fa
Feedback

فریب کلاهبرداران را نخورید! تل‌متریو این کانال‌ها را شناسایی و برچسب‌گذاری می‌کند 👉 برای مشاهده برچسب، اشتراک تهیه کنید

SOMALI LIBRARY

SOMALI LIBRARY

رفتن به کانال در Telegram

Waxaad ka heleysaa buugaag ku qoran Luqadaada Hooyo ee Af-Soomaaliga oo ka liyah Fadlan wixii Su'alaha la xariir @liibaanwaasuge @Mfaratoon

نمایش بیشتر

📈 تحلیل کانال تلگرام SOMALI LIBRARY

کانال SOMALI LIBRARY (@somalilibrary) در بخش زبانی سومالی بازیگری فعال است. در حال حاضر جامعه شامل 73 586 مشترک است و جایگاه 281 را در دسته کتب و رتبه 123 را در منطقه الصومال دارد.

📊 شاخص‌های مخاطب و پویایی

از زمان ایجاد در невідомо، پروژه رشد سریعی داشته و 73 586 مشترک جذب کرده است.

بر اساس آخرین داده‌ها در تاریخ 22 اکتبر, 2026، کانال فعالیت پایداری دارد. در ۳۰ روز گذشته تغییر اعضا برابر -808 و در ۲۴ ساعت گذشته برابر -31 بوده و همچنان دسترسی گسترده‌ای حفظ شده است.

  • وضعیت تأیید: تأیید نشده
  • نرخ تعامل (ER): میانگین تعامل مخاطب 6.92% است و در ۲۴ ساعت نخست پس از انتشار، محتوا معمولاً 1.66% واکنش نسبت به کل مشترکان کسب می‌کند.
  • دسترسی پست‌ها: هر پست به طور میانگین 5 092 بازدید دریافت می‌کند. در اولین روز معمولاً 1 219 بازدید جمع‌آوری می‌شود.
  • واکنش‌ها و تعامل: مخاطبان به‌طور فعال حمایت می‌کنند؛ میانگین واکنش به هر پست 18 است.

📝 توضیح و سیاست محتوایی

نویسنده این فضا را محل بیان دیدگاه‌های شخصی توصیف می‌کند:
“Waxaad ka heleysaa buugaag ku qoran Luqadaada Hooyo ee Af-Soomaaliga oo ka liyah Fadlan wixii Su'alaha la xariir @liibaanwaasuge @Mfaratoon”

به لطف به‌روزرسانی‌های پرتکرار (آخرین داده در تاریخ 23 اکتبر, 2026)، کانال همواره به‌روز و دارای دسترسی بالاست. تحلیل‌ها نشان می‌دهد مخاطبان به‌طور فعال با محتوا تعامل دارند و آن را به نقطه اثرگذاری مهم در دسته کتب تبدیل کرده‌اند.

73 586
مشترکین
-3124 ساعت
-2787 روز
-80830 روز
آرشیو پست ها
📕 QORAALLO KA YIMID DHULKA HOOSTIISA ──────────────────
🔐Join us @Somalilibrary 🔐Join us @audiosomalilibrary 🔐Join us @somsoft 🔐Join us @somsports 🔐Join us @somgames 🔐Join us @ilaqosal
──────────────────

