Dawasho Films🎥
🎬 Ku Soo Dhawoow Channel-ka Filimada Dawasho Films waxad ka heli dontan Muqalada ugu quruxd badan uguna Fadida badan ❤️
Показати більше📈 Аналітичний огляд Telegram-каналу Dawasho Films🎥
Канал Dawasho Films🎥 (@haajaro14) є активним учасником. На даний момент спільнота об'єднує 34 090 підписників, посідаючи 8 554 місце в категорії Фільми та 122 місце у регіоні Фінляндія.
📊 Показники аудиторії та динаміка
З моменту свого створення невідомо, проект продемонстрував стрімке зростання, зібравши аудиторію у 34 090 підписників.
За останніми даними від 05 червня, 2026, канал демонструє стабільну активність. Хоча за останні 30 днів спостерігається зміна кількості учасників на -1 733, а за останні 24 години на -231, загальне охоплення залишається високим.
- Статус верифікації: Не верифікований
- Рівень залученості (ER): Середній показник залученості аудиторії становить 3.31%. Протягом перших 24 годин після публікації контент зазвичай збирає 2.14% реакцій від загальної кількості підписників.
- Охоплення публікацій: В середньому кожен допис отримує 1 137 переглядів. Протягом першої доби публікація в середньому набирає 736 переглядів.
- Реакції та взаємодія: Аудиторія активно підтримує контент: середня кількість реакцій на один пост – 16.
- Тематичні інтереси: Контент зосереджений навколо ключових тем, таких як soo, saara, cusub, flim, loveta.
📝 Опис та контентна політика
Автор описує ресурс як майданчик для висловлення суб'єктивної думки:
“🎬 Ku Soo Dhawoow Channel-ka Filimada Dawasho Films waxad ka heli dontan Muqalada ugu quruxd badan uguna Fadida badan ❤️”
Завдяки високій частоті оновлень (останні дані отримано 06 червня, 2026), канал підтримує актуальність та високий рівень охоплення публікацій. Аналітика показує, що аудиторія активно взаємодіє з контентом, що робить його важливою точкою впливу в категорії Фільми.
Триває завантаження даних...
| Дата | Залучення підписників | Згадування | Канали | |
| 07 червня | 0 | |||
| 06 червня | 0 | |||
| 05 червня | 0 | |||
| 04 червня | 0 | |||
| 03 червня | 0 | |||
| 02 червня | 0 | |||
| 01 червня | 0 |
| 2 | Kooxaha mucaaradka DF ayaa Beeniyay Hub ay Dowladda Fedaraalka Sheegtay inay ka Furatay Shariif Sh Axmad. | 1 |
| 3 | Maanta waa maalin Axad ah, taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 21-12-1447 oo waafaqsan 07-06-2026, warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Cawil Cabdullaahi. | 1 |
| 4 | Xisbiga Shariif Sheekh Axmed ayaa Beeniyay Hub ay Dowladda Fedaraalka Sheegtay inay ka Furatay.
Xildhibaan Gamadiid oo kamid ah masuuliyiinta xisbiga Shariif Sheekh Axmed ayaa si adag beeniyay ,in wax hub ah laga qabsaday intii ay Dowladda Fedaraalka kula dadaalamayeen Magaalada Muqdisho.
Gamadiid ayaa sheegay, in Dowladda Fedaraalka ay guriga Shariif Sheekh Axmed isugu geysay hub ay kasoo kala uurisay gooba kala duwan, isamarkaana ay ku sheegtay, inay ka furatay askarta u dagaalamaysay Shariif Sheekh Axmed madaxweynihii hore ee Dowladda Kumeel gaarka.
Waxa uu tilmaamay masuulkan ka tirsan xisbiga Shariif Sheekh Axmed, in arintaas ay qeyb ka tahay waxa uu ku tilmaamay boromagaandada ay faafinayso xukuumadda Xasan Sheekh. | 174 |
| 5 | Faahfaahin ayaa Laga Helayaa Shil ay Dhimasho iyo Dhaawac Ku Noqdeen in ka Badan 20 Ruux oo ka Dhacay Gobalka Nuugaal ee Waqooyi Bari Soomaaliya.
Gaari Xamuul oo ay saarnaayeen dadka kor u dhaafaya Labaatameeya ruux ayaa waxyar ka hor maqribnimadii shalay ku rogmaday, inta u dhaxeyso deegaannada birta dheer iyo deegaanka Kalabayr ee hoostago degmada Garoowe ee xarunta gobalka Nuugaal.
Maamulka Degmada Garoowe ayaa xaqiijiyay, in ugu yaraan Labo qof ay ku dhinteen shilkaas, halka ay ku dhaawacmeen 19 kale kuwaas oo lagu dabiibaya xarumaha caafimaadka ee magaaladaasi.
Gaariga oo siday khudaar iyo dadka saarnaaba ayaa la sheegay, inay ka yimaadeen degmada Qalaafe oo ka tirsan dhulka Soomaali Galbeed ee ay xoogga ku haysato Dowladda Xabashida Itoobiya.
Maxamuud Saciid Yuusuf oo kamid ah taliyaasha ciidamada Booliiska Maamulka la baxay Puntland ee ka hawlgala magaalada Garoowe ayaa faahfahin ka bixiyay dhacdadas. | 128 |
| 6 | Itoobiya ayaa Markale Duqeymo ku Garaacday Gobalka Tigrayga, Iyadoo TPLF ay si Kulal uga Hadashay Weeraradaas.
