uz
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

Kanalga Telegram’da o‘tish

Anigu yaan ahay

Ko'proq ko'rsatish
4 064
Obunachilar
-624 soatlar
-347 kunlar
-12430 kunlar
Postlar arxiv
#Xajku waa tiir kamida tiirarka Islaamka waana waajib in la oogo cidii tamar u helaysa. Ra'iisul wasaaraha #Itoobiya ayaa dhawaan ku booriyay #Muslimiinta #Itoobiya inay soo booqdaan qabriga Sheekh Xuseen Deri intii ay aadi lahaayeen Maka si ay u soo gutaan waajibaadka Xajka/Cumrada. Waa jees jees xad dhaaf ah waana dagaal kadhan ah kacbada. •||https://t.me/TariikhdaIslamka

Nabiga ﷺ " Qofkii hal mar igu saliya Allaah ayaa toban mar ku salin."

Ma garatay su'aasha jawaabteeda ? In aad hanti iyo caruur badan leedahay laguma helo nolosha macnaha leh ee qiimaha badan. In aad ciidan awood badan leedahay laguma helo nolosha macnaha iyo qiimaha leh. In aad boqor taliyo tahay laguma helo nolol barwaaqa ah. Hadaad doonayso nolol macaan intee laga helaa ? Hadaad garatay noo raadi jawaab lagu qanco.

𝗚𝗢𝗕𝗔𝗡𝗜𝗠𝗢 𝗫𝗔𝗤𝗜𝗜𝗤𝗔 𝗔𝗛𝗜 𝗪𝗔𝗔 𝗚𝗔𝗥𝗔𝗦𝗛𝗢 𝗧𝗔𝗪𝗫𝗜𝗜𝗗𝗘𝗘 𝗔𝗕𝗪𝗔𝗔𝗡 𝗔𝗕𝗦𝗛𝗜𝗥 𝗕𝗔𝗖𝗔𝗗𝗟𝗘

𝗦𝗛𝗘𝗘𝗞𝗢 𝗔𝗔𝗡 𝗟𝗔 𝗬𝗔𝗔𝗕𝗔𝗬 𝗦𝗛𝗜𝗠𝗕𝗜𝗥 𝗤𝗨𝗕𝗨𝗨𝗥𝗔𝗛𝗔 𝗞𝗔 𝗔𝗥𝗚𝗔𝗚𝗔𝗫𝗔𝗬 𝗢𝗢 𝗞𝗔 𝗤𝗔𝗬𝗟𝗜𝗡𝗔𝗔𝗬𝗢.

sticker.webp0.03 KB

Qofka shacabkiisa ku xukuma ku garsooro shareecada ILAAH wax aan ahayn qofkaas ma cadaalad samaynin iskaba daayee waa #Gaal Ibnu cuthaymiin

السلام عليكم akhristaha sharfanoow ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ ╔═══════ - ════════╗ KOOXDA KULMIS 🔆✿❀ - ❀✿🔆 Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA Ꙭ: Buug soomaali PDF ah Ꙭ: ORAAHYO:hoyg xikmadaha Ꙭ: Xikmado badan ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ:MUCJISOOYINKA QURAANKA Ꙭ: AL FURQAN ONLINE SCHOOL Ꙭ: Somali scholarship Ꙭ:XIGASHO IYO XAQIIQOOYIN ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: DIINTEENA MACAAN Ꙭ: Xikmado badan Ꙭ: Buug somali maqal ah ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Dhambaal Ꙭ: Dareenka dunida Ꙭ: Buugwalba ood u baahatoXikmad iyo dhiirigelin ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Soyaalka nolosha Ꙭ: Hoyga sheekooyinka ꙬHoyga_Akhriska ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Halxiraale Ꙭ: Noqo mufakir Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA Ꙭ: Buuug dhagaysi ah ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: siirada nebiga SCW Ꙭ: Oraahyo Ꙭ: Baro af English-ka Ꙭ: Su'aalo diini ah ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Xikmado xul ah Ꙭ: cilmi nafsiga Ꙭ: Siyaasadda dunida Ꙭ: DAYAXA DUNIDA ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Sahanka nolosha Ꙭ: cilmi daadiye Ꙭ BARO XADIISKAN Ꙭ: JAWAABTA CULIMADA ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Iftiinshe Ꙭ: QALINKA 24 Ꙭ: YAXYE SHARIIF HERSI Ꙭ: BARO TELEGRAMKA ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Jacayl qore Ꙭ: ila qosol Ꙭ: oraahside Ꙭ: Philosophy Ꙭ: niyadeena ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: qoraal qaadasho mudan Ꙭ: AQoon raadis Ꙭ: Rajada noloshaFAAFINTA DIINTA ISLAAMKA 𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹 𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹 ➡️ Jacayl qore Ꙭ:faafinta khayrka Ꙭ: arrimaha islaamka Ꙭ: Furaha nolosha Ꙭ: dunida dahsoon ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ ╚═══════ - ════════╝ ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪ Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,laxidhiidh:@Abdirahmanmohamed1 ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ ➦ SPONSORED BY ☞︎︎︎KAYD BOOKS ☞︎︎︎ QURAANKA IYO SAYNISKA ☞︎︎︎DUNIDA DAHSOON ☞︎︎︎XIKMAD BADAN ☞︎︎︎HOYGA SHEEKOOYINKA ☞︎︎︎ NASIIB 124 ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ ⭆Dugsiga online ka ah ee Alfurqan waxa uu kuu hayaa fasalo cusub oo barashada combuterka ah iyo luuqadaha englishka iyo carabiga. Sidoo kale waxaad helaysa barashada Quraanka kariimka ah. Taabo qoraalkan si aad isku diwan✍ galiso. ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ 🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎

#Khuraafaadka iyo shirkiy𝗮ad𝗸𝗮 suufiy𝗮𝗱𝗮. 𝗪𝗔𝗗𝗔𝗔𝗗 𝗬𝗔𝗤𝗔𝗔𝗡𝗔𝗔 𝗛𝗘𝗟𝗔𝗬. 𝗔𝗻𝗶𝗴𝗮 𝘄𝗮𝗮 𝗼𝗼𝘆𝗲 𝘄𝗮𝗮 𝗼𝗼𝘆𝗲 𝗜𝗶𝗻𝘁𝗲𝘆 𝗮𝗿𝗼𝗼𝗿𝗲𝗲 𝗢𝗼𝗻 𝗴𝗼𝗼𝘆𝗲 𝗮𝗮𝘄𝗼𝘄 𝗶𝗿𝗶𝗱𝗶𝗶𝘀 𝗵𝗮 𝗹𝗮𝘆𝗴𝗲𝗲𝘆𝗼. 😂😂😂 𝗤𝗨𝗕𝗨𝗨𝗥𝗢 𝗖𝗔𝗔𝗕𝗨𝗗

{ وَلَا تَدۡعُ مِن دُونِ ٱللَّهِ مَا لَا یَنفَعُكَ وَلَا یَضُرُّكَۖ فَإِن فَعَلۡتَ فَإِنَّكَ إِذࣰا مِّنَ ٱلظَّـٰلِمِینَ } [سُورَةُ يُونُسَ: ١٠٦] 𝗧𝗔𝗙𝗔𝗦𝗜𝗜𝗥𝗞𝗔 𝗗𝗔𝗕𝗔𝗥𝗜 𝗘𝗘 𝗔𝗔𝗬𝗔𝗗𝗔 𝗔𝗯𝘂𝘂 𝗷𝗮𝗰𝗳𝗮𝗿 𝗮𝗱-𝗱𝗮𝗯𝗮𝗿𝗶 𝘄𝘂𝘅𝘂𝘂 𝘆𝗶𝗿𝗶: 𝗜𝗹𝗮𝗮𝗵𝗶𝗶 𝘅𝘂𝘀𝗸𝗶𝗶𝘀𝗮 𝘀𝗮𝗿𝗲𝗲𝘆𝗮𝘆 𝘄𝘂𝘅𝘂𝘂 𝗹𝗲𝗲𝘆𝗮𝗵𝗮𝘆: 𝗵𝗮 𝗯𝗮𝗿𝘆𝗶𝗻 𝗺𝘂𝘅𝗮𝗺𝗮𝗱𝗼𝘄 𝘀𝗼𝗸𝗮𝗱𝗮 𝗸𝗮𝗮𝗱 𝗰𝗮𝗮𝗯𝘂𝗱𝗮𝘆𝘀𝗮𝘆 𝗲𝗲 𝗸𝘂 𝗮𝗯𝘂𝘂𝗿𝗮𝘆 𝘄𝗮𝘅 𝘄𝗮𝘅𝗯𝗮 𝗮𝗮𝗻 𝗸𝘂 𝘁𝗮𝗿𝗮𝘆𝗻 𝗮𝗱𝘂𝘂𝗻𝘆𝗼 𝗶𝘆𝗼 𝗮𝗮𝗸𝗵𝗶𝗿𝗼 𝘄𝗮𝘅𝗻𝗮 𝗸𝘂𝗴𝘂 𝗱𝗵𝗶𝗯𝗮𝘆𝗻 𝗱𝗶𝗶𝗻 𝗶𝘆𝗼 𝗮𝗱𝘂𝘂𝗻𝘆𝗼, 𝘄𝘂𝘅𝘂𝘂𝗻𝗮 𝗼𝗹𝗮 𝗷𝗲𝗲𝗱𝗮𝗮 𝗶𝗹𝗮𝗮𝗵𝘆𝗮𝗱𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗮𝘀𝗻𝗮𝗮𝗺𝘁𝗮. 𝗜𝗹𝗮𝗮𝗵𝗲𝘆 𝘄𝘂𝘅𝘂𝘂 𝗹𝗲𝗲𝘆𝗮𝗵𝗮𝘆: 𝗵𝗮 𝗰𝗮𝗮𝗯𝘂𝗱𝗶𝗻 𝗮𝗱𝗶𝗴𝗼𝗼 𝗿𝗮𝗷𝗮𝘆𝗻𝗮𝗮𝘆𝗼 𝘄𝗮𝘅 𝘁𝗮𝗿𝗸𝗲𝗲𝗱𝗮 𝗮𝗺𝗮 𝗸𝗮 𝗯𝗮𝗾𝗮𝗮𝘆𝗼 𝗱𝗵𝗶𝗯𝗸𝗲𝗲𝗱𝗮, 𝗺𝗮𝘅𝗮𝗮 𝘆𝗲𝗲𝗹𝗮𝘆 𝗶𝘆𝗮𝗱𝗮 𝘄𝗮𝘅𝗻𝗮 𝗺𝗮 𝘁𝗮𝗿𝘁𝗼 𝘄𝗮𝘅𝗻𝗮 𝗺𝗮 𝗱𝗵𝗶𝗯𝘁𝗼 "𝗵𝗮𝗱𝗮𝗮𝗱 𝘀𝗮𝗮𝘀 𝘆𝗲𝗲𝘀𝗵𝗼" 𝗼𝗼 𝗮𝗮𝗱 𝗯𝗮𝗿𝗶𝗱𝗼 𝗔𝗹𝗹𝗮𝗮𝗵 𝘀𝗼𝗸𝗮𝗱𝗶𝗶𝘀𝗮. ﴿فإنك إذًا من الظالمين} 𝗜𝗹𝗮𝗮𝗵𝗲𝘆 𝘄𝘂𝘅𝘂𝘂 𝗹𝗲𝗲𝘆𝗮𝗵𝗮𝘆: 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗮𝗱 𝗸𝗮 𝗺𝗶𝗱 𝘁𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗺𝘂𝘀𝗵𝗿𝗶𝗸𝗶𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗶𝗹𝗮𝗮𝗵 𝘄𝗮𝘅 𝗹𝗮 𝘄𝗮𝗱𝗮𝗮𝗷𝗶𝘆𝗼 𝗲𝗲 𝗱𝘂𝗹𝗺𝗶𝘆𝗮𝘆 𝗻𝗮𝗳𝘁𝗼𝗼𝗱𝗮.

