QORAAL SIDE
Відкрити в Telegram
Marwalba iga filo wax cusub Sheekooyin, xigmado, oraahyo, Waan soo gudbin doonaa kaliya adiga un ayaa iga dhiman kusoo biir channelka oo pin saaro @ZaxiibkaWanaagsan
Показати більше7 564
Підписники
-624 години
-377 днів
-14330 день
Триває завантаження даних...
Схожі канали
Немає даних
Виникли проблеми? Будь ласка, оновіть сторінку або зверніться до нашого support-менеджера.
Хмара тегів
Немає даних
Виникли проблеми? Будь ласка, оновіть сторінку або зверніться до нашого support-менеджера.
Вхідні та вихідні згадування
---
---
---
---
---
---
Залучення підписників
червень '26
червень '26
+3
в 0 каналах
травень '26
+30
в 25 каналах
Get PRO
квітень '26
+122
в 0 каналах
Get PRO
березень '26
+303
в 2 каналах
Get PRO
лютий '26
+450
в 8 каналах
Get PRO
січень '26
+871
в 19 каналах
Get PRO
грудень '25
+1 546
в 2 каналах
Get PRO
листопад '25
+2 108
в 40 каналах
Get PRO
жовтень '25
+566
в 43 каналах
Get PRO
вересень '25
+420
в 51 каналах
Get PRO
серпень '25
+1 623
в 130 каналах
Get PRO
липень '250
в 101 каналах
Get PRO
червень '250
в 114 каналах
Get PRO
травень '250
в 119 каналах
Get PRO
квітень '250
в 176 каналах
Get PRO
березень '250
в 173 каналах
Get PRO
лютий '250
в 0 каналах
Get PRO
січень '250
в 0 каналах
Get PRO
грудень '24
+3
в 0 каналах
Get PRO
листопад '24
+10
в 0 каналах
Get PRO
жовтень '24
+8
в 0 каналах
Get PRO
вересень '240
в 1 каналах
Get PRO
серпень '240
в 0 каналах
Get PRO
липень '240
в 0 каналах
Get PRO
червень '24
+1
в 0 каналах
Get PRO
травень '24
+1
в 0 каналах
Get PRO
квітень '24
+4
в 1 каналах
Get PRO
березень '240
в 1 каналах
Get PRO
лютий '24
+35
в 1 каналах
Get PRO
січень '24
+1 723
в 1 каналах
| Дата | Залучення підписників | Згадування | Канали | |
| 10 червня | 0 | |||
| 09 червня | 0 | |||
| 08 червня | 0 | |||
| 07 червня | +1 | |||
| 06 червня | 0 | |||
| 05 червня | +1 | |||
| 04 червня | +1 | |||
| 03 червня | 0 | |||
| 02 червня | 0 | |||
| 01 червня | 0 |
Дописи каналу
Noqo qof marka ay dadka arkaan ay dhahaaan aduunka weli qeyr kama dhamaan. Ha rajo dhigin maxaa yeelay rajadu waa waxa kaliya ee nafta lagu sasabi karo iyo waxa kaliya ee sabab u noqon karta inaad guuleysatid...🔥🥇🏆
Waqtigaaga ka faa'ideyso. ⏰
Fadlan Nagu Taageer (🩵)ama(👍)
❤️ ㅤ 💬 🖇
ˡᶦᵏᵉ ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ ˢʰᵃʳᵉ
╭┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╮
📸◌ོ| Zaxiibka Wanaagsanོ| ╰┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╯
🦋🌺⚘......SUBX 𝖶𝖭𝖦ZN......❤️🌸
| 2 | " Hantiile kasta marbu ahaa mid gacan madhan Oon waxba haysan 🤏
• dhismo kasto qurxanina marbuu ahaa naqshad warqad kaliya ku qoran 🤏
• Muhiimadu ma aha inan iska riyoono oo kaliya balse muhiimadu waa inan riyadeena ku darno dadaalkii aan ku rumeyn lahayn , ⏰️🍂🤗. 💯
Fadlan Nagu taageer (❤)ama (👍)
❤️ ㅤ 💬 🖇
ˡᶦᵏᵉ ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ ˢʰᵃʳᵉ
╭┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╮
📸◌ོ| Zaxiibka Wanaagsanོ| ╰┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╯
🦋🌺⚘......SUBX 𝖶𝖭𝖦ZN......❤️🌸 | 140 |
| 3 | "Noloshu waa safar, ma ahan tartan. Ku dadaal inaad horumariso naftaada maalin walba, adigoo aan is barbar dhigin dadka kale, balse aad diiradda saarto yoolalkaaga iyo riyadaada."✨️🔥🧠✅️💯
FADLAN NAGU TAAGEER (🩵)AMA (👍)
❤️ ㅤ 💬 🖇
ˡᶦᵏᵉ ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ ˢʰᵃʳᵉ
╭┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╮
📸◌ོ| Zaxiibka Wanaagsanོ| ╰┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╯
🦋🌺⚘......SUBX 𝖶𝖭𝖦ZN......❤️ | 150 |
| 4 | صَلُو على الحبّيبِ الْمصّطَفيَ محمَّدٍ امَّين 🩵😍✨️
Waa maalin jimco ah haynu kuwada salino midkii dunidan mugdiga ka saarey ee iftiinka ubadalay midkii isago yar Aabihii iyo hooyadiisba waayey lakiin alle soo barbaarshey., xabiinkeena muxamed. 🩵😍✨️
صلي الله عليه وسلم 🩵😍✨️
FADLAN NAGU TAAGEER(🩵) AMA (👍)
❤️ ㅤ 💬 🖇
ˡᶦᵏᵉ ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ ˢʰᵃʳᵉ
╭┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╮
📸◌ོ| Zaxiibka Wanaagsanོ| ╰┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╯
🦋🌺⚘......ℂℍ𝕌𝕄𝔸 𝕂𝔸ℝ𝕀𝕀𝕄......❤️🌸 | 169 |
| 5 | Markaad Salaadada booska 1AAd ee noloshada geeysid, Waxaad arki doontaa in arimahagi kalana ay tagayan booskii ku haboona”!
