uz
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

Kanalga Telegramโ€™da oโ€˜tish

Anigu yaan ahay

Ko'proq ko'rsatish
4 073
Obunachilar
-524 soatlar
-387 kunlar
-12230 kunlar
Postlar arxiv
Bushqadan waxa ku jira qayb ka mida chanalada kooxda kulmis oo ah kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Part one. ๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†• Ma rabta barashada computerka . La xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/IpRM1F78RFRhZTk0

Cayaaraha maanta ka socdo soomaaliya waxaa asaas u ah qodobadaan๐Ÿ‘‡ 1 - Salaadaha oo la fududaysto 2 - af xumadda iyo xishood la aan 3 - cawradi rabbi amray in la asturo ooy muujiyaan 4 - dilka iyo tafaruqa iyo noolaynta qab-yaalada ayay astaan u yihiin 5 - ku jeesjeeska iyo fududaysiga sunnada nabiga ayaa ku badan. 6 - waqti lumiska haba sheegin 7 - isu ekaysiinta gaalada 8 - is dhex-galka dumarka iyo ragga waxaybo u tahay shay banaan oo danbiba aan ahayn. 9 - midda ugu daran waa ka tagista salaadaha waana kufri. 10 - jacaylka ay u hayaan wuxuu ka sareeya midka ay diinta u hayaan. Markaas ayay kuwo wax magarata ah ku leeyihiin waa is dhex-gal iyo hor-mar. #Xigasho

(WAXAANU SOO CELINAY FURSADAN MAR sadexaad ) KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .โœ ma tahay arday ay usora gali wayday in
(WAXAANU SOO CELINAY FURSADAN MAR sadexaad ) KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .โœ ma tahay arday ay usora gali wayday inu helo fursadan doorkii hore . Maanta ka faa'idayso .ku baro computerka  si bilaash ah.kuna baro si  online ah adoo gurigaaga jooga oon wax daal ahi kaa bixin ama adoo jooga goobtada shaqo. Ka faa'idayso fursadan ay kuliyada wayn ee Alfurqan online school kusoo kordhisay. Shuruudaha. โญFursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa . โญ inay kaa go'antay wax dhigashadu. โญ inaad ka wayn tahay 15 jir. โญ inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya . Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida: โ—Introduction to windows โ— Microsooft  word โ—Microsooft ppt โ—Microsooft excel โ—Microsooft access โ—Microsooft publisher โ—Microsooft outlook Mudada koorasku waa 3 bil . Shahadaduna waa diploma. Nasiib fiican. 24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho. โญ HALKAN ISKA DIWAAN GALIN๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡   @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

Bushqadan waxa ku jira qayb ka mida chanalada kooxda kulmis oo ah kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Part one. ๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†• Ma rabta barashada computerka . La xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/IpRM1F78RFRhZTk0

๐Ÿ’Š FURSAD MUHIIM AH . Ma rabta inaad barato daawoyinka(pharmacology). Kuliyada wayn ee alfurqan online academy waxay kusoo ko
๐Ÿ’Š FURSAD MUHIIM AH . Ma rabta  inaad barato daawoyinka(pharmacology). Kuliyada wayn ee alfurqan online academy waxay kusoo kordhisay barashada daawooyinka . ๐Ÿ’ŠBaro dawooyinka oo naftaada ku dawee. ๐Ÿ’ŠBaro dawooyinka oo qoyskaaga ku daawee. Si aad isku diwaan galiso la xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

Bushqadan waxa ku jira qayb ka mida chanalada kooxda kulmis oo ah kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Part one. ๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†• Ma rabta barashada computerka . La xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/IpRM1F78RFRhZTk0

๐Ÿ‘‰Curin Qabyaalad, iyo Hurin fitno iyo dagaal, cawro qawnaan, iyo isdhexgal rag iyo dumar beey Noqotay Isdhexgalkii bulsho ee Lagu sheegay Kubadda Cagta. ..!

