Bulsho kaabe
رفتن به کانال در Telegram
Salaam walaal: halkan waxaan ku soo gudbin doonaa , waxyaabo faa'ido u leh nolosheena. Soo dhawoow.
نمایش بیشتر4 891
مشترکین
اطلاعاتی وجود ندارد24 ساعت
اطلاعاتی وجود ندارد7 روز
-6530 روز
در حال بارگیری داده...
کانالهای مشابه
هیچ دادهای
مشکلی وجود دارد؟ لطفاً صفحه را تازه کنید یا با مدیر پشتیبانی ما تماس بگیرید.
ابر برچسبها
هیچ دادهای
مشکلی وجود دارد؟ لطفاً صفحه را تازه کنید یا با مدیر پشتیبانی ما تماس بگیرید.
اشارات ورودی و خروجی
---
---
---
---
---
---
جذب مشترکین
اکتبر '24
اکتبر '240
در 0 کانالها
سپتامبر '240
در 0 کانالها
Get PRO
اوت '24
+1
در 0 کانالها
Get PRO
ژوئیه '240
در 0 کانالها
Get PRO
ژوئن '24
+1
در 0 کانالها
Get PRO
مه '24
+11
در 0 کانالها
Get PRO
آوریل '24
+8
در 0 کانالها
Get PRO
مارس '24
+10
در 0 کانالها
Get PRO
فوریه '24
+21
در 1 کانالها
Get PRO
ژانویه '24
+84
در 2 کانالها
Get PRO
دسامبر '23
+88
در 0 کانالها
Get PRO
نوامبر '23
+115
در 1 کانالها
Get PRO
اکتبر '23
+250
در 4 کانالها
Get PRO
سپتامبر '23
+224
در 0 کانالها
Get PRO
اوت '23
+290
در 0 کانالها
Get PRO
ژوئیه '23
+218
در 0 کانالها
Get PRO
ژوئن '23
+228
در 0 کانالها
Get PRO
مه '23
+198
در 0 کانالها
Get PRO
آوریل '23
+147
در 0 کانالها
Get PRO
مارس '23
+193
در 0 کانالها
Get PRO
فوریه '23
+236
در 0 کانالها
Get PRO
ژانویه '23
+338
در 0 کانالها
Get PRO
دسامبر '22
+302
در 0 کانالها
Get PRO
نوامبر '22
+251
در 0 کانالها
Get PRO
اکتبر '22
+244
در 0 کانالها
Get PRO
سپتامبر '22
+268
در 0 کانالها
Get PRO
اوت '22
+239
در 0 کانالها
Get PRO
ژوئیه '22
+321
در 0 کانالها
Get PRO
ژوئن '22
+284
در 0 کانالها
Get PRO
مه '22
+235
در 0 کانالها
Get PRO
آوریل '22
+192
در 0 کانالها
Get PRO
مارس '22
+318
در 0 کانالها
Get PRO
فوریه '22
+383
در 0 کانالها
Get PRO
ژانویه '22
+107
در 0 کانالها
Get PRO
دسامبر '21
+65
در 0 کانالها
Get PRO
نوامبر '21
+138
در 0 کانالها
Get PRO
اکتبر '21
+128
در 0 کانالها
Get PRO
سپتامبر '21
+46
در 0 کانالها
Get PRO
اوت '21
+134
در 0 کانالها
Get PRO
ژوئیه '21
+335
در 0 کانالها
| تاریخ | رشد مشترکین | اشارات | کانالها | |
| 14 اکتبر | 0 | |||
| 13 اکتبر | 0 |
پستهای کانال
Waligaa nolosha kama helaysid wax yaabo dhamaystiran, laakin waxaad helaysaa waxyaabo yar yar oo aan dhamays tirneen Lakin aad ku qanacsantay.
| 2 | Asc waraxmatullahi waaa barakatuh culimo
Haben wacan oo wanagsan
Cawa waa habayn qiimo badan
Illahy dunuubteena iyo tan waalidiinteena iyo dhamaan muslimiintaba ha dhaafo
Cafis iyo caafimad dhamaanteenba insha aynu isku wada ducayno | 0 |
| 3 | Cafisku : Waa waxa ugu awoodda badan nolosha
Maanta beero geed aad beri hadhkiisa ku raaxaysan doonto. Waayo dhamaanten waxaan nahay socoto.
