Salah Muse Hassan
Kanalga Telegramโda oโtish
4 080
Obunachilar
-724 soatlar
-357 kunlar
-11530 kunlar
Postlar arxiv
4 079
Kulmis part one
Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugu daro la xidhidh ciwaankan .
๐๐@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
Part one.๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ https://t.me/addlist/9LyYR3uOYsQ0ZGVk
4 079
Kulmis part one
Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugu daro la xidhidh ciwaankan .
๐๐@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
Part one.
๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐
4 079
Kulmis part one
Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugu daro la xidhidh ciwaankan .
๐๐@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
Part one.๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ Fursad Qaali ah: Barashada computerka ๐๐๐๐๐ ๐ซFursad qaali ah kuliyadda wayn ee AlFURQAN ACADEMY waxay kuu haysaa fasalo cusub oo barashada computerka ah . Fg: computerka waa bilaash kalliaya diwan galinta ayaa 6 dollar ah. Halkan iska diwan gali ๐ @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/9LyYR3uOYsQ0ZGVk
4 079
Repost from N/a
ุฏุฑุก_ุงูู
ูุงู
_ูุฏูุน_ุงูุงูุดูุงู_ุนู_ุชูููุฑ_ุงููู_ุงูุงูููุงุก_ุจุงูู
ุงููุ_ุนูุฏ_ุดูุฎ.pdf6.60 MB
4 079
Repost from N/a
#ู
ูุงู_ุฌุฏูุฏ
ุฏุฑุก ุงูู
ูุงู
ุฏูุน ุงูุฃุดูุงู ุนู ุชูููุฑ ุฃูู ุงูุฃููุงู ุจุงูู
ุขู ุนูุฏ ุดูุฎ ุงูุฅุณูุงู
โ๏ธ ุจููู
ูุถููุฉ ุงูุดูุฎ ุฃุจู ุณูู
ุงู ุงูุตูู
ุงูู ุญูุธู ุงููู ุชุนุงูู
4 079
Repost from Salah Muse Hassan
๐Anigaa Idin Dooray
๐Kanaalada Kuwa Ugu Fiican Ee Diin Iyo Dadnimo Iyo Damiir Xambaarsan
๐Ka Faa'idaysta Oo Kuu Biira.
๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐
๐https://t.me/durarculumo
๐https://t.me/SHUWAYCIR40
๐https://t.me/AlIrshaad22
๐https://t.me/Kanzulfawaaid
๐https://t.me/baraarug22
๐https://t.me/koos992
๐https://t.me/fawaid181
๐https://t.me/arimo1islaam
๐https://t.me/Ogaalso
๐https://t.me/SheekhCabdiraxman
๐https://t.me/sooyaal02
๐https://t.me/DaarulHidaaya1
๐https://t.me/abuukhaalid1
4 079
DEG DEG: Maydka baadari Yuhuud ah oo lagu magacaabo Tsvi Kogan ayaa laga helay magaalada Abu Dhabi ee wadanka Imaaraatka Carabta. Baadarigaan oo sidoo kale ka tirsanaa askarta ciidamada Yuhuuda ayaa dalxiis ahaan u joogay Imaaraatka, balse maalintii Khamiista ee la soo dhaafay ayaa la afduubay, maanta oo Axad ahna maydkiisa ayaa la soo tuuray. Sirdoonka Yuhuuda ee Mossad iyo kuwa Imaaraatka ayaa waxa xaqiijiyay inay maydka baadarigaan heleen kadib baaritaan wadajir ah oo ay samaayeen 3 maalin oo nolol iyo geeri meel uu ku dambeeyay la waayay.
Xigasho
4 079
Repost from Daarul Xadiith
๐ฅุจุฏุงูุฉ ุงูุณุจูู ๐ฅ
ุงูููุงุฉ ุงูุฑุณู
ููุฉ ููุถููุฉ ุงูุดูุฎ ุญุณุงู ุญุณูู ุขุฏู
.
(ู
ููุฌ ุงููุฏุงุฉ ุจูู ุงูุบูุงุฉ ูุงูุฌูุงุฉ)
https://t.me/abusalmaan22
4 079
๐Dhalin-yarow Allah โ๏ธKu Qanca Dalkiina Muslimka Ku Sabra Kuna Dadaala Sida Aad U Hagaaji Laheydeen.
Dalkaan Idinkaa Leh Hadaad Ka Kala Carartaan Oo Badaha Ku Dhamaataan Ama Dhul Gaalo Aad Ka Wada Aadaan Yaa Idinkaga Dambeynaayo Oo Dalkii Lagu Aminaa Cid Kale Uma Maqna Alle Ka Dib Dhalin-yarta Ayaa Laga Rabaa In Ay Hagaajiyaan Musfsidiinta Waxa Ay Ku Dheeleen.
Ha Isku Dhiibina Cadaawaha Dalkiina Iimaansada.
๐
4 079
Ku dhawaad 50 Dhalinyaro Soomaaliyeed ah ayaa ku qar qoomay Xeebta u dhaxaysa Gaarisa Kenya iyo Jasiirada Madagascar halkaas oo ay qorshaynayeen inay uga sii gudbaan Dalka Faransiiska balse qadarka alle ayaa ka hor maray oo dhamaantood waa geeriyoodeen kadib markii ay Badda dusheeda saarnaayeen wax ka badan 20 Caano maal, Gaajo, Gurmad la'aan iyo silac ayey u dhinteen.
