ch
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

前往频道在 Telegram

Anigu yaan ahay

显示更多
3 817
订阅者
-324 小时
-227 天
-7830 天
帖子存档
Muuqaal

+3
Sheekh Xasaan Goos Goos 1

Sheekh Xasaan Goos Goos 4

كفيفة_البصر_تتلوا_سورة_الكهف_كامله_بصوت_خاشع_صوت_يبكي_السامع_يوم.mp387.56 MB

كفيفة البصر تقرأ سورة الكهف بصوت رائع #رضا_إبراهيم

✍️ الحَذَر مِنْ عُلَماء السُّوء ،،، « قال عبدالله بن عمرو بن العاص رضي الله عنهما : يوشك أن تظهر شياطين يجالسونكم في مجالسكم ، ويفقِّهُونكم في دينكم ، ويحدِّثونكم ، وإنهم #لشياطين » [ 📓البدع لابن وضاح 📖٢/‏١٥٧ ]

Wadaadadan markaan arko waxaan soo xusuustaa gabaygii sayid raximahullaah. "-Dood waxaan uleeyahay culimada dafaarkaa. - war idin ma doocine idinkeygu diimee. - dalkaad iibasateen baa Dacarta igu kiciyee. Isla maansada isagoo caamada la hadlayo bow yiri: -dood waxaan u leeyahay dumarkiyo carruurtoo -Dadkii idinka waynaa hadday idin dulleeyeen -Dambi kama ay gaayine cuntay idinka doorteen -Duunyaa la dhaafsaday dugsigaad galayseen -Dameerkuna ma yeeleen halkay talo ku daysteen -Dab intay shideen bay dalaq idinku siiyeen -Doox intay qodeen bay ciid idinku daadsheen -Nin idiin damqanayaa idinkama danbeeyee -Hadaydaan digtoonaan daadka idin qaadiye -Duleedada kufaartaa dacas idinku laynoo -Naf dalkaaga doonaysa firaash looma daashee -Dabkaan aan shidaayaa dawadiina weeyee -Dariiqii rasuulkiyo dowga haka bayrina!”

War waa la idin ku kari waayayee #Diinta in ay culumo is moodayaal magac iyo mushaar doono hor taagan yihiin halkaan ka eega.

#Sufyaan taakeeye oo budka kula tuntay culumadii shirka loogu qabtay madaxtooyada soomaaliya.

Qosolka markii aan isku celin waayay😁

السلام عليكم akhristaha sharfanoow ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ ╔═══════ - ════════╗ KOOXDA KULMIS 🔆✿❀ - ❀✿🔆 Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA Ꙭ: Buug soomaali PDF ah Ꙭ: ORAAHYO:hoyg xikmadaha Ꙭ: Xikmado badan Ꙭ: Somali motivational Ꙭ: Hoyga sheekooyinka Ꙭ:  Meegaar ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ ✅MUCJISADA WAARAYSA Ꙭ:MUCJISOOYINKA QURAANKA Ꙭ: AL FURQAN ONLINE SCHOOL Ꙭ:XIGASHO IYO XAQIIQOOYIN ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: DIINTEENA MACAAN Ꙭ: Xikmado badan Ꙭ: Buug somali maqal ah ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ ✅MUCJISADA QURAANKA Ꙭ: Dhambaal Ꙭ: Dareenka dunida Ꙭ: Buugwalba ood u baahatoXikmad iyo dhiirigelin ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Soyaalka nolosha Ꙭ: HOYGA SHEEKOOYINKA Ꙭ Hoyga_Akhriska ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Halxiraale Ꙭ: Noqo mufakir Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA Ꙭ: Buuug dhagaysi ah ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: siirada nebiga SCW Ꙭ: Oraahyo Ꙭ: Baro af English-ka Ꙭ:  Meegaar ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Xikmado xul ah Ꙭ: cilmi nafsiga Ꙭ: Siyaasadda dunida Ꙭ: DAYAXA DUNIDA Ꙭ: WAAYO ARAG ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Sahanka nolosha Ꙭ: cilmi daadiye Ꙭ BARO XADIISKAN Ꙭ: JAWAABTA CULIMADA ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Iftiinshe Ꙭ: QALINKA 24 Ꙭ: YAXYE SHARIIF HERSI Ꙭ: BARO TELEGRAMKA ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Jacayl qore Ꙭ: ila qosol Ꙭ: oraahside Ꙭ: Philosophy Ꙭ: niyadeena Ꙭ: Liibaanta aakhiro channel ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: qoraal qaadasho mudan Ꙭ: AQoon raadis Ꙭ: Rajada noloshaFAAFINTA DIINTA ISLAAMKA 𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹 𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹 ➡️ Jacayl qore Ꙭ:faafinta khayrka Ꙭ: arrimaha islaamka Ꙭ: Furaha nolosha Ꙭ: dunida dahsoon ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ ╚═══════ - ════════╝ ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪ Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,laxidhiidh:@Abdirahmanmohamed1 ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ ➦ SPONSORED BY ☞︎︎︎KAYD BOOKS ☞︎︎︎ QURAANKA IYO SAYNISKA ☞︎︎︎DUNIDA DAHSOON ☞︎︎︎XIKMAD BADAN ☞︎︎︎HOYGA SHEEKOOYINKA ☞︎︎︎ NASIIB 124 ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ ⭆Dugsiga online ka ah ee Alfurqan waxa uu kuu hayaa fasalo cusub oo barashada combuterka ah iyo luuqadaha englishka iyo carabiga. Sidoo kale waxaad helaysa barashada Quraanka kariimka ah. Taabo qoraalkan si aad isku diwan✍ galiso. ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ 🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎

Repost from Salah Muse Hassan
Baarlamaanka sanadkoow ibliis samada kuu qaadyee. X#

Cumalada dowladaha shaxaadi waa kuwaan, xildhibaano la quraaminaayo waligiin ma maqasheen.
Cumalada dowladaha shaxaadi waa kuwaan, xildhibaano la quraaminaayo waligiin ma maqasheen.