ู„ุง ูŠูุฎุตู‘ู ุดู‡ุฑู ุฑุฌุจ ุจุฃูŠ ุนุจุงุฏุฉุŒ ูˆู„ู… ูŠุซุจุช ููŠู‡ ุญุฏูŠุซ ุตุญูŠุญ ูˆุงุญุฏุŒ ูˆุบุงูŠุฉ ู…ุง ููŠู‡ ุฃู†ู‡ ู…ู† ุงู„ุฃุดู‡ุฑ ุงู„ุญุฑู… ุงู„ุชูŠ ู‚ุงู„ ุงู„ู„ู‡ ุชุนุงู„ู‰ ููŠู‡ุง: (ูู„ุง ุชุธู„ู…ูˆุง ููŠู‡ู† ุฃู†ูุณูƒู…) ุฃูŠ: ููŠ ู‡ุฐู‡ ุงู„ุฃุดู‡ุฑ ุงู„ู…ุญุฑู…ุฉุ› ู„ุฃู†ู‡ ุขูƒุฏ ูˆุฃุจู„ุบ ููŠ ุงู„ุฅุซู… ู…ู† ุบูŠุฑู‡ุงุŒ ูƒู…ุง ุฃู† ุงู„ู…ุนุงุตูŠ ููŠ ุงู„ุจู„ุฏ ุงู„ุญุฑุงู… ุชุถุงุนู.

ุงู„ุณู„ุงู… ุนู„ูŠูƒู… ูˆุฑุญู…ุฉ ุงู„ู„ู‡ ูˆุจุฑูƒุงุชู‡ โค๏ธ Soo noqod khayr qaba walaalaheyga qiimaha ๐ŸŒธ

Repost from Coldoon
Halka aan ka taaganahay heshiiska Itoobiya dhulka lagu siinayo.

Kii dalkeyga dhacaayay ayaan kala hadlayaa safiirkiisa xadgudubka dowladiisa ku kaceyso. Dowlada Soomaaliya maxaa ka qaldan m
Kii dalkeyga dhacaayay ayaan kala hadlayaa safiirkiisa xadgudubka dowladiisa ku kaceyso. Dowlada Soomaaliya maxaa ka qaldan mise ma taqaano kan soo xad-gudbay sida loo edbiyo.

" Waxaan beesha caalamka gaar ahaan uruka islaamka jaamacada carabta igad midwoga afrika ka codsanaynaa in ay na garab istaagaan xad gudubka itoobiya " Farxaan jimcaale Farxaan jimcaale waxa aduunka ka dhacaayo war Uma haayo miyaa ? Intaas uu hada cawday maxay ka qabteen Gaza dhibka haayo mise wuxuu is leeyahay reer Gaza idinkaa ooga dhaw beesha caalamka

#Faa'idooyin โ€ข Ilaah Iyo Sifaadkiisa Oo Jaahil Laga Noqdo Waxay Dhaxashiisaa Ictiqaad Xumo Iyo Acmaasha Oo Hallowdo. โ€ข Ajasha Adoomaha Waa Mid Sameysan Oo Xadidan, Cadawga Oo Fooda La Galiyo Iyo Geesinimada Ma Soo Dadajiso Ajasha, Fulaynimo Iyo Nolasha Oo Lagu Dadaalo Dib Uma Dhigto Ajasha. โ€ข Sunada Ilaahey Ee Socotada Ah Waxaa Ka Mid Ah Ibtalaynta (imtixaamida) Adoomihiisa, Si Uu Kan Xun Aaga Sooco Kan Wanaagsan. โ€ข Darajooyinka Oogu Waawayn Ooguna Sharaf Badan Ilaahey Agtiisa Waxaa Ka Mid Ah Daraja Kuwa Ku Shahiiday Wada Alle.

sticker.webp0.02 KB

Wargayska sahyuuniyada ee โ€œTime of Israelโ€ ayaa daabacay maqaal uu cinwaan uga dhigay: "Salaf jadiidku ma saaxiibada Israa'ii
Wargayska sahyuuniyada ee โ€œTime of Israelโ€ ayaa daabacay maqaal uu cinwaan uga dhigay: "Salaf jadiidku ma saaxiibada Israa'iila ?" Maqaalka waxa u si gaar ah u doortay sawirka nin lagu magacaabo โ€œShamsiโ€ waxayna gumaystaha Yahuuda maqaalka ku dheheen ayago Shamsi ka hadlayo : "Aqoonyahanka caanka ah ee Madkhaliga ah wuxuu taageersan yahay in Israa'iil xiriir lala yeesho hadii madaxda ay oggol yihiinโ€. Walaal weli shaki miyaa ka qabtaa in Salaf jadiidka yihiin jawasiis malcuuniin ah?!?! Xirsi โœ๐Ÿพ

