uz
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

Kanalga Telegram’da o‘tish

Anigu yaan ahay

Ko'proq ko'rsatish
3 815
Obunachilar
-324 soatlar
-227 kun
-7830 kun
Postlar arxiv
Qofka shacabkiisa ku xukuma ku garsooro shareecada ILAAH wax aan ahayn qofkaas ma cadaalad samaynin iskaba daayee waa #Gaal Ibnu cuthaymiin

السلام عليكم akhristaha sharfanoow ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ ╔═══════ - ════════╗ KOOXDA KULMIS 🔆✿❀ - ❀✿🔆 Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA Ꙭ: Buug soomaali PDF ah Ꙭ: ORAAHYO Ꙭ:hoyg xikmadaha Ꙭ: Xikmado badan ☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌ Ꙭ:MUCJISOOYINKA QURAANKA Ꙭ: AL FURQAN ONLINE SCHOOL Ꙭ: Somali scholarship Ꙭ:XIGASHO IYO XAQIIQOOYIN ☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌ Ꙭ: DIINTEENA MACAAN Ꙭ: Xikmado badan Ꙭ: Buug somali maqal ah ☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌ Ꙭ: Dhambaal Ꙭ: Dareenka dunida Ꙭ: Buugwalba ood u baahato Ꙭ Xikmad iyo dhiirigelin ☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌ Ꙭ: Soyaalka nolosha Ꙭ: Hoyga sheekooyinka ꙬHoyga_Akhriska ☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌ Ꙭ: Halxiraale Ꙭ: Noqo mufakir Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA Ꙭ: Buuug dhagaysi ah ☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌ Ꙭ: siirada nebiga SCW Ꙭ: Oraahyo Ꙭ: Baro af English-ka Ꙭ: Su'aalo diini ah ☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌ Ꙭ: Xikmado xul ah Ꙭ: cilmi nafsiga Ꙭ: Siyaasadda dunida Ꙭ: DAYAXA DUNIDA ☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌ Ꙭ: Sahanka nolosha Ꙭ: cilmi daadiye Ꙭ BARO XADIISKAN Ꙭ: JAWAABTA CULIMADA ☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌ Ꙭ: Iftiinshe Ꙭ: QALINKA 24 Ꙭ: YAXYE SHARIIF HERSI Ꙭ: BARO TELEGRAMKA ☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌ Ꙭ: Jacayl qore Ꙭ: ila qosol Ꙭ: oraahside Ꙭ: Philosophy Ꙭ: niyadeena ☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌ Ꙭ: qoraal qaadasho mudan Ꙭ: AQoon raadis Ꙭ: Rajada nolosha ✅FAAFINTA DIINTA ISLAAMKA 𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹 𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹 ➡ Jacayl qore Ꙭ:faafinta khayrka Ꙭ: arrimaha islaamka Ꙭ: Furaha nolosha Ꙭ: dunida dahsoon ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ ╚═══════ - ════════╝ ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪ Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,laxidhiidh:@Abdirahmanmohamed1 ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ ➊ SPONSORED BY ☞KAYD BOOKS ☞ QURAANKA IYO SAYNISKA ☞DUNIDA DAHSOON ☞XIKMAD BADAN ☞HOYGA SHEEKOOYINKA ☞ NASIIB 124 ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ ⭆Dugsiga online ka ah ee Alfurqan waxa uu kuu hayaa fasalo cusub oo barashada combuterka ah iyo luuqadaha englishka iyo carabiga. Sidoo kale waxaad helaysa barashada Quraanka kariimka ah. Taabo qoraalkan si aad isku diwan✍ galiso. ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ 🄺🄟🄟🅇🄳🄰 🅺🆄🅻🅌🅞🆂

#Khuraafaadka iyo shirkiy𝗮ad𝗞𝗮 suufiy𝗮𝗱𝗮. 𝗪𝗔𝗗𝗔𝗔𝗗 𝗬𝗔𝗀𝗔𝗔𝗡𝗔𝗔 𝗛𝗘𝗟𝗔𝗬. 𝗔𝗻𝗶𝗎𝗮 𝘄𝗮𝗮 𝗌𝗌𝘆𝗲 𝘄𝗮𝗮 𝗌𝗌𝘆𝗲 𝗜𝗶𝗻𝘁𝗲𝘆 𝗮𝗿𝗌𝗌𝗿𝗲𝗲 𝗢𝗌𝗻 𝗎𝗌𝗌𝘆𝗲 𝗮𝗮𝘄𝗌𝘄 𝗶𝗿𝗶𝗱𝗶𝗶𝘀 𝗵𝗮 𝗹𝗮𝘆𝗎𝗲𝗲𝘆𝗌. 😂😂😂 𝗀𝗚𝗕𝗚𝗚𝗥𝗢 𝗖𝗔𝗔𝗕𝗚𝗗