Markasto oo ay salaadaadu hagaagto, waa markastoy ARIMAHAAGA kuu hagaagan. Sidaa daraadeeda Salaadeena aynu ka dhigno, muhiimada Koowad ee nolasheena.🤍🍀✨️🍃☝️
FADLAN NAGU TAAGEER (🩵)AMA (👍)
❤️ ㅤ 💬 🖇
ˡᶦᵏᵉ ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ ˢʰᵃʳᵉ
╭┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╮
📸◌ོ| Zaxiibka Wanaagsanོ| ╰┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╯
🦋🌺⚘......SUBX 𝖶𝖭𝖦ZN......❤️🌸 | 253 |
| 6 | Noloshu mar walba kuma siiso dagaal aad garab ku hesho.
Waxaa jira dagaallo aamusaan oo qofku keligiis la galo dagaalka fikirka, sabirka, niyad-jabka, iyo riyada uu dadka uga qariyo gudaha qalbigiisa. ⚔️🖤
Mararka qaar waxaad dareemeysaa inaad kaligaa waddada mareyso, cidna aysan fahmin culayska aad sidato. Laakiin ogow: geesiyaasha dhabta ah waxaa lagu gartaa sida ay u istaagaan marka aysan cidina garab taagnayn. 💪
Dagaalka aad maanta kaligaa u galayso wuxuu noqon karaa sheekada guushaada berri. Dadku waxay arki doonaan natiijada, balse ma arki doonaan habeenadii aad adkeysiga la seexan jirtay, ilmadii aad qarsan jirtay, iyo niyadda aad mar walba dib u soo kicin jirtay. ✨
Ha ka baqin kalinimada safarkaaga, sababtoo ah mararka qaar Alle wuxuu kaa fogeeyaa dadka si uu kuu baro xoogga aad adigu leedahay.
Sii soco xitaa haddii waddadu mugdi tahay… sababtoo ah qofka aan quusanin ugu dambayn wuu iftiimaa. 🤍 | 381 |
| 7 | Garabkaaga Fur Waa Waqtigii Guusha
Maanta waa maalintii aad ka dhabayn lahayd riyooyinka mudada dheer kugu soo soo jirey. Ha sugin xaalad degan ama fursad dhamaystiran, waayo guushu waxay u baahan tahay dhiiranaan iyo in la qaado tallaabada koowaad xilli kasta oo ay xaaladdu adag tahay. Xasuuso, gorgorku ma baran lahaa duulista haddii uusan ku dhiiran lahayn inuu ka kaco buulka uu ku raaxaysanayo; adiguna waa inaad ka baxdaa meesha aad hadda ku qanacsan tahay si aad u gaarto meel ka sarreysa.
Ha u ogolaan cabsida fashilka inay kaa hor istaagto jidkaaga sare u kaca. Caqabad kasta oo aad la kulanto waa cashar kugu diyaarinaya mustaqbalka, dhib kastaana waa xoog kugu riixaya xawaare cusub. Kalsoonida naftaadu ha ahaato shidaalka kugu kaxaynaya meelaha fog-fog, adigoo ogsoon in aanay jirin cid kale oo kuu qaban karta hawshaan. Fur garabkaaga, aamin kartidaada, oo u duul dhanka xiddigaha sababtoo ah caalamku wuxuu sugayaa iftiinkaaga. | 350 |
| 8 | Garabkaaga Fur Waa Waqtigii Guusha
Maanta waa maalintii aad ka dhabayn lahayd riyooyinka mudada dheer kugu soo soo jirey. Ha sugin xaalad degan ama fursad dhamaystiran, waayo guushu waxay u baahan tahay dhiiranaan iyo in la qaado tallaabada koowaad xilli kasta oo ay xaaladdu adag tahay. Xasuuso, gorgorku ma baran lahaa duulista haddii uusan ku dhiiran lahayn inuu ka kaco buulka uu ku raaxaysanayo; adiguna waa inaad ka baxdaa meesha aad hadda ku qanacsan tahay si aad u gaarto meel ka sarreysa.
