en
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

Open in Telegram
4 080
Subscribers
-724 hours
-357 days
-11530 days
Posts Archive
Kulmis part one Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugu daro la xidhidh ciwaankan . ๐Ÿ‘‰๐Ÿ‘‰@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
Part one.
๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†• https://t.me/addlist/9LyYR3uOYsQ0ZGVk

Kulmis part one Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugu daro la xidhidh ciwaankan . ๐Ÿ‘‰๐Ÿ‘‰@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1 Part one. ๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•

Kulmis part one Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugu daro la xidhidh ciwaankan . ๐Ÿ‘‰๐Ÿ‘‰@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
Part one.
๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†• Fursad Qaali ah: Barashada computerka  ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡ ๐Ÿ’ซFursad qaali ah kuliyadda wayn ee AlFURQAN ACADEMY waxay kuu haysaa fasalo cusub oo barashada computerka ah . Fg: computerka waa bilaash kalliaya diwan galinta ayaa 6 dollar ah. Halkan iska diwan gali ๐Ÿ‘‡ @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/9LyYR3uOYsQ0ZGVk

Repost from N/a
ุฏุฑุก_ุงู„ู…ู„ุงู…_ูˆุฏูุน_ุงู„ุงู•ุดูƒุงู„_ุนู†_ุชูƒููŠุฑ_ุงู”ู‡ู„_ุงู„ุงู”ู‡ูˆุงุก_ุจุงู„ู…ุงู“ู„ุŒ_ุนู†ุฏ_ุดูŠุฎ.pdf6.60 MB

Repost from N/a
#ู…ู‚ุงู„_ุฌุฏูŠุฏ ุฏุฑุก ุงู„ู…ู„ุงู… ุฏูุน ุงู„ุฃุดูƒุงู„ ุนู† ุชูƒููŠุฑ ุฃู‡ู„ ุงู„ุฃู‡ูˆุงู„ ุจุงู„ู…ุขู„ ุนู†ุฏ ุดูŠุฎ ุงู„ุฅุณู„ุงู… โœ๏ธ ุจู‚ู„ู… ูุถูŠู„ุฉ ุงู„ุดูŠุฎ ุฃุจูŠ ุณู„ู…ุงู† ุงู„ุตูˆู…ุงู„ูŠ ุญูุธู‡ ุงู„ู„
#ู…ู‚ุงู„_ุฌุฏูŠุฏ ุฏุฑุก ุงู„ู…ู„ุงู… ุฏูุน ุงู„ุฃุดูƒุงู„ ุนู† ุชูƒููŠุฑ ุฃู‡ู„ ุงู„ุฃู‡ูˆุงู„ ุจุงู„ู…ุขู„ ุนู†ุฏ ุดูŠุฎ ุงู„ุฅุณู„ุงู… โœ๏ธ ุจู‚ู„ู… ูุถูŠู„ุฉ ุงู„ุดูŠุฎ ุฃุจูŠ ุณู„ู…ุงู† ุงู„ุตูˆู…ุงู„ูŠ ุญูุธู‡ ุงู„ู„ู‡ ุชุนุงู„ู‰

Repost from Salah Muse Hassan
๐Ÿ‘‰Anigaa Idin Dooray ๐Ÿ‘‰Kanaalada Kuwa Ugu Fiican Ee Diin Iyo Dadnimo Iyo Damiir Xambaarsan ๐Ÿ‘‰Ka Faa'idaysta Oo Kuu Biira. ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡ ๐Ÿ‘‰https://t.me/durarculumo ๐Ÿ‘‰https://t.me/SHUWAYCIR40 ๐Ÿ‘‰https://t.me/AlIrshaad22 ๐Ÿ‘‰https://t.me/Kanzulfawaaid ๐Ÿ‘‰https://t.me/baraarug22 ๐Ÿ‘‰https://t.me/koos992 ๐Ÿ‘‰https://t.me/fawaid181 ๐Ÿ‘‰https://t.me/arimo1islaam ๐Ÿ‘‰https://t.me/Ogaalso ๐Ÿ‘‰https://t.me/SheekhCabdiraxman ๐Ÿ‘‰https://t.me/sooyaal02 ๐Ÿ‘‰https://t.me/DaarulHidaaya1 ๐Ÿ‘‰https://t.me/abuukhaalid1