{ وَلَا تَدۡعُ مِن دُونِ ٱللَّهِ مَا لَا یَنفَعُكَ وَلَا یَضُرُّكَۖ فَإِن فَعَلۡتَ فَإِنَّكَ إِذࣰا مِّنَ ٱل؞َّـٰلِمِینَ } [سُورَةُ يُونُسَ: ١٠ي] 𝗧𝗔𝗙𝗔𝗊𝗜𝗜𝗥𝗞𝗔 𝗗𝗔𝗕𝗔𝗥𝗜 𝗘𝗘 𝗔𝗔𝗬𝗔𝗗𝗔 𝗔𝗯𝘂𝘂 𝗷𝗮𝗰𝗳𝗮𝗿 𝗮𝗱-𝗱𝗮𝗯𝗮𝗿𝗶 𝘄𝘂𝘅𝘂𝘂 𝘆𝗶𝗿𝗶: 𝗜𝗹𝗮𝗮𝗵𝗶𝗶 𝘅𝘂𝘀𝗞𝗶𝗶𝘀𝗮 𝘀𝗮𝗿𝗲𝗲𝘆𝗮𝘆 𝘄𝘂𝘅𝘂𝘂 𝗹𝗲𝗲𝘆𝗮𝗵𝗮𝘆: 𝗵𝗮 𝗯𝗮𝗿𝘆𝗶𝗻 𝗺𝘂𝘅𝗮𝗺𝗮𝗱𝗌𝘄 𝘀𝗌𝗞𝗮𝗱𝗮 𝗞𝗮𝗮𝗱 𝗰𝗮𝗮𝗯𝘂𝗱𝗮𝘆𝘀𝗮𝘆 𝗲𝗲 𝗞𝘂 𝗮𝗯𝘂𝘂𝗿𝗮𝘆 𝘄𝗮𝘅 𝘄𝗮𝘅𝗯𝗮 𝗮𝗮𝗻 𝗞𝘂 𝘁𝗮𝗿𝗮𝘆𝗻 𝗮𝗱𝘂𝘂𝗻𝘆𝗌 𝗶𝘆𝗌 𝗮𝗮𝗞𝗵𝗶𝗿𝗌 𝘄𝗮𝘅𝗻𝗮 𝗞𝘂𝗎𝘂 𝗱𝗵𝗶𝗯𝗮𝘆𝗻 𝗱𝗶𝗶𝗻 𝗶𝘆𝗌 𝗮𝗱𝘂𝘂𝗻𝘆𝗌, 𝘄𝘂𝘅𝘂𝘂𝗻𝗮 𝗌𝗹𝗮 𝗷𝗲𝗲𝗱𝗮𝗮 𝗶𝗹𝗮𝗮𝗵𝘆𝗮𝗱𝗮 𝗶𝘆𝗌 𝗮𝘀𝗻𝗮𝗮𝗺𝘁𝗮. 𝗜𝗹𝗮𝗮𝗵𝗲𝘆 𝘄𝘂𝘅𝘂𝘂 𝗹𝗲𝗲𝘆𝗮𝗵𝗮𝘆: 𝗵𝗮 𝗰𝗮𝗮𝗯𝘂𝗱𝗶𝗻 𝗮𝗱𝗶𝗎𝗌𝗌 𝗿𝗮𝗷𝗮𝘆𝗻𝗮𝗮𝘆𝗌 𝘄𝗮𝘅 𝘁𝗮𝗿𝗞𝗲𝗲𝗱𝗮 𝗮𝗺𝗮 𝗞𝗮 𝗯𝗮𝗟𝗮𝗮𝘆𝗌 𝗱𝗵𝗶𝗯𝗞𝗲𝗲𝗱𝗮, 𝗺𝗮𝘅𝗮𝗮 𝘆𝗲𝗲𝗹𝗮𝘆 𝗶𝘆𝗮𝗱𝗮 𝘄𝗮𝘅𝗻𝗮 𝗺𝗮 𝘁𝗮𝗿𝘁𝗌 𝘄𝗮𝘅𝗻𝗮 𝗺𝗮 𝗱𝗵𝗶𝗯𝘁𝗌 "𝗵𝗮𝗱𝗮𝗮𝗱 𝘀𝗮𝗮𝘀 𝘆𝗲𝗲𝘀𝗵𝗌" 𝗌𝗌 𝗮𝗮𝗱 𝗯𝗮𝗿𝗶𝗱𝗌 𝗔𝗹𝗹𝗮𝗮𝗵 𝘀𝗌𝗞𝗮𝗱𝗶𝗶𝘀𝗮. فإنك إذًا من ال؞المين} 𝗜𝗹𝗮𝗮𝗵𝗲𝘆 𝘄𝘂𝘅𝘂𝘂 𝗹𝗲𝗲𝘆𝗮𝗵𝗮𝘆: 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗮𝗱 𝗞𝗮 𝗺𝗶𝗱 𝘁𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗺𝘂𝘀𝗵𝗿𝗶𝗞𝗶𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗶𝗹𝗮𝗮𝗵 𝘄𝗮𝘅 𝗹𝗮 𝘄𝗮𝗱𝗮𝗮𝗷𝗶𝘆𝗌 𝗲𝗲 𝗱𝘂𝗹𝗺𝗶𝘆𝗮𝘆 𝗻𝗮𝗳𝘁𝗌𝗌𝗱𝗮.

𝗊𝗛𝗜𝗜𝗖𝗔𝗗𝗔 𝘄𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗯𝗮𝗿𝘆𝗮𝗮𝗻 𝗖𝗔𝗟𝗜 𝗕𝗜𝗡𝗚 𝗔𝗕𝗜𝗜 𝗗𝗔𝗔𝗟𝗜𝗕 𝗊𝗚𝗚𝗙𝗜𝗬𝗔𝗗𝗔 𝘄𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗯𝗮𝗿𝘆𝗮𝗮𝗻 𝗖𝗔𝗕𝗚𝗟-𝗀𝗔𝗔𝗗𝗜𝗥 𝗝𝗔𝗬𝗟𝗔𝗔𝗡𝗜 𝗕𝗔𝗗𝗔𝗪𝗜 𝗥𝗚𝗙𝗔𝗔𝗖𝗜 𝗶𝘆𝗌 𝗞𝘂𝘄𝗮 𝗞𝗮𝗹𝗲 𝗌𝗌 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻. 𝗠𝗔𝗖𝗔𝗧𝗔𝗕𝗟𝗘𝗬𝗗𝗔 𝗞𝗔𝗥𝗜𝗊𝗧𝗔𝗡𝗞𝗔 𝗔𝗛 𝘄𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗯𝗮𝗿𝘆𝗮𝗮𝗻 𝗠𝗔𝗥𝗬𝗔𝗠𝗔 𝗕𝗜𝗡𝗧𝗜 𝗖𝗜𝗠𝗥𝗔𝗔𝗡. 𝗕𝗮𝗿𝘆𝗮𝗱𝗌 𝘄𝗮𝗮 𝗰𝗶𝗯𝗮𝗮𝗱𝗌 𝗟𝗌𝗳𝗞𝗶𝗶 𝗜𝗟𝗔𝗔𝗛 𝗯𝗮𝗿𝘆𝗮𝗮 𝗜𝗟𝗔𝗔𝗛 𝗮𝘆𝘂𝘂 𝗰𝗮𝗮𝗯𝘂𝗱𝗮𝘆 𝗀𝗌𝗳𝗞𝗮 𝗺𝗮𝗟𝗹𝘂𝘂𝗟 𝗯𝗮𝗿𝘆𝗮𝗻𝗮 𝗺𝗮𝗟𝗹𝘂𝘂𝗟 𝗮𝘆𝘂𝘂 𝗰𝗮𝗮𝗯𝘂𝗱𝗮𝘆. 𝗪𝗮𝘅𝗮𝗮 𝗰𝗮𝗱𝗮𝗮𝘁𝗮𝘆 𝗶𝗻 𝗱𝗵𝗮𝗺𝗮𝗮𝗻𝘁𝗌𝗌𝗱 𝘄𝗮𝘅𝗯𝗮 𝗮𝘆𝗻𝗮𝗻 𝗶𝘀 𝗱𝗌𝗌𝗿𝗶𝗻𝗶𝗻 𝘄𝗮𝗹𝗌𝗌𝘄 𝗞𝘂𝘄𝗮 𝗟𝗮𝗮𝗿 𝗮𝘆 𝗧𝗢𝗪𝗫𝗜𝗜𝗗 𝗜𝗬𝗢 𝗠𝗚𝗊𝗟𝗜𝗠𝗜𝗜𝗡 𝘀𝗵𝗲𝗲𝗎𝘁𝗮𝗮𝗻 𝘄𝗮𝘅𝗮𝘆 𝘀𝗶 𝗰𝗮𝗱  𝘂 𝗵𝗮𝗿𝗲𝗲𝗿 𝗺𝗮𝗿𝗲𝗲𝗻 𝗧𝗢𝗪𝗫𝗜𝗜𝗗𝗞𝗜𝗜 𝗿𝘂𝘀𝗵𝘂𝘀𝗵𝗮 𝗹𝗮𝗹𝗮 𝘀𝗌𝗌 𝗱𝗶𝗿𝗮𝘆 𝗘𝗲 𝗮𝗵𝗮𝗮 𝗜𝗡 𝗔𝗟𝗟𝗔𝗔𝗛 𝗠𝗔'𝗔𝗛𝗔𝗡𝗘 𝗖𝗜𝗗 𝗞𝗔𝗟𝗘 𝗔𝗔𝗡 𝗟𝗔 𝗖𝗔𝗔𝗕𝗚𝗗𝗜𝗡. 𝗜𝗟𝗔𝗔𝗛𝗘𝗬 𝗀𝘂𝗿'𝗮𝗮𝗻𝗞𝗶𝗶𝘀𝗵𝗮 𝘀𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳𝘁𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘄𝘂𝘅𝘂𝘂 𝗞𝘂 𝘆𝗶𝗿𝗶: { وَلَا تَدۡعُ مِن دُونِ ٱللَّهِ مَا لَا یَنفَعُكَ وَلَا یَضُرُّكَۖ فَإِن فَعَلۡتَ فَإِنَّكَ إِذࣰا مِّنَ ٱل؞َّـٰلِمِینَ } [سُورَةُ يُونُسَ: ١٠ي] "𝗛𝗮 𝗯𝗮𝗿𝘆𝗶𝗺 𝗔𝗟𝗟𝗔𝗔𝗛 𝘀𝗌𝗞𝗮𝗱𝗶𝗶𝘀𝗮 𝘄𝗮𝘅 𝗮𝗮𝗻 𝘄𝗮𝘅 𝗞𝘂 𝘁𝗮𝗿𝗲𝘆𝗻 𝘄𝗮𝘅𝗻𝗮 𝗞𝘂𝗎𝘂 𝗱𝗵𝗶𝗯𝗮𝘆𝗻 𝗵𝗮𝗱𝗮𝗮𝗱 𝘀𝗮𝗮𝘀 𝘆𝗲𝗲𝘀𝗵𝗌 𝘄𝗮𝘅𝗮 𝗮𝗮𝗱 𝗞𝗮 𝗺𝗶𝗱 𝘁𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗱𝘂𝗹𝗺𝗶 𝗳𝗮𝗹𝗮𝘆𝗮𝗮𝘀𝗵𝗮 𝗶𝗹𝗮𝗮𝗵𝗲𝘆 𝗱𝘂𝗹𝗺𝗶𝘆𝗮𝘆 𝗲𝗲 𝗺𝘂𝘀𝗵𝗿𝗶𝗞𝗶𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗮𝗵"

𝗠𝗚𝗚𝗀𝗔𝗔𝗟 𝗠𝘂𝘂𝗟𝗮𝗮𝗹𝗞𝗮𝗮𝘀 𝘄𝗮𝗮 𝗶𝘀 𝗯𝗮𝗿-𝗯𝗮𝗿 𝗱𝗵𝗶𝗎 𝗟𝗌𝗹𝗌 𝘄𝗮𝗹𝗯𝗮 𝘄𝗮𝘅𝗮 𝗮𝘆 𝗰𝗮𝗮𝗯𝘂𝗱𝗌 𝗺𝘂𝗵𝗶𝗶𝗺𝗮𝗱𝗮 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗮 𝗞𝘂𝘂 𝘀𝗌𝗌 𝗯𝗮𝘅𝗮𝗮𝘆𝗌 𝘀𝗮𝗱𝗮𝘅 𝗟𝗌𝗹𝗌 𝗶𝗻 𝗮𝘆 𝗮𝗮𝗱𝗮𝗻𝗮𝗵𝗮 𝗮𝗺𝗮 𝗺𝗮𝗞𝗵𝗹𝘂𝘂𝗟 𝗰𝗮𝗮𝗯𝘂𝗱𝗮𝗮𝗻, 𝗊𝗛𝗜𝗜𝗖𝗢 𝗊𝗚𝗚𝗙𝗜𝗬𝗢 𝗠𝗔𝗖𝗔𝗧𝗔𝗕𝗟𝗘𝗬 (𝗞𝗔𝗥𝗜𝗊𝗧𝗔𝗡).

𝗞𝘂 𝘁𝗮𝗮𝗎𝗻𝗌𝘄 𝘀𝘂𝗻𝗮𝗱𝗮 𝗡𝗮𝗯𝗶𝗎𝗮 𝗶𝗻 𝘁𝗮𝗮𝗞𝗮 𝗹𝗮 𝗲𝗎-𝗻𝗮 𝗵𝗮 𝗞𝗮 𝗯𝗶𝘅𝗶𝗻 𝙎𝙖𝙘𝙞𝙞𝙙 𝙗𝙞𝙣𝙪𝙡-𝙢𝙪𝙚𝙖𝙮𝙮𝙞𝙗 𝙖𝙮𝙖𝙖 𝙬𝙪𝙭𝙪𝙪 𝙖𝙧𝙠𝙖𝙮 𝙚𝙖𝙡𝙖𝙖𝙙 𝙠𝙪 𝙘𝙚𝙡𝙘𝙚𝙡𝙞𝙣𝙖𝙖𝙮𝙖𝙮 𝙚𝙀𝙀 𝙗𝙞𝙭𝙞𝙙𝙖 𝙀𝙀𝙜𝙩𝙖 𝙠𝙖 𝙙𝙞𝙗, 𝙚𝙖𝙘𝙞𝙞𝙙 𝙖𝙮𝙖𝙖 𝙠𝙖 𝙧𝙚𝙚𝙗𝙖𝙮 , 𝙬𝙪𝙭𝙪𝙪 𝙮𝙞𝙧𝙞: 𝙖𝙗𝙖𝙖 𝙢𝙪𝙭𝙖𝙙𝙀𝙬 𝙄𝙇𝘌𝘌𝙀𝙔 𝙚𝙖𝙡𝙖𝙖𝙙𝙖 𝙢𝙞𝙮𝙪𝙪 𝙞𝙜𝙪 𝙘𝙖𝙙𝙖𝙖𝙗𝙖𝙮𝙖𝙖? 𝙎𝙖𝙘𝙞𝙞𝙙 𝙬𝙪𝙭𝙪𝙪 𝙮𝙞𝙧𝙞: 𝙢𝙖𝙮 𝙡𝙠𝙣 𝙄𝙇𝘌𝘌𝙃𝙀𝙔 𝙬𝙪𝙭𝙪𝙪 𝙠𝙪𝙜𝙪 𝙘𝙖𝙙𝙖𝙖𝙗𝙖𝙮𝙖𝙖 𝙝𝙖𝙧𝙚𝙚𝙧 𝙢𝙖𝙧𝙞𝙙𝙖 𝙚𝙪𝙣𝙖𝙙𝙖. 📗𝑟𝒂𝒙𝒂𝒂 𝒔𝒐𝒐 𝒔𝒂𝒂𝒓𝒂𝒚 𝒄𝒂𝒃𝒅𝒊 𝒓𝒊𝒔𝒂𝒂𝒒 𝒊𝒚𝒐 𝒃𝒂𝒚𝒉𝒂𝒒𝒊.

Beri hore waxa jiray diin iyo dacawo😂 ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ ╔═══════ - ════════╗ KOOXDA KULMIS 🔆✿❀ - ❀✿🔆 Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA Ꙭ: Buug soomaali PDF ah Ꙭ: ORAAHYO Ꙭ:hoyg xikmadaha Ꙭ: Xikmado badan ☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌ Ꙭ:MUCJISOOYINKA QURAANKA Ꙭ: AL FURQAN ONLINE SCHOOL Ꙭ: Somali scholarship Ꙭ:XIGASHO IYO XAQIIQOOYIN ☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌ Ꙭ: DIINTEENA MACAAN Ꙭ: Xikmado badan Ꙭ: Buug somali maqal ah ☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌ Ꙭ: Dhambaal Ꙭ: Dareenka dunida Ꙭ: Buugwalba ood u baahato Ꙭ Xikmad iyo dhiirigelin ☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌ Ꙭ: Soyaalka nolosha Ꙭ: Hoyga sheekooyinka ꙬHoyga_Akhriska ☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌ Ꙭ: Halxiraale Ꙭ: Noqo mufakir Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA Ꙭ: Buuug dhagaysi ah ☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌ Ꙭ: siirada nebiga SCW Ꙭ: Oraahyo Ꙭ: Baro af English-ka Ꙭ: GEERAAR jacayl Ꙭ: Su'aalo diini ah ☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌ Ꙭ: Xikmado xul ah Ꙭ: cilmi nafsiga Ꙭ: Siyaasadda dunida Ꙭ: DAYAXA DUNIDA ☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌ Ꙭ: Sahanka nolosha Ꙭ: cilmi daadiye Ꙭ BARO XADIISKAN Ꙭ: JAWAABTA CULIMADA ☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌ Ꙭ: Iftiinshe Ꙭ: QALINKA 24 Ꙭ: YAXYE SHARIIF HERSI Ꙭ: BARO TELEGRAMKA ☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌ Ꙭ: Jacayl qore Ꙭ: ila qosol Ꙭ: oraahside Ꙭ: Philosophy Ꙭ: niyadeena ☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌ Ꙭ: qoraal qaadasho mudan Ꙭ: AQoon raadis Ꙭ: Rajada nolosha ✅FAAFINTA DIINTA ISLAAMKA 𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹 𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹 ➡ Jacayl qore Ꙭ:faafinta khayrka Ꙭ: arrimaha islaamka Ꙭ: Furaha nolosha Ꙭ: dunida dahsoon ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ ╚═══════ - ════════╝ ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪ Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,laxidhiidh:@Abdirahmanmohamed1 ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ ➊ SPONSORED BY ☞KAYD BOOKS ☞ QURAANKA IYO SAYNISKA ☞DUNIDA DAHSOON ☞XIKMAD BADAN ☞HOYGA SHEEKOOYINKA ☞ NASIIB 124 ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ ⭆Dugsiga online ka ah ee Alfurqan waxa uu kuu hayaa fasalo cusub oo barashada combuterka ah iyo luuqadaha englishka iyo carabiga. Sidoo kale waxaad helaysa barashada Quraanka kariimka ah. Taabo qoraalkan si aad isku diwan✍ galiso. ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ 🄺🄟🄟🅇🄳🄰 🅺🆄🅻🅌🅞🆂

Al-qaxdaani ilaah ha u naxariistee wuxuu yiri: "Faaliyaha iyo injineerka been ayey ku sheegeen sheegashada ay sheegeen kubad 🌍 ahaanshaha dhulka isagu ah mid la fiyay daliilka qur'aanka cad cad"..

𝘟𝙪𝙡𝙪𝙢𝙀 𝙢𝙖 𝙖𝙝𝙞 𝙡𝙠𝙣 𝙚𝙖𝙣𝙖𝙙 𝙠𝙖 𝙝𝙀𝙧 𝙖𝙮𝙖𝙖𝙣 𝙊𝙀𝙧𝙖𝙖𝙡𝙠𝙖𝙖𝙚👆𝙠𝙖 𝙙𝙞𝙮𝙖𝙖𝙧𝙞𝙮𝙖𝙮 𝙬𝙖𝙭𝙖 𝙡𝙖𝙜𝙪 𝙢𝙖𝙜𝙖𝙘𝙖𝙖𝙗𝙀 𝘜𝙡𝙖𝙘𝙠 𝙙𝙖𝙮. 𝘟𝙪𝙡𝙪𝙢𝙖𝙙𝙖 𝙢𝙚𝙚𝙚𝙝𝙖 𝙠𝙪 𝙟𝙞𝙧𝙩𝙀 𝙝𝙖𝙙𝙚𝙮 𝙊𝙖𝙡𝙖𝙙 𝙖𝙧𝙠𝙖𝙖𝙣 𝙝𝙖 𝙞𝙡𝙖 𝙬𝙖𝙙𝙖𝙖𝙜𝙖𝙖𝙣𝙀.