𝗦𝗛𝗜𝗜𝗖𝗔𝗗𝗔 𝘄𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗯𝗮𝗿𝘆𝗮𝗮𝗻 𝗖𝗔𝗟𝗜 𝗕𝗜𝗡𝗨 𝗔𝗕𝗜𝗜 𝗗𝗔𝗔𝗟𝗜𝗕 𝗦𝗨𝗨𝗙𝗜𝗬𝗔𝗗𝗔 𝘄𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗯𝗮𝗿𝘆𝗮𝗮𝗻 𝗖𝗔𝗕𝗨𝗟-𝗤𝗔𝗔𝗗𝗜𝗥 𝗝𝗔𝗬𝗟𝗔𝗔𝗡𝗜 𝗕𝗔𝗗𝗔𝗪𝗜 𝗥𝗨𝗙𝗔𝗔𝗖𝗜 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝘂𝘄𝗮 𝗸𝗮𝗹𝗲 𝗼𝗼 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻. 𝗠𝗔𝗖𝗔𝗧𝗔𝗕𝗟𝗘𝗬𝗗𝗔 𝗞𝗔𝗥𝗜𝗦𝗧𝗔𝗡𝗞𝗔 𝗔𝗛 𝘄𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗯𝗮𝗿𝘆𝗮𝗮𝗻 𝗠𝗔𝗥𝗬𝗔𝗠𝗔 𝗕𝗜𝗡𝗧𝗜 𝗖𝗜𝗠𝗥𝗔𝗔𝗡. 𝗕𝗮𝗿𝘆𝗮𝗱𝗼 𝘄𝗮𝗮 𝗰𝗶𝗯𝗮𝗮𝗱𝗼 𝗾𝗼𝗳𝗸𝗶𝗶 𝗜𝗟𝗔𝗔𝗛 𝗯𝗮𝗿𝘆𝗮𝗮 𝗜𝗟𝗔𝗔𝗛 𝗮𝘆𝘂𝘂 𝗰𝗮𝗮𝗯𝘂𝗱𝗮𝘆 𝗤𝗼𝗳𝗸𝗮 𝗺𝗮𝗾𝗹𝘂𝘂𝗾 𝗯𝗮𝗿𝘆𝗮𝗻𝗮 𝗺𝗮𝗾𝗹𝘂𝘂𝗾 𝗮𝘆𝘂𝘂 𝗰𝗮𝗮𝗯𝘂𝗱𝗮𝘆. 𝗪𝗮𝘅𝗮𝗮 𝗰𝗮𝗱𝗮𝗮𝘁𝗮𝘆 𝗶𝗻 𝗱𝗵𝗮𝗺𝗮𝗮𝗻𝘁𝗼𝗼𝗱 𝘄𝗮𝘅𝗯𝗮 𝗮𝘆𝗻𝗮𝗻 𝗶𝘀 𝗱𝗼𝗼𝗿𝗶𝗻𝗶𝗻 𝘄𝗮𝗹𝗼𝗼𝘄 𝗸𝘂𝘄𝗮 𝗾𝗮𝗮𝗿 𝗮𝘆 𝗧𝗢𝗪𝗫𝗜𝗜𝗗 𝗜𝗬𝗢 𝗠𝗨𝗦𝗟𝗜𝗠𝗜𝗜𝗡 𝘀𝗵𝗲𝗲𝗴𝘁𝗮𝗮𝗻 𝘄𝗮𝘅𝗮𝘆 𝘀𝗶 𝗰𝗮𝗱  𝘂 𝗵𝗮𝗿𝗲𝗲𝗿 𝗺𝗮𝗿𝗲𝗲𝗻 𝗧𝗢𝗪𝗫𝗜𝗜𝗗𝗞𝗜𝗜 𝗿𝘂𝘀𝗵𝘂𝘀𝗵𝗮 𝗹𝗮𝗹𝗮 𝘀𝗼𝗼 𝗱𝗶𝗿𝗮𝘆 𝗘𝗲 𝗮𝗵𝗮𝗮 𝗜𝗡 𝗔𝗟𝗟𝗔𝗔𝗛 𝗠𝗔'𝗔𝗛𝗔𝗡𝗘 𝗖𝗜𝗗 𝗞𝗔𝗟𝗘 𝗔𝗔𝗡 𝗟𝗔 𝗖𝗔𝗔𝗕𝗨𝗗𝗜𝗡. 𝗜𝗟𝗔𝗔𝗛𝗘𝗬 𝗤𝘂𝗿'𝗮𝗮𝗻𝗸𝗶𝗶𝘀𝗵𝗮 𝘀𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳𝘁𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘄𝘂𝘅𝘂𝘂 𝗸𝘂 𝘆𝗶𝗿𝗶: { وَلَا تَدۡعُ مِن دُونِ ٱللَّهِ مَا لَا یَنفَعُكَ وَلَا یَضُرُّكَۖ فَإِن فَعَلۡتَ فَإِنَّكَ إِذࣰا مِّنَ ٱلظَّـٰلِمِینَ } [سُورَةُ يُونُسَ: ١٠٦] "𝗛𝗮 𝗯𝗮𝗿𝘆𝗶𝗺 𝗔𝗟𝗟𝗔𝗔𝗛 𝘀𝗼𝗸𝗮𝗱𝗶𝗶𝘀𝗮 𝘄𝗮𝘅 𝗮𝗮𝗻 𝘄𝗮𝘅 𝗸𝘂 𝘁𝗮𝗿𝗲𝘆𝗻 𝘄𝗮𝘅𝗻𝗮 𝗸𝘂𝗴𝘂 𝗱𝗵𝗶𝗯𝗮𝘆𝗻 𝗵𝗮𝗱𝗮𝗮𝗱 𝘀𝗮𝗮𝘀 𝘆𝗲𝗲𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗮𝘅𝗮 𝗮𝗮𝗱 𝗸𝗮 𝗺𝗶𝗱 𝘁𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗱𝘂𝗹𝗺𝗶 𝗳𝗮𝗹𝗮𝘆𝗮𝗮𝘀𝗵𝗮 𝗶𝗹𝗮𝗮𝗵𝗲𝘆 𝗱𝘂𝗹𝗺𝗶𝘆𝗮𝘆 𝗲𝗲 𝗺𝘂𝘀𝗵𝗿𝗶𝗸𝗶𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗮𝗵"

