Xadiiska Maanta
Kanalga Telegramโda oโtish
ุณุงูู ูู ูุดุฑ ุงูุญุฏูุซ ุทุงุนุฉู ูููุจููู ๏ทบ: ูุถููุฑู ุงูููู ุงู ุฑุฃู ุณูู ูุนู ู ูุงูุชู ูููุนูุงูุง ูุญูููุธููุง ูุจููููุบููุง. ุงูุชูุงุตู: https://t.me/Axmeddawlad
Ko'proq ko'rsatish3 278
Obunachilar
Ma'lumot yo'q24 soatlar
-27 kunlar
+2030 kunlar
Postlar arxiv
3 276
๐ธูุถู ุตูู
ู
ููุญุฑููู
๐ธ
ุนููู ุฃูุจูู ููุฑูููุฑูุฉู -ุฑูุถููู ุงูููู ุนููููู- ููุงูู: ููุงูู ุฑูุณูููู ุงูููู ๏ทบ: ยซุฃูููุถููู ุงูุตููููุงู
ู ุจูุนูุฏู ุฑูู
ูุถูุงููุ ุดูููุฑู ุงูููู ุงููู
ูุญูุฑููู
ูุ ููุฃูููุถููู ุงูุตููููุงุฉู ุจูุนูุฏู ุงููููุฑููุถูุฉู ุตูููุงุฉู ุงููููููููยป.
ุฑูุงู ู
ุณูู
(ูกูกูฆูฃ)
๐
๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐.
Rasuulku {๏ทบ} waxa uu yidhi: ยซSoon waxa ugu fadli badan Ramadaan kaddib bisha ILAAHAY ee Muxarram, Salaadna waxa ugu fadli badan salaadaha waajibka ah kaddib Salaadda Habeenkii (Salaatu Layl).ยป โMuslim (1163)
ุงูุฏุงู ุนูู ุงูุฎูุฑ ููุงุนูู
ููููููููููููููููููููููููููููููููููููููููู
๐๐บ๐๐ ๐ญ๐๐๐๐ ๐ฟ๐๐
๐๐๐๐๐; iskuday ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso.
https://t.me/XadiiskaMaant
3 276
Xadiiskan Nebiga ๏ทบ laga soo wariyay, oo Imaam Tirmidi (279H) uu diiwaangaliyay, ayuu Suubbanuhu ๏ทบ ku yidhi: Qofna dhaqaaqi maayo maalinta Qiyaame ilaa la weydiiyo: Cimrigiisi muxuu ku dhammeeyay? Cilmigiisi muxuu ku qabtay? Maalkiisi xagguu ka keenay xaggeese ku bixiyay? Jidhkiisina muxuu ku idleeyay?
ุงูุฏุงู ุนูู ุงูุฎูุฑ ููุงุนูู
ููููููููููููููููููููููููููููููููููููููููู
๐๐บ๐๐ ๐ญ๐๐๐๐ ๐ฟ๐๐
๐๐๐๐๐; iskuday ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso.
https://t.me/XadiiskaMaanta
3 276
ุนูุฏูู
ู
ุจุงุฑู ุฃุญุจููุฉ ุงูููุฑุงู
ุ ูุชูุจูู ุงููู ู
ููุง ูู
ููู
ุตุงููุญ ุงูุฃุนู
ุงูุ ูุฃุนุฒู ุงููู ุงูุฅุณูุงู
ูุงูู
ุณูู
ูู ูุญูุธ ุจูุงุฏ ุงูู
ุณูู
ูู ู
ู ููู ู
ูุฑูู.
๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐ meel walba oo aad dunida ka joogtaan, ILAAHAY {๏ทป} ha innaga aqbalo camallada khayrka ah; hana innaga yeelo kuwa uu naarta ka xoreeyo iyaga iyo waalidiintoodba.
ILAAHAY {๏ทป} waxa aynu waydiisanaynaa inuu iimaan, amni iyo caafimaad innagu gaadhsiiyo iido kale oo farxadeed.
Maalinta ciidu waa maalin weyn; ILAAHAY {๏ทป} uu wayneeyay ee aynu waynayno oo macaasida iyo waxa Ilaahay ka cadhaysiinaya ee dambiyo ah ka dheeraano oo iska ilaalino.
3 276
๐๐ข๐๐๐ ๐๐๐ฒ๐ง๐ฎ ๐๐ฅ๐๐๐ก๐๐ฒ ๐ ๐๐๐ซ๐ข๐ง๐ง๐๐?
3 276
Rasuulku {๏ทบ} waxa uu yidhi: ยซDuco waxa ugu khayr badan ducada maalinta Carafa, waxaana ugu khayr badan waxaan idhaahdo aniga iyo Nebiyadii iga horreeyayba:
ููุง ุฅููููู ุฅููููุง ุงูููููู ููุญูุฏููู ููุง ุดูุฑูููู ููููุ ูููู ุงููู
ูููููุ ูููููู ุงููุญูู
ูุฏูุ ูููููู ุนูููู ููููู ุดูููุกู ููุฏููุฑู.
ุงูุฏุงู ุนูู ุงูุฎูุฑ ููุงุนูู
ููููููููููููููููููููููููููููููููููููููููู
๐๐บ๐๐ ๐ญ๐๐๐๐ ๐ฟ๐๐
๐๐๐๐๐; iskuday ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso.
https://t.me/XadiiskaMaanta
3 276
๐
๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐
๐โ๐บ๐. ๐ฉ๐๐๐๐๐๐๐๐๐ (ุญูุธู ุงููู).
3 276
Soonka maalinta Carafa laba sanno dambigooda ayaa lagu dhaafayaa waa in aan fursaddaas la iska dayicin ee laga faa'idayso berri Insha Allaah.
3 276
Rasuulku {๏ทบ} waxa uu yidhi: ยซMa jirto maalin ay ka badantahay ILAAHAY {๏ทป} addoon in uu naar ka xoreeyo maalinta Carafa.ยป โMuslim
Maalinta Carafa waa maalinta ILAAHAY {๏ทป} in badan oo addoomadiisa kamid ah Naarta uu ka xoreeyo, waa maalinta ducada la ducaysto duco ka khayr badani aanay jirin.
Maalintani waxay ku beegantahay berri oo Salaasa ah, waa fursad weyn oo ILAAHAY {๏ทป} kula kulmiyay ee ka faa'idayso fursaddaas.
ุงูุฏุงู ุนูู ุงูุฎูุฑ ููุงุนูู
ููููููููููููููููููููููููููููููููููููููููู
๐๐บ๐๐ ๐ญ๐๐๐๐ ๐ฟ๐๐
๐๐๐๐๐; iskuday ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso.
https://t.me/XadiiskaMaanta
3 276
๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐
๐.
Nebiga {๏ทบ} waxa la waydiiyay soonka maalinta Carafa? Nebigu {๏ทบ} waxa uu yidhi: ยซWaxa lagu dhaafaa (dambiga) sannadkii hore iyo ka soo socda.ยป โMuslim
Maalinta Carafa waa maalinta xajka weyn, waa maalinta dambiyada la dhaafo, waa maalinta ILAAHAY {๏ทป} in badan oo addoomadiisa kamid ah Naarta uu ka xoreeyo, waa maalinta ducada la ducaysto duco ka khayr badani aanay jirin.
Ka faa'idayso maalintan oo kaga faa'idayso; xuska Alle, tawbadda, ducada, salaadda, soonka iyo fal kastoo wanaagsan samayntiisa.
Maalintani waa fursad weyn oo ILAAHAY {๏ทป} kula kulmiyay ee ka faa'idayso fursaddaas.
ูุงูุชูุฒ ุงููุฑุตุฉ ุฅูู ุงููุฑุตุฉ โข ุฅุฐุง ูู
ุชูุชูุฒูุง ุตุงุฑุช ุบุตุฉ.
Ka faa'idayso fursadda!
โFursadda (Kanshada) haddii aanad ka faa'idaysan waxay noqonaysaa mid aad ku mergato oo aad isku ciilkaambido.
ุงูุฏุงู ุนูู ุงูุฎูุฑ ููุงุนูู
ููููููููููููููููููููููููููููููููููููููููู
๐๐บ๐๐ ๐ญ๐๐๐๐ ๐ฟ๐๐
๐๐๐๐๐; iskuday ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso.
https://t.me/XadiiskaMaanta
3 276
๐ธ ูุถู ุงูุตูููุงู
ููู ุณุจูู ุงููู ๐ธ
ุนููู ุฃูุจูู ุณูุนููุฏู -ุฑูุถููู ุงูููู ุนููููู- ููุงูู: ุณูู
ูุนูุชู ุงููููุจูููู ๏ทบ ููููููู: ยซู
ููู ุตูุงู
ู ููููู
ูุง ููู ุณูุจูููู ุงูููู ุจูุนููุฏู ุงูููู ููุฌููููู ุนููู ุงููููุงุฑู ุณูุจูุนูููู ุฎูุฑููููุงยป. - ุฑูุงู ุงูุจุฎุงุฑู (ูขูจูคู ) ูู
ุณูู
(ูกูกูฅูฃ)
Rasuulku {๏ทบ} waxa uu yidhi: ยซQofka hal maalin Ilaahay dartii u sooma, maalinkaa sababtiisa Ilaahay {๏ทป} wajigiisa waxa uu ka fogeeyaa naarta masaafo loo socdo todobaatan dayrood.ยป โ Bukhaari (2840) iyo Muslim (1153)
Ruux kasta oo Ilaahay dartii u sooma wajigiisa waxa naarta laga fogeeyaa masaafo loo socdo todobaatan sanno. Waxa laga qaadanayaa fadliga Soonku leeyahay iyo in uu ruuxa naarta in laga fogeeyo uu u sababaayo.
โช๏ธ Fii Sabiili-llaahi: (ููู ุณูุจูููู ุงูููู) culimada qaar waxay ku fasireen ikhlaas iyo Ilaahay dartii in looga jeedo. Culimada qaar kalena waxa ay ku fasirayaan Jihaad in looga jeedo, oo Jihaad isaga oo ku jira haddana soomanyahay.
ูููููููููููููููููููููููู
๐๐บ๐๐ ๐ญ๐๐๐๐ ๐ฟ๐๐
๐๐๐๐๐; iskuday ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso.
https://t.me/XadiiskaMaanta
3 276
ุงููููููู
ูู ูุง ุชูุฎูุฑูุฌููู ู
ููู ุนูุดูุฑู ุฐูู ุงูุญูุฌููุฉู ุฅููููุง ููููุฏู ุฃูุนูุทูููุชููู ุณูุคูููููุ ููุบูููุฑูุชู ุฐูููุจูููุ ููุฃูุตูููุญูุชู ุญูุงููููุ ููุฑูุฒูููุชููู ุงูุณููุนูุงุฏูุฉู ููุงูููุฑูุญู ุญูุชููู ุชูุจูููุบู ุณูุนูุงุฏูุชููู ุนูููุงูู ุงูุณููู
ูุงุกูุ ููุงุฌูุนููู ุงูููุฑูุญู ููุงูุฑููุฒููู ููุงูุจูุฑูููุฉู ููุงูููุชูุญู ููุงูุชููููููููู ููุฑูุงูููููู ููู ููููู ุฎูุทูููุฉู.
ุงููููููู
ูู ุณูุฎููุฑู ูููู ุฌููููุฏู ุงูุฃูุฑูุถู ููู
ูููุงุฆูููุฉู ุงูุณููู
ูุงุกูุ ููุฃูุนูุทููู ู
ููู ุญูุธููุธู ุงูุฏููููููุง ุฃูุฌูู
ูููููุง ููุฃูุณูุนูุฏูููุงุ ููุงุดูุฑูุญู ุตูุฏูุฑููู ุจูุงุชููุณูุงุนู ุงูุฌููููุฉูุ ููุฃูุนูุทููู ู
ูุง ููุชูู
ูููููุ ููุฃูุนูุทููู ุญูุชููู ููุฑูุถูู.
