uz
Feedback
SAMEWADE ACADEMY

SAMEWADE ACADEMY

Kanalga Telegram’da o‘tish

Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

Ko'proq ko'rsatish

📈 Telegram kanali SAMEWADE ACADEMY analitikasi

SAMEWADE ACADEMY (@samewade) Somali til segmentidagi kanali faol ishtirokchi. Hozirda hamjamiyat 17 271 obunachidan iborat bo'lib, Taʼlim toifasida 11 613-o'rinni va Somali mintaqasida 492-o'rinni egallagan.

📊 Auditoriya ko‘rsatkichlari va dinamika

невідомо sanasidan buyon loyiha tez o‘sib, 17 271 obunachiga ega bo‘ldi.

12 Iyul, 2026 dagi oxirgi ma’lumotlarga ko‘ra kanal barqaror faollikka ega. Oxirgi 30 kunda obunachilar soni -165 ga, so‘nggi 24 soatda esa -18 ga o‘zgardi va umumiy qamrov yuqori darajada qolmoqda.

  • Tasdiqlash holati: Tasdiqlanmagan
  • Jalb etish (ER): Auditoriya o‘rtacha 3.81% darajada jalb etiladi. Nashrdan keyingi dastlabki 24 soatda kontent odatda umumiy obunachilar sonining 1.11% ini tashkil etuvchi reaksiyalarni to‘playdi.
  • Post qamrovi: Har bir post o‘rtacha 658 marta ko‘riladi; birinchi sutkada odatda 191 ta ko‘rish yig‘iladi.
  • Reaksiyalar va o‘zaro ta’sir: Auditoriya faol: har bir postga o‘rtacha 0 ta reaksiya keladi.

📝 Tavsif va kontent siyosati

Muallif resursni shaxsiy fikrni ifoda etish maydoni sifatida ta’riflaydi:
Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

Yuqori yangilanish chastotasi (oxirgi ma’lumot 13 Iyul, 2026 da olingan) sababli kanal doimo dolzarb va katta qamrovli bo‘lib qoladi. Analitika auditoriya kontent bilan faol hamkorlik qilishini, uni Taʼlim toifasidagi muhim ta’sir nuqtasiga aylantirishini ko‘rsatadi.

17 271
Obunachilar
-1824 soatlar
-177 kunlar
-16530 kunlar
Postlar arxiv
Maalin Kaliyaa ka harsan Diiwan gilinta Dufcadii 22aadee Graphic Design Berito oo Axad ah Cashirada si rasmi ah ayay u bilaab
Maalin Kaliyaa ka harsan Diiwan gilinta Dufcadii 22aadee Graphic Design Berito oo Axad ah Cashirada si rasmi ah ayay u bilaabanayan Mahadsanid. ------- F.G: Hada is diiwan gili oo hel Cawinaad Joogta ah. ___________________________________________ Si aad isku diiwan gilisid Nagala soo xiriir Whatsapp: https://wa.me/message/6HVONJCAOERII1 Telegram: https://t.me/samewadeacademy Telphone: 0619545300 / +252619545300

Duco Mida ugu wanagsan Maalinka Carafa
Duco Mida ugu wanagsan Maalinka Carafa

Barri waa maalin wayn, maalintii carafa, waa maalin aan ka dharagsanahay wanaageeda. Fadlan walaal soom hadaad awoodo si ajar
Barri waa maalin wayn, maalintii carafa,  waa maalin aan ka dharagsanahay wanaageeda. Fadlan walaal soom hadaad awoodo si ajarka iyo wanaaga ay xambaarsan tahay uga wada faa'iidaysano oo Qur'aan akhris, sadaqo, saliga nabiga اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين Aan badino. Aan isa saamaxno oo khayr badan shaqaysano. Alle ha inaga yeelo inta naarta laga xoreeyo ee loo dambi dhaafo

Ciid Calligraphy.rar50.35 MB

Ovozli xabar03:08

Ovozli xabar00:57

Cinwaankan Tiktok Anaga malihin Sido Kalena Academy-yada wax cinwaan tiktok ah malahan. Sido Kale Dhowr jeer Arday ila soo xi
Cinwaankan Tiktok Anaga malihin Sido Kalena Academy-yada wax cinwaan tiktok ah malahan. Sido Kale Dhowr jeer Arday ila soo xiriirtay waxay wax iga weydiiyeen Website-ka Damoddy Web-kaasna Anaga malihin Guud ahaan wax website ahna malihin Mahadsanid. Waxaad Si gaar ah nagala soo xiriiri kartiin Telegram: @samewadeacademy Whatsapp: 0619545300 / +252619545300 Number aan midkan ahayna malihin Mahadsanid.

Waxaa inoo socda Diiwan Gilinta Dufcadii 22aad ee Graphic Design Fasalada kala ah Photoshop iyo Illustrator ------- F.G: Hada
Waxaa inoo socda Diiwan Gilinta Dufcadii 22aad ee Graphic Design Fasalada kala ah Photoshop iyo Illustrator ------- F.G: Hada is diiwan gili oo hel Cawinaad Joogta ah. ___________________________________________ Si aad isku diiwan gilisid Nagala soo xiriir Whatsapp: https://wa.me/message/6HVONJCAOERII1 Telegram: https://t.me/samewadeacademy Telphone: 0619545300 / +252619545300

1 June 2022 Waa Malinka ugu horeyay ee aan daahfurnay Channelka Samewade Maanta waa Sadax Sano Guurada kaso wareegatay Maalin
1 June 2022 Waa Malinka ugu horeyay ee aan daahfurnay Channelka Samewade Maanta waa Sadax Sano Guurada kaso wareegatay Maalinka Channelka la sameyay.

Codkaga kaga Qayb Qaado Youtube-ka Gaar ahaan Qaybta Community-ga
Codkaga kaga Qayb Qaado Youtube-ka Gaar ahaan Qaybta Community-ga

Ugu Danbeyn Galabta Waxaa si rasmi ah inoogu bilaabanaya Cashirada Koorsooyiinka kala ah Video Editing (Premiere Pro) Iyo Mot
Ugu Danbeyn Galabta Waxaa si rasmi ah inoogu bilaabanaya Cashirada Koorsooyiinka kala ah Video Editing (Premiere Pro) Iyo Motion Graphics (After Effects) Waxayna Socon donanan Labada bil Insha Allah. ------- F.G: Hada is diiwan gili oo hel Cawinaad Joogta ah. ___________ Si aad isku diiwan gilisid Nagala soo xiriir Whatsapp: https://wa.me/message/6HVONJCAOERII1 Telegram: https://t.me/samewadeacademy Telphone: 0619545300 / +252619545300

resources FB POSTER.rar6.30 MB