𝗠𝗨𝗨𝗤𝗔𝗔𝗟 𝗠𝘂𝘂𝗾𝗮𝗮𝗹𝗸𝗮𝗮𝘀 𝘄𝗮𝗮 𝗶𝘀 𝗯𝗮𝗿-𝗯𝗮𝗿 𝗱𝗵𝗶𝗴 𝗾𝗼𝗹𝗼 𝘄𝗮𝗹𝗯𝗮 𝘄𝗮𝘅𝗮 𝗮𝘆 𝗰𝗮𝗮𝗯𝘂𝗱𝗼 𝗺𝘂𝗵𝗶𝗶𝗺𝗮𝗱𝗮 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗮 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗮𝘅𝗮𝗮𝘆𝗼 𝘀𝗮𝗱𝗮𝘅 𝗾𝗼𝗹𝗼 𝗶𝗻 𝗮𝘆 𝗮𝗮𝗱𝗮𝗻𝗮𝗵𝗮 𝗮𝗺𝗮 𝗺𝗮𝗸𝗵𝗹𝘂𝘂𝗾 𝗰𝗮𝗮𝗯𝘂𝗱𝗮𝗮𝗻, 𝗦𝗛𝗜𝗜𝗖𝗢 𝗦𝗨𝗨𝗙𝗜𝗬𝗢 𝗠𝗔𝗖𝗔𝗧𝗔𝗕𝗟𝗘𝗬 (𝗞𝗔𝗥𝗜𝗦𝗧𝗔𝗡).

