uk
Feedback
SOMALI LIBRARY

SOMALI LIBRARY

Відкрити в Telegram

Waxaad ka heleysaa buugaag ku qoran Luqadaada Hooyo ee Af-Soomaaliga oo ka liyah Fadlan wixii Su'alaha la xariir @liibaanwaasuge @Mfaratoon

Показати більше

📈 Аналітичний огляд Telegram-каналу SOMALI LIBRARY

Канал SOMALI LIBRARY (@somalilibrary) у мовному сегменті Сомалійська є активним учасником. На даний момент спільнота об'єднує 75 632 підписників, посідаючи 250 місце в категорії Книги та 130 місце у регіоні Сомалі.

📊 Показники аудиторії та динаміка

З моменту свого створення невідомо, проект продемонстрував стрімке зростання, зібравши аудиторію у 75 632 підписників.

За останніми даними від 11 червня, 2026, канал демонструє стабільну активність. Хоча за останні 30 днів спостерігається зміна кількості учасників на -629, а за останні 24 години на -42, загальне охоплення залишається високим.

  • Статус верифікації: Не верифікований
  • Рівень залученості (ER): Середній показник залученості аудиторії становить 7.10%. Протягом перших 24 годин після публікації контент зазвичай збирає 1.24% реакцій від загальної кількості підписників.
  • Охоплення публікацій: В середньому кожен допис отримує 5 371 переглядів. Протягом першої доби публікація в середньому набирає 937 переглядів.
  • Реакції та взаємодія: Аудиторія активно підтримує контент: середня кількість реакцій на один пост – 22.

📝 Опис та контентна політика

Автор описує ресурс як майданчик для висловлення суб'єктивної думки:
Waxaad ka heleysaa buugaag ku qoran Luqadaada Hooyo ee Af-Soomaaliga oo ka liyah Fadlan wixii Su'alaha la xariir @liibaanwaasuge @Mfaratoon

Завдяки високій частоті оновлень (останні дані отримано 12 червня, 2026), канал підтримує актуальність та високий рівень охоплення публікацій. Аналітика показує, що аудиторія активно взаємодіє з контентом, що робить його важливою точкою впливу в категорії Книги.

75 632
Підписники
-4224 години
-1787 днів
-62930 день
Архів дописів
Local AI: Kaaliye Free ah, Bilaashka ah, Offline nO internet Ogow Maalin kasta waxaan maqalnaa AI, laakiin inta badan qaladaadka sida ChatGPT waxay u baahan yihiin xiriir internet ah oo xogahaaga u diraan server-yada dibadda. waxaa socota dabeyl cusub oo local Phon

🌙☪️ Hambalyo! Team Somali 🧕🌙 ━━━━━ 1️⃣ 🌙 Diinta & Duunyada 🌙 15k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 20k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 16k 👉
🌙☪️ Hambalyo! Team Somali 🧕🌙 ━━━━━ 1️⃣ 🌙 Diinta & Duunyada 🌙 15k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 20k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 16k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 18k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 20k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 19k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 17k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 26k 👉 👉 Taabo halkan ━━━━━━━━━━━ 2️⃣ ✨ Aqoon & Xikmado 🚺🅰️ ✨ 18k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 20k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 26k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 18k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 42k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 16k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 20k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 19k 👉 👉 Taabo halkan ━━━━━━━━━━━━ 3️⃣ 📚 Buugaag & Akhris 📖 76k 👉 👉 Taabo halkan 📖 160k 👉 👉 Taabo halkan ━━━━━━━━━━━━━ 🎯 13k 👉 👉 Taabo halkan 🛠 27k 👉 👉 Taabo halkan 🇬🇧 15k 👉 👉 Taabo halkan 🎓 28k 👉 👉 Taabo halkan 🇸🇦 11k 👉 👉 Taabo halkan ❓❓❓❓ 📭 Powered by: 👉 Taabo halkan 📵ku hel Buugaagta Emailkaaga

❓❓Most Respected SomaliChannels

Bahda Somali Library Waxaan dhammaan xubnaha Somali Library ugu hambalyeynaynaa munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxaa. Ciid
Bahda Somali Library Waxaan dhammaan xubnaha Somali Library ugu hambalyeynaynaa munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxaa. Ciid wanaagsan, bash bash iyo barwaaqo Alle ha idinka yeelo, acmaashiinna suubban hana idinka aqbalo. Alle ha inagu gaarsiiyo ciido kale annagoo caafimaad qaba, nabad iyo farxad ku wada nool. Eid Mubarak dhammaan bahda Somali Library

📕 DHAMBAAL ──────────────────
🔐Join us @Somalilibrary 🔐Join us @audiosomalilibrary 🔐Join us @somsoft 🔐Join us @somsports 🔐Join us @somgames 🔐Join us @ilaqosal
──────────────────

📚 DHAMBAAL Buuggan “Dhambaal” waxa uu ka warramayaa sooyaalkii iyo halgankii Sheekh Ismaaciil Maxamuud Cigaal iyo bilawgii d
📚 DHAMBAAL
Buuggan “Dhambaal” waxa uu ka warramayaa sooyaalkii iyo halgankii Sheekh Ismaaciil Maxamuud Cigaal iyo bilawgii dacwadda Tabliiqa ee Geeska Afrika. Qoraagu waxa uu si qoto dheer uga hadlayaa noloshii Sheekha, waxbarashadiisii, socdaalladiisii, ganacsigiisii, iyo kaalintii weynayd ee uu ku lahaa faafinta dacwadda Islaamka ee dhulka Soomaalida.
━━━━━| 𝐅𝐚𝐚𝐡 𝐅𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧 |━━━━━
𝗕𝘂𝘂𝗴𝗮: ➠ Dhambaal 𝗤𝗼𝗿𝗮: ➠ Yaxye Cabdiqani Maxamed (Caddaani) 𝗡𝗼𝗼𝗰𝗮: ➠ PDF 𝗖𝗮𝗯𝗶𝗿: ➠ 2.7 MB 𝗕𝗼𝗴𝗴𝗮: ➠ 278 𝗕𝘂𝘂𝗴𝗶𝗶: ➠ #B325
━━━━| @somalilibrary |━━━━ ━━━━| @somalibooks | ━━━━ ɴᴀɢᴜ ᴛᴀᴀɢᴇᴇʀ ᴅʜɪɪʀɪɢɪʟɪɴ ᴀy ɴᴏᴏ ᴛᴀʜᴀy ❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲 👍 𝗟𝗶𝗸𝗲 💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀 -_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_- 📥 1 sac kadib hoos ka dagso: 👇

📕 DAREENKI QARSONA ──────────────────
🔐Join us @Somalilibrary 🔐Join us @audiosomalilibrary 🔐Join us @somsoft 🔐Join us @somsports 🔐Join us @somgames 🔐Join us @ilaqosal
──────────────────

📚 DAREENKI QARSONA Noloshu mar walba ma aha sida aynu u qorshayno. Mararka qaarkood waxay ina hor keentaa xaalado aynaan fil
📚 DAREENKI QARSONA
Noloshu mar walba ma aha sida aynu u qorshayno. Mararka qaarkood waxay ina hor keentaa xaalado aynaan filayn, waxayna ina dhex gelisaa dareenno qoto dheer oo aan sahal lagu qeexi karin. Qisadan “Dareenkii Qarsoonaa” waa mid ka mid ah sheekooyinka nolosha dhabta ah ka tarjumaya—sheeko ku saabsan jacayl, kala fogaansho, iyo go’aanno adag oo qalbiga dhaawaca..
━━━━━| 𝐅𝐚𝐚𝐡 𝐅𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧 |━━━━━
𝗕𝘂𝘂𝗴𝗮: ➠ Dareenki Qarsona 𝗤𝗼𝗿𝗮: ➠ Yuunis Cabdullahi 𝗡𝗼𝗼𝗰𝗮: ➠ PDF 𝗖𝗮𝗯𝗶𝗿: ➠ 0.7 MB 𝗕𝗼𝗴𝗴𝗮: ➠ 37 𝗕𝘂𝘂𝗴𝗶𝗶: ➠ #B324
━━━━| @somalilibrary |━━━━ ━━━━| @somalibooks | ━━━━ ɴᴀɢᴜ ᴛᴀᴀɢᴇᴇʀ ᴅʜɪɪʀɪɢɪʟɪɴ ᴀy ɴᴏᴏ ᴛᴀʜᴀy ❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲 👍 𝗟𝗶𝗸𝗲 💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀 -_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_- 📥 1 sac kadib hoos ka dagso: 👇

📕 EBYAN ──────────────────
🔐Join us @Somalilibrary 🔐Join us @audiosomalilibrary 🔐Join us @somsoft 🔐Join us @somsports 🔐Join us @somgames 🔐Join us @ilaqosal
──────────────────

📚 EBYAN Buugga Ebyan: Waqti iyo Waayaha Jacayl waa sheeko ka turjumaysa nolol dhab u eg oo ay dhex socoto gabadh la halgamay
📚 EBYAN
Buugga Ebyan: Waqti iyo Waayaha Jacayl waa sheeko ka turjumaysa nolol dhab u eg oo ay dhex socoto gabadh la halgamaysa qalbigeeda, waqtiga, iyo waayaha nolosha. Waa qisada qof dareenkiisa, xusuustiisa, iyo khibradaha uu soo maray ka dhigtay meel uu naftiisa kula hadlo, kuna fahmo waxa dhacay iyo waxa iman kara.
━━━━━| 𝐅𝐚𝐚𝐡 𝐅𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧 |━━━━━
𝗕𝘂𝘂𝗴𝗮: ➠ Ebyan 𝗤𝗼𝗿𝗮: ➠ Faadumo Yusuf (Derbi) 𝗡𝗼𝗼𝗰𝗮: ➠ PDF 𝗖𝗮𝗯𝗶𝗿: ➠ 1.2 MB 𝗕𝗼𝗴𝗴𝗮: ➠ 282 𝗕𝘂𝘂𝗴𝗶𝗶: ➠ #B323
━━━━| @somalilibrary |━━━━ ━━━━| @somalibooks | ━━━━ ɴᴀɢᴜ ᴛᴀᴀɢᴇᴇʀ ᴅʜɪɪʀɪɢɪʟɪɴ ᴀy ɴᴏᴏ ᴛᴀʜᴀy ❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲 👍 𝗟𝗶𝗸𝗲 💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀 -_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_- 📥 1 sac kadib hoos ka dagso: 👇