ุงููููููู
ูู ุฅููููู ุฃูุณูุชูููุฏูุนููู ุฃูู
ููุฑููู ูููููููุงุ ููููุณููู ููููููุจููู ููุฏูููููู ููุตูุญููุชููู ููู
ูุณูุชูููุจููููู ููุฑูุฒููููู ููุชูููููููููู.
ุงููููููู
ูู ุงุบูููุฑู ูููู ููููููุงููุฏูููููุ ููุฃูุชูู
ูู
ู ุนููููููู ุนูุดูุฑู ุฐูู ุงูุญูุฌููุฉู ุจูุฑูุถูููุงูููู ููุบูููุฑูุงูููู ููุงูุนูุชููู ู
ููู ูููุฑูุงููููุ ููุฃููู ุชูุชูููุจูููู ุทูุงุนูุชููู ููุชูุทููููุฑู ููููุจููู ููุชูุฌูุนููู ุงูุฌููููุฉู ู
ูุซูููุงูู ูููู ููููุงููุฏููููู ููู
ููู ููุญูุจูู.
ุงููููููู
ูู ุชูููููู ููููุจููู ุงูููุฐูู ููุง ููุจูุตูุฑููู ุฅููููุง ุฃูููุชูุ ููุฏูุนูุงุกููู ุงูููุฐูู ููุง ููุนูููู
ููู ุณูููุงููุ ููุณูููููู ุฃูู
ูุฑู ุฃูุญูููุงู
ููู ุงูุนูุงููููุฉูุ ููุงุฌูุนููููู ููุฑูุงููุง ุฑูุฃููู ุงูุนููููู ุชูููุฑูู ุจูููุง ุนููููููู ููููุณูุนูุฏู ุจูููุง.
ุงููููููู
ูู ุงุฌูุนููู ูููู ู
ููู ููููู ููู
ูู ู
ูุฎูุฑูุฌูุงุ ููู
ููู ููููู ุถูููู ููุฑูุฌูุงุ ููู
ููู ููููู ุฏูุนูุงุกู ููุงููุนูุง ููููุฑูุญู ููููุจููู ููููุทูู
ูุฆูููู ุฑููุญููู.
ุงููููููู
ูู ุงุฌูุนููููู ู
ูุจูุงุฑูููุง ุญูููุซูู
ูุง ููุงููุ ู
ููููููููุง ุญูููุซูู
ูุง ุชูููุฌููููุ ููุงุญูููุธููู ุจูุนููููููู ุงูููุชูู ููุง ุชูููุงู
ูุ ููุงุฌูุนููููู ู
ูููุญูุธู ุนูููุงููุชููู ููู
ูุญูุทูู ุฑูุนูุงููุชูููุ ููุชูููููููู ุจูุฌูููููู ููุฌูู
ูููู ููููุงููุชููู ููุง ุญูููู ููุง ููููููู
ู.
3 276
Rasuulku {๏ทบ} waxa uu yidhi: ยซRuuxa akhriya Suuradda Al-Kahfi maalinta Jimcaha waxa loo ifiyaa nuur inta u dhaxaysa laba Jimceยป.
Suuradda Al-Kahfi waxa uu Nebigu {๏ทบ} innoo sunneeyay Jimce kasta in aynu akhrino oo ay nuur iyo ilays innoo ahaanayso ilaa Jimcaha xiga.
Ku dedaal Jimce kasta in aad akhrido Suuradda Al-Kahfi oo aad joogtayso si aad u hesho nuurkaa iyo ilayskaa laga helayo Insha Allaah.
ุงูุฏุงู ุนูู ุงูุฎูุฑ ููุงุนูู
ููููููููููููููููููููููููููููููููููููููููู
๐๐บ๐๐ ๐ญ๐๐๐๐ ๐ฟ๐๐
๐๐๐๐๐; iskuday ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso.
https://t.me/XadiiskaMaanta
Endi mavjud! Telegram Tadqiqoti 2025 โ yilning asosiy insaytlari 