𝗞𝘂 𝘁𝗮𝗮𝗴𝗻𝗼𝘄 𝘀𝘂𝗻𝗮𝗱𝗮 𝗡𝗮𝗯𝗶𝗴𝗮 𝗶𝗻 𝘁𝗮𝗮𝗸𝗮 𝗹𝗮 𝗲𝗴-𝗻𝗮 𝗵𝗮 𝗸𝗮 𝗯𝗶𝘅𝗶𝗻 𝙎𝙖𝙘𝙞𝙞𝙙 𝙗𝙞𝙣𝙪𝙡-𝙢𝙪𝙨𝙖𝙮𝙮𝙞𝙗 𝙖𝙮𝙖𝙖 𝙬𝙪𝙭𝙪𝙪 𝙖𝙧𝙠𝙖𝙮 𝙨𝙖𝙡𝙖𝙖𝙙 𝙠𝙪 𝙘𝙚𝙡𝙘𝙚𝙡𝙞𝙣𝙖𝙖𝙮𝙖𝙮 𝙨𝙤𝙤 𝙗𝙞𝙭𝙞𝙙𝙖 𝙤𝙤𝙜𝙩𝙖 𝙠𝙖 𝙙𝙞𝙗, 𝙨𝙖𝙘𝙞𝙞𝙙 𝙖𝙮𝙖𝙖 𝙠𝙖 𝙧𝙚𝙚𝙗𝙖𝙮 , 𝙬𝙪𝙭𝙪𝙪 𝙮𝙞𝙧𝙞: 𝙖𝙗𝙖𝙖 𝙢𝙪𝙭𝙖𝙙𝙤𝙬 𝙄𝙇𝘼𝘼𝙀𝙔 𝙨𝙖𝙡𝙖𝙖𝙙𝙖 𝙢𝙞𝙮𝙪𝙪 𝙞𝙜𝙪 𝙘𝙖𝙙𝙖𝙖𝙗𝙖𝙮𝙖𝙖? 𝙎𝙖𝙘𝙞𝙞𝙙 𝙬𝙪𝙭𝙪𝙪 𝙮𝙞𝙧𝙞: 𝙢𝙖𝙮 𝙡𝙠𝙣 𝙄𝙇𝘼𝘼𝙃𝙀𝙔 𝙬𝙪𝙭𝙪𝙪 𝙠𝙪𝙜𝙪 𝙘𝙖𝙙𝙖𝙖𝙗𝙖𝙮𝙖𝙖 𝙝𝙖𝙧𝙚𝙚𝙧 𝙢𝙖𝙧𝙞𝙙𝙖 𝙨𝙪𝙣𝙖𝙙𝙖. 📗𝑾𝒂𝒙𝒂𝒂 𝒔𝒐𝒐 𝒔𝒂𝒂𝒓𝒂𝒚 𝒄𝒂𝒃𝒅𝒊 𝒓𝒊𝒔𝒂𝒂𝒒 𝒊𝒚𝒐 𝒃𝒂𝒚𝒉𝒂𝒒𝒊.

Beri hore waxa jiray diin iyo dacawo😂 ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ ╔═══════ - ════════╗ KOOXDA KULMIS 🔆✿❀ - ❀✿🔆 Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA Ꙭ: Buug soomaali PDF ah Ꙭ: ORAAHYO:hoyg xikmadaha Ꙭ: Xikmado badan ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ:MUCJISOOYINKA QURAANKA Ꙭ: AL FURQAN ONLINE SCHOOL Ꙭ: Somali scholarship Ꙭ:XIGASHO IYO XAQIIQOOYIN ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: DIINTEENA MACAAN Ꙭ: Xikmado badan Ꙭ: Buug somali maqal ah ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Dhambaal Ꙭ: Dareenka dunida Ꙭ: Buugwalba ood u baahatoXikmad iyo dhiirigelin ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Soyaalka nolosha Ꙭ: Hoyga sheekooyinka ꙬHoyga_Akhriska ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Halxiraale Ꙭ: Noqo mufakir Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA Ꙭ: Buuug dhagaysi ah ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: siirada nebiga SCW Ꙭ: Oraahyo Ꙭ: Baro af English-ka Ꙭ: GEERAAR jacayl Ꙭ: Su'aalo diini ah ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Xikmado xul ah Ꙭ: cilmi nafsiga Ꙭ: Siyaasadda dunida Ꙭ: DAYAXA DUNIDA ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Sahanka nolosha Ꙭ: cilmi daadiye Ꙭ BARO XADIISKAN Ꙭ: JAWAABTA CULIMADA ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Iftiinshe Ꙭ: QALINKA 24 Ꙭ: YAXYE SHARIIF HERSI Ꙭ: BARO TELEGRAMKA ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Jacayl qore Ꙭ: ila qosol Ꙭ: oraahside Ꙭ: Philosophy Ꙭ: niyadeena ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: qoraal qaadasho mudan Ꙭ: AQoon raadis Ꙭ: Rajada noloshaFAAFINTA DIINTA ISLAAMKA 𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹 𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹 ➡️ Jacayl qore Ꙭ:faafinta khayrka Ꙭ: arrimaha islaamka Ꙭ: Furaha nolosha Ꙭ: dunida dahsoon ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ ╚═══════ - ════════╝ ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪ Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,laxidhiidh:@Abdirahmanmohamed1 ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ ➦ SPONSORED BY ☞︎︎︎KAYD BOOKS ☞︎︎︎ QURAANKA IYO SAYNISKA ☞︎︎︎DUNIDA DAHSOON ☞︎︎︎XIKMAD BADAN ☞︎︎︎HOYGA SHEEKOOYINKA ☞︎︎︎ NASIIB 124 ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ ⭆Dugsiga online ka ah ee Alfurqan waxa uu kuu hayaa fasalo cusub oo barashada combuterka ah iyo luuqadaha englishka iyo carabiga. Sidoo kale waxaad helaysa barashada Quraanka kariimka ah. Taabo qoraalkan si aad isku diwan✍ galiso. ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ 🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎

Al-qaxdaani ilaah ha u naxariistee wuxuu yiri: "Faaliyaha iyo injineerka been ayey ku sheegeen sheegashada ay sheegeen kubad 🌍 ahaanshaha dhulka isagu ah mid la fiyay daliilka qur'aanka cad cad"..