Wll {name} Ku soo dhwoow {group} keena Inaad wax badan ka Faaiido ayaa Ku Rajo weynahay Hadii Wax Deg deg jiraa Fadlan Call @Mfaratoon

🌙☪️Hambalyo🧕🌙 1️⃣🌙 Aqoon & Fasalo 🎓📖 🎯 13k 👉 @maanhage 🎯 27k 👉 @Farsamada 🎯 15k 👉 @Somalienglish1 🎯 28k 👉 @Somalienglish3 🎯 11k 👉 @Somaliarabic 2️⃣ Aqoon & Xikmado 🚺🅰️ ✨ 18k 👉 @Hasancaashaq ✨ 20k 👉 @dareen_side ✨ 26k 👉 @KobciAqoontaada2 ✨ 18k 👉 @QalbiDhaye143 ✨ 42k 👉 @XikmadoSom ✨ 16k 👉 @Noqoxiddig ✨ 20k 👉 @Dunnidasuugaanta ✨ 19k 👉 @AishaAhmed99 3️⃣ Buugaag & Akhris 📚📖 76k 👉 @Somalilibrary 📖 160k👉 @Somalibooks 4️⃣ Diinta & Duunyada 🌙 🌙 15k 👉 @kalimakariim 🌙 20k 👉 @Al_xakiim 🌙 16k 👉 @Albaanichannel252 🌙 18k 👉 @hogaan_Dumar 🌙 20k 👉 @dareen_side 🌙 19k 👉 @Diinteenna_Macaan 🌙 17k 👉 @Etminnan7 🌙 26k 👉 @Quruxdaislaamka ——🫡- 📭Powered by: @Baahiyebot

AnimatedSticker.tgs0.04 KB

DEG DEG🔥 DAGAALKA IIRAAN: MARAYKANKA & ISRAA'IIL OO HADA WEERARO WAAWEYN ISKU WADA HADA . 📅 28 Febraayo 2026
AdduunkA iyo bariga dhexe ayaa galay xaalada dagaal. Galabnimadii maanta, Maraykanka iyo Israa'iil ayaa si wadajir ah weerar xooggan ku qaadeen Iiraanka — taas oo ah mid ka mid ah weeraradii ugu waaweynaa bari dhexe.
💥 MAXAA DHACAYA HADA?

📕 QORSHEE SOONKAAGA ──────────────────
🔐Join us @Somalilibrary 🔐Join us @audiosomalilibrary 🔐Join us @somsoft 🔐Join us @somsports 🔐Join us @somgames 🔐Join us @ilaqosal
──────────────────

📚 QORSHEE SOONKAAGA Buuggan waa hagitaan dhamaystiran oo ku saabsan sidii qof Muslim ah uga faa’iidaysan lahaa bisha barakay
📚 QORSHEE SOONKAAGA
Buuggan waa hagitaan dhamaystiran oo ku saabsan sidii qof Muslim ah uga faa’iidaysan lahaa bisha barakaysan ee Ramadaan. Waa bil cibaado, is-xisaabin, iyo toobad keen, taasoo qofka u sahleysa inuu kor u qaado xiriirkiisa Ilaahay iyo akhlaaqdiisa.
━━━━━| 𝐅𝐚𝐚𝐡 𝐅𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧 |━━━━━
𝗕𝘂𝘂𝗴𝗮: ➠ Qorshee Soonkaaga 𝗤𝗼𝗿𝗮: ➠ Liibaan waasuge 𝗡𝗼𝗼𝗰𝗮: ➠ PDF 𝗖𝗮𝗯𝗶𝗿: ➠ 4.7 MB 𝗕𝗼𝗴𝗴𝗮: ➠ 51 𝗕𝘂𝘂𝗴𝗶𝗶: ➠ #B322
━━━━| @somalilibrary |━━━━ ━━━━| @somalibooks | ━━━━ ɴᴀɢᴜ ᴛᴀᴀɢᴇᴇʀ ᴅʜɪɪʀɪɢɪʟɪɴ ᴀy ɴᴏᴏ ᴛᴀʜᴀy ❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲 👍 𝗟𝗶𝗸𝗲 💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀 -_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_- 📥 1 sac kadib hoos ka dagso: 👇

📕SAHAYDA SAA’IMKA ──────────────────
🔐Join us @Somalilibrary 🔐Join us @audiosomalilibrary 🔐Join us @somsoft 🔐Join us @somsports 🔐Join us @somgames 🔐Join us @ilaqosal
──────────────────