Salah Muse Hassan
Kanalga Telegram’da o‘tish
3 817
Obunachilar
-324 soatlar
-227 kun
-7830 kun
Postlar arxiv
3 817
Repost from متبعي الأثر - ASAL RAAC
✍️ الحَذَر مِنْ عُلَماء السُّوء ،،،
« قال عبدالله بن عمرو بن العاص رضي الله عنهما : يوشك أن تظهر شياطين يجالسونكم في مجالسكم ، ويفقِّهُونكم في دينكم ، ويحدِّثونكم ، وإنهم #لشياطين »
[ 📓البدع لابن وضاح 📖٢/١٥٧ ]
3 817
Wadaadadan markaan arko waxaan soo xusuustaa gabaygii sayid raximahullaah.
"-Dood waxaan uleeyahay culimada dafaarkaa.
- war idin ma doocine idinkeygu diimee.
- dalkaad iibasateen baa
Dacarta igu kiciyee.
Isla maansada isagoo caamada la hadlayo bow yiri:
-dood waxaan u leeyahay
dumarkiyo carruurtoo
-Dadkii idinka waynaa hadday idin dulleeyeen
-Dambi kama ay gaayine cuntay idinka doorteen
-Duunyaa la dhaafsaday dugsigaad galayseen
-Dameerkuna ma yeeleen halkay talo ku daysteen
-Dab intay shideen bay dalaq idinku siiyeen
-Doox intay qodeen bay ciid idinku daadsheen
-Nin idiin damqanayaa idinkama danbeeyee
-Hadaydaan digtoonaan daadka idin qaadiye
-Duleedada kufaartaa dacas idinku laynoo
-Naf dalkaaga doonaysa firaash looma daashee
-Dabkaan aan shidaayaa dawadiina weeyee
-Dariiqii rasuulkiyo dowga haka bayrina!”
3 817
War waa la idin ku kari waayayee
#Diinta in ay culumo is moodayaal magac iyo mushaar doono hor taagan yihiin halkaan ka eega.
3 817
☘☘Tusmada Kutubta Caqiidda.🍀🍀
📕 Al- Usuul Al- Thalaathah.
📕 Al- Qawaaci Al- Arbacah.
📕 Nawaaqid Al- Islam
📕 Usuul Al- Asitah
📕 Kashf Shubahaat
📕 Lumcatul Ictiqaad
📕 Kitaabu Tawxiid
📕 Ad-Dalaa’il
📕 Mufiidul Al-Mustafiid
📕 Sabiilu Najaat
📕 Masaa’ilu Jaahiliyah
📕 Kalimaatu Naaficah
📕 Ad-Durru An-Nadiid.
📕 At-Tadmuriyah.
📕 Al-Faadul Al-Kufri.
📕 Tad’hiirul Ictiqaad
📕 Kitaabul Iimaan Li Abii Cubayd
📕 Kitaabul Iimaan Li Binu Abii Shaybah.
📕 Kitaabul Iimaan Lil Qaadi Abii Yaclaa
📕 Kitaabu Sunnah Li Iimaam Xarbi Bin Ismaaciil Karmaani.
📕 Kitaabu Ar-Raddi Calal Jahmiyyah.
🍀🍀🍀🍀🍀🍀🍀🍀🍀☘
3 817
#Sufyaan taakeeye oo budka kula tuntay culumadii shirka loogu qabtay madaxtooyada soomaaliya.