𝘾𝙪𝙡𝙪𝙢𝙤 𝙢𝙖 𝙖𝙝𝙞 𝙡𝙠𝙣 𝙨𝙖𝙣𝙖𝙙 𝙠𝙖 𝙝𝙤𝙧 𝙖𝙮𝙖𝙖𝙣 𝙦𝙤𝙧𝙖𝙖𝙡𝙠𝙖𝙖𝙨👆𝙠𝙖 𝙙𝙞𝙮𝙖𝙖𝙧𝙞𝙮𝙖𝙮 𝙬𝙖𝙭𝙖 𝙡𝙖𝙜𝙪 𝙢𝙖𝙜𝙖𝙘𝙖𝙖𝙗𝙤 𝘽𝙡𝙖𝙘𝙠 𝙙𝙖𝙮. 𝘾𝙪𝙡𝙪𝙢𝙖𝙙𝙖 𝙢𝙚𝙚𝙨𝙝𝙖 𝙠𝙪 𝙟𝙞𝙧𝙩𝙤 𝙝𝙖𝙙𝙚𝙮 𝙦𝙖𝙡𝙖𝙙 𝙖𝙧𝙠𝙖𝙖𝙣 𝙝𝙖 𝙞𝙡𝙖 𝙬𝙖𝙙𝙖𝙖𝙜𝙖𝙖𝙣𝙤.

Repost from Salah Muse Hassan
#Erayga_ah_Black_day_sharciga_muxuu_ka_qabaa ? Ma banaan tahay in la caayo ama waxaan fiicneen lagu tilmaamo xilliga waqtiga sanadka bisha maalinta ? Sharci ahaan ma banaano in la caayo zamanka maxaa yeelay ilaahey xadiis qudsi ah wuxuu ku yiri : يقول الله تعالى: يؤذنيي ابن آدم يسب الدهر وأنا الدهر بيدي الأمر أقلب الليل والنهار. رواه البخاري ومسلم واللفظ للبخاري. Ina aadane wuu i dhibayaa waxa uu caayayaa zamanka anigana waxaan ahay abuuraha zamanka talada gacantayda ayey ku jirtaa habeenka iyo maalinta ayaan gadgadiyaa. Waxaa wariyay Bukhaari iyo muslim. قال الإمام البغوي في تفسيره: "وَمَعْنَى الْحَدِيثِ: أَنَّ الْعَرَبَ كَانَ مِنْ شَأْنِهِمْ ذَمُّ الدَّهْرِ، وَسَبِّهِ عِنْدَ النَّوَازِلِ، لِأَنَّهُمْ كَانُوا يَنْسُبُونَ إِلَيْهِ مَا يُصِيبُهُمْ مِنَ الْمَصَائِبِ وَالْمَكَارِهِ، فَيَقُولُونَ: أَصَابَتْهُمْ قَوَارِعُ الدَّهْرِ، وَأَبَادَهُمُ الدَّهْرِ.كَمَا أَخْبَرَ اللَّهُ تَعَالَى عَنْهُمْ: وَما يُهْلِكُنا إِلَّا الدَّهْرُ فَإِذَا أَضَافُوا إِلَى الدَّهْرِ مَا نَالَهُمْ مِنَ الشدائد سبو فاعلها، وكان مَرْجِعُ سَبِّهِمْ إِلَى اللَّهِ عَزَّ وَجَلَّ، إِذْ هُوَ الْفَاعِلُ فِي الْحَقِيقَةِ لِلْأُمُورِ الَّتِي يُضِيفُونَهَا إِلَى الدَّهْرِ، فَنُهُوا عَنْ سَبِّ الدَّهْرِ." انتهى Imaami Baghawi tafsiirkiisa wuxuu ku yiri: "micnaha xadiiska: carabta arimahooda waxaa ka mid ahaa ceebeenta waqtiga iyo caaydiisa xilliyada musiibooyinka, maxaa yeelay carabtu waxay ahaayeen kuwa xiliga u nisbeeyo waxa ku dhaco ee musiibooyin iyo wax la kohda ah, waxay dhihi jireen: waxaa ku dhacday musiibooyinka waqtiga, iyo waqtiga ayaa laayay. Sida uu ilaah ka sheegay : وَما يُهْلِكُنا إِلَّا الدَّهْرُ (Waxaan waqtiga ahayn nama dilo nama halaago) marka ay waqtiga u nisbeeyaan waxa gaaray oo dhib ah waxay caayeen Allihii sa sameeyay, waxay noqotay caaydooda meesha ay u noqoto Allaah cazza wajalla, goor uu Allaah yahay dhab ahaantii sameeyaha arimaha ay waqtiga u nisbaynayaan, saas darteed waa laga reebay caayda waqtiga." Culamada qaar waxay leeyihiin : Caayaha zamanka ama waqtiga hadii uu ictiqaadiyo rumeeyo in waqtiga ilaah wax la sameeyo kaasi waa mushrik gaal ah, Hadii uu ictiqaadiyo kan wax samaynaayo in uu yahay Allah kaligiis hadana uu caayaayo waqtiga kii sameeyay waxa uu caayayaa Allah, Hadiise waqtiga uu u caayo musiibada xiligiisa in ay dhacday aawgeed waxa uu caayay abuur aan mudnayn in la caayo.

