es
Feedback
SAMEWADE ACADEMY

SAMEWADE ACADEMY

Ir al canal en Telegram

Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

Mostrar más

📈 Análisis del canal de Telegram SAMEWADE ACADEMY

El canal SAMEWADE ACADEMY (@samewade) en el segmento lingüístico de Somalí es un actor destacado. Actualmente la comunidad reúne a 17 415 suscriptores, ocupando la posición 11 621 en la categoría Educación y el puesto 489 en la región Somalia.

📊 Métricas de audiencia y dinámica

Desde su creación el невідомо, el proyecto ha mostrado un crecimiento acelerado, reuniendo a 17 415 suscriptores.

Según los últimos datos del 18 junio, 2026, el canal mantiene una actividad estable. En los últimos 30 días la variación de miembros fue de -168, y en las últimas 24 horas de -2, conservando un alto alcance.

  • Estado de verificación: No verificado
  • Tasa de interacción (ER): El promedio de interacción de la audiencia es 4.08%. Durante las primeras 24 horas tras publicar, el contenido suele obtener 1.10% de reacciones respecto al total de suscriptores.
  • Alcance de las publicaciones: Cada publicación recibe en promedio 711 visualizaciones. En el primer día suele acumular 191 visualizaciones.
  • Reacciones e interacción: La audiencia responde de forma activa: el promedio de reacciones por publicación es 0.

📝 Descripción y política de contenido

El autor describe el recurso como un espacio para expresar opiniones subjetivas:
Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

Gracias a la alta frecuencia de actualizaciones (últimos datos recibidos el 19 junio, 2026), el canal mantiene la vigencia y un amplio alcance. La analítica demuestra que la audiencia interactúa activamente con el contenido, lo que lo convierte en un punto de referencia dentro de la categoría Educación.