DEG DEG: Maydka baadari Yuhuud ah oo lagu magacaabo Tsvi Kogan ayaa laga helay magaalada Abu Dhabi ee wadanka Imaaraatka Cara
DEG DEG: Maydka baadari Yuhuud ah oo lagu magacaabo Tsvi Kogan ayaa laga helay magaalada Abu Dhabi ee wadanka Imaaraatka Carabta. Baadarigaan oo sidoo kale ka tirsanaa askarta ciidamada Yuhuuda ayaa dalxiis ahaan u joogay Imaaraatka, balse maalintii Khamiista ee la soo dhaafay ayaa la afduubay, maanta oo Axad ahna maydkiisa ayaa la soo tuuray. Sirdoonka Yuhuuda ee Mossad iyo kuwa Imaaraatka ayaa waxa xaqiijiyay inay maydka baadarigaan heleen kadib baaritaan wadajir ah oo ay samaayeen 3 maalin oo nolol iyo geeri meel uu ku dambeeyay la waayay. Xigasho

๐Ÿ”ด ู‚ู†ุงุฉ ุดูŠุฎู†ุง ุงู„ู…ุจุงุฑูƒุฉ ๐Ÿ‘†

Repost from Daarul Xadiith
๐Ÿ’ฅุจุฏุงูŠุฉ ุงู„ุณุจูŠู„ ๐Ÿ’ฅ ุงู„ู‚ู†ุงุฉ ุงู„ุฑุณู…ูŠู‘ุฉ ู„ูุถูŠู„ุฉ ุงู„ุดูŠุฎ ุญุณุงู† ุญุณูŠู† ุขุฏู…. (ู…ู†ู‡ุฌ ุงู„ู‡ุฏุงุฉ ุจูŠู† ุงู„ุบู„ุงุฉ ูˆุงู„ุฌูุงุฉ) https://t.me/abusalmaan22

๐Ÿ‘‰Dhalin-yarow Allah โ˜๏ธKu Qanca Dalkiina Muslimka Ku Sabra Kuna Dadaala Sida Aad U Hagaaji Laheydeen. Dalkaan Idinkaa Leh Hadaad Ka Kala Carartaan Oo Badaha Ku Dhamaataan Ama Dhul Gaalo Aad Ka Wada Aadaan Yaa Idinkaga Dambeynaayo Oo Dalkii Lagu Aminaa Cid Kale Uma Maqna Alle Ka Dib Dhalin-yarta Ayaa Laga Rabaa In Ay Hagaajiyaan Musfsidiinta Waxa Ay Ku Dheeleen. Ha Isku Dhiibina Cadaawaha Dalkiina Iimaansada. ๐Ÿ’”

Ku dhawaad 50 Dhalinyaro Soomaaliyeed ah ayaa ku qar qoomay Xeebta u dhaxaysa Gaarisa Kenya iyo Jasiirada Madagascar halkaas
Ku dhawaad 50 Dhalinyaro Soomaaliyeed ah ayaa ku qar qoomay Xeebta u dhaxaysa Gaarisa Kenya iyo Jasiirada Madagascar halkaas oo ay qorshaynayeen inay uga sii gudbaan Dalka Faransiiska balse qadarka alle ayaa ka hor maray oo dhamaantood waa geeriyoodeen kadib markii ay Badda dusheeda saarnaayeen wax ka badan 20 Caano maal, Gaajo, Gurmad la'aan iyo silac ayey u dhinteen. Sawirka hoose waa Maydadka ku dhawaad 50 dhalinyaro ah oo Badu soo tuftay, ilaahay how naxariisto, Waa musiibo wayn tani! Xigasho

(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA! KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .โœ Madaama computerku qasab ku
(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA! KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .โœ Madaama computerku qasab ku yahay qof kasta oo raba in uu shaqo helo. Waxaanu dhalinta soomaliyeed siinay fursadan qaaliga ah . Ku baro computerka kaliya 6 dollar kuna shaqo tag. Kuliyada Alfurqan waxay markasta rabtaa horumarka bulshada. Shuruudaha. โญFursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa . โญ inay kaa go'antay wax dhigashadu. โญ inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya . Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida: โ—Introduction to windows โ— Microsooft  word โ—Microsooft ppt โ—Microsooft excel โ—Microsooft access โ—Microsooft publisher โ—Microsooft outlook Mudada koorasku waa 2ba bil iyo badh . Shahadaduna waa diploma. Nasiib fiican. 24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho. โญ HALKAN ISKA DIWAAN GALIN๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡ @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

๐Ÿ‘‰ Laga Yaabee In Aad Kalimad Aakhiro Iyo Aduun Wax Ku Tarto Aad Ka Hesho Kanaaladaas๐Ÿ‘† Kor Ku Xusan Ka Faa'ideystaโœ

