es
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

Ir al canal en Telegram
4 076
Suscriptores
-724 horas
-387 días
-11930 días
Archivo de publicaciones
Madaxii Dhalinyaradii SYL Wuxuu ahaa Catholic Christian. "The leader of SYL Abdikhadir Sheikh Sakhawudeen was a Roman Catholi
Madaxii Dhalinyaradii SYL Wuxuu ahaa Catholic Christian. "The leader of SYL Abdikhadir Sheikh Sakhawudeen was a Roman Catholic Christian" Kooxdii SYL la odhan jiray ninkii madaxwaynaha ka ahaa Abdikhadir Sheikh Sakhawudeen wuxuu ahaa Gaal soomaali ah. Ninkii Logada ama shicaarka usameeyey SYL na wuxuu ahaa Gaal soomaali ah waana sababta uu ugu sameeyey calaamada Saliibka ah. Somali Bible society ayaa buugooda kuqoray SBS. Xigasho

Ibnu Taymiya Wuxuu Yiri: "Qofka Caayda Asxaabta Nabiga Sii Raaciya Sheegasha Ah In Cali Ilaah Yahay Mise Isaga Nabiga Uu Ahaa Lkn Jibriil Risaalada Uu Qalday Kani Gaalnimadiisa Shaki Ma Leh Bal Waxaan Shaki Ku Jirin Gaalnimada Qofka Ka Shakiya Gaalnimadiisa". 📗(الصارم المسلول على شاتم الرسول) Shiico Gaal Ma Aha Nin Diin Leh Warkiisa Ma Aha Siday Gaalo Aynan Ku Ahayn Iyada Ay Culumdu Leeyihiin Kii Gaalnimadooda Ka Shikiyo Xitaa Waa Ku Gaaloobaa?.

Cabdi raxmaan Bashiir Wuxuu La Soo Fadhiistay Shiicadu Waa Muslim Waa Walaalahaa Weeyaan. Shuyuukhda Shiicada Waxay Dhahaan:
Cabdi raxmaan Bashiir Wuxuu La Soo Fadhiistay Shiicadu Waa Muslim Waa Walaalahaa Weeyaan. Shuyuukhda Shiicada Waxay Dhahaan: "Qofka Qabriga Xusayn Booqdaa Wuxuu La Mid Yahay Sida Qof Alle Ku Booqday Carshigiisa Oo Kale. Allaa Ka Hufan Waxa Ay Ku Sheegeen. 📔(Al-mazaarul-mufiif B: 51) Warka Waa Cad Yahayoo Xusayn Binu Cali Ayay Dhigayaan Booskii Alle Oo Alle Iyo Xusayn Waa Isugu Mid. Ma Kuwaas Ayaan Isku Diin Nahay Oo Ahlu Tawxiid Noqon Kara, Wadaadka C/raxmaan Bashiir Isaga Ayaan Shiico Aqaanin.

Repost from Salah Muse Hassan
#TUUGANIMO IYO #BIDCO YAA ROON. ▪️ Abwaan Bashaar Binu Burd (96-168 Hijriyada) wuxuu ku yidhi Hilaal bin Cattiya oo ay saaxiib ahaayeen: “Hilaal, ma iga aqbaleysaa talo aan kugu gaar yeelaayo? Hilaal ayaa yiri: Haa. Wuxuu yiri: waxaad xadi jirtay dameeraha, kadibna waad toobadkeentay oo waxaad noqotay raafidi, ee ku noqo inaad dameeraha xado, ilaahaan ku dhaartayee Iyadaa kaaga kheyr badan raafidinimada. 📗 ["wafiyyaatul - acyaan"  Ibn Khallikan (1/425)]

Kani waa jaahil aan Towxiidka ka garan shirkiga ma kan xaaska nabiga Scw aflagaadeeya ee abuu bakar iyo cumar gaalaysiiye ee
Kani waa jaahil aan Towxiidka ka garan shirkiga ma kan xaaska nabiga Scw aflagaadeeya ee abuu bakar iyo cumar gaalaysiiye ee cali iyo xuseen caabuda iyo muslimka baraxa la' miyaa isku qaanad ku jira oo hal Towxiidka haysta.

Badiya Xuska Alle Si Aad Ooga Nabad Gashaan Dhibaatooyinka Shaydaanka.

Waxa Gumaystaha Laga Fishaaba Waa Fasaad Iyo Bahdilka Bulshada Uu Gumaysiga Aqbashay.
Waxa Gumaystaha Laga Fishaaba Waa Fasaad Iyo Bahdilka Bulshada Uu Gumaysiga Aqbashay.

Hooyadaa lambarkeeda isii ? Jawaabteeda waxay noqotay xabad iga hoo xabada oo galaafatay naf shacab aan wax galabsanin. Xabad
Hooyadaa lambarkeeda isii ? Jawaabteeda waxay noqotay xabad iga hoo xabada oo galaafatay naf shacab aan wax galabsanin. Xabadaba waxay ola tahay sida dhagaxa ciyaalka yaryari isku tuurtuuraan. Saas darteed layaab ma leh in ay boqolaal kale dilaan ilaa qoriga loo dhiibo askari Alle yaqaan ah muslimka dhiigiisana ilaaliyo inuu daadiyo dhiig muslim u arko xaaraan.

