SOMALI LIBRARY
Waxaad ka heleysaa buugaag ku qoran Luqadaada Hooyo ee Af-Soomaaliga oo ka liyah Fadlan wixii Su'alaha la xariir @liibaanwaasuge @Mfaratoon
Ko'proq ko'rsatish📈 Telegram kanali SOMALI LIBRARY analitikasi
SOMALI LIBRARY (@somalilibrary) Somali til segmentidagi kanali faol ishtirokchi. Hozirda hamjamiyat 73 578 obunachidan iborat bo'lib, Kitoblar toifasida 281-o'rinni va Somali mintaqasida 124-o'rinni egallagan.
📊 Auditoriya ko‘rsatkichlari va dinamika
невідомо sanasidan buyon loyiha tez o‘sib, 73 578 obunachiga ega bo‘ldi.
23 Oktabr, 2026 dagi oxirgi ma’lumotlarga ko‘ra kanal barqaror faollikka ega. Oxirgi 30 kunda obunachilar soni -796 ga, so‘nggi 24 soatda esa -11 ga o‘zgardi va umumiy qamrov yuqori darajada qolmoqda.
- Tasdiqlash holati: Tasdiqlanmagan
- Jalb etish (ER): Auditoriya o‘rtacha 6.19% darajada jalb etiladi. Nashrdan keyingi dastlabki 24 soatda kontent odatda umumiy obunachilar sonining 1.66% ini tashkil etuvchi reaksiyalarni to‘playdi.
- Post qamrovi: Har bir post o‘rtacha 4 554 marta ko‘riladi; birinchi sutkada odatda 1 219 ta ko‘rish yig‘iladi.
- Reaksiyalar va o‘zaro ta’sir: Auditoriya faol: har bir postga o‘rtacha 13 ta reaksiya keladi.
📝 Tavsif va kontent siyosati
Muallif resursni shaxsiy fikrni ifoda etish maydoni sifatida ta’riflaydi:
“Waxaad ka heleysaa buugaag ku qoran Luqadaada Hooyo ee Af-Soomaaliga oo ka liyah
Fadlan wixii Su'alaha la xariir
@liibaanwaasuge
@Mfaratoon”
Yuqori yangilanish chastotasi (oxirgi ma’lumot 24 Oktabr, 2026 da olingan) sababli kanal doimo dolzarb va katta qamrovli bo‘lib qoladi. Analitika auditoriya kontent bilan faol hamkorlik qilishini, uni Kitoblar toifasidagi muhim ta’sir nuqtasiga aylantirishini ko‘rsatadi.
🔐Join us @Somalilibrary 🔐Join us @audiosomalilibrary 🔐Join us @somsoft 🔐Join us @somsports 🔐Join us @somgames 🔐Join us @ilaqosal──────────────────
Buugga Qoraallo ka yimid Dhulka Hoostiisa waa mid ka mid ah suugaanta qotada dheer ee qoraaga caanka ah Fyodor Dostoevsky. Waxa uu si gaar ah u iftiiminayaa halganka nafta bani’aadamka, kelinimada, xorriyadda, isburinta fikirka iyo xidhiidhka qofka la leeyahay naftiisa iyo bulshada. Buuggani waxa uu akhristaha ku dhiirrigelinayaa inuu si qoto dheer uga fikiro dabeecadda bani’aadamka, go’aannadiisa iyo sababaha mararka qaarkood ka hor istaaga inuu ku noolaado nolosha uu doonayo. Waa safar maskaxeed oo qofka ku hoggaaminaya inuu dib u eego naftiisa iyo dunida ku xeeran.━━━━━| 𝐅𝐚𝐚𝐡 𝐅𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧 |━━━━━
𝗕𝘂𝘂𝗴𝗮: ➠ Qoraallo ka yimid Dhulka Hoostiisa 𝗤𝗼𝗿𝗮: ➠ Fyodor Dostoevsky 𝗧𝘂𝗿𝗷𝘂𝗺: ➠ Cabdi Xakiin Nuur Muuse 𝗡𝗼𝗼𝗰𝗮: ➠ PDF 𝗖𝗮𝗯𝗶𝗿: ➠ 1.0 MB 𝗕𝗼𝗴𝗴𝗮: ➠ 232 𝗕𝘂𝘂𝗴𝗶𝗶: ➠ #B329━━━━| @somalilibrary |━━━━ ━━━━| @somalibooks | ━━━━ ɴᴀɢᴜ ᴛᴀᴀɢᴇᴇʀ ᴅʜɪɪʀɪɢɪʟɪɴ ᴀy ɴᴏᴏ ᴛᴀʜᴀy ❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲 👍 𝗟𝗶𝗸𝗲 💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀 📥 1 sac kadib hoos ka dagso: 👇
🔐Join us @Somalilibrary 🔐Join us @audiosomalilibrary 🔐Join us @somsoft 🔐Join us @somsports 🔐Join us @somgames 🔐Join us @ilaqosal──────────────────
Buuggan “Maaraynta Daymaha Ganacsiga” waxaa loo diyaariyey inuu noqdo hage wax ku ool ah oo ka caawiya ganacsatada, maamulayaasha ganacsiyada iyo cid kasta oo danaynaysa arrimaha maaliyadda inay si wanaagsan u fahmaan daynta, khataraha la xiriira iyo hababka ugu habboon ee loo maareeyo. Buuggu wuxuu si gaar ah diiradda u saarayaa duruufaha iyo xaqiiqooyinka ka jira suuqa Soomaaliyeed, halkaas oo dayn-siintu qayb muhiim ah ka tahay xiriirka ganacsatada iyo macaamiishooda.━━━━━| 𝐅𝐚𝐚𝐡 𝐅𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧 |━━━━━
𝗕𝘂𝘂𝗴𝗮: ➠ Maaraynta Daymaha Ganacsiga 𝗤𝗼𝗿𝗮: ➠ Mubarik Ahmed 𝗡𝗼𝗼𝗰𝗮: ➠ PDF 𝗖𝗮𝗯𝗶𝗿: ➠ 0.9 MB 𝗕𝗼𝗴𝗴𝗮: ➠ 47 𝗕𝘂𝘂𝗴𝗶𝗶: ➠ #B328━━━━| @somalilibrary |━━━━ ━━━━| @somalibooks | ━━━━ ɴᴀɢᴜ ᴛᴀᴀɢᴇᴇʀ ᴅʜɪɪʀɪɢɪʟɪɴ ᴀy ɴᴏᴏ ᴛᴀʜᴀy ❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲 👍 𝗟𝗶𝗸𝗲 💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀 -_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_- 📥 1 sac kadib hoos ka dagso: 👇
🔐Join us @Somalilibrary 🔐Join us @audiosomalilibrary 🔐Join us @somsoft 🔐Join us @somsports 🔐Join us @somgames 🔐Join us @ilaqosal──────────────────
Buuggan “Hage: Hayaan Jaamacadeed oo Hagaagsan” waxa uu ujeedkiisu yahay in uu ardayga ku hago jidka guusha jaamacadeed, isaga oo siinaya talooyin, waayo-aragnimooyin iyo xirfado wax ku ool ah. Waxa uu ka hadlayaa arrimo badan oo ardaygu u baahan yahay inuu fahmo, sida la qabsiga nolosha jaamacadda, kobcinta xirfadaha waxbarasho, maaraynta caqabadaha nafsiga ah iyo qorshaynta mustaqbalka. Waxaan rajaynaynaa in akhristuhu ka helo buuggan aqoon iyo dhiirrigelin ka caawisa inuu ka faa’iidaysto sannadaha jaamacadda, una beddelo fursad uu ku dhisto mustaqbal ifaya iyo nolol guul leh..━━━━━| 𝐅𝐚𝐚𝐡 𝐅𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧 |━━━━━
𝗕𝘂𝘂𝗴𝗮: ➠ Hage 𝗤𝗼𝗿𝗮: ➠ Dr Yaasir Cabdkariin Bakaar 𝗧𝘂𝗿𝗷𝘂𝗺: ➠ Cabdikariin Maxye 𝗡𝗼𝗼𝗰𝗮: ➠ PDF 𝗖𝗮𝗯𝗶𝗿: ➠ 1.0 MB 𝗕𝗼𝗴𝗴𝗮: ➠ 214 𝗕𝘂𝘂𝗴𝗶𝗶: ➠ #B326━━━━| @somalilibrary |━━━━ ━━━━| @somalibooks | ━━━━ ɴᴀɢᴜ ᴛᴀᴀɢᴇᴇʀ ᴅʜɪɪʀɪɢɪʟɪɴ ᴀy ɴᴏᴏ ᴛᴀʜᴀy ❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲 👍 𝗟𝗶𝗸𝗲 💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀 -_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_- 📥 1 sac kadib hoos ka dagso: 👇
🔐Join us @Somalilibrary 🔐Join us @audiosomalilibrary 🔐Join us @somsoft 🔐Join us @somsports 🔐Join us @somgames 🔐Join us @ilaqosal──────────────────
Buuggan “Dhambaal” waxa uu ka warramayaa sooyaalkii iyo halgankii Sheekh Ismaaciil Maxamuud Cigaal iyo bilawgii dacwadda Tabliiqa ee Geeska Afrika. Qoraagu waxa uu si qoto dheer uga hadlayaa noloshii Sheekha, waxbarashadiisii, socdaalladiisii, ganacsigiisii, iyo kaalintii weynayd ee uu ku lahaa faafinta dacwadda Islaamka ee dhulka Soomaalida.━━━━━| 𝐅𝐚𝐚𝐡 𝐅𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧 |━━━━━
𝗕𝘂𝘂𝗴𝗮: ➠ Dhambaal 𝗤𝗼𝗿𝗮: ➠ Yaxye Cabdiqani Maxamed (Caddaani) 𝗡𝗼𝗼𝗰𝗮: ➠ PDF 𝗖𝗮𝗯𝗶𝗿: ➠ 2.7 MB 𝗕𝗼𝗴𝗴𝗮: ➠ 278 𝗕𝘂𝘂𝗴𝗶𝗶: ➠ #B325━━━━| @somalilibrary |━━━━ ━━━━| @somalibooks | ━━━━ ɴᴀɢᴜ ᴛᴀᴀɢᴇᴇʀ ᴅʜɪɪʀɪɢɪʟɪɴ ᴀy ɴᴏᴏ ᴛᴀʜᴀy ❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲 👍 𝗟𝗶𝗸𝗲 💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀 -_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_- 📥 1 sac kadib hoos ka dagso: 👇