Repost from Salah Muse Hassan
๐Ÿ‘‰Anigaa Idin Dooray ๐Ÿ‘‰Kanaalada Kuwa Ugu Fiican Ee Diin Iyo Dadnimo Iyo Damiir Xambaarsan ๐Ÿ‘‰Ka Faa'idaysta Oo Kuu Biira. ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡ ๐Ÿ‘‰https://t.me/SHUWAYCIR40 ๐Ÿ‘‰https://t.me/durarculumo ๐Ÿ‘‰https://t.me/AlIrshaad22 ๐Ÿ‘‰https://t.me/Kanzulfawaaid ๐Ÿ‘‰https://t.me/baraarug22 ๐Ÿ‘‰https://t.me/koos992 ๐Ÿ‘‰https://t.me/fawaid181 ๐Ÿ‘‰https://t.me/arimo1islaam ๐Ÿ‘‰https://t.me/Ogaalso ๐Ÿ‘‰https://t.me/SheekhCabdiraxman ๐Ÿ‘‰https://t.me/sooyaal02 ๐Ÿ‘‰https://t.me/DaarulHidaaya1 ๐Ÿ‘‰https://t.me/abuukhaalid1

Repost from Salah Muse Hassan
Mar Walba Uu Jiilka Muslimka Damco In Uu Baraarugo Way Maan-dooriyaan Wayna La Dagaalaan. #Sheekh Khaalid Ar-raashid.

๐Ÿ‘‰Shareecada Ma Aha Sida Ay Doonayaan In Ay Noo Tusaan ,๐Ÿซฃ Nolol Wanaagsan Oo Dhan Waxay Ku Jirtaa Kitaabka Alle Iyo Sunada Nabigeena Muxammad Scw Qof Walbo Oo Muslim Ah Waxaa La Gudboon U Dhaqdhaqaaqida Hir-galinta Shareecada Islaamka. ๐Ÿ‘‹

Nimanbaa shareecada sirayoo, gaalka saacidaye Oo shalay safkii nagaga baxay, seymihii dhacaye Oo saarashada ferenjigiyo, saanjiguu xilaane Awgii siyaarada lahaa, selel hadduu qaaday Oo ay sahwiday culimadii, saxal marikhowday Saxariirka aakhiro hadday, sax u ogaan weyday Saqiir iyo kabiir waa la geyn, saqara naareede Soon iyo salaad iyo sakada, sadaqadii iiddda Sawaab kama helahayaan, waxay camal samaystaane Saasna waxaa ugu wacan kufriga, saab la leeyahaye Saaxiibkaa wuxuu kugu furaa, soohdintuu dego e lyagaan ka saahidin wallee, saamax baan jirine Sunnihii jidkii Eebbe waa, laga sawaalaaye Sallallaahu Nebigii rag baa, saaxirow yiriye Oo saalixiintii la dhacay, sulubkii dheeraaye #Sayid_muxammad_cabdule_xasan

sticker.webp0.10 KB

๐Ÿ‘‰Ibnu salmaan faajirka malcuunka ah ficiladiisa liito waaba isaga oo dhahaayo: Hadii xaramkiina shaam dhiigiina lagu daadinaayo aniga kiina xijaaz ayaan ku tumanayaa. Nabar aad sugeysay xanuun ma leh ibnu Salmaan markii uu xabsiga ku aruurinaayay culumada wanaag doonka ayaan dareen saneyn waxaan inuu soo wado. Waxaase jiro culumo ku sheeg #madaakhilo difaacaayo mulxidkaas.

DEG DEG: Dawlada Maraykanka ayaa diidmada qayaxan ee VETO u isticmaashay go'aan ka soo baxay golaha ammaanka qaramada midoobay kaas oo ku baaqayay in si deg deg ah loo joojiyo xasuuqa Yuhuudu ka waddo Gaza, isla markaasna ciidamada Yuhuudu ka baxaan Gaza. FG: Golaha ammaanka waa 15 dawladood. 14 kamid ah go'aanka way taageereen, balse Maraykanka oo kaliya ayaa diiday, taas oo macneheedu yahay in xasuuqa Gaza uu halkiisa ka sii socon doono. Waa markii AFARAAD oo oo Maraykanku VETO u isticmaalayo diidmada go'aanka golaha ammaanka ee ku baaqaya in la joojiyo xasuuqa Gaza. Xigasho