Dowladda Xabashida Itoobiya ayaa habeenkii xalay markale duqeymo dhanka cirka ah la beegsatay deegaanno dhaca galbeedka gobalka Tigrayga, sida ay kusoo warameen ilo-wareedyo maxalli ah.
Duqeymahan oo ay fuliyeen diyaaradaha aan duuliyaha laheen ee Xabashida ayaa la tilmaamay, in markale lala beegsay aagag ku dhow magaalada Shiraro oo ku taalla waqooyi-galbeed ee gobolka Tigray, iyadoo aan wax faahfaahin ah laga helin khasaaraha ka dhashay.
Geeska kale, jabhadda qowmiyadda Tigrayga ee TPLF ayaa war kasoo saartay duqeymo ay shalay Itobiya ka geysatay deegaanno dhaca isla nawaaxiga magaalada Shiraro ee gobalkaasi.
Qoraal lagu daabacay bogga Facebook ee xafiiska madaxweynaha Tigrayga ayaa lagu eedeeyay Itoobiya, inay fulisay weerarka, iyadoo TPLF sheegtay, inuu sababay weerarka khasare isugu jira dhimasho, dhaawac, iyo burbur hantiyeed oo soo gaaray askarta Tigrayga ee aagga Shiraro. | 106 |
| 7 | Wasiirkii Hore ee Amniga ee Dowladda Fedaraalka ayaa Xasan Sheekh Ku Eedeeyay, inuu Weeraray Hoteel uu Ku Leeyahay Muqdisho. | 151 |
| 8 | Hogaanka Ciidanka Itoobiya ayaa Sheegay, in Dalkooda ay Kusoo Duuleen Xoogag isa soo Gaashaanbuursaday. | 153 |
| 9 | Sarkaal Sare oo Ka Tirsanaa Sirdoonka Dawladda Kenya ayaa Maydkiisa Laga Helay Guri uu Daganaa. | 155 |
| 10 | Maamulka la Baxay Soomaliland ayaa Xabashida Itoobiya Usoo Bandhigay, inay Qadato Qeybo Kamid Xeebaha Waqooyi ee Dalka. | 144 |
| 11 | Maanta waa maalin Axad ah, taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 21-12-1447 oo waafaqsan 07-06-2026, warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir. | 140 |
| 12 | Dhageyso: Taxane- Halyeeyadii Badar.[234]
Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan waxay idiin soo gudbineysaa taxane aan ugu magac darnay Halyeeyadii Bader, taas oo uu Sheekh Cabdul Ilaah Abuu Khaalid kaga waramayo, siirada iyo mawaaqifta tarbawiga ah ee saxaabiyiintii Badriyiinta ahaa ee ka qeyb galay macrakadii Yowmul Furqaan | 586 |
| 13 | Taxane- Halyeeyadii Badar- 234.mp3 | 556 |
| 14 | Loollanka Xasan Sheekh Iyo Mucaaradka: Siyaasad, Shidaal Mise Dano Shisheeye? Halkee ayay ku dambeyn kartaa colaada u dhaxaysa DF iyo mucaaradka? | 555 |
| 15 | Fagaare ku yaalla magaalada Bu'aale ee Wilaayada Islaamiga ah ee Jubbada-dhexe ayaa lagu dilay koox basaasiin ah oo lagu eedeeyay inay la shaqeynayeen Dowladda Fedaraalka iyo Maamul goboleedyada. | 353 |
| 16 | Dadki taageeri jiray Xasab Sheekh oo si isdaba joog ah usoo bandhigaya dhaliilaha Dawlada Fadaraalka iyo fashilkeeda islamarkaana muujinaya iney kasoo horjeedaan kuwaasoo ay wadaado kamid yihiin. | 314 |
| 17 | Mid kamid ah Raisaalwasaarihii DF soo maray oo ku calaacalay oo ku calaacalay hadii lataariigi lahaa Jihaadkii sayid Maxamad Cabdulle xasan in xiligan uusan Soomaaliya Shisheeye sii heysan leheyn. | 253 |
| 18 | Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Axad ah oo ay taariikhda Hijriguna ay ku beegantahay 2112-1447 oo waafaqsan 05-06-2026, Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada waxaa caawa soo Cabdisamad Cabdullaahi. | 218 |
| 19 | #وكالة_شهادة:
#عاجل: المحكمة الشرعية لحركة الشباب المجاهدين تقيم حد القتل على 5 جواسيس يعملون مع الاستخبارات الأمريكية والصومالية، كانوا وراء قصوفات وهجمات أودت بحياة الكثير من المسلمين. وتم تنفيذ الحد في مدينة #بوآلي بولاية #جوبا_الوسطى جنوب #الصومال.
تابعونا على المنصات التالية:
Substack:
https://substack.com/@shahadanewsagency
سيجنال
https://signal.group/#CjQKINBzAhk6RgTi3h4aEB9XFM74Y8j2gzO3h6yfOOYWX_TZEhDXQzYz96aB8RHeK1kJgV_I
ChirpWire:
https://chirpwire.net/Shahadanewsagency | 221 |
| 20 | #وكالة_شهادة:
أرض الصومال تؤكد استمرار التفاهمات مع إثيوبيا بشأن التعاون البحري وتعزيز الشراكة الاستراتيجية
#الصومال
https://shahadaagencynews.com/?p=37690 | 226 |
Вже доступно! Дослідження Telegram за 2025 — головні інсайти року 