Qalbigaaga wax yar oo xumana ha kaga tagin.
qof walba cafi,oo iska dhaaf waxyaabihi hore kuu dhaafay, malahaagana wanaaji mar walba.
Farxadda aadmigu waxay ku jirtaa : mahadnaqa samirka, iyo inaad istiqfaarta badiso.
Jumco mubarak
Ku sali nuurkii dunida❤️
الهم صل وسلم وبارك على سيد اولين والآخرين وحبيب رب العالمين 🩶 | 0 |
| 4 | بدون متن... | 0 |
| 5 | Waxaad ku dhex socotaa nolosha oo aad rumaysataa, marxalad kasta oo noloshaada ah, in aad qaadatay qaybtaada farxadda iyo raynaynta, ilaa aad ka hesho jidka waxa kaa yaabinaya saaxiibo cusub, guulo yaryar, hadiyado iyo hadiyado rabaani ah, farxado kala duwan oo aad adigu leedahay. ma filanayn mana sugin, haddaba waxaad ogaataa in farxaddu ay leedahay nasasho, farxadaha qaybteeduna aanay dhammaanayn, waxaadna leedahay Ilaah naxariis badan oo deeqsi ah | 0 |
| 6 | بدون متن... | 0 |
| 7 | Shaqadaada adagi: waa riyada qof kasta oo shaqo la'aan ah
Ilmahaaga xanaaqsani: Waa riyada qof kasta oo aan haysan ilmo
Gurigaaga yari: Waa riyada qof kasta oo guri la'aan ah
Haysashada lacagta yari waa riyada qof kasta oo dayn lagu leeyey
Caafimaadkaagu: waa riyada bukaan kasta
Dhoola cadeyntaadu: waa riyada qof kasta oo murugsan
Ilaahay ha ku xafido: waa riyada qof kasta oo qaawan
Xataa daacadnimadaadu: waa riyada dembiilayaasha qaarkood
Markaa Ilaahay ugu mahad celi nimcooyinka aad haysato een la soo koobi karin.
Alxamdulilaah. | 0 |
| 8 | Fariin caafimaad | 0 |
| 9 | Taxanaha Caafimaadka
1. Dadka biyaha istaaga ku caba waxaa inta badan ku dhaca cudurka sokorta sidoo kale waxaa kilyaha uga samaysma dhagaxaan sidaa darteed inta aadan biyaha cabin fariiso marka hore kadibna si dagan biyaha u cab
2. Dadka sida joogtada ah u sooma jirkoodu way adag tahay in uu soo galo kansar sidoo kale waxaa jirkooda ka baxa sunta iyo jeermiska inta uu soomman yahay sidaa darteee soon maalmaha isniinta iyo khamiista
3. Dadka xulbada aadka u isticmaala calooshoodu ma fariisato, xab feeraha kama gali, qaaxo ama TB kuma dhacdo, baabasiirk isma arkaan sidoo kale caruurta qiiq dheerta iyo xasaasiyada qabtana way u fiican tahay
4. Hadii aad isku aragto ooddin, dibiryo, naqas kugu istaaga, caloosha oo ku fadhisa iyo daal joogta ah ogow jirkaaga waxaa ku yar maadada Potassium sidaa darteed cun koostada, mooska, baradhada, bataatiga iyo bocorka
5. Hadii madaxu ku xanuuno, baraf saar dhafoorada madaxa, Qare isticmaaal, geed kuleelka isticmaal sida sanjabiilka, qarfaha, filfilsha iyo basbaaska, biyo badan cab, saliidna ku daliig madax iyo qoorta labadaba
Shanta Qodob, Qodobkee Si Gaar Ah Kuu Anfacay? Commentiga Iigu Reeb Si Aan U Ogaado Qodobka Ugu Muhiimsan
Si Looga Faaiideyso Qormadaan oo Muhiim U Ah Dad Badan Waa Inaad Share Garayso
#Share
#drwaahin | 0 |
| 10 | 5 faaido oo laga helo caanaha geela
#KOBCINTA LAFAHA
Caanaha geela waxaa ka buuxa maddooyin kala duwan kuwaas oo kor u qaada Kobcinta lafaha in kasta maadada kalshoonka ku yar yihin (calcium) caanaha geela.