Repost from Salah Muse Hassan
#Erayga_ah_Black_day_sharciga_muxuu_ka_qabaa ? Ma banaan tahay in la caayo ama waxaan fiicneen lagu tilmaamo xilliga waqtiga sanadka bisha maalinta ? Sharci ahaan ma banaano in la caayo zamanka maxaa yeelay ilaahey xadiis qudsi ah wuxuu ku yiri : يقول الله تعالى: ÙŠØ€Ø°Ù†ÙŠÙŠ اؚن آدم يسؚ الدهر وأنا الدهر ؚيدي الأمر أقلؚ الليل والنهار. رواه الؚخاري ومسلم واللف؞ للؚخاري. Ina aadane wuu i dhibayaa waxa uu caayayaa zamanka anigana waxaan ahay abuuraha zamanka talada gacantayda ayey ku jirtaa habeenka iyo maalinta ayaan gadgadiyaa. Waxaa wariyay Bukhaari iyo muslim. قال الإمام الؚغوي في تفسيره: "وَمَعْنَى الْحَدِيثِ: أَنَّ الْعَرََؚ كَانَ مِنْ ؎َأْنِهِمْ ذَمُّ الدَّهْرِ، وَسَؚِّهِ عِنْدَ النَّوَازِلِ، لِأَنَّهُمْ كَانُوا يَنْسُُؚونَ إِلَيْهِ مَا يُصِيُؚهُمْ مِنَ الْمَصَا؊ِؚِ وَالْمَكَارِهِ، فَيَقُولُونَ: أَصَاَؚتْهُمْ قَوَارِعُ الدَّهْرِ، وَأََؚادَهُمُ الدَّهْرِ.كَمَا أَخَؚْرَ اللَّهُ تَعَالَى عَنْهُمْ: وَما يُهْلِكُنا إِلَّا الدَّهْرُ فَإِذَا أَضَافُوا إِلَى الدَّهْرِ مَا نَالَهُمْ مِنَ ال؎دا؊د سؚو فاعلها، وكان مَرْجِعُ سَؚِّهِمْ إِلَى اللَّهِ عَزَّ وَجَلَّ، إِذْ هُوَ الْفَاعِلُ فِي الْحَقِيقَةِ لِلْأُمُورِ الَّتِي يُضِيفُونَهَا إِلَى الدَّهْرِ، فَنُهُوا عَنْ سَؚِّ الدَّهْرِ." Ø§Ù†ØªÙ‡Ù‰ Imaami Baghawi tafsiirkiisa wuxuu ku yiri: "micnaha xadiiska: carabta arimahooda waxaa ka mid ahaa ceebeenta waqtiga iyo caaydiisa xilliyada musiibooyinka, maxaa yeelay carabtu waxay ahaayeen kuwa xiliga u nisbeeyo waxa ku dhaco ee musiibooyin iyo wax la kohda ah, waxay dhihi jireen: waxaa ku dhacday musiibooyinka waqtiga, iyo waqtiga ayaa laayay. Sida uu ilaah ka sheegay : وَما يُهْلِكُنا إِلَّا الدَّهْرُ (Waxaan waqtiga ahayn nama dilo nama halaago) marka ay waqtiga u nisbeeyaan waxa gaaray oo dhib ah waxay caayeen Allihii sa sameeyay, waxay noqotay caaydooda meesha ay u noqoto Allaah cazza wajalla, goor uu Allaah yahay dhab ahaantii sameeyaha arimaha ay waqtiga u nisbaynayaan, saas darteed waa laga reebay caayda waqtiga." Culamada qaar waxay leeyihiin : Caayaha zamanka ama waqtiga hadii uu ictiqaadiyo rumeeyo in waqtiga ilaah wax la sameeyo kaasi waa mushrik gaal ah, Hadii uu ictiqaadiyo kan wax samaynaayo in uu yahay Allah kaligiis hadana uu caayaayo waqtiga kii sameeyay waxa uu caayayaa Allah, Hadiise waqtiga uu u caayo musiibada xiligiisa in ay dhacday aawgeed waxa uu caayay abuur aan mudnayn in la caayo.