Sawirka hoose waa Maydadka ku dhawaad 50 dhalinyaro ah oo Badu soo tuftay, ilaahay how naxariisto, Waa musiibo wayn tani!
Xigasho
4 079
Repost from AL: FURQAN ONLINE TEACHING ACADEMY
(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA!
KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .โ
Madaama computerku qasab ku yahay qof kasta oo raba in uu shaqo helo.
Waxaanu dhalinta soomaliyeed siinay fursadan qaaliga ah .
Ku baro computerka kaliya 6 dollar kuna shaqo tag.
Kuliyada Alfurqan waxay markasta rabtaa horumarka bulshada.
Shuruudaha.
โญFursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa .
โญ inay kaa go'antay wax dhigashadu.
โญ inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya .
Prograsmka la dhiganaayo waxa ka mida:
โIntroduction to windows
โ Microsooft word
โMicrosooft ppt
โMicrosooft excel
โMicrosooft access
โMicrosooft publisher
โMicrosooft outlook
Mudada koorasku waa 2ba bil iyo badh .
Shahadaduna waa diploma.
Nasiib fiican.
24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho.
โญ HALKAN ISKA DIWAAN GALIN๐๐๐๐
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
4 079
๐ Laga Yaabee In Aad Kalimad Aakhiro Iyo Aduun Wax Ku Tarto Aad Ka Hesho Kanaaladaas๐ Kor Ku Xusan Ka Faa'ideystaโ
4 079
Repost from Salah Muse Hassan
๐Anigaa Idin Dooray
๐Kanaalada Kuwa Ugu Fiican Ee Diin Iyo Dadnimo Iyo Damiir Xambaarsan
๐Ka Faa'idaysta Oo Kuu Biira.
๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐
๐https://t.me/SHUWAYCIR40
๐https://t.me/durarculumo
๐https://t.me/AlIrshaad22
๐https://t.me/Kanzulfawaaid
๐https://t.me/baraarug22
๐https://t.me/koos992
๐https://t.me/fawaid181
๐https://t.me/arimo1islaam
๐https://t.me/Ogaalso
๐https://t.me/SheekhCabdiraxman
๐https://t.me/sooyaal02
๐https://t.me/DaarulHidaaya1
๐https://t.me/abuukhaalid1
4 079
Repost from Salah Muse Hassan
Mar Walba Uu Jiilka Muslimka Damco In Uu Baraarugo Way Maan-dooriyaan Wayna La Dagaalaan.
#Sheekh Khaalid Ar-raashid.
4 079
๐Shareecada Ma Aha Sida Ay Doonayaan In Ay Noo Tusaan ,๐ซฃ Nolol Wanaagsan Oo Dhan Waxay Ku Jirtaa Kitaabka Alle Iyo Sunada Nabigeena Muxammad Scw Qof Walbo Oo Muslim Ah Waxaa La Gudboon U Dhaqdhaqaaqida Hir-galinta Shareecada Islaamka.
๐
4 079
Nimanbaa shareecada sirayoo, gaalka saacidaye
Oo shalay safkii nagaga baxay, seymihii dhacaye
Oo saarashada ferenjigiyo, saanjiguu xilaane
Awgii siyaarada lahaa, selel hadduu qaaday
Oo ay sahwiday culimadii, saxal marikhowday
Saxariirka aakhiro hadday, sax u ogaan weyday
Saqiir iyo kabiir waa la geyn, saqara naareede
Soon iyo salaad iyo sakada, sadaqadii iiddda
Sawaab kama helahayaan, waxay camal samaystaane
Saasna waxaa ugu wacan kufriga, saab la leeyahaye
Saaxiibkaa wuxuu kugu furaa, soohdintuu dego e
lyagaan ka saahidin wallee, saamax baan jirine
Sunnihii jidkii Eebbe waa, laga sawaalaaye
Sallallaahu Nebigii rag baa, saaxirow yiriye
Oo saalixiintii la dhacay, sulubkii dheeraaye
#Sayid_muxammad_cabdule_xasan
4 079
๐Ibnu salmaan faajirka malcuunka ah ficiladiisa liito waaba isaga oo dhahaayo:
Hadii xaramkiina shaam dhiigiina lagu daadinaayo aniga kiina xijaaz ayaan ku tumanayaa.
Nabar aad sugeysay xanuun ma leh ibnu Salmaan markii uu xabsiga ku aruurinaayay culumada wanaag doonka ayaan dareen saneyn waxaan inuu soo wado.
Waxaase jiro culumo ku sheeg #madaakhilo difaacaayo mulxidkaas.
4 079
DEG DEG: Dawlada Maraykanka ayaa diidmada qayaxan ee VETO u isticmaashay go'aan ka soo baxay golaha ammaanka qaramada midoobay kaas oo ku baaqayay in si deg deg ah loo joojiyo xasuuqa Yuhuudu ka waddo Gaza, isla markaasna ciidamada Yuhuudu ka baxaan Gaza.
FG: Golaha ammaanka waa 15 dawladood. 14 kamid ah go'aanka way taageereen, balse Maraykanka oo kaliya ayaa diiday, taas oo macneheedu yahay in xasuuqa Gaza uu halkiisa ka sii socon doono. Waa markii AFARAAD oo oo Maraykanku VETO u isticmaalayo diidmada go'aanka golaha ammaanka ee ku baaqaya in la joojiyo xasuuqa Gaza.
Xigasho
Endi mavjud! Telegram Tadqiqoti 2025 โ yilning asosiy insaytlari 