#HUBKA CULUS
Somaalida siyaaabo kala duwan bay u isticmalaan caanaha geela sida xaaslayaasha iyo odayaasha waxay yiradaan caanaha geela waxaa laga helaa tamar iyo awood wax tar u leh jirka waxayna xoojiye xubinta taranka.
#DHEEF SHIIDKA:
Caanaha geela waxay u fiican yihin jilcinta caloosha inta badan dadka calool fadhiidka leh waxaa dawo u ah in ay cabbaan caanaha oo markaas la soo lisay.
#CAABUQA
caanaha geela waxay la dagaalaan caabuqa ku dhaca jidhka waxayna kor u qadaan awoodda jimsiga iyo difaaca jidhka sida in uusan soo weerarin fayriska iwm ah.
#CARUURTA_MASKAXDA:
Caanaha geela waxay kor u qadaan xasuusta maskaxda iyo dareenka neerfayaasha sidoo kale ciyaalka lagu soo koriyey hlcaanaha geela iyo kuwa aan lagu soo korin waxaa u dhaxeeya farqi weyn.
Dr Cadceed | 0 |
| 11 | Maxa sababa calool fadhiga ama saxasaro adeega
Waaxa jira dhowr sababood oo dhamaan keeni kara calool fadhiga ama saxaro adeega, balse ii ogolaaw in aan kula wadaago 6-da shay ee ugu badan ee bulshadeena ku keento calool fadhiga:
1- sababta ugu horeyso ee keento calool fadhiga waa qaab nololeedka qofka oo aan saxneen gaar ahaan nooca cuntada uu qofka isticmaalo, tusaale ahaan, hadii qofka uu si joogto ah u istimaalo bariis iyo baasto qalalan waxay keeni karta calool fadhi ama saxaro adeeg, hadii qofka uu isticmaalo cuntooyinka qolofta leh sida digirta, masagada, sareerta ama qamadiga iyo wixi la mid ka ah waxay ka hortagaan calool fadhiga ama calool istaaga.
2- qofka oo aanan cabin biyo ku filan maalintii ayadana waxay keeni karta calool fadhi, waxa la raba in uu qofka weyn maalintii cabo qiyaasti 3 litir oo biyo ah.
3- Hadii qofka shaqadiisa ay u badantahay fadhi sida shaqada xafiisyada ama uu guriga iska joogo; micnaha qof dhaqdhaqaqiisa uu yaryahay hadii aad tahay waxay keeni karta calool fadhi. sidaas daraadeed sameey jimicsi joogto ah.
4- Sida caadiga ah, qofka hadii ay saxaro qabato waxa la rabaa in uu si dhaqsi ah suuliga ku aado, hadii ay sidaas dhici weyso waxay keeni karta in saxaradii waqti dheer si ku meel gaar ah loogu keydiyo xiidmaha ama mindhiciraha waaween qeebta dambe arintaasi na waxa ka dhalan kara in saxaradii laga nuugo biyaha sidaas na ay saxaradii ku adkaato kadib ay arintu isku badasho calool fadhi, sidaas awgeed suuliga si dhaqsi ah u aad mar walba oo aad u baahato.
5- Waxa jiro daawooyin qaar sababo calool fadhiga, hadaba hadii aad calool fadhi isku aragto adigoo daawo u qaadanaayo xanuuno kale waxa macquul ah in daawada ay kugu sababtay calool fadhiga ee fadlan, la xariir dhaqtarka una sheeg calool fadhigaaga asaga aya kuu xaqiijin kara in daawada aad qaadanayso ay sababtay calool fadhiga ama ay xaalad kale jirto.
6- Istareeska asagana waxaa cilmi baaris lagu ogaaday in uu sababi karo calool fadhiga, sidaas awgeed mar walba iska yareey istareeska ama dhaqtar la xariir hadii aad xakameyn weyso. | 0 |
| 12 | Faa’idooyinka Caafimaad Ee dhaga yare Iyo Cudurada Uu Jirka Ka Caabbiyo
Dhaga yare waa xawaash caraf badan oo cuntada lagu darsado waxuuna uu yeelaa dhadhan fiican iyo udgoon, waana geed daaweed caafimaad badan.
Caafimaadka afka:
Dhaga yaraha wuxuu la dagaallamaa bakteeriyada waxyeellada badan ee keenta suuska ilkaha ee loo yaqaanno “Streptococcus mutans”.