𝗊𝗚𝗚𝗙𝗜𝗬𝗔𝗗𝗜𝗜 𝗔𝗡𝗔𝗚𝗔 𝗡𝗢𝗢 𝗗𝗛𝗔𝗪𝗔𝗬𝗗 𝗖𝗔𝗔𝗪𝗔 𝗔𝗬𝗘𝗬 𝗗𝗛𝗜𝗚𝗔𝗬𝗔𝗔𝗡 𝗪𝗔𝗫𝗔 𝗔𝗬 𝗞𝗚 𝗊𝗛𝗘𝗘𝗚𝗘𝗘𝗡 𝗠𝗢𝗪𝗟𝗜𝗜𝗗 𝗪𝗔𝗬 𝗬𝗔𝗔𝗕𝗔𝗡 𝗬𝗜𝗛𝗜𝗜𝗡 𝗖𝗔𝗔𝗪𝗔 𝗗𝗔𝗗𝗞𝗜𝗜 𝗪𝗔𝗫 𝗚𝗔𝗥𝗔𝗗𝗞𝗔 𝗔𝗛𝗔𝗔 𝗕𝗔𝗗𝗔𝗡𝗞𝗢𝗢𝗗 𝗠𝗊𝗔𝗔𝗝𝗜𝗗𝗞𝗔 𝗪𝗔𝗔 𝗚 𝗙𝗔𝗔𝗥𝗚𝗝𝗜𝗬𝗘𝗘𝗡 𝗪𝗔𝗫𝗔𝗔 𝗚 𝗛𝗔𝗥𝗔𝗬 𝗖𝗜𝗬𝗔𝗔𝗟 𝗬𝗔𝗥 𝗬𝗔𝗥 𝗢𝗢 𝗔𝗬 𝗜𝗬𝗔𝗚𝗔 𝗀𝗚𝗥'𝗔𝗔𝗡𝗞𝗔 𝗚 𝗗𝗛𝗜𝗚𝗔𝗔𝗡 𝗚𝗢𝗢𝗥𝗕𝗢 𝗟𝗔𝗊𝗢𝗢 𝗀𝗔𝗊𝗕𝗔𝗬. 𝗪𝗔𝗫𝗔𝗔𝗡 𝗚 𝗊𝗢𝗖𝗗𝗔𝗬 𝗜𝗡 𝗔𝗔𝗡 𝗜𝗗𝗜𝗡 𝗟𝗔𝗪𝗔𝗗𝗔𝗔𝗚𝗢. 𝗖𝗔𝗥𝗢 𝗔𝗬 𝗞𝗔 𝗖𝗔𝗥𝗢𝗢𝗗𝗘𝗘𝗡 𝗖𝗜𝗗𝗟𝗔𝗗𝗔 𝗛𝗔𝗬𝗊𝗢 𝗔𝗪𝗚𝗘𝗘𝗗 𝗔𝗬𝗘𝗬 𝗔𝗬𝗔𝗔𝗗𝗔𝗛𝗔 𝗀𝗚𝗥'𝗔𝗔𝗡𝗞𝗔 𝗚 𝗗𝗔𝗕𝗔 𝗚𝗔𝗗𝗜𝗬𝗘𝗘𝗡 𝗢𝗢 𝗪𝗔𝗫𝗔𝗬 𝗗𝗛𝗘𝗛𝗘𝗘𝗡 𝗛𝗔𝗗𝗔𝗟 𝗠𝗜𝗖𝗡𝗜𝗛𝗜𝗜𝗊𝗔 𝗬𝗔𝗛𝗔𝗬 "𝗀𝗢𝗙𝗞𝗔 𝗔𝗔𝗡 𝗠𝗢𝗪𝗟𝗜𝗜𝗗𝗞𝗔 𝗊𝗔𝗡𝗔𝗗𝗞𝗔 𝗛𝗔𝗟 𝗠𝗔𝗥 𝗡𝗔𝗕𝗜𝗚𝗔 𝗟𝗢𝗢 𝗗𝗛𝗜𝗚𝗢 𝗔𝗔𝗡 𝗞𝗔𝗊𝗢𝗢 𝗀𝗔𝗬𝗕 𝗚𝗔𝗟𝗜𝗡 𝗡𝗔𝗕𝗜𝗚𝗔 𝗠𝗔 𝗝𝗘𝗖𝗟𝗔 𝗪𝗔𝗫𝗔𝗔𝗡𝗔 𝗀𝗔𝗕𝗔𝗡 𝗗𝗢𝗢𝗡𝗢 𝗚𝗢𝗢𝗗𝗜𝗚𝗜𝗜 𝗜𝗟𝗔𝗔𝗛 𝗘𝗘 𝗔𝗛𝗔𝗔 فترؚصوا حتى يأتي الله ؚأمره والله لا يهدي القوم الفاسقين () "𝗊𝗚𝗚𝗔 𝗜𝗡𝗧𝗔 𝗥𝗔𝗕𝗕𝗜 𝗔𝗠𝗔𝗥𝗞𝗜𝗜𝗊𝗔 (𝗖𝗜𝗀𝗔𝗔𝗕𝗞𝗜𝗜𝗊𝗔) 𝗟𝗔 𝗜𝗠𝗔𝗔𝗡𝗔𝗔𝗬𝗢 𝗜𝗟𝗔𝗔𝗛𝗘𝗬 𝗀𝗢𝗪𝗠 𝗙𝗔𝗔𝗊𝗜𝗀𝗜𝗜𝗡 𝗔𝗛 𝗠𝗔 𝗛𝗔𝗡𝗚𝗚𝗡𝗜𝗬𝗢" 𝗖𝗔𝗔𝗪𝗔 𝗛𝗢𝗢𝗊𝗡𝗔 𝗪𝗔𝗔𝗡 𝗞𝗔 𝗫𝗔𝗔𝗀𝗔𝗬😡 𝗞𝗢𝗥𝗡𝗔 𝗪𝗔𝗔𝗡 𝗞𝗔 𝗀𝗢𝗊𝗟𝗔𝗬😂😂😂 𝗔𝗔𝗬𝗔𝗗𝗔 𝗪𝗔𝗫𝗔 𝗔𝗬 𝗚 𝗗𝗔𝗟𝗜𝗜𝗊𝗛𝗔𝗗𝗘𝗘𝗡 𝗢𝗢 𝗠𝗢𝗪𝗟𝗜𝗜𝗗 𝗔𝗛 𝗊𝗛𝗔𝗀𝗔 𝗞𝗚𝗠𝗔 𝗟𝗔𝗛𝗔 𝗘𝗘 𝗖𝗜𝗬𝗔𝗔𝗟𝗞𝗔 𝗔𝗬𝗔𝗔 𝗞𝗔 𝗕𝗔𝗧𝗔𝗬.

Sadax boqol 300 oo sano muslimiinta wax mowliid ah ama xuska dhalashada nabiga scw loo yaqaano ma ay garanaynin qarinigii afa
Sadax boqol 300 oo sano muslimiinta wax mowliid ah ama xuska dhalashada nabiga scw loo yaqaano ma ay garanaynin qarinigii afaraad ayey kuwa loo yaqaan cubaydiyiin oo ay culumada muslimiinta isku raaceen gaalnimadooda bilaabeen mowliidka sadax boqol sano saafi ayey ka ahaayeen muslimiinta mowliidka lkn hada waxaan araknaa culumo ku andacoonaysa in mowliidka daliil leeyahay waan yaabay anigee daliilka ma mid hada shaydaan soo dajiyayaa ileen nabiga scw qarniga koowaad ayuu geeriyoodayee.