Ha iigu hanbalyayn sannad aan kaygii ahayn ma ihi baadari iyo mucatabley toona. Waxaan ahay muslim uusan hiinraacu qaamuuskiisa kujirin. โ—|| 18/๐Ÿฒ/๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ5๐—› โ—ฬถ|ฬถ|ฬถ 3ฬถ1ฬถ/ฬถ1ฬถ2ฬถ/ฬถ2ฬถ0ฬถ2ฬถ3

Bushqadan waxa ku jira qayb ka mida chanalada kooxda kulmis oo ah kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Part one. ๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†• Ma rabta barashada computerka . La xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/IpRM1F78RFRhZTk0

Repost from Salah Muse Hassan
โ–ช๏ธุฑูˆู‰ ุนุจุฏู ุงู„ู„ู‘ูฐู‡ ุจู† ูˆู‡ุจู ุŒ ุนู† ุนู…ุฑูˆ ุจู† ุงู„ุญุงุฑุซ ุŒ ุนู† ุงู„ู„ู‘ุฌู„ุงุฌู ู…ูˆู„ู‰ูฐ ุนุจุฏ ุงู„ุนุฒูŠุฒ ุจู† ู…ุฑูˆุงู†ูŽ ุ› ุนู† ุฌุงุจุฑู ุจู† ุนุจุฏ ุงู„ู„ู‘ูฐู‡ ุŒ ุนู† ุงู„ู†ู‘ูŽุจูŠู‘ู ๏ทบ ุฃู†ู‘ูŽู‡ ุฐูƒุฑูŽ ุงู„ุณู‘ูŽุงุนุฉูŽ ุงู„ู‘ุชูŠ ููŠ ุงู„ุฌู…ุนุฉู ูู‚ุงู„ " ุงู„ุชู…ุณู€ู€ูˆู‡ุง ุขุฎุฑ ุงู„ุณู‘ูŽุงุนุงุช ุจุนุฏูŽ ุงู„ุนุตุฑ '' Jaabir ibnu cabdi-llaahi waxaa laga wariyay uu ka wariyay Nabiga scw in nabiga scw uu sheegay saacada ku jirto maalinta jumcaha ah (saacatu ijaabah) wuxuu yiri nabiga scw: "Ka raadiya (saacatu ijaabah) saacadaha u dambeeyo ee casirka ka dib " ุฐูƒุฑ ุงุจู† ุนุณุงูƒุฑ : " ุฃุตุงุจ ุงู„ุนู…ู‰ ุงู„ุตู„ุช ุจู† ุจุณุทุงู…ุŒ ูุฌู„ุณ ุฅุฎูˆุงู†ู‡ ูŠุฏุนูˆู† ู„ู‡ ุนุตุฑ ุงู„ุฌู…ุนุฉุŒ ูˆู‚ุจู„ ุงู„ุบุฑูˆุจ ุนุทุณ ุนุทุณุฉุŒ ูุฑุฌุน ุจุตุฑู‡ ". ๐Ÿ“•(ูƒุชุงุจ ุชุงุฑูŠุฎ ุฏู…ุดู‚) Ibnu casaakir wuxuu sheegay: " indha la'aan ayaa ku dhacday ninka la dhahaayo assaltu bini basdaam , walaalahiis way fadhiisteen goor casirka jumcaha ah iyaga oo u docaynaayo, inta aysan qoraxda dhicin ka hor wuu hindhisooday hindhiso, aragiisa ayaa u soo laabtay." ๐Ÿ“•(Kitaabka taariikhda dimashq)

ุงู„ู„ู‡ู… ุนู„ูŠูƒ ุจู…ู† ูุนู„ ู‡ุฐุง ุจุฅุฎูˆุงู†ู†ุง ููŠ ุบุฒุฉ ุงู„ู„ู‡ู… ุงู†ุตุฑ ู„ู‡ู… ูˆุฃุนู†ู‡ู… ูˆุงู…ูƒุฑ ู„ู‡ู… ูˆู„ุง ุชู…ูƒุฑ ุนู„ูŠู‡ู