📚 QORAALLO KA YIMID DHULKA HOOSTIISA Buugga Qoraallo ka yimid Dhulka Hoostiisa waa mid ka mid ah suugaanta qotada dheer ee q
📚 QORAALLO KA YIMID DHULKA HOOSTIISA  
Buugga Qoraallo ka yimid Dhulka Hoostiisa waa mid ka mid ah suugaanta qotada dheer ee qoraaga caanka ah Fyodor Dostoevsky. Waxa uu si gaar ah u iftiiminayaa halganka nafta bani’aadamka, kelinimada, xorriyadda, isburinta fikirka iyo xidhiidhka qofka la leeyahay naftiisa iyo bulshada. Buuggani waxa uu akhristaha ku dhiirrigelinayaa inuu si qoto dheer uga fikiro dabeecadda bani’aadamka, go’aannadiisa iyo sababaha mararka qaarkood ka hor istaaga inuu ku noolaado nolosha uu doonayo. Waa safar maskaxeed oo qofka ku hoggaaminaya inuu dib u eego naftiisa iyo dunida ku xeeran.
━━━━━| 𝐅𝐚𝐚𝐡 𝐅𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧 |━━━━━
𝗕𝘂𝘂𝗴𝗮: ➠ Qoraallo ka yimid Dhulka Hoostiisa 𝗤𝗼𝗿𝗮: ➠ Fyodor Dostoevsky 𝗧𝘂𝗿𝗷𝘂𝗺: ➠ Cabdi Xakiin Nuur Muuse 𝗡𝗼𝗼𝗰𝗮: ➠ PDF 𝗖𝗮𝗯𝗶𝗿: ➠ 1.0 MB 𝗕𝗼𝗴𝗴𝗮: ➠ 232 𝗕𝘂𝘂𝗴𝗶𝗶: ➠ #B329
━━━━| @somalilibrary |━━━━ ━━━━| @somalibooks | ━━━━ ɴᴀɢᴜ ᴛᴀᴀɢᴇᴇʀ ᴅʜɪɪʀɪɢɪʟɪɴ ᴀy ɴᴏᴏ ᴛᴀʜᴀy ❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲 👍 𝗟𝗶𝗸𝗲 💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀 📥 1 sac kadib hoos ka dagso: 👇

Ku soo biir guruubkan: Waa guruub uu ku jiro AI bot caqli badan kaas oo aad waydiin karto su'aal kasta oo cilmi ah, kaagana jawaabaya si degdeg ah. Members ka guruubkuna ay sidoo kale ka faaidaysa nayaan aqoonta la isku waydaarsanayo 🧠 https://t.me/+UHsV3IwLyxEzM2Fk

📕MAARAYNTA DAYMAHA GANACSIGA ──────────────────
🔐Join us @Somalilibrary 🔐Join us @audiosomalilibrary 🔐Join us @somsoft 🔐Join us @somsports 🔐Join us @somgames 🔐Join us @ilaqosal
──────────────────

📚 MAARAYNTA DAYMAHA GANACSIGA Buuggan “Maaraynta Daymaha Ganacsiga” waxaa loo diyaariyey inuu noqdo hage wax ku ool ah oo ka
📚 MAARAYNTA DAYMAHA GANACSIGA  
Buuggan “Maaraynta Daymaha Ganacsiga” waxaa loo diyaariyey inuu noqdo hage wax ku ool ah oo ka caawiya ganacsatada, maamulayaasha ganacsiyada iyo cid kasta oo danaynaysa arrimaha maaliyadda inay si wanaagsan u fahmaan daynta, khataraha la xiriira iyo hababka ugu habboon ee loo maareeyo. Buuggu wuxuu si gaar ah diiradda u saarayaa duruufaha iyo xaqiiqooyinka ka jira suuqa Soomaaliyeed, halkaas oo dayn-siintu qayb muhiim ah ka tahay xiriirka ganacsatada iyo macaamiishooda.
━━━━━| 𝐅𝐚𝐚𝐡 𝐅𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧 |━━━━━
𝗕𝘂𝘂𝗴𝗮: ➠ Maaraynta Daymaha Ganacsiga 𝗤𝗼𝗿𝗮: ➠ Mubarik Ahmed 𝗡𝗼𝗼𝗰𝗮: ➠ PDF 𝗖𝗮𝗯𝗶𝗿: ➠ 0.9 MB 𝗕𝗼𝗴𝗴𝗮: ➠ 47 𝗕𝘂𝘂𝗴𝗶𝗶: ➠ #B328
━━━━| @somalilibrary |━━━━ ━━━━| @somalibooks | ━━━━ ɴᴀɢᴜ ᴛᴀᴀɢᴇᴇʀ ᴅʜɪɪʀɪɢɪʟɪɴ ᴀy ɴᴏᴏ ᴛᴀʜᴀy ❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲 👍 𝗟𝗶𝗸𝗲 💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀 -_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_- 📥 1 sac kadib hoos ka dagso: 👇