𝑺𝑶𝑎𝑚𝑚𝑳𝑰𝑬𝒀 𝑯𝑶𝑮𝑚𝑚𝑵𝑲𝑰𝑰𝑵𝑚 𝑫𝑚𝑳𝑲𝑚 𝑯𝑚𝑫𝑬𝒀 𝑟𝑚𝑿 𝑌 𝑫𝑶𝑶𝑵𝑻𝑬𝑬𝑵 𝑲𝑌𝑟𝑚 𝑌 𝑶𝑳𝑶𝑳𝑬𝑬𝒀𝑶 𝑰𝑵
𝑺𝑶𝑎𝑚𝑚𝑳𝑰𝑬𝒀 𝑯𝑶𝑮𝑚𝑚𝑵𝑲𝑰𝑰𝑵𝑚 𝑫𝑚𝑳𝑲𝑚 𝑯𝑚𝑫𝑬𝒀 𝑟𝑚𝑿 𝑌 𝑫𝑶𝑶𝑵𝑻𝑬𝑬𝑵 𝑲𝑌𝑟𝑚 𝑌 𝑶𝑳𝑶𝑳𝑬𝑬𝒀𝑶 𝑰𝑵 𝑹𝑚𝑮𝑌 𝑰𝑺 𝑞𝑚𝑵𝑰𝑰𝑺𝑚𝑚𝑵 (𝑞𝑶𝑟𝑎𝑌-𝑳𝑌𝑌𝑫𝑲𝑚) 𝑎𝑚𝑿𝑚𝑚𝑫 𝑲𝑚 𝑭𝑰𝑳𝑚𝑵𝑚𝒀𝑺𝑚𝑚𝑵 𝑰𝑵 𝑳𝑶𝑶𝑮𝑚 𝑺𝑶𝑶 𝑩𝑚𝑫𝑚𝑳𝑚𝑵 𝑫𝑶𝑶𝑵𝑶 𝑰𝑳𝑬𝑬𝑵 𝑚𝑫𝑌𝑌𝑵𝑲𝑚 𝑎𝑚𝑚𝑚𝑵𝑻𝑚 𝑮𝑚𝑚𝑳𝑚𝑫𝑚 𝑱𝑶𝑶𝑮𝑻𝑶 𝑩𝑰𝑳𝑚𝑚𝑺𝑯 𝑟𝑚𝑿 𝑲𝑌𝑎𝑚 𝑩𝑰𝑿𝑰𝒀𝑚𝑚𝑵 𝑫𝑚𝑵𝑶 𝑚𝒀𝑬𝒀 𝑌 𝑩𝑰𝑿𝑰𝒀𝑚𝑚𝑵𝑬𝑬. 𝑫𝑚𝑳𝑲𝑚 𝑟𝑌𝑿𝑌𝑌 𝑌 𝑮𝑚𝑪𝑚𝑵 𝑮𝑚𝑳𝑚𝒀 𝑲𝑌𝑟𝑚 𝑫𝑰𝑰𝑵 𝑰𝒀𝑶 𝑫𝑚𝑫𝑵𝑰𝑎𝑶 𝑚𝑚𝑵 𝑫𝑯𝑶𝑟𝑹𝑚𝒀𝑵𝑰𝑵.

𝗪𝗔𝗗𝗔𝗔𝗗𝗞𝗔𝗔𝗡 𝗪𝗚𝗫𝗚𝗚 𝗟𝗘𝗘𝗬𝗔𝗛𝗔𝗬: "𝗡𝗔𝗕𝗜𝗚𝗔 𝗛𝗔𝗗𝗚𝗚 𝗗𝗛𝗜𝗛𝗜 𝗟𝗔𝗛𝗔𝗔 𝗫𝗜𝗧𝗔𝗔 𝗗𝗛𝗔𝗟𝗔𝗊𝗛𝗔𝗗𝗔𝗬𝗗𝗔 𝗛𝗔 𝗚 𝗗𝗔𝗕𝗔𝗔𝗟 𝗗𝗔𝗚𝗜𝗡𝗔 𝗪𝗔𝗔𝗡 𝗚 𝗗𝗔𝗕𝗔𝗔𝗟 𝗗𝗔𝗚𝗜 𝗟𝗔𝗛𝗔𝗬𝗡 𝗗𝗔𝗟𝗜𝗜𝗟𝗞𝗔𝗡𝗔 𝗪𝗔𝗔𝗡 𝗞𝗛𝗜𝗟𝗔𝗔𝗙𝗜 𝗟𝗔𝗛𝗔𝗬𝗡. 𝗪𝗔𝗔 𝗜𝗡𝗗𝗛𝗔 𝗔𝗗𝗘𝗘𝗚 𝗠𝗘𝗘𝗊𝗛𝗔 𝗚 𝗗𝗔𝗠𝗕𝗔𝗬𝗊𝗔𝗬 𝗪𝗔𝗔 𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗔𝗡𝗔𝗔𝗡 𝗡𝗔𝗕𝗜𝗚𝗔 𝗊𝗖𝗪 𝗟𝗔𝗚𝗚 𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗔𝗡𝗔𝗔𝗬𝗢 𝗛𝗢𝗥𝗔𝗔𝗡𝗕𝗢 𝗊𝗚𝗚𝗙𝗜𝗬𝗢 𝗡𝗔𝗕𝗜𝗚𝗔 𝗠𝗔 𝗥𝗔𝗔𝗖𝗊𝗔𝗡𝗘𝗘𝗡 𝗜𝗡𝗧𝗔 𝗟𝗔𝗚𝗚 𝗀𝗔𝗥𝗔𝗔𝗕𝗧𝗢 𝗠𝗔'𝗔𝗛𝗔𝗡𝗘 𝗟𝗞𝗡 𝗪𝗔𝗗𝗔𝗔𝗗𝗞𝗔𝗔𝗡 𝗪𝗚𝗚 𝗜𝗡𝗗𝗛𝗔 𝗖𝗔𝗗 𝗬𝗔𝗛𝗔𝗬 𝗪𝗔𝗥𝗞𝗜𝗜𝗊𝗔. 𝗛𝗔𝗗𝗔𝗟𝗔𝗗𝗜𝗜𝗊𝗔 𝗪𝗔𝗫𝗔𝗔 𝗞𝗔 𝗠𝗜𝗗 𝗔𝗛 "𝗔𝗡𝗔𝗚𝗔 𝗗𝗔𝗟𝗜𝗜𝗟𝗞𝗘𝗘𝗡𝗔 𝗪𝗔𝗔 𝗀𝗔𝗟𝗕𝗜𝗬𝗔𝗗𝗘𝗘𝗡𝗔". 𝗪𝗚𝗫𝗚𝗚 𝗊𝗜 𝗖𝗔𝗗 𝗞𝗚𝗚𝗚𝗚 𝗖𝗔𝗗𝗘𝗘𝗬𝗔𝗬 𝗪𝗔𝗗𝗔𝗔𝗗𝗞𝗔𝗔𝗡 𝗜𝗡 𝗗𝗔𝗟𝗜𝗜𝗟𝗞𝗜𝗜𝗊𝗔 𝗔𝗛𝗔𝗬𝗡 𝗞𝗜𝗧𝗔𝗔𝗕 𝗀𝗚𝗥'𝗔𝗔𝗡 𝗜𝗬𝗢 𝗊𝗢𝗡𝗡𝗢 𝗡𝗔𝗕𝗜 𝗊𝗖𝗪 𝗪𝗔𝗫𝗔𝗔 𝗠𝗘𝗘𝗊𝗛𝗔𝗔𝗊 𝗞𝗔 𝗙𝗔𝗛𝗔𝗡𝗧𝗔𝗬 𝗠𝗢𝗪𝗟𝗜𝗜𝗗𝗞𝗔 𝗀𝗔𝗟𝗕𝗜𝗚𝗢𝗢𝗗𝗔 𝗜𝗡 𝗔𝗬 𝗞𝗔 𝗊𝗛𝗔𝗥𝗖𝗜𝗬𝗘𝗘𝗬𝗘𝗘𝗡 𝗘𝗘 𝗚𝗚𝗊𝗔𝗡 𝗔𝗛𝗔𝗬𝗡 𝗗𝗔𝗟𝗜𝗜𝗟 𝗀𝗚𝗥'𝗔𝗔𝗡 𝗜𝗬𝗢 𝗊𝗚𝗡𝗡𝗢 𝗠𝗜𝗗𝗡𝗔.

