uz
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

Kanalga Telegram’da o‘tish

Anigu yaan ahay

Ko'proq ko'rsatish
3 823
Obunachilar
-524 soatlar
-257 kunlar
-6830 kunlar
Postlar arxiv
"Ma faqriyo shareecada ninkii faraqa haystaaye" #Abwaan Ismaaciil Mire.

Cilmi waxaa ugu xun midka magac lagu raadiyo culumana waxaa ugu xun Kuwa garaaca albaabada madaxda ee u fatwooda beenta iyo xeeladaysiga leexiyana naska luqunji baadhayana xaqqa si ay u gaadhaan ujeedadooda oo ah bidh-bidh aduunyo Lacnad haku dhacdo ka la waydiiyay iyo waydiiyahaba ilaahay ha lacnado ka waxa aan xaqqa ahayn loo yidhi iyo ka u yidhiba سبيل الرشاد الى نفع العباد : Bogga 75 Xarafka sh: Tarjumid/ Abdurrahman ✍️

Shiico Hadaad Rabto In Aad Barato Waa Kaa Qayb Ka Ogow Salaadooda Ma Ahan Tan Muslimiinta , Qur'aankoodana Ma Aha Qur'aanka Muslimiinta Carada Karbalaa Iyaduna Waxay Ka Qiima Badan Salaada Ay Tukanayaan. Kuwa Nuucaas Ah Xagee Diinka Nabiga Kasoo Galaan?.

#Warqad 1991/5/5 la qoray Wixii lixdankii ka dambeeyay hadaad maqasho siyaasi dhahaayo shareecada ha laysku xukumo iska ogow
#Warqad 1991/5/5 la qoray Wixii lixdankii ka dambeeyay hadaad maqasho siyaasi dhahaayo shareecada ha laysku xukumo iska ogow in ay eheed bulsho iska jeedin ee ma jirin siyaasi rabay in sharci Alle la is ku xukumo.

Shacabka jarmalka xitaa waa ikhwaan muslimiin waxay bilaabeen in madaxda ay af lagaadeeyaan. Caqliga #jadiidiyo #jaamiyo #mad
Shacabka jarmalka xitaa waa ikhwaan muslimiin waxay bilaabeen in madaxda ay af lagaadeeyaan. Caqliga #jadiidiyo #jaamiyo #madaakhilo

Repost from Baraarug
👉Halyeey Weyn iyo Hoggaan,Hormuudkeeni Adkaa, Hayaankeeni Cuslaa,Haldoorki dhalinyartiyo,Hanaan Nin Nagu Hagiyo Waxad Noo Ta
👉Halyeey Weyn iyo Hoggaan,Hormuudkeeni Adkaa, Hayaankeeni Cuslaa,Haldoorki dhalinyartiyo,Hanaan Nin Nagu Hagiyo Waxad Noo Tahay Hanuun.☝

Alle Mugdiyada jahliga Iyo Kufrigaba Wuxuu Nagaga Saaray Nabigeena Muxammad ﷺ Sababkiisa. Saliga Nabiga Scw Waad Ku Ajir Badsanaysaa Carabkana Culays Kuma Aha Badiya Saliga Nabiga. اللهم صل على محمد وعلى آل محمد

Waxaa Badan Dameero Isu Haysto In Ay Yihiin Libaaxyo Libaaxyadase Dameero Doqomo Ay U Arkaan. #Jadiidiyo is mooday Salaf.

أكرموا البقر فهي أعلم بمكان الله من الأشاعرة ذكر الهروي بإسناده عن عبد الله بن وهب قال: أكرموا البقر؛ فإنها لم ترفع رأسها إلى السماء منذ عبد العجل حياء من الله عزّ وجل . وقد روي مرفوعا عن ابن وهب عن يحيى بن أيوب عن أبي هند عن أنس قال: قال رسول الله ﷺ : أكرموا البقر؛ فإنها سيدة البهائم، ما رفعت طرفها إلى السماء حياء من الله منذ عبد العجل . قال ابن القيم الزرعي : والمقصود أن هذه فطرة الله التي فطر عليها الحيوان وغيره حتى أبلد الحيوان الذي يضرب ببلادته المثل وهو البقر . [الصواعق المرسلة ٥١٩/١ ]