3 817
السلام عليكم akhristaha sharfanoow
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
╔═══════ - ════════╗
KOOXDA KULMIS
🔆✿❀ - ❀✿🔆
Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA
Ꙭ: Buug soomaali PDF ah
Ꙭ: ORAAHYO
Ꙭ:hoyg xikmadaha
Ꙭ: Xikmado badan
Ꙭ: Somali motivational
Ꙭ: Hoyga sheekooyinka
Ꙭ: Meegaar
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
✅MUCJISADA WAARAYSA
Ꙭ:MUCJISOOYINKA QURAANKA
Ꙭ: AL FURQAN ONLINE SCHOOL
Ꙭ:XIGASHO IYO XAQIIQOOYIN
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: DIINTEENA MACAAN
Ꙭ: Xikmado badan
Ꙭ: Buug somali maqal ah
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
✅MUCJISADA QURAANKA
Ꙭ: Dhambaal
Ꙭ: Dareenka dunida
Ꙭ: Buugwalba ood u baahato
Ꙭ Xikmad iyo dhiirigelin
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Soyaalka nolosha
Ꙭ: HOYGA SHEEKOOYINKA
Ꙭ Hoyga_Akhriska
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Halxiraale
Ꙭ: Noqo mufakir
Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA
Ꙭ: Buuug dhagaysi ah
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: siirada nebiga SCW
Ꙭ: Oraahyo
Ꙭ: Baro af English-ka
Ꙭ: Meegaar
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Xikmado xul ah
Ꙭ: cilmi nafsiga
Ꙭ: Siyaasadda dunida
Ꙭ: DAYAXA DUNIDA
Ꙭ: WAAYO ARAG
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Sahanka nolosha
Ꙭ: cilmi daadiye
Ꙭ BARO XADIISKAN
Ꙭ: JAWAABTA CULIMADA
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Iftiinshe
Ꙭ: QALINKA 24
Ꙭ: YAXYE SHARIIF HERSI
Ꙭ: BARO TELEGRAMKA
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Jacayl qore
Ꙭ: ila qosol
Ꙭ: oraahside
Ꙭ: Philosophy
Ꙭ: niyadeena
Ꙭ: Liibaanta aakhiro channel
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: qoraal qaadasho mudan
Ꙭ: AQoon raadis
Ꙭ: Rajada nolosha
✅FAAFINTA DIINTA ISLAAMKA
𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹
𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹
➡️ Jacayl qore
Ꙭ:faafinta khayrka
Ꙭ: arrimaha islaamka
Ꙭ: Furaha nolosha
Ꙭ: dunida dahsoon
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
╚═══════ - ════════╝
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪
Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,laxidhiidh:@Abdirahmanmohamed1
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
➦ SPONSORED BY
☞︎︎︎KAYD BOOKS
☞︎︎︎ QURAANKA IYO SAYNISKA
☞︎︎︎DUNIDA DAHSOON
☞︎︎︎XIKMAD BADAN
☞︎︎︎HOYGA SHEEKOOYINKA
☞︎︎︎ NASIIB 124
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
⭆Dugsiga online ka ah ee Alfurqan waxa uu kuu hayaa fasalo cusub oo barashada combuterka ah iyo luuqadaha englishka iyo carabiga.
Sidoo kale waxaad helaysa barashada Quraanka kariimka ah.
Taabo qoraalkan si aad isku diwan✍ galiso.
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎
3 817
Cumalada dowladaha shaxaadi waa kuwaan, xildhibaano la quraaminaayo waligiin ma maqasheen.
3 817
Sheekha xaqqa lagu colaadiyay oo ka gar-baxaayo qolyahay colaadiyay ee ictisaam.
3 817
Gabay lagu difaacay Sh Xassaan Abuu Salmaan
Xa'da gabayga, xiisaha murtida, xarafka suugaanta
Wax dhan bay raggii lugu xuddumay xanan la jiireene
Wax dhan bay xifaaliyo xiqdiyo xinif ku gaysteene
Maanta na xumaan iyo samaan waa xarbiyayaane
Aniguna xaqaan doonayaa inaan u xoojaaye
Maansada xaddiithkiyo naskaan kaga xikaayoone
Diintaan xamaamada u dhigan xay intaan ahaye
Xawdiyo naftaan doonayaa inaan ku xooraaye
Xoolaha la haystiyo hantida igaga xeeldheere
Adduunyada ninkaw xilanayoow, waa xawaal marane
Xareed warantay laagaha xarfaday samada oo xiintay
Naqoo xamasha geedaha xirmoo faraqu xiimaayo
Haruub xoor leh caanaha Xayaad Xaawis labankeeda
Xalwad subagleh xeeryaha barnida xuuko iyo dhuuni
Xariir aqal ah xaawaley Marwa ah xilo muddeecaada
Xaas iyo dhallaan wada xuliyo xoolo wada buuxa
Xayinimiyo xoog iyo ladnaan wada xanuun waayah
Inkastoo dhalaalkaa xunkaa xubin lagaa siiyo
Ninna kuma xasilo oo barraa xalawga lays goyne
Xujuubkiyo godkii baa ku sugi ama xabaashiiye
Waxba nolosha lama xeeriyee, waad xaraarugiye
Wixii xuladka kaa baajin Kara yaa xaqiiqa ahe.