Dhagayaraha wuxuu dilaa bakteeriyada keenta huurada wuxuuna carfiyaa afka. Calali dhowr mir oo hayl ah si aad uga takhalusto urta aan fiicnayn ee afka.
Caafimaadka Caloosha:
Dhagayaraha waxa uu kordhiyaa dheecaanka bayl, kaas oo hagaajiya caafimaadka dheefshiidka, islamarkaana ka hortagta laab jeexa iyo nabarrada caloosha, waxaa lagula tacaalaa lalabada iyo matagga, wuxuu yareeyaa hawada caloosha iyo calool fadhiga. Daraasado ayaa tilmaamay in dhagayaraha uu ka hortago bakteeriyada loo yaqaanno “Helicobacter pylori” oo keenta gaaska. Cab shaaha haylka leh si aad uga hortagto cilladaha caloosha.
Caado wareerka:
Dhagayaraha waa xanuun baabiye sidoo kale wuxuu saxaaa caado wareerka haddii aad si joogta ah u isticmaashid haylka waxaa dib u saxmaya dhigga.
Baabasiirk:
Daraasado kala duwan oo la sameyey waxaa lagu ogaaday dhagayaraha oo la isku uumiyo in uu la dagaalamo baabasiirka sidoo kale waxaa jira saliid dhagayaraha laga sameyey haddii aad marisid malawadka wuxuu yareeyaa finanka ka soo yaaca malawadka.
Cudurka kansarka:
Dhagayaraha waxaa ka buuxo maadooyinka sun-saarista oo la dagaallama cudurka kansarka. Daraasado la sameeyay ayaa muujiyay in dhagayaraha uu awood u leeyahay inuu baabi’iyo unugyada kansarka | 0 |
| 13 | 10 Faa'iido oo laga helo Cuntooyinka Baalka leh.
1). Waxay caawiyaan dhisidda lafaha,
2). Waxa ku jira Nafaqooyin iyo fiber aad u sarreeya.
3).Waxay Hoos u dhigaan halista wadne xanuunka.
4). Waxay Hoos u dhigaan khatarta faaliga/qalalka
5). Waxay yareeyaan khatarta buurnaanta.
6). Waxay Yareeyan khatarta nooca 2aad ee sonkorowga.
7). Waxay Taageeran dheefshiidka caafimaadka qaba.
8). Waxay Taageeran hab-dhiska neerfaha iyo difaaca.
9). Waxay ka hortagaan calool-jistaaga
10). Waxay kor u qadaan ganka Caloosha.
والعلم عند الله.
DrAbdirashiid Dalab | 0 |
| 14 | Taxanaha Caafimaadka
1. Dadka biyaha istaaga ku caba waxaa inta badan ku dhaca cudurka sokorta sidoo kale waxaa kilyaha uga samaysma dhagaxaan sidaa darteed inta aadan biyaha cabin fariiso marka hore kadibna si dagan biyaha u cab
2. Dadka sida joogtada ah u sooma jirkoodu way adag tahay in uu soo galo kansar sidoo kale waxaa jirkooda ka baxa sunta iyo jeermiska inta uu soomman yahay sidaa darteee soon maalmaha isniinta iyo khamiista
3. Dadka xulbada aadka u isticmaala calooshoodu ma fariisato, xab feeraha kama gali, qaaxo ama TB kuma dhacdo, baabasiirk isma arkaan sidoo kale caruurta qiiq dheerta iyo xasaasiyada qabtana way u fiican tahay
4. Hadii aad isku aragto ooddin, dibiryo, naqas kugu istaaga, caloosha oo ku fadhisa iyo daal joogta ah ogow jirkaaga waxaa ku yar maadada Potassium sidaa darteed cun koostada, mooska, baradhada, bataatiga iyo bocorka
5. Hadii madaxu ku xanuuno, baraf saar dhafoorada madaxa, Qare isticmaaal, geed kuleelka isticmaal sida sanjabiilka, qarfaha, filfilsha iyo basbaaska, biyo badan cab, saliidna ku daliig madax iyo qoorta labadaba
Shanta Qodob, Qodobkee Si Gaar Ah Kuu Anfacay? Commentiga Iigu Reeb Si Aan U Ogaado Qodobka Ugu Muhiimsan
Si Looga Faaiideyso Qormadaan oo Muhiim U Ah Dad Badan Waa Inaad Share Garayso
#Share
#drwaahin | 0 |
| 15 | Faa'iidooyinka caafimaad ee haylka waxaa ka mid ah:
♡Waxay caawisaa dheefshiidka
Neefta oo cusub
♡Waxay dheellitiraysaa heerarka
sonkorta dhiigga
♡Waxay hoos u dhigtaa cadaadiska
dhiigga
♡Wuxuu caawiyaa daaweynta
boronkiitada
♡ hagaajinta wareegga
♡Wuxuu caawiyaa maaraynta
cudurka macaanka
♡Waxay yaraynaysaa raaxo la'aanta
caloosha
♡ Waxay caawisaa daawaynta
boogaha caloosha
♡ waxay qayb laxaad leh ka qaadataa
carfinta afka. | 0 |
| 16 | Biyo yaraanta:
Biyo yaraanta Waxeey keenataa xanuuno badan, sida kiliyaha oo dhagxaan ku sameysmaan, dhiig yari, jirka bani-aadamka wuxuu ku nool yahay biyo iyo dhiig, haddii midkood yaraado waxaa halis gali karo xubanaha jirka sida wadnaha iyo maskaxda.