Halkan kala soco wararkii u danbeeyay ee dagaalladda u dhexeeya Ciidanka Yemen iyo kooxda xuutiyiinta, iyo waliba Dagaalka Maraykanka iyo Iiraan iyo dalalka Khaliijka, iyo si guud akhbaaraadka caalamka https://t.me/dagaalka

🌙☪️ Hambalyo! Team Somali 🌙 👉 Idaacada-halkan ━━━━━━━━━━━━ 1️⃣ 🎓 Aqoon & Fasalo • 13k ➜ 🔥 Taabo Halkan • 27k ➜ 🔥 Taabo Halkan • 15k ➜ 🔥 Taabo Halkan • 28k ➜ 🔥 Taabo Halkan • 11k ➜ 🔥 Taabo Halkan ━━━━━━━━━━ 2️⃣ 🚺 Aqoon & Xikmado • 18k ➜ 💫 Taabo Halkan • 20k ➜ 💫 Taabo Halkan • 26k ➜ 💫 Taabo Halkan • 18k ➜ 💫 Taabo Halkan • 42k ➜ 💫 Taabo Halkan • 16k ➜ 💫 Taabo Halkan • 20k ➜ 💫 Taabo Halkan • 19k ➜ 💫 Taabo Halkan ━━━━━━━━ 3️⃣ 📚 Buugaag & Akhris • 76k ➜ 📌 Taabo Halkan • 160k ➜ 📌 Taabo Halkan ━━━━ 4️⃣ 🌙 Diinta & Duunyada • 15k ➜ 🌙 Taabo Halkan • 20k ➜ 🌙 Taabo Halkan • 16k ➜ 🌙 Taabo Halkan • 18k ➜ 🌙 Taabo Halkan • 20k ➜ 🌙 Taabo Halkan • 19k ➜ 🌙 Taabo Halkan • 17k ➜ 🌙 Taabo Halkan • 26k ➜ 🌙 Taabo Halkan ━━ 📭 Powered by: 🛑 Dhegeyso Buug 🛑 Maktabada Buugta

🌙☪️Hambalyo🧕🌙 1️⃣🌙 Aqoon & Fasalo 🎓📖 🎯 13k 👉 @maanhage 🎯 27k 👉 @Farsamada 🎯 15k 👉 @Somalienglish1 🎯 28k 👉 @Somalienglish3 🎯 11k 👉 @Somaliarabic 2️⃣ Aqoon & Xikmado 🚺🅰️ ✨ 18k 👉 @Hasancaashaq ✨ 20k 👉 @dareen_side ✨ 26k 👉 @KobciAqoontaada2 ✨ 18k 👉 @QalbiDhaye143 ✨ 42k 👉 @XikmadoSom ✨ 16k 👉 @Noqoxiddig ✨ 20k 👉 @Dunnidasuugaanta ✨ 19k 👉 @AishaAhmed99 3️⃣ Buugaag & Akhris 📚✨ 📖 76k 👉 @Somalilibrary 📖 160k👉 @Somalibooks 4️⃣ Diinta & Duunyada 🌙 🌙 15k 👉 @kalimakariim 🌙 20k 👉 @Al_xakiim 🌙 16k 👉 @Albaanichannel252 🌙 18k 👉 @hogaan_Dumar 🌙 20k 👉 @dareen_side 🌙 19k 👉 @Diinteenna_Macaan 🌙 17k 👉 @Etminnan7 🌙 26k 👉 @Quruxdaislaamka ——🫡- 📭Powered by: https://dhegeysobuug.substack.com