Waa inaad salaadaha xifdido sida Xabiibkiiye
Waa inaad xajkii bookhatoo Xaramka gaadhaaye.
Waa inaad sakada xoolihii xawd ka marisaaye
Waa inaad bishaa kaa xarriman xirato soonkiiye
Waa inaad darsiga xaadirtaa oo xer noqotaaye
Wax dhan baa wadaad lugu xirnaa gooyay xadadkiiye
Asagaan xulquun qaadanoon xoorin maradiiye
Wax ka dhigo Xasaan baan sharciga kala xaraashayne
Xaqiiqaadki Shaafici dhigiyo xarafyadii Maalik
Xanaabilada waxa ay qabtiyo Xanafiyiintoo dhan
Xasiilaadki waa wada hayaa xaafidkii tagaye
Waa sida Xaliim Taymiyo xulufadiisiiye
Nin kastaa xan iyo been ha shubo oo ha xaasido'e
Xabri weeye Soomaaliyeed oo xaqiiqa ah
Xuddun iyo Nagaadwayne iyo Xalin ya Laascaano
Xamar luguxidh buuraha Xargaga Xagarka Heegaale
Xingalool,magaalada Xunbays Xarunta Boosaaso
Xarardheere xeebaha Hobyood Ximanka Hiiraanah
Xuddur iyo Xaggiyo Baydhabiyo Xagar ya Baardheere
Xudduntii Kismaanyiyo Xayiyo Xagasha Buurgaabo
Badda xoorin Xiis iyo Barbara Xaanida Hargaysa
Xarshin iyo xirkiyo Oomman iyo xadadka beenbeenah
Xaska hawdka Xamar Wayne iyo xaafad iyo tuulo
Xogihiisa waa laga hayaa tan iyo Xaafuune
Niman baa xandhiyo maal raboo diin ku xoogsada'e
Xukuumaadka iyo gaaladaa loo xammaal yahaye
Asaguna xaddiithkiyo naskiyo Xaaqa lumin waaye
Xafiisyada Axmaarkiyo markii xarunta loo goostay
Ee uu wadaad wada xar jabay lana xaroonaayay
Xayliyo Sanaawiyo markii Xabashka loo yaacay
Manhajkiisa waa kii xagsaday wada xalaashaaye
Xamar iyo Baroor buu wataa xiimayoo kiciye
Xaabxaab ka soo qaadi waa xuur la loollamaye
Qolyihii xiraafayi wax badan xeelad soo dage'e
Waa tay in badan soo xuleen kan ugu xoog roone
Ha yeeshee markii uu xantaray dib u xawaareeye
Xuja iyo daliil buu hor dhigay waan kii xiraye
Xuutiga wadaadada ah iyo xaar cunkiyo suufi
Kuwa xilalka daafacahayiyo xilo irmaanayska
Xauuriga Qardhood iyo naxliga noo xukumay gaalka
Kuwa Xamar ka soo qayliyiyo ribo xalaalayska
Xoosh iyo Xabeeb iyo dhammaan qolada Xaajuuri
Soomaali waa wada xayiray kii is xiijaba'e
Carabtuna hadday xaadireen xalaqadiisiiye
✍️CabdulQaadir Shiikh Xuseen