17 415
Suscriptores
-224 horas
-317 días
-16830 días
Archivo de publicaciones
𝐅𝐮𝐫𝐬𝐚𝐝 𝐋𝐚𝐲𝐥𝐢-𝐬𝐡𝐚𝐪𝐨: 𝐍𝐚𝐪𝐬𝐡𝐚𝐝𝐞𝐞𝐲𝐞 𝐬𝐚𝐰𝐢𝐫/𝐦𝐮𝐮𝐪𝐚𝐚𝐥 (𝐆𝐫𝐚𝐩𝐡𝐢𝐜 𝐃𝐞𝐬𝐢𝐠𝐧𝐞𝐫𝐬) Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, waxa ay soo bandhigaysaa seddex fursado layli-shaqo (internship) oo ay ku tartami karaan xirfadlayaasha iyo kuwa hal-abuurka u leh naqshadaynta sawir/muuqaal (Graphic Designers). 𝐅𝐚𝐚𝐡𝐟𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐥𝐚𝐲𝐥𝐢𝐠𝐚-𝐬𝐡𝐚𝐪𝐨 ➡️Muddada: 9 bilood ➡️Qabashada arjiga waxa ay ku egtahay: 18 Maarso, 2025 ➡️Habka xulashada: musharraxu waa inuu ku guulaystaa imtixaanka Layliga-shaqo kahor bilaabidda barnaamijka. ➡️Heshiiska Layliga-shaqo: musharraxa ku guulaysta imtixaanka waxa uu saxiixi doonaa heshiis shaqo-barasho oo aan mushahar lahayn oo ay diyaarisay Waaxda Shaqada iyo Shaqaalaha ee Wasaaradda. 𝐗𝐢𝐫𝐟𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧𝐭𝐚 𝐥𝐨𝐨 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧𝐲𝐚𝐡𝐚𝐲 🔹 Inuu ku xeel-dheeryahay samaynta sawirro dhaqaaq leh (Adobe After Effects) si gaar ah (Motion Graphics, Trim Path Animation, and motion design) 🔹inuu xirfad sare u leeyahay ku shaqaynta Adobe Illustrator, Adobe InDesign iyo Photoshop 🔹Inuu aqoon iyo karti u leeyahay samaynta qoraallo dhijitaal iyo kuwa daabacaad oo tayo sare leh 🔹Inuu rabitaan xooggan iyo hiigsi fog ka leeyahay hal-abuurka iyo laqabsiga xaaladaha shaqo 🔹Inuu ku shaqayn karo si miyir-furan oo leh aragti curin, howshana ku qaban karo waqtiga loo qabtay 𝐊𝐡𝐢𝐛𝐫𝐚𝐝𝐝𝐚 Musharrixiintu waa inay khibrad naqshadayn (design) iyo wax-soosaar (produce) ay u leeyihiin: 🔸Waxyaabaha sare u qaadaya summadda (Branding materials): Astaamaha (logos), waraaqaha dhejiska (stickers), tiimbarooyinka rasmiga ah (official seals), samaynta kaararka shaqo (business cards) iyo kuwa aqoonsiga shaqaale (employee ID card) 🔸Qoraallada xayaysiiska (Promotional content): Boodhadhka dhaqaaqaya iyo kuwa aan dhaqaaqayn (animated and static banners), sawirrada baraha bulshada iyo muuqaallada xayaysiiska 🔸Waxyaabaha la daabaco (Print materials): Wargeysyada (magazines), Buug-yaraha (brochures), sawirrada oraahda kooban lagu qoro (posters), shahaadooyinka (certificates) iyo agabka xusuusaha leh (commemorative items) 🔸Nashqado gaar ah: gaashaan (shields), abaal-marinno (awards), agabka haddiyadaha (gift items) iyo agab kale oo muuqaal tayo sare leh 𝐒𝐡𝐮𝐫𝐮𝐮𝐝𝐚𝐡𝐚: ☑️ Arday qalin-jebiyay ama haatan dhiganaya sanadkii ugu dambeeyay Jaamacadda ee Kuliyadda Saxaafadda (Journalism / Multimedia), ama Kuliyadda War-isgaarsiinta Ballaaran (Mass Communication) ama Tiknoolajiyadda macluumaadka (IT) iyo wixii la xiriira ☑️ Inuu waayo-aragnimo hore u leeyahay samaynta sawirrada dhaqaaqa (motion graphics) iyo naqshadaynta wax lagu baahiyo baraha bulshada ☑️ Inuu xilkas yahay, awoodna u leeyahay in si iskaashi ah uu koox kula shaqeeyo 𝐂𝐨𝐝𝐬𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐥𝐚𝐠𝐚 𝐝𝐨𝐨𝐧𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐢𝐧𝐮𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐠𝐮𝐝𝐛𝐢𝐲𝐨 𝐝𝐮𝐤𝐮𝐦𝐢𝐧𝐭𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚𝐧𝐢: ✅ Tusmo nololeedka (CV) leh seddex tixraac ✅ Shahaadada Dhalashada iyo Sugnaanta, ama Kaadhka Qaran ee Aqoonsiga (National ID) ama baasaboorka (Passport) ✅ Nuqul ka mid ah Shahaadada Jaamacadeed iyo Xaashida darajooyinka ama Shahaado kale (Diploma) ✅ Warqadda Caddaynta Dambi-la'aanta ee uu soo saaro Hoggaanka Baarista Dembiyada (CID Non-Criminal Record Certificate) ✅ Warqadda caddaynta Caafimaad-qabka (Medical Certificate of Good Health) ✅ Labo warqadood oo marag-fur ah (Two Recommendation Letters) ✅ Feylka shaqooyin aad hore u qabatay (Portfolio of Previous Work) 𝐇𝐚𝐛 𝐠𝐮𝐝𝐛𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐜𝐨𝐝𝐬𝐢𝐠𝐚 Musharraxa danaynaya waxa uu codsigiisa oo dhammaystiran ku hagaajinayaa: 📧 comms@mfa.gov.so 📧 hr@mfa.gov.so Fiiro gaar ah: Markii codsiyada la qiimeeyo kadib, waxaa lala xiriiri doonaa dadka soo buuxiyay shuruudaha ee ku soo baxa liiska si ay u galaan imtixaanka Layliga-shaqo.