𝗦𝗨𝗨𝗙𝗜𝗬𝗔𝗗𝗜𝗜 𝗔𝗡𝗔𝗚𝗔 𝗡𝗢𝗢 𝗗𝗛𝗔𝗪𝗔𝗬𝗗 𝗖𝗔𝗔𝗪𝗔 𝗔𝗬𝗘𝗬 𝗗𝗛𝗜𝗚𝗔𝗬𝗔𝗔𝗡 𝗪𝗔𝗫𝗔 𝗔𝗬 𝗞𝗨 𝗦𝗛𝗘𝗘𝗚𝗘𝗘𝗡 𝗠𝗢𝗪𝗟𝗜𝗜𝗗 𝗪𝗔𝗬 𝗬𝗔𝗔𝗕𝗔𝗡 𝗬𝗜𝗛𝗜𝗜𝗡 𝗖𝗔𝗔𝗪𝗔 𝗗𝗔𝗗𝗞𝗜𝗜 𝗪𝗔𝗫 𝗚𝗔𝗥𝗔𝗗𝗞𝗔 𝗔𝗛𝗔𝗔 𝗕𝗔𝗗𝗔𝗡𝗞𝗢𝗢𝗗 𝗠𝗦𝗔𝗔𝗝𝗜𝗗𝗞𝗔 𝗪𝗔𝗔 𝗨 𝗙𝗔𝗔𝗥𝗨𝗝𝗜𝗬𝗘𝗘𝗡 𝗪𝗔𝗫𝗔𝗔 𝗨 𝗛𝗔𝗥𝗔𝗬 𝗖𝗜𝗬𝗔𝗔𝗟 𝗬𝗔𝗥 𝗬𝗔𝗥 𝗢𝗢 𝗔𝗬 𝗜𝗬𝗔𝗚𝗔 𝗤𝗨𝗥'𝗔𝗔𝗡𝗞𝗔 𝗨 𝗗𝗛𝗜𝗚𝗔𝗔𝗡 𝗚𝗢𝗢𝗥𝗕𝗢 𝗟𝗔𝗦𝗢𝗢 𝗤𝗔𝗦𝗕𝗔𝗬. 𝗪𝗔𝗫𝗔𝗔𝗡 𝗨 𝗦𝗢𝗖𝗗𝗔𝗬 𝗜𝗡 𝗔𝗔𝗡 𝗜𝗗𝗜𝗡 𝗟𝗔𝗪𝗔𝗗𝗔𝗔𝗚𝗢. 𝗖𝗔𝗥𝗢 𝗔𝗬 𝗞𝗔 𝗖𝗔𝗥𝗢𝗢𝗗𝗘𝗘𝗡 𝗖𝗜𝗗𝗟𝗔𝗗𝗔 𝗛𝗔𝗬𝗦𝗢 𝗔𝗪𝗚𝗘𝗘𝗗 𝗔𝗬𝗘𝗬 𝗔𝗬𝗔𝗔𝗗𝗔𝗛𝗔 𝗤𝗨𝗥'𝗔𝗔𝗡𝗞𝗔 𝗨 𝗗𝗔𝗕𝗔 𝗚𝗔𝗗𝗜𝗬𝗘𝗘𝗡 𝗢𝗢 𝗪𝗔𝗫𝗔𝗬 𝗗𝗛𝗘𝗛𝗘𝗘𝗡 𝗛𝗔𝗗𝗔𝗟 𝗠𝗜𝗖𝗡𝗜𝗛𝗜𝗜𝗦𝗔 𝗬𝗔𝗛𝗔𝗬 "𝗤𝗢𝗙𝗞𝗔 𝗔𝗔𝗡 𝗠𝗢𝗪𝗟𝗜𝗜𝗗𝗞𝗔 𝗦𝗔𝗡𝗔𝗗𝗞𝗔 𝗛𝗔𝗟 𝗠𝗔𝗥 𝗡𝗔𝗕𝗜𝗚𝗔 𝗟𝗢𝗢 𝗗𝗛𝗜𝗚𝗢 𝗔𝗔𝗡 𝗞𝗔𝗦𝗢𝗢 𝗤𝗔𝗬𝗕 𝗚𝗔𝗟𝗜𝗡 𝗡𝗔𝗕𝗜𝗚𝗔 𝗠𝗔 𝗝𝗘𝗖𝗟𝗔 𝗪𝗔𝗫𝗔𝗔𝗡𝗔 𝗤𝗔𝗕𝗔𝗡 𝗗𝗢𝗢𝗡𝗢 𝗚𝗢𝗢𝗗𝗜𝗚𝗜𝗜 𝗜𝗟𝗔𝗔𝗛 𝗘𝗘 𝗔𝗛𝗔𝗔 فتربصوا حتى يأتي الله بأمره والله لا يهدي القوم الفاسقين () "𝗦𝗨𝗚𝗔 𝗜𝗡𝗧𝗔 𝗥𝗔𝗕𝗕𝗜 𝗔𝗠𝗔𝗥𝗞𝗜𝗜𝗦𝗔 (𝗖𝗜𝗤𝗔𝗔𝗕𝗞𝗜𝗜𝗦𝗔) 𝗟𝗔 𝗜𝗠𝗔𝗔𝗡𝗔𝗔𝗬𝗢 𝗜𝗟𝗔𝗔𝗛𝗘𝗬 𝗤𝗢𝗪𝗠 𝗙𝗔𝗔𝗦𝗜𝗤𝗜𝗜𝗡 𝗔𝗛 𝗠𝗔 𝗛𝗔𝗡𝗨𝗨𝗡𝗜𝗬𝗢" 𝗖𝗔𝗔𝗪𝗔 𝗛𝗢𝗢𝗦𝗡𝗔 𝗪𝗔𝗔𝗡 𝗞𝗔 𝗫𝗔𝗔𝗤𝗔𝗬😡 𝗞𝗢𝗥𝗡𝗔 𝗪𝗔𝗔𝗡 𝗞𝗔 𝗤𝗢𝗦𝗟𝗔𝗬😂😂😂 𝗔𝗔𝗬𝗔𝗗𝗔 𝗪𝗔𝗫𝗔 𝗔𝗬 𝗨 𝗗𝗔𝗟𝗜𝗜𝗦𝗛𝗔𝗗𝗘𝗘𝗡 𝗢𝗢 𝗠𝗢𝗪𝗟𝗜𝗜𝗗 𝗔𝗛 𝗦𝗛𝗔𝗤𝗔 𝗞𝗨𝗠𝗔 𝗟𝗔𝗛𝗔 𝗘𝗘 𝗖𝗜𝗬𝗔𝗔𝗟𝗞𝗔 𝗔𝗬𝗔𝗔 𝗞𝗔 𝗕𝗔𝗧𝗔𝗬.