#Gabay Gabay lagu amaanay sheekha lagu gardarooday

Dr. Mohamed dahir taladaan ayuu soo jeediyay
Dr. Mohamed dahir taladaan ayuu soo jeediyay

Sheekha meesha oogu dambaysay ayuu istaagay.

sticker.webp0.10 KB

Sheekha xaqqa lagu colaadiyay oo ka gar-baxaayo qolyahay colaadiyay ee ictisaam.

Gabay lagu difaacay Sh Xassaan Abuu Salmaan Xa'da gabayga, xiisaha murtida, xarafka suugaanta Wax dhan bay raggii lugu xuddumay xanan la jiireene Wax dhan bay xifaaliyo xiqdiyo xinif ku gaysteene Maanta na xumaan iyo samaan waa xarbiyayaane Aniguna xaqaan doonayaa inaan u xoojaaye Maansada xaddiithkiyo naskaan kaga xikaayoone Diintaan xamaamada u dhigan xay intaan ahaye Xawdiyo naftaan doonayaa inaan ku xooraaye Xoolaha la haystiyo hantida igaga xeeldheere Adduunyada ninkaw xilanayoow, waa xawaal marane Xareed warantay laagaha xarfaday samada oo xiintay Naqoo xamasha geedaha xirmoo faraqu xiimaayo Haruub xoor leh caanaha Xayaad Xaawis labankeeda Xalwad subagleh xeeryaha barnida xuuko iyo dhuuni Xariir aqal ah xaawaley Marwa ah xilo muddeecaada Xaas iyo dhallaan wada xuliyo xoolo wada buuxa Xayinimiyo xoog iyo ladnaan wada xanuun waayah Inkastoo dhalaalkaa xunkaa xubin lagaa siiyo Ninna kuma xasilo oo barraa xalawga lays goyne Xujuubkiyo godkii baa ku sugi ama xabaashiiye Waxba nolosha lama xeeriyee, waad xaraarugiye Wixii xuladka kaa baajin Kara yaa xaqiiqa ahe. Waa inaad salaadaha xifdido sida Xabiibkiiye Waa inaad xajkii bookhatoo Xaramka gaadhaaye. Waa inaad sakada xoolihii xawd ka marisaaye Waa inaad bishaa kaa xarriman xirato soonkiiye Waa inaad darsiga xaadirtaa oo xer noqotaaye Wax dhan baa wadaad lugu xirnaa gooyay xadadkiiye Asagaan xulquun qaadanoon xoorin maradiiye Wax ka dhigo Xasaan baan sharciga kala xaraashayne Xaqiiqaadki Shaafici dhigiyo xarafyadii Maalik Xanaabilada waxa ay qabtiyo Xanafiyiintoo dhan Xasiilaadki waa wada hayaa xaafidkii tagaye Waa sida Xaliim Taymiyo xulufadiisiiye Nin kastaa xan iyo been ha shubo oo ha xaasido'e Xabri weeye Soomaaliyeed oo xaqiiqa ah Xuddun iyo Nagaadwayne iyo Xalin ya Laascaano Xamar luguxidh buuraha Xargaga Xagarka Heegaale Xingalool,magaalada Xunbays Xarunta Boosaaso Xarardheere xeebaha Hobyood Ximanka Hiiraanah Xuddur iyo Xaggiyo Baydhabiyo Xagar ya Baardheere Xudduntii Kismaanyiyo Xayiyo Xagasha Buurgaabo Badda xoorin Xiis iyo Barbara Xaanida Hargaysa Xarshin iyo xirkiyo Oomman iyo xadadka beenbeenah Xaska hawdka Xamar Wayne iyo xaafad iyo tuulo Xogihiisa waa laga hayaa tan iyo Xaafuune Niman baa xandhiyo maal raboo diin ku xoogsada'e Xukuumaadka iyo gaaladaa loo xammaal yahaye Asaguna xaddiithkiyo naskiyo Xaaqa lumin waaye Xafiisyada Axmaarkiyo markii xarunta loo goostay Ee uu wadaad wada xar jabay lana xaroonaayay Xayliyo Sanaawiyo markii Xabashka loo yaacay Manhajkiisa waa kii xagsaday wada xalaashaaye Xamar iyo Baroor buu wataa xiimayoo kiciye Xaabxaab ka soo qaadi waa xuur la loollamaye Qolyihii xiraafayi wax badan xeelad soo dage'e Waa tay in badan soo xuleen kan ugu xoog roone Ha yeeshee markii uu xantaray dib u xawaareeye Xuja iyo daliil buu hor dhigay waan kii xiraye Xuutiga wadaadada ah iyo xaar cunkiyo suufi Kuwa xilalka daafacahayiyo xilo irmaanayska Xauuriga Qardhood iyo naxliga noo xukumay gaalka Kuwa Xamar ka soo qayliyiyo ribo xalaalayska Xoosh iyo Xabeeb iyo dhammaan qolada Xaajuuri Soomaali waa wada xayiray kii is xiijaba'e Carabtuna hadday xaadireen xalaqadiisiiye ✍️CabdulQaadir Shiikh Xuseen