Waa kan File-ka Resources-ka Waana Ai File Kaliya Computer Illustrator ku jiro uu ku furmaa File-kan Waxan kaso xiganay oo Groupka soo dhigay @dahab_graphic

Galabta waxa inoo Bilaabanayo Cashirada Dufcada 19aad Ee Graphic Design Insha Allah waxan rajeyna Inuu si wanagsan inoogu bil
Galabta waxa inoo Bilaabanayo Cashirada Dufcada 19aad Ee Graphic Design Insha Allah waxan rajeyna Inuu si wanagsan inoogu bilowdo Guulna inoogu dhamaado. Ardayda isdiiwan gilisay Insha Allah Mudo 2 Bil kadib waxqabadkooda waxan kuso bandhigi doona Youtube-Keena Insha Allah. ------- F.G: Hada is diiwan gili oo hel Cawinaad Joogta ah. Si aad isku diiwan gilisid Nagala soo xiriir Whatsapp: https://wa.me/message/6HVONJCAOERII1 Telegram: https://t.me/samewadeacademy Telphone: 0619545300 / +252619545300

Adobe creative cloud 1: Official Adobe cc subscription ( not crack) 2: Dhamaan apps waxay kuu noqon doonaan free 3: Waxaad ku
Adobe creative cloud 1: Official Adobe cc subscription ( not crack) 2: Dhamaan apps waxay kuu noqon doonaan free 3: Waxaad ku istimaali kartaa Windows 🪟 iyo Mac 4: Waxaa kuula socda Ai features 5: 100 GB cloud storage FG: adeegaan waa Adobe sax ah maaha mid la soo jabiyey oo crack ah , waxaa kuula socda Ai features , Whatsapp link 🖇️https://wa.link/xk63zq Telegram Link 🔗https://t.me/alphadigital5

Diiwan gilinta dufcadii 19aad Waxaa ka harsan kaliya 2 Maalin Waxayna si rasmi ah Fasalada u bilaabanayan Sabti 01 March, Isk
Diiwan gilinta dufcadii 19aad Waxaa ka harsan kaliya 2 Maalin Waxayna si rasmi ah Fasalada u bilaabanayan Sabti 01 March, Iska diiwan gili intaysan kaa xermin. ------- F.G: Hada is diiwan gili oo hel Cawinaad Joogta ah. _ Si aad isku diiwan gilisid Nagala soo xiriir Whatsapp: https://wa.me/message/6HVONJCAOERII1 Telegram: https://t.me/samewadeacademy Telphone: 0619545300 / +252619545300

Ramadan Mubarak 2025 Resources.rar4.16 MB

Fursad Muhiim ah Diiwan gilinta #Dufcadii_19aad Waxaa inoo socda Diiwan Gilinta Dufcadii 19aad ee Graphic Design Fasalada kal
Fursad Muhiim ah Diiwan gilinta #Dufcadii_19aad Waxaa inoo socda Diiwan Gilinta Dufcadii 19aad ee Graphic Design Fasalada kala ah Photoshop iyo Illustrator Diiwan Gilinta Waxay ku egtahay Jimco 28 Bisha February. ------- F.G: Hada is diiwan gili oo hel Cawinaad Joogta ah. _ Si aad isku diiwan gilisid Nagala soo xiriir Whatsapp: https://wa.me/message/6HVONJCAOERII1 Telegram: https://t.me/samewadeacademy Telphone: 0619545300 / +252619545300

Sawirada Lower Thirds Resources.rar20.60 MB

Lower Thirds + Photoshop Actions | Baro Sida loo Sameyo Lower thirds Sido Kale 1000 Sawir Halmar ... 👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾
Lower Thirds + Photoshop Actions | Baro Sida loo Sameyo Lower thirds Sido Kale 1000 Sawir Halmar ... 👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾 https://youtu.be/CLurveo8gWc?si=A7MusmlNenFHHO2i

Ugu Danbeyn Galabta Waxaa si rasmi ah inoogu bilaabanaya Cashirada Koorsooyiinka kala ah Video Editing (Premiere Pro) Iyo Mot
Ugu Danbeyn Galabta Waxaa si rasmi ah inoogu bilaabanaya Cashirada Koorsooyiinka kala ah Video Editing (Premiere Pro) Iyo Motion Graphics (After Effects) Waxayna Socon donanan Labada bil Insha Allah. _ Si aad isku diiwan gilisid Nagala soo xiriir Whatsapp: https://wa.me/message/6HVONJCAOERII1 Telegram: https://t.me/samewadeacademy Telphone: 0619545300 / +252619545300