Salah Muse Hassan
Відкрити в Telegram
3 823
Підписники
-524 години
-257 днів
-6830 день
Архів дописів
3 821
Cilmi waxaa ugu xun midka magac lagu raadiyo culumana waxaa ugu xun Kuwa garaaca albaabada madaxda ee u fatwooda beenta iyo xeeladaysiga leexiyana naska luqunji baadhayana xaqqa si ay u gaadhaan ujeedadooda oo ah bidh-bidh aduunyo
Lacnad haku dhacdo ka la waydiiyay iyo waydiiyahaba ilaahay ha lacnado ka waxa aan xaqqa ahayn loo yidhi iyo ka u yidhiba
سبيل الرشاد الى نفع العباد
: Bogga 75
Xarafka sh:
Tarjumid/ Abdurrahman ✍️
3 821
Shiico Hadaad Rabto In Aad Barato Waa Kaa Qayb Ka Ogow Salaadooda Ma Ahan Tan Muslimiinta , Qur'aankoodana Ma Aha Qur'aanka Muslimiinta Carada Karbalaa Iyaduna Waxay Ka Qiima Badan Salaada Ay Tukanayaan.
Kuwa Nuucaas Ah Xagee Diinka Nabiga Kasoo Galaan?.
3 821
#Warqad 1991/5/5 la qoray
Wixii lixdankii ka dambeeyay hadaad maqasho siyaasi dhahaayo shareecada ha laysku xukumo iska ogow in ay eheed bulsho iska jeedin ee ma jirin siyaasi rabay in sharci Alle la is ku xukumo.
3 821
Shacabka jarmalka xitaa waa ikhwaan muslimiin waxay bilaabeen in madaxda ay af lagaadeeyaan.
Caqliga #jadiidiyo #jaamiyo #madaakhilo
3 821
Repost from Baraarug
👉Halyeey Weyn iyo Hoggaan,Hormuudkeeni Adkaa, Hayaankeeni Cuslaa,Haldoorki dhalinyartiyo,Hanaan Nin Nagu Hagiyo Waxad Noo Tahay Hanuun.☝
3 821
Alle Mugdiyada jahliga Iyo Kufrigaba Wuxuu Nagaga Saaray Nabigeena Muxammad ﷺ Sababkiisa.
Saliga Nabiga Scw Waad Ku Ajir Badsanaysaa Carabkana Culays Kuma Aha Badiya Saliga Nabiga.
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد
3 821
Waxaa Badan Dameero Isu Haysto In Ay Yihiin Libaaxyo Libaaxyadase Dameero Doqomo Ay U Arkaan.
#Jadiidiyo is mooday Salaf.
3 821
Repost from سبيل النجاة
أكرموا البقر فهي أعلم بمكان الله من الأشاعرة
ذكر الهروي بإسناده عن عبد الله بن وهب قال:
أكرموا البقر؛ فإنها لم ترفع رأسها إلى السماء منذ عبد العجل حياء من الله عزّ وجل .
وقد روي مرفوعا عن ابن وهب عن يحيى بن أيوب عن أبي هند عن أنس قال: قال رسول
الله ﷺ : أكرموا البقر؛ فإنها سيدة البهائم،
ما رفعت طرفها إلى السماء حياء من الله
منذ عبد العجل .
قال ابن القيم الزرعي : والمقصود أن هذه فطرة الله التي فطر عليها الحيوان وغيره حتى أبلد الحيوان الذي يضرب ببلادته المثل وهو البقر .
[الصواعق المرسلة ٥١٩/١ ]
3 821
Q_2aad_Mawqifka_Sharciga_ah_ee_Dimuqraadiyada_iyo_Calmaaniyada_Sheekh.mp324.31 MB
3 821
Q_3aad_Mawqifka_Sharciga_ah_ee_dImuqraadiyada_iyo_Xukunka_kuwa_Xambaarsan.mp323.36 MB
3 821
Q1aad_Mawqifka_Sharciga_ah_Ee_Dimuqraadiyada_iyo_Calmaaniyada_Sheekh.mp318.77 MB
3 821
Repost from N/a
🍀 dhaxal culimo
---------------------------------------
☘ muxaadaro { 10 }
🎙: mawqifka sharciga ah ee dimoqoraadiyada iyo calmaaniyada
🎙 : الموقف الشرعي من الديمقراطية والعلمانية
🕌 : 3 fadhi
👤::Waxaa soo jeedinaya Sheekh cabdiraxmaan Garaad xafidahullaah
⬇️⬇️
3 821
💞➰kulmis one Community ++ ♨️♨️
━━━━━━━🔺━━━━━━━━
16k+ 📚QURANKA IYO SAYNISKA 📙
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄
15k+ 📘FAALLO JACAYL 📒
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄
14k+ ⚙️Erayo jacayl 💭
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
13k+ ✨cilmi nafsi🗣
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
12k+ 📘ibrahin geedi📗
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
11k+ 🌸 Hoyga sheekooyinka🌷
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
11k+ 🪴xikmad badan 🍀
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
10k+ ⚙️Su'aalo diini ah 💭
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
10k+ 🌟 Baro xadiiskan 🔆
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
9k+ 👩🏭 Furaha nolosha 👥
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
9k+ 🧠 Hoyga xikmadaha & sugaant👅
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
9k+ 👤wadooyinka guusha 🫂
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
8k+ 🪢 Aqoonta kaa maqan👔
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
8k+ ⛺️ Hoyga farxadda ❤️
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
8k+ 🪢 philosophy(falsafadda)👔
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
7k+ ➰Faafinta khayrka 🪜
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