📖Suugaanta dhalaanka

Suugaanta Dhalaanka
Suugaanta Dhalaanka

━━━━ 1️⃣ 🌙 Diinta & Duunyada 🌙 15k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 20k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 16k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 18k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 20k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 19k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 17k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 26k 👉 👉 Taabo halkan ━━━━━━━━━━━ 2️⃣ ✨ Aqoon & Xikmado 🚺🅰️ ✨ 18k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 20k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 26k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 18k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 42k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 16k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 20k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 19k 👉 👉 Taabo halkan ━━━━━━━━━━━━ 3️⃣ 📚 Buugaag & Akhris 📖 76k 👉 👉 Taabo halkan 📖 160k 👉 👉 Taabo halkan ━━━━━━━━━━━━━ 🎯 13k 👉 👉 Taabo halkan 🛠 27k 👉 👉 Taabo halkan 🇬🇧 15k 👉 👉 Taabo halkan 🎓 28k 👉 👉 Taabo halkan 🇸🇦 11k 👉 👉 Taabo halkan ❓❓❓❓ 📭 Powered by: 👉 Taabo halkan 📵ku hel Buugaagta Emailkaaga

📕HAGE ──────────────────
🔐Join us @Somalilibrary 🔐Join us @audiosomalilibrary 🔐Join us @somsoft 🔐Join us @somsports 🔐Join us @somgames 🔐Join us @ilaqosal
──────────────────

📚 HAGE Buuggan “Hage: Hayaan Jaamacadeed oo Hagaagsan” waxa uu ujeedkiisu yahay in uu ardayga ku hago jidka guusha jaamacade
📚 HAGE  
Buuggan “Hage: Hayaan Jaamacadeed oo Hagaagsan” waxa uu ujeedkiisu yahay in uu ardayga ku hago jidka guusha jaamacadeed, isaga oo siinaya talooyin, waayo-aragnimooyin iyo xirfado wax ku ool ah. Waxa uu ka hadlayaa arrimo badan oo ardaygu u baahan yahay inuu fahmo, sida la qabsiga nolosha jaamacadda, kobcinta xirfadaha waxbarasho, maaraynta caqabadaha nafsiga ah iyo qorshaynta mustaqbalka. Waxaan rajaynaynaa in akhristuhu ka helo buuggan aqoon iyo dhiirrigelin ka caawisa inuu ka faa’iidaysto sannadaha jaamacadda, una beddelo fursad uu ku dhisto mustaqbal ifaya iyo nolol guul leh..
━━━━━| 𝐅𝐚𝐚𝐡 𝐅𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧 |━━━━━
𝗕𝘂𝘂𝗴𝗮: ➠ Hage 𝗤𝗼𝗿𝗮: ➠ Dr Yaasir Cabdkariin Bakaar 𝗧𝘂𝗿𝗷𝘂𝗺: ➠ Cabdikariin Maxye 𝗡𝗼𝗼𝗰𝗮: ➠ PDF 𝗖𝗮𝗯𝗶𝗿: ➠ 1.0 MB 𝗕𝗼𝗴𝗴𝗮: ➠ 214 𝗕𝘂𝘂𝗴𝗶𝗶: ➠ #B326
━━━━| @somalilibrary |━━━━ ━━━━| @somalibooks | ━━━━ ɴᴀɢᴜ ᴛᴀᴀɢᴇᴇʀ ᴅʜɪɪʀɪɢɪʟɪɴ ᴀy ɴᴏᴏ ᴛᴀʜᴀy ❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲 👍 𝗟𝗶𝗸𝗲 💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀 -_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_- 📥 1 sac kadib hoos ka dagso: 👇

Local AI: Kaaliye Free ah, Bilaashka ah, Offline nO internet Ogow Maalin kasta waxaan maqalnaa AI, laakiin inta badan qaladaadka sida ChatGPT waxay u baahan yihiin xiriir internet ah oo xogahaaga u diraan server-yada dibadda. waxaa socota dabeyl cusub oo local Phon

🌙☪️ Hambalyo! Team Somali 🧕🌙 ━━━━━ 1️⃣ 🌙 Diinta & Duunyada 🌙 15k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 20k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 16k 👉
🌙☪️ Hambalyo! Team Somali 🧕🌙 ━━━━━ 1️⃣ 🌙 Diinta & Duunyada 🌙 15k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 20k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 16k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 18k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 20k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 19k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 17k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 26k 👉 👉 Taabo halkan ━━━━━━━━━━━ 2️⃣ ✨ Aqoon & Xikmado 🚺🅰️ ✨ 18k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 20k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 26k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 18k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 42k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 16k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 20k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 19k 👉 👉 Taabo halkan ━━━━━━━━━━━━ 3️⃣ 📚 Buugaag & Akhris 📖 76k 👉 👉 Taabo halkan 📖 160k 👉 👉 Taabo halkan ━━━━━━━━━━━━━ 🎯 13k 👉 👉 Taabo halkan 🛠 27k 👉 👉 Taabo halkan 🇬🇧 15k 👉 👉 Taabo halkan 🎓 28k 👉 👉 Taabo halkan 🇸🇦 11k 👉 👉 Taabo halkan ❓❓❓❓ 📭 Powered by: 👉 Taabo halkan 📵ku hel Buugaagta Emailkaaga

❓❓Most Respected SomaliChannels

Bahda Somali Library Waxaan dhammaan xubnaha Somali Library ugu hambalyeynaynaa munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxaa. Ciid
Bahda Somali Library Waxaan dhammaan xubnaha Somali Library ugu hambalyeynaynaa munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxaa. Ciid wanaagsan, bash bash iyo barwaaqo Alle ha idinka yeelo, acmaashiinna suubban hana idinka aqbalo. Alle ha inagu gaarsiiyo ciido kale annagoo caafimaad qaba, nabad iyo farxad ku wada nool. Eid Mubarak dhammaan bahda Somali Library

📕 DHAMBAAL ──────────────────
🔐Join us @Somalilibrary 🔐Join us @audiosomalilibrary 🔐Join us @somsoft 🔐Join us @somsports 🔐Join us @somgames 🔐Join us @ilaqosal
──────────────────

📚 DHAMBAAL Buuggan “Dhambaal” waxa uu ka warramayaa sooyaalkii iyo halgankii Sheekh Ismaaciil Maxamuud Cigaal iyo bilawgii d
📚 DHAMBAAL
Buuggan “Dhambaal” waxa uu ka warramayaa sooyaalkii iyo halgankii Sheekh Ismaaciil Maxamuud Cigaal iyo bilawgii dacwadda Tabliiqa ee Geeska Afrika. Qoraagu waxa uu si qoto dheer uga hadlayaa noloshii Sheekha, waxbarashadiisii, socdaalladiisii, ganacsigiisii, iyo kaalintii weynayd ee uu ku lahaa faafinta dacwadda Islaamka ee dhulka Soomaalida.
━━━━━| 𝐅𝐚𝐚𝐡 𝐅𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧 |━━━━━
𝗕𝘂𝘂𝗴𝗮: ➠ Dhambaal 𝗤𝗼𝗿𝗮: ➠ Yaxye Cabdiqani Maxamed (Caddaani) 𝗡𝗼𝗼𝗰𝗮: ➠ PDF 𝗖𝗮𝗯𝗶𝗿: ➠ 2.7 MB 𝗕𝗼𝗴𝗴𝗮: ➠ 278 𝗕𝘂𝘂𝗴𝗶𝗶: ➠ #B325
━━━━| @somalilibrary |━━━━ ━━━━| @somalibooks | ━━━━ ɴᴀɢᴜ ᴛᴀᴀɢᴇᴇʀ ᴅʜɪɪʀɪɢɪʟɪɴ ᴀy ɴᴏᴏ ᴛᴀʜᴀy ❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲 👍 𝗟𝗶𝗸𝗲 💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀 -_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_- 📥 1 sac kadib hoos ka dagso: 👇