cookie

Sizning foydalanuvchi tajribangizni yaxshilash uchun cookie-lardan foydalanamiz. Barchasini qabul qiling», bosing, cookie-lardan foydalanilishiga rozilik bildirishingiz talab qilinadi.

avatar

Bulsho kaabe

Salaam walaal: halkan waxaan ku soo gudbin doonaa , waxyaabo faa'ido u leh nolosheena. Soo dhawoow.

Ko'proq ko'rsatish
Reklama postlari
4 891
Obunachilar
Ma'lumot yo'q24 soatlar
-47 kunlar
-3130 kunlar

Ma'lumot yuklanmoqda...

Obunachilar o'sish tezligi

Ma'lumot yuklanmoqda...

Waligaa nolosha kama helaysid wax yaabo dhamaystiran, laakin waxaad helaysaa waxyaabo yar yar oo aan dhamays tirneen Lakin aad ku qanacsantay.
Hammasini ko'rsatish...
👍 6 5🔥 1
Asc waraxmatullahi waaa barakatuh culimo Haben wacan oo wanagsan Cawa waa habayn qiimo badan Illahy dunuubteena iyo tan waalidiinteena iyo dhamaan muslimiintaba ha dhaafo Cafis iyo caafimad dhamaanteenba insha aynu isku wada ducayno
Hammasini ko'rsatish...
👍 13
Cafisku : Waa waxa ugu awoodda badan nolosha Maanta beero geed aad beri hadhkiisa ku raaxaysan doonto. Waayo dhamaanten waxaan nahay socoto. Qalbigaaga wax yar oo xumana ha kaga tagin. qof walba cafi,oo iska dhaaf waxyaabihi hore kuu dhaafay, malahaagana wanaaji mar walba. Farxadda aadmigu waxay ku jirtaa : mahadnaqa samirka, iyo inaad istiqfaarta badiso. Jumco mubarak Ku sali nuurkii dunida❤️ الهم صل وسلم وبارك على سيد اولين والآخرين وحبيب رب العالمين 🩶
Hammasini ko'rsatish...
👍 3
00:16
Video unavailableShow in Telegram
5.02 MB
👍 4 2👏 1
Waxaad ku dhex socotaa nolosha oo aad rumaysataa, marxalad kasta oo noloshaada ah, in aad qaadatay qaybtaada farxadda iyo raynaynta, ilaa aad ka hesho jidka waxa kaa yaabinaya saaxiibo cusub, guulo yaryar, hadiyado iyo hadiyado rabaani ah, farxado kala duwan oo aad adigu leedahay. ma filanayn mana sugin, haddaba waxaad ogaataa in farxaddu ay leedahay nasasho, farxadaha qaybteeduna aanay dhammaanayn, waxaadna leedahay Ilaah naxariis badan oo deeqsi ah
Hammasini ko'rsatish...
6
00:06
Video unavailableShow in Telegram
2.37 KB
Shaqadaada adagi: waa riyada qof kasta oo shaqo la'aan ah Ilmahaaga xanaaqsani: Waa riyada qof kasta oo aan haysan ilmo Gurigaaga yari: Waa riyada qof kasta oo guri la'aan ah Haysashada lacagta yari waa riyada qof kasta oo dayn lagu leeyey Caafimaadkaagu: waa riyada bukaan kasta Dhoola cadeyntaadu: waa riyada qof kasta oo murugsan Ilaahay ha ku xafido: waa riyada qof kasta oo qaawan Xataa daacadnimadaadu: waa riyada dembiilayaasha qaarkood Markaa Ilaahay ugu mahad celi nimcooyinka aad haysato een la soo koobi karin. Alxamdulilaah.
Hammasini ko'rsatish...
24👍 8
Fariin caafimaad
Hammasini ko'rsatish...
👍 4🥰 1
Taxanaha Caafimaadka 1. Dadka biyaha istaaga ku caba waxaa inta badan ku dhaca cudurka sokorta sidoo kale waxaa kilyaha uga samaysma dhagaxaan sidaa darteed inta aadan biyaha cabin fariiso marka hore kadibna si dagan biyaha u cab 2. Dadka sida joogtada ah u sooma jirkoodu way adag tahay in uu soo galo kansar sidoo kale waxaa jirkooda ka baxa sunta iyo jeermiska inta uu soomman yahay sidaa darteee soon maalmaha isniinta iyo khamiista 3. Dadka xulbada aadka u isticmaala calooshoodu ma fariisato, xab feeraha kama gali, qaaxo ama TB kuma dhacdo, baabasiirk isma arkaan sidoo kale caruurta qiiq dheerta iyo xasaasiyada qabtana way u fiican tahay 4. Hadii aad isku aragto ooddin, dibiryo, naqas kugu istaaga, caloosha oo ku fadhisa iyo daal joogta ah ogow jirkaaga waxaa ku yar maadada Potassium sidaa darteed cun koostada, mooska, baradhada, bataatiga iyo bocorka 5. Hadii madaxu ku xanuuno, baraf saar dhafoorada madaxa, Qare isticmaaal, geed kuleelka isticmaal sida sanjabiilka, qarfaha, filfilsha iyo basbaaska, biyo badan cab, saliidna ku daliig madax iyo qoorta labadaba Shanta Qodob, Qodobkee Si Gaar Ah Kuu Anfacay? Commentiga Iigu Reeb Si Aan U Ogaado Qodobka Ugu Muhiimsan Si Looga Faaiideyso Qormadaan oo Muhiim U Ah Dad Badan Waa Inaad Share Garayso #Share #drwaahin
Hammasini ko'rsatish...
15👍 5
5 faaido oo laga helo caanaha geela #KOBCINTA LAFAHA Caanaha geela waxaa ka buuxa maddooyin kala duwan kuwaas oo kor u qaada Kobcinta lafaha in kasta maadada kalshoonka ku yar yihin (calcium) caanaha geela. #HUBKA CULUS Somaalida siyaaabo kala duwan bay u isticmalaan caanaha geela sida xaaslayaasha iyo odayaasha waxay yiradaan caanaha geela waxaa laga helaa tamar iyo awood wax tar u leh jirka waxayna xoojiye xubinta taranka. #DHEEF SHIIDKA: Caanaha geela waxay u fiican yihin jilcinta caloosha inta badan dadka calool fadhiidka leh waxaa dawo u ah in ay cabbaan caanaha oo markaas la soo lisay. #CAABUQA caanaha geela waxay la dagaalaan caabuqa ku dhaca jidhka waxayna kor u qadaan awoodda jimsiga iyo difaaca jidhka sida in uusan soo weerarin fayriska iwm ah. #CARUURTA_MASKAXDA: Caanaha geela waxay kor u qadaan xasuusta maskaxda iyo dareenka neerfayaasha sidoo kale ciyaalka lagu soo koriyey hlcaanaha geela iyo kuwa aan lagu soo korin waxaa u dhaxeeya farqi weyn. Dr Cadceed
Hammasini ko'rsatish...
👍 9 3
Boshqa reja tanlang

Joriy rejangiz faqat 5 ta kanal uchun analitika imkoniyatini beradi. Ko'proq olish uchun, iltimos, boshqa reja tanlang.