SAMEWADE ACADEMY
前往频道在 Telegram
Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.
显示更多📈 Telegram 频道 SAMEWADE ACADEMY 的分析概览
频道 SAMEWADE ACADEMY (@samewade) 索马里语 语言赛道中的 是活跃参与者。目前社区聚集了 17 417 名订阅者,在 教育 类别中位列第 11 621,并在 索马里 地区排名第 489 位。
📊 受众指标与增长动态
自 невідомо 创建以来,项目保持高速增长,吸引了 17 417 名订阅者。
根据 18 六月, 2026 的最新数据,频道保持稳定运转。过去 30 天订阅人数变化为 -168,过去 24 小时变化为 -2,整体触达仍然可观。
- 认证状态: 未认证
- 互动率 (ER): 平均受众互动率为 4.08%。内容发布后 24 小时内通常能获得 1.10% 的反应,占订阅者总量。
- 帖子覆盖: 每篇帖子平均可获得 711 次浏览,首日通常累积 191 次浏览。
- 互动与反馈: 受众积极参与,单帖平均反应数为 0。
📝 描述与内容策略
作者将该频道定位为表达主观观点的平台:
“Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.”
凭借高频更新(最新数据采集于 19 六月, 2026),频道始终保持新鲜度与高覆盖。分析显示受众积极互动,使其成为 教育 类别中的关键影响点。
17 417
订阅者
-224 小时
-317 天
-16830 天
帖子存档
17 417
𝐅𝐮𝐫𝐬𝐚𝐝 𝐋𝐚𝐲𝐥𝐢-𝐬𝐡𝐚𝐪𝐨: 𝐍𝐚𝐪𝐬𝐡𝐚𝐝𝐞𝐞𝐲𝐞 𝐬𝐚𝐰𝐢𝐫/𝐦𝐮𝐮𝐪𝐚𝐚𝐥 (𝐆𝐫𝐚𝐩𝐡𝐢𝐜 𝐃𝐞𝐬𝐢𝐠𝐧𝐞𝐫𝐬)
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, waxa ay soo bandhigaysaa seddex fursado layli-shaqo (internship) oo ay ku tartami karaan xirfadlayaasha iyo kuwa hal-abuurka u leh naqshadaynta sawir/muuqaal (Graphic Designers).
𝐅𝐚𝐚𝐡𝐟𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐥𝐚𝐲𝐥𝐢𝐠𝐚-𝐬𝐡𝐚𝐪𝐨
➡️Muddada: 9 bilood
➡️Qabashada arjiga waxa ay ku egtahay: 18 Maarso, 2025
➡️Habka xulashada: musharraxu waa inuu ku guulaystaa imtixaanka Layliga-shaqo kahor bilaabidda barnaamijka.
➡️Heshiiska Layliga-shaqo: musharraxa ku guulaysta imtixaanka waxa uu saxiixi doonaa heshiis shaqo-barasho oo aan mushahar lahayn oo ay diyaarisay Waaxda Shaqada iyo Shaqaalaha ee Wasaaradda.
𝐗𝐢𝐫𝐟𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧𝐭𝐚 𝐥𝐨𝐨 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧𝐲𝐚𝐡𝐚𝐲
🔹 Inuu ku xeel-dheeryahay samaynta sawirro dhaqaaq leh (Adobe After Effects) si gaar ah (Motion Graphics, Trim Path Animation, and motion design)
🔹inuu xirfad sare u leeyahay ku shaqaynta Adobe Illustrator, Adobe InDesign iyo Photoshop
🔹Inuu aqoon iyo karti u leeyahay samaynta qoraallo dhijitaal iyo kuwa daabacaad oo tayo sare leh
🔹Inuu rabitaan xooggan iyo hiigsi fog ka leeyahay hal-abuurka iyo laqabsiga xaaladaha shaqo
🔹Inuu ku shaqayn karo si miyir-furan oo leh aragti curin, howshana ku qaban karo waqtiga loo qabtay
𝐊𝐡𝐢𝐛𝐫𝐚𝐝𝐝𝐚
Musharrixiintu waa inay khibrad naqshadayn (design) iyo wax-soosaar (produce) ay u leeyihiin:
🔸Waxyaabaha sare u qaadaya summadda (Branding materials): Astaamaha (logos), waraaqaha dhejiska (stickers), tiimbarooyinka rasmiga ah (official seals), samaynta kaararka shaqo (business cards) iyo kuwa aqoonsiga shaqaale (employee ID card)
🔸Qoraallada xayaysiiska (Promotional content): Boodhadhka dhaqaaqaya iyo kuwa aan dhaqaaqayn (animated and static banners), sawirrada baraha bulshada iyo muuqaallada xayaysiiska
🔸Waxyaabaha la daabaco (Print materials): Wargeysyada (magazines), Buug-yaraha (brochures), sawirrada oraahda kooban lagu qoro (posters), shahaadooyinka (certificates) iyo agabka xusuusaha leh (commemorative items)
🔸Nashqado gaar ah: gaashaan (shields), abaal-marinno (awards), agabka haddiyadaha (gift items) iyo agab kale oo muuqaal tayo sare leh
𝐒𝐡𝐮𝐫𝐮𝐮𝐝𝐚𝐡𝐚:
☑️ Arday qalin-jebiyay ama haatan dhiganaya sanadkii ugu dambeeyay Jaamacadda ee Kuliyadda Saxaafadda (Journalism / Multimedia), ama Kuliyadda War-isgaarsiinta Ballaaran (Mass Communication) ama Tiknoolajiyadda macluumaadka (IT) iyo wixii la xiriira
☑️ Inuu waayo-aragnimo hore u leeyahay samaynta sawirrada dhaqaaqa (motion graphics) iyo naqshadaynta wax lagu baahiyo baraha bulshada
☑️ Inuu xilkas yahay, awoodna u leeyahay in si iskaashi ah uu koox kula shaqeeyo
𝐂𝐨𝐝𝐬𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐥𝐚𝐠𝐚 𝐝𝐨𝐨𝐧𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐢𝐧𝐮𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐠𝐮𝐝𝐛𝐢𝐲𝐨 𝐝𝐮𝐤𝐮𝐦𝐢𝐧𝐭𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚𝐧𝐢:
✅ Tusmo nololeedka (CV) leh seddex tixraac
✅ Shahaadada Dhalashada iyo Sugnaanta, ama Kaadhka Qaran ee Aqoonsiga (National ID) ama baasaboorka (Passport)
✅ Nuqul ka mid ah Shahaadada Jaamacadeed iyo Xaashida darajooyinka ama Shahaado kale (Diploma)
✅ Warqadda Caddaynta Dambi-la'aanta ee uu soo saaro Hoggaanka Baarista Dembiyada (CID Non-Criminal Record Certificate)
✅ Warqadda caddaynta Caafimaad-qabka (Medical Certificate of Good Health)
✅ Labo warqadood oo marag-fur ah (Two Recommendation Letters)
✅ Feylka shaqooyin aad hore u qabatay (Portfolio of Previous Work)
𝐇𝐚𝐛 𝐠𝐮𝐝𝐛𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐜𝐨𝐝𝐬𝐢𝐠𝐚
Musharraxa danaynaya waxa uu codsigiisa oo dhammaystiran ku hagaajinayaa:
📧 comms@mfa.gov.so
📧 hr@mfa.gov.so
Fiiro gaar ah: Markii codsiyada la qiimeeyo kadib, waxaa lala xiriiri doonaa dadka soo buuxiyay shuruudaha ee ku soo baxa liiska si ay u galaan imtixaanka Layliga-shaqo.
17 417
Waa kan File-ka Resources-ka Waana Ai File Kaliya Computer Illustrator ku jiro uu ku furmaa
File-kan Waxan kaso xiganay oo Groupka soo dhigay @dahab_graphic
17 417
Galabta waxa inoo Bilaabanayo Cashirada Dufcada 19aad Ee Graphic Design Insha Allah waxan rajeyna Inuu si wanagsan inoogu bilowdo Guulna inoogu dhamaado.
Ardayda isdiiwan gilisay Insha Allah Mudo 2 Bil kadib waxqabadkooda waxan kuso bandhigi doona Youtube-Keena Insha Allah.
------- F.G: Hada is diiwan gili oo hel Cawinaad Joogta ah.
Si aad isku diiwan gilisid Nagala soo xiriir
Whatsapp: https://wa.me/message/6HVONJCAOERII1
Telegram: https://t.me/samewadeacademy
Telphone: 0619545300 / +252619545300
17 417
Adobe creative cloud
1: Official Adobe cc subscription ( not crack)
2: Dhamaan apps waxay kuu noqon doonaan free
3: Waxaad ku istimaali kartaa Windows 🪟 iyo Mac
4: Waxaa kuula socda Ai features
5: 100 GB cloud storage
FG: adeegaan waa Adobe sax ah maaha mid la soo jabiyey oo crack ah , waxaa kuula socda Ai features ,
Whatsapp link 🖇️https://wa.link/xk63zq
Telegram Link 🔗https://t.me/alphadigital5
17 417
Diiwan gilinta dufcadii 19aad Waxaa ka harsan kaliya 2 Maalin Waxayna si rasmi ah Fasalada u bilaabanayan Sabti 01 March, Iska diiwan gili intaysan kaa xermin.
------- F.G: Hada is diiwan gili oo hel Cawinaad Joogta ah.
_
Si aad isku diiwan gilisid Nagala soo xiriir
Whatsapp: https://wa.me/message/6HVONJCAOERII1
Telegram: https://t.me/samewadeacademy
Telphone: 0619545300 / +252619545300
17 417
Fursad Muhiim ah Diiwan gilinta #Dufcadii_19aad
Waxaa inoo socda Diiwan Gilinta Dufcadii 19aad ee Graphic Design Fasalada kala ah Photoshop iyo Illustrator
Diiwan Gilinta Waxay ku egtahay Jimco 28 Bisha February.
------- F.G: Hada is diiwan gili oo hel Cawinaad Joogta ah.
_
Si aad isku diiwan gilisid Nagala soo xiriir
Whatsapp: https://wa.me/message/6HVONJCAOERII1
Telegram: https://t.me/samewadeacademy
Telphone: 0619545300 / +252619545300
17 417
Lower Thirds + Photoshop Actions | Baro Sida loo Sameyo Lower thirds Sido Kale 1000 Sawir Halmar ...
👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾
https://youtu.be/CLurveo8gWc?si=A7MusmlNenFHHO2i
17 417
Ugu Danbeyn Galabta Waxaa si rasmi ah inoogu bilaabanaya Cashirada Koorsooyiinka kala ah Video Editing (Premiere Pro) Iyo Motion Graphics (After Effects) Waxayna Socon donanan Labada bil Insha Allah.
_
Si aad isku diiwan gilisid Nagala soo xiriir
Whatsapp: https://wa.me/message/6HVONJCAOERII1
Telegram: https://t.me/samewadeacademy
Telphone: 0619545300 / +252619545300
现已上线!2025 年 Telegram 研究 — 年度关键洞察 
