ru
Feedback
SAMEWADE ACADEMY

SAMEWADE ACADEMY

Открыть в Telegram

Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

Больше

📈 Аналитический обзор Telegram-канала SAMEWADE ACADEMY

Канал SAMEWADE ACADEMY (@samewade) языкового сегмента Сомалийский является активным участником. Сейчас сообщество объединяет 17 401 подписчиков, занимая 11 597 место в категории Образование и 488 место в регионе Сомали.

📊 Показатели аудитории и динамика

С момента создания невідомо проект демонстрирует стремительный рост, собрав аудиторию из 17 401 подписчиков.

Согласно последним данным от 23 июня, 2026, канал показывает стабильную активность. За последние 30 дней изменение числа участников составило -154, а за последние 24 часа — 1, при этом общий охват остаётся высоким.

  • Статус верификации: Не верифицирован
  • Уровень вовлечённости (ER): Средний показатель вовлечённости аудитории составляет 4.23%. В первые 24 часа после публикации контент обычно набирает 1.13% реакций от общего числа подписчиков.
  • Охват публикаций: В среднем каждый пост получает 736 просмотров. В течение первых суток публикация набирает 196 просмотров.
  • Реакции и взаимодействия: Аудитория активно поддерживает контент: среднее количество реакций на один пост — 0.

📝 Описание и контентная политика

Автор описывает ресурс как площадку для выражения субъективного мнения:
Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

Благодаря высокой частоте обновлений (последние данные получены 24 июня, 2026) канал поддерживает актуальность и высокий уровень охвата публикаций. Аналитика показывает, что аудитория активно взаимодействует с контентом, что делает его важной точкой влияния в категории Образование.

17 401
Подписчики
+124 часа
-237 дней
-15430 день
Архив постов
Alxamdulillah Dhawaan Waxan Gaarnay 50kun Subscribers Waxa Mahadaas oo idil iska leh Allah oo ina waafajiyay Inaan tiradas ga
Alxamdulillah Dhawaan Waxan Gaarnay 50kun Subscribers Waxa Mahadaas oo idil iska leh Allah oo ina waafajiyay Inaan tiradas gaarno sido kalena aan joogteyno Duruursta aan soo gudbinayno Sido kale Aad baan idinkaga Mahadcelina Ku xernashihiina Iyo garab istagiinaba Waxaan si gaar ah ugu Mahadcelina Kontan kaas kun ee Youtube inoo xeran Laga soo bilaabo Qofka Malintii ugu horeysay Anago 0 Subs ah inoo saray Subscribe-tii Ugu horeysay ilaa laga soo garay Midka Hada inagu soo xermay dhamaantiinba si guud iyo si gaar ahba Mahadsanidiin.

Ugu Danbeyn Galabta Waxaa si rasmi ah inoogu bilaabanaya Cashirada Koorsooyiinka kala ah Video Editing (Premiere Pro) Iyo Mot
Ugu Danbeyn Galabta Waxaa si rasmi ah inoogu bilaabanaya Cashirada Koorsooyiinka kala ah Video Editing (Premiere Pro) Iyo Motion Graphics (After Effects) Waxayna Socon donanan Labada bil Insha Allah. ------- F.G: Hada is diiwan gili oo hel Cawinaad Joogta ah. ___________________________________________ Si aad isku diiwan gilisid Nagala soo xiriir Whatsapp: https://wa.me/message/6HVONJCAOERII1 Telegram: https://t.me/samewadeacademy Telphone: 0619545300 / +252619545300

Poster Resources.rar9.00 MB

Diiwan gilinta dufcadii 11aad ee Premiere Pro iyo After Effects Waxaa ka harsan kaliya 3 Maalin Waxayna si rasmi ah Fasalada
Diiwan gilinta dufcadii 11aad ee Premiere Pro iyo After Effects Waxaa ka harsan kaliya 3 Maalin Waxayna si rasmi ah Fasalada u bilaabanayan Sabti 12 April, Iska diiwan gili intaysan kaa xermin. Mahadsanid. ------- F.G: Hada is diiwan gili oo hel Cawinaad Joogta ah. ___________________________________________ Si aad isku diiwan gilisid Nagala soo xiriir Whatsapp: https://wa.me/message/6HVONJCAOERII1 Telegram: https://t.me/samewadeacademy Telphone: 0619545300 / +252619545300

Galabta waxaa Si Rasmi ah inoo Bilaabatay Cashirada Dufcada 20aad Ee Graphic Design Insha Allah waxan rajeyna Inuu si wanagsa
Galabta waxaa Si Rasmi ah inoo Bilaabatay Cashirada Dufcada 20aad Ee Graphic Design Insha Allah waxan rajeyna Inuu si wanagsan inoogu bilowdo Guulna inoogu dhamaado. Ardayda isdiiwan gilisay Insha Allah Mudo 2 Bil kadib waxqabadkooda waxan kuso bandhigi doona Youtube-Keena Insha Allah. ------- F.G: Hada is diiwan gili oo hel Cawinaad Joogta ah. ___________________________________________ Si aad isku diiwan gilisid Nagala soo xiriir Whatsapp: https://wa.me/message/6HVONJCAOERII1 Telegram: https://t.me/samewadeacademy Telphone: 0619545300 / +252619545300

Ardaygii Danaynaya Suuqa Forex iyo xog ku saabsan Haku Xermo Youtube Channel-kan Mahadsanid.

photo content

Diiwan gilinta dufcadii 20aad Waxaa ka harsan kaliya 3 Maalin. ------- F.G: Hada is diiwan gili oo hel Cawinaad Joogta ah. _
Diiwan gilinta dufcadii 20aad Waxaa ka harsan kaliya 3 Maalin. ------- F.G: Hada is diiwan gili oo hel Cawinaad Joogta ah. _ Si aad isku diiwan gilisid Nagala soo xiriir Whatsapp: https://wa.me/message/6HVONJCAOERII1 Telegram: https://t.me/samewadeacademy Telphone: 0619545300 / +252619545300

Waxaa inoo socda Diiwan Gilinta Dufcadii 20aad ee Graphic Design Fasalada kala ah Photoshop iyo Illustrator Diiwan Gilinta Wa
Waxaa inoo socda Diiwan Gilinta Dufcadii 20aad ee Graphic Design Fasalada kala ah Photoshop iyo Illustrator Diiwan Gilinta Waxay ku egtahay Axad 07 Bisha April. ------- F.G: Hada is diiwan gili oo hel Cawinaad Joogta ah. ___________________________________________ Si aad isku diiwan gilisid Nagala soo xiriir Whatsapp: https://wa.me/message/6HVONJCAOERII1 Telegram: https://t.me/samewadeacademy Telphone: 0619545300 / +252619545300

Ciid Waanagsan PS Resources.rar2.55 MB

Голосовое сообщение01:54