uz
Feedback
SAMEWADE ACADEMY

SAMEWADE ACADEMY

Kanalga Telegramโ€™da oโ€˜tish

Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

Ko'proq ko'rsatish

๐Ÿ“ˆ Telegram kanali SAMEWADE ACADEMY analitikasi

SAMEWADE ACADEMY (@samewade) Somali til segmentidagi kanali faol ishtirokchi. Hozirda hamjamiyat 17 350 obunachidan iborat bo'lib, Taสผlim toifasida 11 543-o'rinni va Somali mintaqasida 485-o'rinni egallagan.

๐Ÿ“Š Auditoriya koโ€˜rsatkichlari va dinamika

ะฝะตะฒั–ะดะพะผะพ sanasidan buyon loyiha tez oโ€˜sib, 17 350 obunachiga ega boโ€˜ldi.

27 Iyun, 2026 dagi oxirgi maโ€™lumotlarga koโ€˜ra kanal barqaror faollikka ega. Oxirgi 30 kunda obunachilar soni -163 ga, soโ€˜nggi 24 soatda esa -20 ga oโ€˜zgardi va umumiy qamrov yuqori darajada qolmoqda.

  • Tasdiqlash holati: Tasdiqlanmagan
  • Jalb etish (ER): Auditoriya oโ€˜rtacha 4.28% darajada jalb etiladi. Nashrdan keyingi dastlabki 24 soatda kontent odatda umumiy obunachilar sonining 1.09% ini tashkil etuvchi reaksiyalarni toโ€˜playdi.
  • Post qamrovi: Har bir post oโ€˜rtacha 744 marta koโ€˜riladi; birinchi sutkada odatda 190 ta koโ€˜rish yigโ€˜iladi.
  • Reaksiyalar va oโ€˜zaro taโ€™sir: Auditoriya faol: har bir postga oโ€˜rtacha 0 ta reaksiya keladi.

๐Ÿ“ Tavsif va kontent siyosati

Muallif resursni shaxsiy fikrni ifoda etish maydoni sifatida taโ€™riflaydi:
โ€œKusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.โ€

Yuqori yangilanish chastotasi (oxirgi maโ€™lumot 28 Iyun, 2026 da olingan) sababli kanal doimo dolzarb va katta qamrovli boโ€˜lib qoladi. Analitika auditoriya kontent bilan faol hamkorlik qilishini, uni Taสผlim toifasidagi muhim taโ€™sir nuqtasiga aylantirishini koโ€˜rsatadi.

17 350
Obunachilar
-2024 soatlar
-487 kunlar
-16330 kunlar
Postlar arxiv
photo content

Diiwan gilinta dufcadii 20aad Waxaa ka harsan kaliya 3 Maalin. ------- F.G: Hada is diiwan gili oo hel Cawinaad Joogta ah. _
Diiwan gilinta dufcadii 20aad Waxaa ka harsan kaliya 3 Maalin. ------- F.G: Hada is diiwan gili oo hel Cawinaad Joogta ah. _ Si aad isku diiwan gilisid Nagala soo xiriir Whatsapp: https://wa.me/message/6HVONJCAOERII1 Telegram: https://t.me/samewadeacademy Telphone: 0619545300 / +252619545300

Waxaa inoo socda Diiwan Gilinta Dufcadii 20aad ee Graphic Design Fasalada kala ah Photoshop iyo Illustrator Diiwan Gilinta Wa
Waxaa inoo socda Diiwan Gilinta Dufcadii 20aad ee Graphic Design Fasalada kala ah Photoshop iyo Illustrator Diiwan Gilinta Waxay ku egtahay Axad 07 Bisha April. ------- F.G: Hada is diiwan gili oo hel Cawinaad Joogta ah. ___________________________________________ Si aad isku diiwan gilisid Nagala soo xiriir Whatsapp: https://wa.me/message/6HVONJCAOERII1 Telegram: https://t.me/samewadeacademy Telphone: 0619545300 / +252619545300

Ciid Waanagsan PS Resources.rar2.55 MB

Ovozli xabar01:54

Waa Muuqal xanun badan waa Aabe gabadhisa Xanunsan Asigana Naafo ah Fadlan waxaad Awoodid Ku caawi Numberkiisa +252615410249

Ciid Wanagsan Resources (2).rar5.98 MB

Jumma Resources.rar22.37 MB

Fursadan waxa soo bandhigtay Wasaaradda Arimaha Dibadda https://www.facebook.com/share/1FUDMwZkuw/