Q_2aad_Mawqifka_Sharciga_ah_ee_Dimuqraadiyada_iyo_Calmaaniyada_Sheekh.mp324.31 MB

Q_3aad_Mawqifka_Sharciga_ah_ee_dImuqraadiyada_iyo_Xukunka_kuwa_Xambaarsan.mp323.36 MB

Q1aad_Mawqifka_Sharciga_ah_Ee_Dimuqraadiyada_iyo_Calmaaniyada_Sheekh.mp318.77 MB

Repost from N/a
🍀 dhaxal culimo --------------------------------------- ☘ muxaadaro { 10 } 🎙: mawqifka sharciga ah ee dimoqoraadiyada iyo c
🍀 dhaxal culimo --------------------------------------- ☘ muxaadaro { 10 } 🎙: mawqifka sharciga ah ee dimoqoraadiyada iyo calmaaniyada 🎙 : الموقف الشرعي من الديمقراطية والعلمانية 🕌 : 3 fadhi 👤::Waxaa soo jeedinaya Sheekh cabdiraxmaan Garaad xafidahullaah ⬇️⬇️

💞➰kulmis one Community ++      ♨️♨️ ━━━━━━━🔺━━━━━━━━ 16k+ 📚QURANKA IYO SAYNISKA 📙 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄ 15k+ 📘FAALLO JACAYL 📒 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄ 14k+ ⚙️Erayo jacayl 💭 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k+ ✨cilmi nafsi🗣 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 12k+ 📘ibrahin geedi📗 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 11k+ 🌸 Hoyga sheekooyinka🌷 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 11k+ 🪴xikmad badan 🍀 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 10k+ ⚙️Su'aalo diini ah 💭 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 10k+ 🌟 Baro xadiiskan 🔆 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 9k+ 👩‍🏭 Furaha nolosha 👥 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 9k+ 🧠 Hoyga xikmadaha & sugaant👅 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 9k+ 👤wadooyinka guusha 🫂 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 8k+ 🪢 Aqoonta kaa maqan👔 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 8k+ ⛺️ Hoyga farxadda ❤️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 8k+ 🪢 philosophy(falsafadda)👔 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 7k+ ➰Faafinta khayrka 🪜 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 7k+ 🌱madxafka taariiqda🪴 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 7k+ 🧚 Xikmadaha nolosha 🤳 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 6.5k+ 💹 Xigmadle❇️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 6.5k+ 🈳wax kabaro siiradi nabiga 🚹 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 6.5k+ ♨️ Al furqan online academy💢 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 6.5k+ 🔴 wehel caashaq🟢 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 6.5k+♒️ Dhabar adayg ♉️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 6k+🧕 Aqoon kordhiye 🗣 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 6k+ 🧩 Dunida dahsoon🪝 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 6k+ 👩 maktabadda buugta 🧕 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 6k+ 💬 sooyaalka nolosha 🗯 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 6k+ 🪤 Dacwah channel ⚖️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 5.5k+👳‍♂️ mohamed khaled💚 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 5.5k+ 📒 Aqoon raadis 👀 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 5.5k+ 🍇Dhambaal 🌬 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 5.5k+✍️ xigmadda maanta 🖌 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 5k+ 🌎 Rajada nolosha ⚡️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 5k+  🫧 Hoyga akhriska 💫 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 5k+  🫧 maskax kaab 💫 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄ 5k+  🫧 Dhiirigaliye soomaali 💫 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 5k+  🫧 Elmi daadihiye 💫 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 💞➰ Kulmis publisher center💞➰ 💫Fursad qaali ah kuliyadda wayn ee Alfurqan online academy waxay kuu haysaa fasalo cusub oo barashada computerka ah . Fg: computerka waa bilaash kalliaya diwan galinta ayaa 6 dollar ah. Halkan iska diwan gali👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