Biyaha oo la Cabo Waxeey ku qurxiyaan oo kor uqaadaan maqaarka iyo xubnaha jirka sidoo kale Waxeey koriyaan oo kobciyaan korna uqaadaan timaha iyo cinjiyaha.
Isticmaalka Biyaha Waxeey hoos u dhigaan dhiig-karka iyo qataraha soo wajaho xubnaha kale ee jirka.
Cabista Biyaha Waxeey hoos u dhigaan gaaska iyo xanuunada kudhaco mindhicirada.
Biyaha Waxeey kobciyaan murqaha sidoo kale Cabista Biyaha Waxeey kor uqaadaan Biyaha ragga.
NB: Balanteenu waa inaan biyo badan cabnaa.
Tixraac: Ahmedmo. Co
Dr Cabaas Tuuryare | 0 |
| 17 | Hay'adda Dhawrista Tayada JSL oo Dawo Been Abuur ah uga digtay Bulshada Somaliland. | 0 |
| 18 | Hadii aad caafimaad ku soo kacday alxamdulilaah dheh wll | 0 |
| 19 | وتعاونوا على البر والتقوى
Walaal maanta garabkaga loo baahanyahay
Waxaa Jirto Gabar Ka mid ah Saaxiibada halkan ku xiran Waxay u baahantahay Caawinaad taasi oo ah Lacago lagu leeyahay Jaamcada maadama ay mareyso Gabagabada jaamacada waxaa lagu leeyahay Lacag ka badan $300
Marka walaal Aan caawino Murugada haysatana aan ka fajino si ay jaamacadeeda Farxad Ugu dhamaysato Ka qayb qaado walaashaada Hamigeeda
Numberka aad ugu diri kartaan qofkasta wixii awoodo waakan Hoose kaaga muuqda
0612480969
Mahadsanid | 0 |
| 20 | Xanuunada Maskaxdu inay Kugu dhacaan waxa Qayb ka Qaata
1. Jaaniskaaga ama Wakhtiga Firqaadada oo Bata, Wax aad Ku Mashquushana aadan Haysanin.
2. Adoo wax soo Bartay isla markaana Wax Curin aan lahayn hadana Shaqo Aad Sugayso in lagu siiyo, Shaqadiina kaa Daahday.
3. Suaal kasta oo Maskaxdaadu ku waydiiso oo aad sii dabagasho, Heer aad Gaadho inad Kaantarooli kari waydo Fikradaha Maskaxdaada kuso dhacaya
4. Hurdo Xumada ....❗❗❗
5. KALI inaad tahay Wakhtiyada Badanka adoo aan Waxba Ku Mashquulsanayn.
6. Aaminaada ah (Saaxiibku waa Khasaare anigu Hal Qof oo aan Saaxiib la ahay ma Jiro!) Saaxiib la'aanta ama Qof aad Wakhti wada qaadataan oo aanad haysanin Waa Calaamad tusinaysa inad leedahay ama Yeelan Doonto Xanuun Maskaxeed.
✅ Subax Wanaagsan Asxaabeey
Dr. Mascuud Dadaal | 0 |