๐…๐ฎ๐ซ๐ฌ๐š๐ ๐‹๐š๐ฒ๐ฅ๐ข-๐ฌ๐ก๐š๐ช๐จ: ๐๐š๐ช๐ฌ๐ก๐š๐๐ž๐ž๐ฒ๐ž ๐ฌ๐š๐ฐ๐ข๐ซ/๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ช๐š๐š๐ฅ (๐†๐ซ๐š๐ฉ๐ก๐ข๐œ ๐ƒ๐ž๐ฌ๐ข๐ ๐ง๐ž๐ซ๐ฌ) Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, waxa ay soo bandhigaysaa seddex fursado layli-shaqo (internship) oo ay ku tartami karaan xirfadlayaasha iyo kuwa hal-abuurka u leh naqshadaynta sawir/muuqaal (Graphic Designers). ๐…๐š๐š๐ก๐Ÿ๐š๐š๐ก๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ฅ๐š๐ฒ๐ฅ๐ข๐ ๐š-๐ฌ๐ก๐š๐ช๐จ โžก๏ธMuddada: 9 bilood โžก๏ธQabashada arjiga waxa ay ku egtahay: 18 Maarso, 2025 โžก๏ธHabka xulashada: musharraxu waa inuu ku guulaystaa imtixaanka Layliga-shaqo kahor bilaabidda barnaamijka. โžก๏ธHeshiiska Layliga-shaqo: musharraxa ku guulaysta imtixaanka waxa uu saxiixi doonaa heshiis shaqo-barasho oo aan mushahar lahayn oo ay diyaarisay Waaxda Shaqada iyo Shaqaalaha ee Wasaaradda. ๐—๐ข๐ซ๐Ÿ๐š๐๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐€๐ช๐จ๐จ๐ง๐ญ๐š ๐ฅ๐จ๐จ ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง๐ฒ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐Ÿ”น Inuu ku xeel-dheeryahay samaynta sawirro dhaqaaq leh (Adobe After Effects) si gaar ah (Motion Graphics, Trim Path Animation, and motion design) ๐Ÿ”นinuu xirfad sare u leeyahay ku shaqaynta Adobe Illustrator, Adobe InDesign iyo Photoshop ๐Ÿ”นInuu aqoon iyo karti u leeyahay samaynta qoraallo dhijitaal iyo kuwa daabacaad oo tayo sare leh ๐Ÿ”นInuu rabitaan xooggan iyo hiigsi fog ka leeyahay hal-abuurka iyo laqabsiga xaaladaha shaqo ๐Ÿ”นInuu ku shaqayn karo si miyir-furan oo leh aragti curin, howshana ku qaban karo waqtiga loo qabtay ๐Š๐ก๐ข๐›๐ซ๐š๐๐๐š Musharrixiintu waa inay khibrad naqshadayn (design) iyo wax-soosaar (produce) ay u leeyihiin: ๐Ÿ”ธWaxyaabaha sare u qaadaya summadda (Branding materials): Astaamaha (logos), waraaqaha dhejiska (stickers), tiimbarooyinka rasmiga ah (official seals), samaynta kaararka shaqo (business cards) iyo kuwa aqoonsiga shaqaale (employee ID card) ๐Ÿ”ธQoraallada xayaysiiska (Promotional content): Boodhadhka dhaqaaqaya iyo kuwa aan dhaqaaqayn (animated and static banners), sawirrada baraha bulshada iyo muuqaallada xayaysiiska ๐Ÿ”ธWaxyaabaha la daabaco (Print materials): Wargeysyada (magazines), Buug-yaraha (brochures), sawirrada oraahda kooban lagu qoro (posters), shahaadooyinka (certificates) iyo agabka xusuusaha leh (commemorative items) ๐Ÿ”ธNashqado gaar ah: gaashaan (shields), abaal-marinno (awards), agabka haddiyadaha (gift items) iyo agab kale oo muuqaal tayo sare leh ๐’๐ก๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐๐š๐ก๐š: โ˜‘๏ธ Arday qalin-jebiyay ama haatan dhiganaya sanadkii ugu dambeeyay Jaamacadda ee Kuliyadda Saxaafadda (Journalism / Multimedia), ama Kuliyadda War-isgaarsiinta Ballaaran (Mass Communication) ama Tiknoolajiyadda macluumaadka (IT) iyo wixii la xiriira โ˜‘๏ธ Inuu waayo-aragnimo hore u leeyahay samaynta sawirrada dhaqaaqa (motion graphics) iyo naqshadaynta wax lagu baahiyo baraha bulshada โ˜‘๏ธ Inuu xilkas yahay, awoodna u leeyahay in si iskaashi ah uu koox kula shaqeeyo ๐‚๐จ๐๐ฌ๐š๐๐š๐ก๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐ฅ๐š๐ ๐š ๐๐จ๐จ๐ง๐š๐ฒ๐š๐š ๐ข๐ง๐ฎ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ ๐ฎ๐๐›๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฆ๐ข๐ง๐ญ๐ข๐ฒ๐š๐๐š๐ง๐ข: โœ… Tusmo nololeedka (CV) leh seddex tixraac โœ… Shahaadada Dhalashada iyo Sugnaanta, ama Kaadhka Qaran ee Aqoonsiga (National ID) ama baasaboorka (Passport) โœ… Nuqul ka mid ah Shahaadada Jaamacadeed iyo Xaashida darajooyinka ama Shahaado kale (Diploma) โœ… Warqadda Caddaynta Dambi-la'aanta ee uu soo saaro Hoggaanka Baarista Dembiyada (CID Non-Criminal Record Certificate) โœ… Warqadda caddaynta Caafimaad-qabka (Medical Certificate of Good Health) โœ… Labo warqadood oo marag-fur ah (Two Recommendation Letters) โœ… Feylka shaqooyin aad hore u qabatay (Portfolio of Previous Work) ๐‡๐š๐› ๐ ๐ฎ๐๐›๐ข๐ง๐ญ๐š ๐œ๐จ๐๐ฌ๐ข๐ ๐š Musharraxa danaynaya waxa uu codsigiisa oo dhammaystiran ku hagaajinayaa: ๐Ÿ“ง comms@mfa.gov.so ๐Ÿ“ง hr@mfa.gov.so Fiiro gaar ah: Markii codsiyada la qiimeeyo kadib, waxaa lala xiriiri doonaa dadka soo buuxiyay shuruudaha ee ku soo baxa liiska si ay u galaan imtixaanka Layliga-shaqo.