7k+ 🌱madxafka taariiqda🪴
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
7k+ 🧚 Xikmadaha nolosha 🤳
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
6.5k+ 💹 Xigmadle❇️
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
6.5k+ 🈳wax kabaro siiradi nabiga 🚹
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
6.5k+ ♨️ Al furqan online academy💢
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
6.5k+ 🔴 wehel caashaq🟢
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
6.5k+♒️ Dhabar adayg ♉️
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
6k+🧕 Aqoon kordhiye 🗣
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
6k+ 🧩 Dunida dahsoon🪝
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
6k+ 👩 maktabadda buugta 🧕
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
6k+ 💬 sooyaalka nolosha 🗯
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
6k+ 🪤 Dacwah channel ⚖️
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
5.5k+👳♂️ mohamed khaled💚
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
5.5k+ 📒 Aqoon raadis 👀
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
5.5k+ 🍇Dhambaal 🌬
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
5.5k+✍️ xigmadda maanta 🖌
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
5k+ 🌎 Rajada nolosha ⚡️
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
5k+ 🫧 Hoyga akhriska 💫
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
5k+ 🫧 maskax kaab 💫
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄
5k+ 🫧 Dhiirigaliye soomaali 💫
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
5k+ 🫧 Elmi daadihiye 💫
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
💞➰ Kulmis publisher center💞➰
💫Fursad qaali ah kuliyadda wayn ee Alfurqan online academy waxay kuu haysaa fasalo cusub oo barashada computerka ah .
Fg: computerka waa bilaash kalliaya diwan galinta ayaa 6 dollar ah.
Halkan iska diwan gali👇
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
3 821
Madaxii Dhalinyaradii SYL Wuxuu ahaa Catholic Christian. "The leader of SYL Abdikhadir Sheikh Sakhawudeen was a Roman Catholic Christian"
Kooxdii SYL la odhan jiray ninkii madaxwaynaha ka ahaa Abdikhadir Sheikh Sakhawudeen wuxuu ahaa Gaal soomaali ah.
Ninkii Logada ama shicaarka usameeyey SYL na wuxuu ahaa Gaal soomaali ah waana sababta uu ugu sameeyey calaamada Saliibka ah.
Somali Bible society ayaa buugooda kuqoray SBS.
Xigasho
3 821
Ibnu Taymiya Wuxuu Yiri:
"Qofka Caayda Asxaabta Nabiga Sii Raaciya Sheegasha Ah In Cali Ilaah Yahay Mise Isaga Nabiga Uu Ahaa Lkn Jibriil Risaalada Uu Qalday Kani Gaalnimadiisa Shaki Ma Leh Bal Waxaan Shaki Ku Jirin Gaalnimada Qofka Ka Shakiya Gaalnimadiisa".
📗(الصارم المسلول على شاتم الرسول)
Shiico Gaal Ma Aha Nin Diin Leh Warkiisa Ma Aha Siday Gaalo Aynan Ku Ahayn Iyada Ay Culumdu Leeyihiin Kii Gaalnimadooda Ka Shikiyo Xitaa Waa Ku Gaaloobaa?.
3 821
Cabdi raxmaan Bashiir Wuxuu La Soo Fadhiistay Shiicadu Waa Muslim Waa Walaalahaa Weeyaan.
Shuyuukhda Shiicada Waxay Dhahaan:
"Qofka Qabriga Xusayn Booqdaa Wuxuu La Mid Yahay Sida Qof Alle Ku Booqday Carshigiisa Oo Kale. Allaa Ka Hufan Waxa Ay Ku Sheegeen.
📔(Al-mazaarul-mufiif B: 51)
Warka Waa Cad Yahayoo Xusayn Binu Cali Ayay Dhigayaan Booskii Alle Oo Alle Iyo Xusayn Waa Isugu Mid. Ma Kuwaas Ayaan Isku Diin Nahay Oo Ahlu Tawxiid Noqon Kara, Wadaadka C/raxmaan Bashiir Isaga Ayaan Shiico Aqaanin.
3 821
Repost from Salah Muse Hassan
#TUUGANIMO IYO #BIDCO YAA ROON.
▪️ Abwaan Bashaar Binu Burd (96-168 Hijriyada) wuxuu ku yidhi Hilaal bin Cattiya oo ay saaxiib ahaayeen:
“Hilaal, ma iga aqbaleysaa talo aan kugu gaar yeelaayo?
Hilaal ayaa yiri: Haa.
Wuxuu yiri: waxaad xadi jirtay dameeraha, kadibna waad toobadkeentay oo waxaad noqotay raafidi, ee ku noqo inaad dameeraha xado, ilaahaan ku dhaartayee Iyadaa kaaga kheyr badan raafidinimada.
📗 ["wafiyyaatul - acyaan" Ibn Khallikan (1/425)]
3 821
Kani waa jaahil aan Towxiidka ka garan shirkiga
ma kan xaaska nabiga Scw aflagaadeeya ee abuu bakar iyo cumar gaalaysiiye ee cali iyo xuseen caabuda iyo muslimka baraxa la' miyaa isku qaanad ku jira oo hal Towxiidka haysta.