Repost from Baraarug
#Allaahu_Akbar 👉Walaashen Aafiya Siddiiqi-oo kuxirneyd Mareykanka- Waxaa Laleeyahay Xorriyadeedii beey Dib Uheshay. 👉Waxey
#Allaahu_Akbar 👉Walaashen Aafiya Siddiiqi-oo kuxirneyd Mareykanka- Waxaa Laleeyahay Xorriyadeedii beey Dib Uheshay. 👉Waxey Aheyd Gabar Aqoon-yahanad Diiday Gumeysiga Gaalada, Alle Ayaa Kumahadsan Arrinkaa oo Aqbalay Ducadii Muslimiinta.☝️

Maalinbo Cid Buu Xanuunka Taabtaa Maanta Haday Reer Gaza Yihiin Biri Waa Cid Kale. Allow U Murugta Ka Qafiifi Muslimka Kurbaysan.

Repost from Salah Muse Hassan
اللّٰهم أنجِ المُستضعفين من المؤمنين. اللّٰهم أشدُد وطأتك علىٰ الكافرين. اللّٰهم اجعلها عليهم سنين كَسِنِي يوسف.

Repost from Salah Muse Hassan
Ma Alle Ayaan Sharci Noo Dajinin
Ma Alle Ayaan Sharci Noo Dajinin

🔴🔴
KULMIS
🔴🔴 Linkigan hoose  waxa ku jira 99 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasoo  kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto. Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugy daro la xidhidh ciwaankan . 👉👉@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
Part one.
🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 Fursad Qaali ah 👇👇👇👇👇 Ma rabta barashada computerka .Kuliyada Alfurqan online academy waxay ku diyarisay fasalo online ah . Fursad qaali ah na way jirtaa. 👇👇👇👇👇👇 La xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/_kji2unnViZlNTQ8

#TUUGANIMO IYO #BIDCO YAA ROON. ▪️ Abwaan Bashaar Binu Burd (96-168 Hijriyada) wuxuu ku yidhi Hilaal bin Cattiya oo ay saaxiib ahaayeen: “Hilaal, ma iga aqbaleysaa talo aan kugu gaar yeelaayo? Hilaal ayaa yiri: Haa. Wuxuu yiri: waxaad xadi jirtay dameeraha, kadibna waad toobadkeentay oo waxaad noqotay raafidi, ee ku noqo inaad dameeraha xado, ilaahaan ku dhaartayee Iyadaa kaaga kheyr badan raafidinimada. 📗 ["wafiyyaatul - acyaan"  Ibn Khallikan (1/425)]

Repost from الإرشاد
👈من أفضل القنوات الدَّاعية إلى الإسلام ؛ أقبلوا عليها .. 👈اشترك واستفد يا أخي فِي الله. 👈انشر واحتسب تجده أمامك. 👉https://t.me/AlIrshaad22 👉https://t.me/Kanzulfawaaid 👉https://t.me/baraarug22 👉https://t.me/koos992 👉https://t.me/fawaid181 👉https://t.me/arimo1islaam 👉https://t.me/Ogaalso 👉https://t.me/SheekhCabdiraxman 👉https://t.me/sooyaal02 👉https://t.me/DaarulHidaaya1 👉https://t.me/abuukhaalid1

Caaqil Baa Laga Sheegay Inuu Yiri: "Doqon Shisheeye Jeclaatay Waa Ku Dilaysaaye Intaynan Ku Dilin Dilin Dil".

In shaa Allah diinteena way sarayn doontaa, Ciyaalka galbeedka ka shidaal qaatana way shalayn doonaan. #LA_WADAAG

Maxay U Xishoonayaan Maxay U Cabsanayaan. Wax Magaratada Xumaantooda Way Kuu Dhiiran Yihiin Lamana Gambadaan In Ay Fal Xun Samaynayaan , Daalibul-cilmiga Maxaa U Diiday In Uu ku Dhiirto Inkiraada Baadilka , Maxay U Xishoonayaan Maxay U Cabsanayaan.

Dulmiga Iyo Cadaalad Darada Soomaalida Iyadaa Gacanteeda Ku Doonatay Goor Ay Ka Iilatay Kitaabkii Ilaahey Oo Cadaalad Oo dhan Ay Ku Dhamaystiran Tahay. Tuura #Dimuqraadiyada

﴿إِنَّ اللهَ وَمَلَائِكَتَهُ يُصَلُّونَ عَلَى النَّبِيِّ يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا صَلُّوا عَلَيْهِ وَسَلِّمُوا تَسْلِيمًا﴾. «اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ إنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ ، وَبَارِكْ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ إنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ».