Salah Muse Hassan
Kanalga Telegram’da o‘tish
4 073
Obunachilar
-524 soatlar
-387 kunlar
-12230 kunlar
Postlar arxiv
4 073
🛜🛜🛜🛜🛜🛜🛜🛜🛜🛜🛜
Bushqadan waxa ku jira qayb ka mida chanalada kooxda kulmis oo ah kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida .
Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto
Part one.🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 Ma rabta barashada computerka . La xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/D0-p5U53L94wMmRk
4 073
Cidaas Arka Reer-galbeedka Hor-marsan Isku Sheegta Malaayiin Muslimiin Ah Oo Caruur Iyo Dumar U Badan Bay Yahuudo Gaajo Iyo Go'doon Isugu Dartay Kumanaan Kalana Waa Shuhado Iyo Dhaawac Hal Dowalad Reer Galbeed Ah Oo Cambaaraysay Ma Jirto Markaasay Ola Soo Fadhiisteen : Sadaxda Qof Ee Xukunka Qisaasta Ah Lagu Fulinaayo Waan Cambaareyneynaa.
Labo Wajiilnimo Meesha U Dambaysay Iyo Oohin Yixaas Aan Waxba Ka Jirin.
Malaayiin Qof Ayay Dilkooda Dhaawacooda Qaxoodo Gaajadooda Harraadkooda Indhaha Ka Fiirsadeen Markaas Sadax Qof Qisaastooda Oo Sharci Ahna Waan Cambaareyneynaa
4 073
▪️Kadib qisada askarigaan is gubay in uu ka xunyahau gumaadka ay xukuumadiisu kaalinta ku leedahay
▪️Waxaan soo xasuustay qiso aan daawaday askari maraykan ahaa kuwa hogaamiyo diyaaradaha daroonka ee gumaadka ka gaysto wadamada Somalia Yaman iyo ( Ex Afghanistaan)
▪️wuxuu yiri waxaan tamaninaayaa in aan dhinto fool xumada howsha aan ku jiray waxaan ahaa ayuu yiri nooca ugu xun banii aadamka .
In aam batoon yar taabto kadibna aan dilo tobaneeyo dad masaakiin aanan shaqo ku lahayn dagaalka bal aanan bayaan laga soo saaraynin gumaadkooda sidii in ayba banii aadam ahayn.
Banii aadamka khayr lagama waayo si walba uu yahay , xataa ciidanka sharta iyo gumaadka waxaa ku jiro rag sidaan oo kale ah.
Ogaansho
4 073
#Ducada.
"Ducada Waa Hubka Kuwa Awooda Leh Iyo Kuwa Taagta Daran , Waana Dhufayska Ay Hoos Galaan Nabiyada Iyo Kuwa Daacada Ah , Iyada Ayeyna Isaga Difaacaan Balaayo Walbo".
#Ibnu_Sacdi.
Ducada Waa Hubka Culus Oo Aan Haysano Ha Ka Bakhiilina In Aad U Ducaysaan Muslimka Dhiban Meel Kasta Uu Joogo Gaar Ahaan Reer Gaza.
4 073
Askari Ameerikaan Ah Wuxuu Isu Gubay Kaliya Inuu Cabiro Ka Xumaansha Uu Ka Xun Yahay Waxa Yahuudu Ay Ku Samaynayso ReeR #GAZA Hada Waa Gaal Lkn Dareenkiisa Muujiyay Inaga Maxaan Ka Ka Muujinay Dareenkeena ? Isma Lihi Ilaa Hada Mana Muujinin Dareenka Walaalnimo Ay Naga Mudnaayeen Muslimiinta Dhiban Ee Reer Gaza.
Qofka Inuu Is Nolol Gubo Diinteena Kuma Banaana Dariiqyada Kale Hala Qaado.
4 073
Repost from ̨رحۡــلــۃ - Rixlah
احتجاجًا على الإبادة في غزة.. جندي أمريكي يحرق نفسه في واشنطن
#فيديو #حرب_غزة
Tadxiyo ama nafhur hadaad maqasho waa sidan oo kale , wuxuu naftiisa uhuray shacabka reer gaza dhibta lagu hayo.
Laakiin waxaan ka jeclaanlahayn inuu qori qaatoo ciidan ama uu madax laayo.
Anagaa kamudan inaan nafhurkaas diinteena usamayno balse maahan wadadaan is gubida ah .
https://t.me/rixlah
4 073
Maah-maah Soomaali
" Lax Dhukan Col Iyo Abaarbo Moog"
Lax Dhukan Waxaa La Mid Ah #Qofka Gaalka U Maleeyo In Uu Wanaag U Socdo Dantiisana Uu Ka Shaqaynaayo Isaga Oon Arkaynin Hagardaamada Gaalada Diinta Iyo Muslimiintaba Ay Ku Hayso. Waa Nin Hurdo.