"𝗠𝗔 𝗚𝗔𝗥𝗔𝗡𝗔𝗬𝗊𝗔𝗔 𝗪𝗔𝗫𝗔 𝗜𝗊𝗟𝗔𝗔𝗠𝗜𝗔 𝗜𝗬𝗢 𝗠𝗚𝗊𝗟𝗜𝗠𝗜𝗜𝗡𝗧𝗔 𝗜𝗚𝗔 𝗖𝗔𝗝𝗔𝗕𝗜𝗬𝗔𝗬". 𝗥𝗔𝗔𝗊𝗛𝗜𝗬𝗔𝗔𝗡 𝗟𝗔 𝗗𝗛𝗔𝗖𝗊𝗔𝗡 𝗗𝗚𝗠𝗔𝗥𝗞𝗔 𝗠𝗚𝗊𝗟𝗜𝗠𝗔𝗔𝗧𝗞𝗔 𝗔𝗊𝗧𝗚𝗥𝗞𝗢𝗢𝗗𝗔 𝗜𝗬𝗢 𝗀𝗚𝗥𝗚𝗫𝗗𝗔 𝗫𝗜𝗝𝗔𝗔𝗕𝗞𝗔.

Beri hore waxa jiray diin iyo dacawo😂 ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ ╔═══════ - ════════╗ KOOXDA KULMIS 🔆✿❀ - ❀✿🔆 Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA Ꙭ: Buug soomaali PDF ah Ꙭ: ORAAHYO Ꙭ:hoyg xikmadaha Ꙭ: Xikmado badan ☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌ Ꙭ:MUCJISOOYINKA QURAANKA Ꙭ: AL FURQAN ONLINE SCHOOL Ꙭ: Somali scholarship Ꙭ:XIGASHO IYO XAQIIQOOYIN ☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌ Ꙭ: DIINTEENA MACAAN Ꙭ: Xikmado badan Ꙭ: Buug somali maqal ah ☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌ Ꙭ: Dhambaal Ꙭ: Dareenka dunida Ꙭ: Buugwalba ood u baahato Ꙭ Xikmad iyo dhiirigelin ☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌ Ꙭ: Soyaalka nolosha Ꙭ: Hoyga sheekooyinka ꙬHoyga_Akhriska ☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌ Ꙭ: Halxiraale Ꙭ: Noqo mufakir Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA Ꙭ: Buuug dhagaysi ah ☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌ Ꙭ: siirada nebiga SCW Ꙭ: Oraahyo Ꙭ: Baro af English-ka Ꙭ: GEERAAR jacayl ☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌ Ꙭ: Xikmado xul ah Ꙭ: cilmi nafsiga Ꙭ: Siyaasadda dunida Ꙭ: DAYAXA DUNIDA ☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌ Ꙭ: Sahanka nolosha Ꙭ: cilmi daadiye Ꙭ BARO XADIISKAN Ꙭ: JAWAABTA CULIMADA ☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌ Ꙭ: Iftiinshe Ꙭ: QALINKA 24 Ꙭ: YAXYE SHARIIF HERSI Ꙭ: BARO TELEGRAMKA ☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌ Ꙭ: Jacayl qore Ꙭ: ila qosol Ꙭ: oraahside Ꙭ: Philosophy Ꙭ: niyadeena ☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌☌ Ꙭ: qoraal qaadasho mudan Ꙭ: AQoon raadis Ꙭ: Rajada nolosha ✅FAAFINTA DIINTA ISLAAMKA 𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹 𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹𖊹 ➡ Jacayl qore Ꙭ:faafinta khayrka Ꙭ: arrimaha islaamka Ꙭ: Furaha nolosha Ꙭ: dunida dahsoon ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ ╚═══════ - ════════╝ ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪ Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,laxidhiidh:@Abdirahmanmohamed1 ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ ➊ SPONSORED BY ☞KAYD BOOKS ☞ QURAANKA IYO SAYNISKA ☞DUNIDA DAHSOON ☞XIKMAD BADAN ☞HOYGA SHEEKOOYINKA ☞ NASIIB 124 ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ ⭆Dugsiga online ka ah ee Alfurqan waxa uu kuu hayaa fasalo cusub oo barashada combuterka ah iyo luuqadaha englishka iyo carabiga. Sidoo kale waxaad helaysa barashada Quraanka kariimka ah. Taabo qoraalkan si aad isku diwan✍ galiso. ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ 🄺🄟🄟🅇🄳🄰 🅺🆄🅻🅌🅞🆂

Dhulka ilaahey sheegay ayaa xidig xidigaha meera ka mid ah waa caqliyada kuwa caqligooda iyo maankooda gaalada u dhiibtay ama loo dhiibay si ay u wax u baraan, dhulka waa dhul ee kowkab iyo xidig midna ma aha.

Gaalada marka ay ka hadlayaan dhulka in uu kubad yahay waxa ay na tusiyaan oo dhan waxa ay u badan yihiin muuqaalo cumpuyuutar lagu sameeyay wax gacan lagu farsameeyayna daliil ma noqdaan maxaa yeelay qofka sameeynaayay xitaa aragtidiisa ayuu ku sameeyay Xaqiiqda waxay tahy in dhulka fidsan yahay aayadaha qur'aankana sida ayey ku soo arooreen, وإلى الأرض كيف سطحت والأرض ؚعد ذالك دحاها والأرض فر؎ناها فنعم الماهدون Aayadaas oo dhan waa daliil cad dhulka in uu yahy mid firaashan oo kubad ahayn. Maxaa dhacaayo hadii la dhaho dhulka waa kubad Waxaa dhacaayo in la beeniyo aayadaha qur'aanka oo tilmaamay dhulka in uu fidsan yahay qofka aayad beeniyana waa wax lawada garanaayo in uusan muslim sii ahaanaynin. waxaa dhacaayo dhulka in uu yhay ukun yar oo caloosha samada ku jirto. Waxaa dhacaayo wax kor la yiraah ma jiro in la dhaho ama wax hoos la dhaho ma jiro in la dhaho waxaana ka dhalanaayo warkaas in la dhaho ilaah kor ayuu jiraa hoosna wuu jiraa wax suur gal ahna ma aha ilaah waanaga sareeyaa.

Soo celinta caabudida asnaamta.