Salah Muse Hassan
Ir al canal en Telegram
3 821
Suscriptores
-324 horas
-237 días
-7230 días
Archivo de publicaciones
3 821
Cirbaad Binu Saariya Wuxuu Yiri: Rasuulka Alle Ayaa Iigu Wacay Suxuurta Ramadaan Xageeda Wuxuuna Yiri: U Kaalay Raashiinka Barakaysan.
Saxiixu Abii Daawuud
3 821
Ma Ogtihiin In Qofka Ku Saliyo Nabiga Scw Loo Bandhigaayo Nabiga Scw Salinta Uu Ku Sayay ?
جاء في الحديث عن النبي صلى الله عليه وسلم أنه قال:
(إن من أفضل أيامكم#يوم_الجمعة.
فيه خلق آدم وفيه قبض وفيه النفخة وفيه الصعقة.
فأكثروا علي من الصلاة فيه فإن صلاتكم معروضة علي ) قالو وكيف تعرض صلاتنا عليك وقد أرمت؟ أي بليت.
فقال (إن الله جل وعلا حرم على الأرض أن تأكل أجسامنا)
رواه أبو داود والنسائي وصححه الألباني في صحيح الترغيب والترهيب برقم(695)
رمضان مبارك
3 821
Maakdoonals Marka Yahuuda Quudisay Ka Dib Ayey Muslimiinta Qaadaceen
Waxayna Khasaartay 7 Bilyan Oo Dollar.
Alle Ha U Siyaadiyo Khasaaraha
3 821
Repost from Kooxda Kulmis
⏹⏭🟦🟨🟨🟨🟨🟨🟨🟨🟨🟦⏭⏹
Bushqadan waxa ku jira qayb ka mida chanalada kooxda kulmis oo ah kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida .
Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto
Part one.🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 Ma rabta barashada computerka .Kuliyada Alfurqan online academy waxay ku diyarisay fasalo online ah . 👇👇👇👇👇👇 La xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/FwiHBT8EW-s3NWRk
3 821
Gaalka Ameerikaan Ah Inta Garab Istaag Ah Uu U Muujiyay Reer Gaza Ma Jiro #Soomaali Muujiyay Ama Shacab Kale Oo Muslim Ah.
3 821
Marka Aad Halgan U Gasho Diintaada Awgeed Qabkaada Meeshaas Iyo Meela Ka Daran Ayuu Gaarayaa Lkn Marka Aa Dhahdo "Ha Loo Hogaansamo Nidaamka Caalimaga Ah" Diin Iska Daayee Duunyadaada Xitaa Xur Uma Tihid.
Nidaamka Caalamiga "Waa Adoomaysiga Dowladaha Muslimiinta Iyo Kuwa Taagta Daran Ee Gaalada.
3 821
Repost from Kooxda Kulmis
🛜🛜🛜🛜🛜🛜🛜🛜🛜🛜🛜
Bushqadan waxa ku jira qayb ka mida chanalada kooxda kulmis oo ah kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida .
Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto
Part one.🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 Ma rabta barashada computerka . La xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/D0-p5U53L94wMmRk
3 821
Repost from Salah Muse Hassan
👈 قال الإمام #الشافعي _رحمه الله تعالى-:
وأحب كثرة الصلاة على النبي صلى الله عليه وسلم في كل حال وأنا في يوم الجمعة وليلتها أشدّ استحبابًاوأحب قراءة الكهف ليلة الجمعة ويومها لما جاء فيها.
📕كتاب الأم (٢٠٨/١)
Imaamu #shaafici Allaah ha naxariistee wuxuu yiri:
1. Waan jeclahay badinta saliga nabiga mar walba markaan maalin jimco joogo iyo habeenkeedana aad baan usii jeclahay
Waxan jeclahay aqrinta suurada Al-kahf habeenka jimcaha iyo maalinteeda waxa kusoo arooray aawgeed.
📕كتاب الأم (٢٠٨/١)
3 821
Repost from Salah Muse Hassan
🌻
((إن الله وملائكته يصلون على النبي يا أيها الذين آمنوا صلوا عليه وسلموا تسليما ))
🌼
3 821
Faransiiska Wuxuu Go'aansaday Xirida Dugsi Islaami Ah.
Sababka Loo Xiraayo Muxuu Yahay ?
Ilaha Dhaqaale Ee Dugsiga Ayaan Ka Shakinay.
Dowlada Dimuqraadiga Ah Ee Faransiiska.
Xaqiiqda Dimuqraadiyadaba Waa La Dagaalanka Shaciirada Islaamka Iyo Muslimiinta Intaa Wixii Aan Ahayn Waxaad Rabto Ayaan Samayn Kartaa.
3 821
🛜🛜🛜🛜🛜🛜🛜🛜🛜🛜🛜
Bushqadan waxa ku jira qayb ka mida chanalada kooxda kulmis oo ah kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida .
Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto
Part one.🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 Ma rabta barashada computerka . La xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/D0-p5U53L94wMmRk
3 821
Cidaas Arka Reer-galbeedka Hor-marsan Isku Sheegta Malaayiin Muslimiin Ah Oo Caruur Iyo Dumar U Badan Bay Yahuudo Gaajo Iyo Go'doon Isugu Dartay Kumanaan Kalana Waa Shuhado Iyo Dhaawac Hal Dowalad Reer Galbeed Ah Oo Cambaaraysay Ma Jirto Markaasay Ola Soo Fadhiisteen : Sadaxda Qof Ee Xukunka Qisaasta Ah Lagu Fulinaayo Waan Cambaareyneynaa.
Labo Wajiilnimo Meesha U Dambaysay Iyo Oohin Yixaas Aan Waxba Ka Jirin.
Malaayiin Qof Ayay Dilkooda Dhaawacooda Qaxoodo Gaajadooda Harraadkooda Indhaha Ka Fiirsadeen Markaas Sadax Qof Qisaastooda Oo Sharci Ahna Waan Cambaareyneynaa
3 821
▪️Kadib qisada askarigaan is gubay in uu ka xunyahau gumaadka ay xukuumadiisu kaalinta ku leedahay
▪️Waxaan soo xasuustay qiso aan daawaday askari maraykan ahaa kuwa hogaamiyo diyaaradaha daroonka ee gumaadka ka gaysto wadamada Somalia Yaman iyo ( Ex Afghanistaan)
▪️wuxuu yiri waxaan tamaninaayaa in aan dhinto fool xumada howsha aan ku jiray waxaan ahaa ayuu yiri nooca ugu xun banii aadamka .
In aam batoon yar taabto kadibna aan dilo tobaneeyo dad masaakiin aanan shaqo ku lahayn dagaalka bal aanan bayaan laga soo saaraynin gumaadkooda sidii in ayba banii aadam ahayn.
Banii aadamka khayr lagama waayo si walba uu yahay , xataa ciidanka sharta iyo gumaadka waxaa ku jiro rag sidaan oo kale ah.
Ogaansho
3 821
#Ducada.
"Ducada Waa Hubka Kuwa Awooda Leh Iyo Kuwa Taagta Daran , Waana Dhufayska Ay Hoos Galaan Nabiyada Iyo Kuwa Daacada Ah , Iyada Ayeyna Isaga Difaacaan Balaayo Walbo".
#Ibnu_Sacdi.
Ducada Waa Hubka Culus Oo Aan Haysano Ha Ka Bakhiilina In Aad U Ducaysaan Muslimka Dhiban Meel Kasta Uu Joogo Gaar Ahaan Reer Gaza.
3 821
Askari Ameerikaan Ah Wuxuu Isu Gubay Kaliya Inuu Cabiro Ka Xumaansha Uu Ka Xun Yahay Waxa Yahuudu Ay Ku Samaynayso ReeR #GAZA Hada Waa Gaal Lkn Dareenkiisa Muujiyay Inaga Maxaan Ka Ka Muujinay Dareenkeena ? Isma Lihi Ilaa Hada Mana Muujinin Dareenka Walaalnimo Ay Naga Mudnaayeen Muslimiinta Dhiban Ee Reer Gaza.
Qofka Inuu Is Nolol Gubo Diinteena Kuma Banaana Dariiqyada Kale Hala Qaado.
3 821
Repost from ̨رحۡــلــۃ - Rixlah
احتجاجًا على الإبادة في غزة.. جندي أمريكي يحرق نفسه في واشنطن
#فيديو #حرب_غزة
Tadxiyo ama nafhur hadaad maqasho waa sidan oo kale , wuxuu naftiisa uhuray shacabka reer gaza dhibta lagu hayo.
Laakiin waxaan ka jeclaanlahayn inuu qori qaatoo ciidan ama uu madax laayo.
Anagaa kamudan inaan nafhurkaas diinteena usamayno balse maahan wadadaan is gubida ah .
https://t.me/rixlah