4 073
Mooganaanta : Waa Hurdada Qalbiga , Saas Darteed Waxaad Arkeysaa In Badan Oo Dareen Ahaan Soo Jeedo Waaqicase Hurdo Aan Warba Haynin , Waxaad U Malaysaa Kuwa Soo Jeedo Iyaga Oo Hurdo.
Ibnu qayim
4 073
Inta Badan Beenta Ayey Horo-mar Noogu Sheegaan Inagana Waan Iska Rumaysanaa
Hada Ninkaas Garka Wuxuu Ku Doodayaa In Uu Dayaxa Biya Leeyahay Kalluunna (Malaay) Uu Ku Jiro.
4 073
Naftiina Iyo Tan Walaalihiina Gaza Ducada Ha Ka Ilaabina.
اللهم أغث أهل غزة وانصرهم وأطعمهم فإنهم جائعون
4 073
Wariyeyaasha reer Gaza Xitaa Waa Kuwaa Baahi Awgeed Hadli Kari La'.
Allow Gargaarkaada Iyo Gurmadkaada Reer Gaza Gaajada Ooga Saar.
4 073
﴿إِنَّ اللهَ وَمَلَائِكَتَهُ يُصَلُّونَ عَلَى النَّبِيِّ يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا صَلُّوا عَلَيْهِ وَسَلِّمُوا تَسْلِيمًا﴾.
«اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ».
4 073
Repost from Kooxda Kulmis
🛜🛜🛜🛜🛜🛜🛜🛜🛜🛜🛜
Bushqadan waxa ku jira qayb ka mida chanalada kooxda kulmis oo ah kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida .
Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto
Part one.🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 Ma rabta barashada computerka . La xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/D0-p5U53L94wMmRk
4 073
Repost from ̨رحۡــلــۃ - Rixlah
Maxaa kaaga aadan Xasuuqa kasocda Qaza iyo dhamaan dhulalka muslimiinta?
Fariin muhiim ah , Gaadhsii dadka kale.
Turjumadii:- Walaalkiin Wanaagsane.
https://t.me/rixlah
4 073
Abshir_Bacadle_Itoobiya_Kaydka_Xulka_Gabayada_Abwaan_Abshir_BacadleMP3.mp33.90 MB
4 073
Maalmahaan Waxa Socdo Oo Dhibaatooyin Ah Waxay Toos Kuu Tusinaysaa Diin Darada Bulshada Ay Ku Nooshahay Nusqaanta Iimaanka Saa'idka Ah Ay Ku Nool Yihiin Bulshadeena Jahliga Damaca Aduun Oo Ku Batay. Waxaad Dareemeysaa In Gaalada Hore Falal Ay Ka Xishoon Jireen Aan Ku Dhiiranayno Inaga Oo Muslimiin Ah.
4 073
Bushqadan waxa ku jira qayb ka mida chanalada kooxda kulmis oo ah kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida .
Part one.
🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕
Ma rabta barashada computerka .
La xidhiidh ciwaankan hoose.
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
https://t.me/addlist/IpRM1F78RFRhZTk0
4 073
Repost from AL: FURQAN ONLINE TEACHING ACADEMY
(WAXAANU SOO CELINAY FURSADAN MAR sadexaad )
KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .✍
ma tahay arday ay usora gali wayday inu helo fursadan doorkii hore .
Maanta ka faa'idayso .ku baro computerka si bilaash ah.kuna baro si online ah adoo gurigaaga jooga oon wax daal ahi kaa bixin ama adoo jooga goobtada shaqo.
Ka faa'idayso fursadan ay kuliyada wayn ee Alfurqan online school kusoo kordhisay.
Shuruudaha.
⏭Fursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa .
⏭ inay kaa go'antay wax dhigashadu.
⏭ inaad ka wayn tahay 15 jir.
⏭ inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya .
Prograsmka la dhiganaayo waxa ka mida:
●Introduction to windows
● Microsooft word
●Microsooft ppt
●Microsooft excel
●Microsooft access
●Microsooft publisher
●Microsooft outlook
Mudada koorasku waa 3 bil .
Shahadaduna waa diploma.
Nasiib fiican.
24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho.
⏭ HALKAN ISKA DIWAAN GALIN👇👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
Endi mavjud! Telegram Tadqiqoti 2025 — yilning asosiy insaytlari 