Sadax boqol 300 oo sano muslimiinta wax mowliid ah ama xuska dhalashada nabiga scw loo yaqaano ma ay garanaynin qarinigii afa
Sadax boqol 300 oo sano muslimiinta wax mowliid ah ama xuska dhalashada nabiga scw loo yaqaano ma ay garanaynin qarinigii afaraad ayey kuwa loo yaqaan cubaydiyiin oo ay culumada muslimiinta isku raaceen gaalnimadooda bilaabeen mowliidka sadax boqol sano saafi ayey ka ahaayeen muslimiinta mowliidka lkn hada waxaan araknaa culumo ku andacoonaysa in mowliidka daliil leeyahay waan yaabay anigee daliilka ma mid hada shaydaan soo dajiyayaa ileen nabiga scw qarniga koowaad ayuu geeriyoodayee.

𝑺𝑶𝑴𝑨𝑨𝑳𝑰𝑬𝒀 𝑯𝑶𝑮𝑨𝑨𝑵𝑲𝑰𝑰𝑵𝑨 𝑫𝑨𝑳𝑲𝑨 𝑯𝑨𝑫𝑬𝒀 𝑾𝑨𝑿 𝑼 𝑫𝑶𝑶𝑵𝑻𝑬𝑬𝑵 𝑲𝑼𝑾𝑨 𝑼 𝑶𝑳𝑶𝑳𝑬𝑬𝒀𝑶 𝑰𝑵
𝑺𝑶𝑴𝑨𝑨𝑳𝑰𝑬𝒀 𝑯𝑶𝑮𝑨𝑨𝑵𝑲𝑰𝑰𝑵𝑨 𝑫𝑨𝑳𝑲𝑨 𝑯𝑨𝑫𝑬𝒀 𝑾𝑨𝑿 𝑼 𝑫𝑶𝑶𝑵𝑻𝑬𝑬𝑵 𝑲𝑼𝑾𝑨 𝑼 𝑶𝑳𝑶𝑳𝑬𝑬𝒀𝑶 𝑰𝑵 𝑹𝑨𝑮𝑼 𝑰𝑺 𝑸𝑨𝑵𝑰𝑰𝑺𝑨𝑨𝑵 (𝑸𝑶𝑾𝑴𝑼-𝑳𝑼𝑼𝑫𝑲𝑨) 𝑴𝑨𝑿𝑨𝑨𝑫 𝑲𝑨 𝑭𝑰𝑳𝑨𝑵𝑨𝒀𝑺𝑨𝑨𝑵 𝑰𝑵 𝑳𝑶𝑶𝑮𝑨 𝑺𝑶𝑶 𝑩𝑨𝑫𝑨𝑳𝑨𝑵 𝑫𝑶𝑶𝑵𝑶 𝑰𝑳𝑬𝑬𝑵 𝑨𝑫𝑼𝑼𝑵𝑲𝑨 𝑴𝑨𝑨𝑨𝑵𝑻𝑨 𝑮𝑨𝑨𝑳𝑨𝑫𝑨 𝑱𝑶𝑶𝑮𝑻𝑶 𝑩𝑰𝑳𝑨𝑨𝑺𝑯 𝑾𝑨𝑿 𝑲𝑼𝑴𝑨 𝑩𝑰𝑿𝑰𝒀𝑨𝑨𝑵 𝑫𝑨𝑵𝑶 𝑨𝒀𝑬𝒀 𝑼 𝑩𝑰𝑿𝑰𝒀𝑨𝑨𝑵𝑬𝑬. 𝑫𝑨𝑳𝑲𝑨 𝑾𝑼𝑿𝑼𝑼 𝑼 𝑮𝑨𝑪𝑨𝑵 𝑮𝑨𝑳𝑨𝒀 𝑲𝑼𝑾𝑨 𝑫𝑰𝑰𝑵 𝑰𝒀𝑶 𝑫𝑨𝑫𝑵𝑰𝑴𝑶 𝑨𝑨𝑵 𝑫𝑯𝑶𝑾𝑹𝑨𝒀𝑵𝑰𝑵.