub oo ah barashada  daawooyinka . Course fee: 6 dollar Duration : 5 months Type of certificate : Diploma  💊Baro dawooyinka oo naftaada ku dawee. 💊Baro dawooyinka oo qoyskaaga ku daawee. 🧑‍⚕Baro daawoyinka si aad uga ilaaliso bulshadaada daawo isticmalka  khaldan Si aad isku diwaan galiso la xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
Hammasini ko'rsatish...
👍 1 1
https://t.me/E3pdW7_dRfRhMmFk Waa suuq online ah ood wax yaabo badan aad ka helyso ka faaidyso.
Hammasini ko'rsatish...
👍 3
Xikmado
Alle ha unaxariisto xilli iyo saman aanay gabadhu bixin ilaa saddex goor mooyee . 1: Inay kasoo baxdo rixamka hooyadeed oo ay usoo baxdo aduunka. 2: Inay kasoo baxdo guriga aabaheed oo ay usoo baxdo guriga ninkeeda iyadoo caruusa. 3 : Inay kasoo baxdo guriga ninkeeda oo ay usoo baxdo qabriga si ay ula kulanto rabigeed.
Hammasini ko'rsatish...
15👍 3
Xikmado
Laba waligaa xasuusnoow Ilaahay xasuusnoow Geeridina xasuusnoow Laba waliga iska ilow . Wanaaga aad dadka u samaysay Iyo xumaanta cid kale kuu gaystay. Laba waliga ha aaminin Nin gabadh ha ku aaminin . Gabadhna sir ha ku aaminin.
Hammasini ko'rsatish...
👍 14
Kirish qilib, tafsilotli ma'lumotlarga ega bo'ling

Biz sizga ushbu hazinani tasdiqlashdan so'ng ochamiz. Va'da qilamiz, tezroq!