Madaxii Dhalinyaradii SYL Wuxuu ahaa Catholic Christian. "The leader of SYL Abdikhadir Sheikh Sakhawudeen was a Roman Catholi
Madaxii Dhalinyaradii SYL Wuxuu ahaa Catholic Christian. "The leader of SYL Abdikhadir Sheikh Sakhawudeen was a Roman Catholic Christian" Kooxdii SYL la odhan jiray ninkii madaxwaynaha ka ahaa Abdikhadir Sheikh Sakhawudeen wuxuu ahaa Gaal soomaali ah. Ninkii Logada ama shicaarka usameeyey SYL na wuxuu ahaa Gaal soomaali ah waana sababta uu ugu sameeyey calaamada Saliibka ah. Somali Bible society ayaa buugooda kuqoray SBS. Xigasho

Ibnu Taymiya Wuxuu Yiri: "Qofka Caayda Asxaabta Nabiga Sii Raaciya Sheegasha Ah In Cali Ilaah Yahay Mise Isaga Nabiga Uu Ahaa Lkn Jibriil Risaalada Uu Qalday Kani Gaalnimadiisa Shaki Ma Leh Bal Waxaan Shaki Ku Jirin Gaalnimada Qofka Ka Shakiya Gaalnimadiisa". 📗(الصارم المسلول على شاتم الرسول) Shiico Gaal Ma Aha Nin Diin Leh Warkiisa Ma Aha Siday Gaalo Aynan Ku Ahayn Iyada Ay Culumdu Leeyihiin Kii Gaalnimadooda Ka Shikiyo Xitaa Waa Ku Gaaloobaa?.

Cabdi raxmaan Bashiir Wuxuu La Soo Fadhiistay Shiicadu Waa Muslim Waa Walaalahaa Weeyaan. Shuyuukhda Shiicada Waxay Dhahaan:
Cabdi raxmaan Bashiir Wuxuu La Soo Fadhiistay Shiicadu Waa Muslim Waa Walaalahaa Weeyaan. Shuyuukhda Shiicada Waxay Dhahaan: "Qofka Qabriga Xusayn Booqdaa Wuxuu La Mid Yahay Sida Qof Alle Ku Booqday Carshigiisa Oo Kale. Allaa Ka Hufan Waxa Ay Ku Sheegeen. 📔(Al-mazaarul-mufiif B: 51) Warka Waa Cad Yahayoo Xusayn Binu Cali Ayay Dhigayaan Booskii Alle Oo Alle Iyo Xusayn Waa Isugu Mid. Ma Kuwaas Ayaan Isku Diin Nahay Oo Ahlu Tawxiid Noqon Kara, Wadaadka C/raxmaan Bashiir Isaga Ayaan Shiico Aqaanin.

Repost from Salah Muse Hassan
#TUUGANIMO IYO #BIDCO YAA ROON. ▪️ Abwaan Bashaar Binu Burd (96-168 Hijriyada) wuxuu ku yidhi Hilaal bin Cattiya oo ay saaxiib ahaayeen: “Hilaal, ma iga aqbaleysaa talo aan kugu gaar yeelaayo? Hilaal ayaa yiri: Haa. Wuxuu yiri: waxaad xadi jirtay dameeraha, kadibna waad toobadkeentay oo waxaad noqotay raafidi, ee ku noqo inaad dameeraha xado, ilaahaan ku dhaartayee Iyadaa kaaga kheyr badan raafidinimada. 📗 ["wafiyyaatul - acyaan"  Ibn Khallikan (1/425)]

Kani waa jaahil aan Towxiidka ka garan shirkiga ma kan xaaska nabiga Scw aflagaadeeya ee abuu bakar iyo cumar gaalaysiiye ee
Kani waa jaahil aan Towxiidka ka garan shirkiga ma kan xaaska nabiga Scw aflagaadeeya ee abuu bakar iyo cumar gaalaysiiye ee cali iyo xuseen caabuda iyo muslimka baraxa la' miyaa isku qaanad ku jira oo hal Towxiidka haysta.

Badiya Xuska Alle Si Aad Ooga Nabad Gashaan Dhibaatooyinka Shaydaanka.