Ha u ogolaan cabsida fashilka inay kaa hor istaagto jidkaaga sare u kaca. Caqabad kasta oo aad la kulanto waa cashar kugu diyaarinaya mustaqbalka, dhib kastaana waa xoog kugu riixaya xawaare cusub. Kalsoonida naftaadu ha ahaato shidaalka kugu kaxaynaya meelaha fog-fog, adigoo ogsoon in aanay jirin cid kale oo kuu qaban karta hawshaan. Fur garabkaaga, aamin kartidaada, oo u duul dhanka xiddigaha sababtoo ah caalamku wuxuu sugayaa iftiinkaaga. | 0 |
| 9 | Ducada Maanta Lawadaag Walalkaaga | 357 |
| 10 | https://www.tiktok.com/@kaafi852/video/7643882837904526610?_r=1&u_code=dme4881jd7gh4l&preview_pb=0&sharer_language=en&_d=f35ci43fgkdfaf&share_item_id=7643882837904526610&source=h5_m×tamp=1779731119&user_id=7048114527346689029&sec_user_id=MS4wLjABAAAAKHDTDYR828hErhIDf3K9rq9he5ZLgcGfY5V43GIyyeuH6pDXYbyFP04Yqz3PH2mF&item_author_type=2&social_share_type=0&utm_source=copy&utm_campaign=client_share&utm_medium=android&share_iid=7641556264627095303&share_link_id=aed50f24-ad3d-47a8-9288-b4da97b37718&share_app_id=1233&ugbiz_name=MAIN&ug_btm=b5836%2Cb2878&sp_root_share_link_id=aed50f24-ad3d-47a8-9288-b4da97b37718&link_reflow_popup_iteration_sharer=%7B%22click_empty_to_play%22%3A1%2C%22dynamic_cover%22%3A1%2C%22follow_to_play_duration%22%3A-1.0%2C%22profile_clickable%22%3A1%7D&enable_checksum=1&sp_level=1&sp_root_u=dme4881jd7gh4l&sp_root_d=f35ci43fgkdfaf | 9 038 |
| 11 | "Duco walbo oo aad malin illahy waydisatay way ku rumowi doonta kaliya sabr oo yaqiinsanow mar walbo illahy inu kula rabo waxa aad waydisaty Wax ka wangsann oo ka Khair badann.🤍 | 369 |
| 12 | "Wax barashada iyo Garaadku waa laba kala baab ah Adiga Oo PhD ah yaad Doqon noqon kartaa." | 390 |
| 13 | 👆👆
Wali Lama Qaadan Jaanis Ayaad Haysataa Ka Faa,ideyso Channellkaan | 0 |
| 14 | Waxaa Iib Ah Account kaan Weyn Kaasoo Waliba Shuruudaha Aad Lacagta Uga Sameyn Lahayd Wada Buuxaan Waxaad Arki Kartaa Lacagta Hada Kujirto Sida Idiin Muuqada Hada Diyaar Tahay luuqa Fariin Iigu Soo Dir
@Mohamedibnubashir
Mahadsanidiin | 2 513 |
| 15 | للهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد عليه افضل صلات وسلام
Alle SWT Ha Ina Waafajiyo Khyr Dhamaantii Alle swt Shar Dhamantii Ha Inaga Xijaabo ,Muraad Walbo Oo Aad Leedahay Alle swt Haku Siiyo .
Sida Joogtada Inoo Ahayd Hana Ilaawin
Akhrinta Suratul kahfi, Xiririnta Qarabada ,Baxsashada Sadaqada ,Badinta Saliga Nabiga Salalahu caleyhi wasalam .
Alle SWT Xajaatkagah U Bandhigo Saacad Ayaa Ku Jirtaa Ducada La Aqbalo Oo Gelinka Danbe Gaar ahaan 5:00 Ilaa 6:20Inta U dhaxeyso Ka Faaideyso Xiligaas Qaaliga Ahi Aan Lasoo Celin .
Gaadhsii Walalkagah Kale
Mahadsanid
Salamu caleykum. 🥰❤️🩹
@FikradahaXorta | 412 |
| 16 | "Jaceylku maaha uun erayo qurxoon oo la isku yidhaahdo, ee waa ficil, samir, iyo in qofka aad jeceshahay aad garab istaagto xilliga uu tabarta yar yahay. Qofka dhabta ah ee ku jecel waa kan arka khaladaadkaaga haddana doorta inaad wadajir u saxdaan, halkii uu kugu tuuri lahaa qalbi jab." 🤝✨ | 539 |
| 17 | Malin wangsan❤️
Qur’aanku waa saaxiibka ugu wanaagsan mana khasaro qofki ka ag dhawada Qur'anka marwalba wa naxariis rajo Waa nuurka qalbiga, dejinta nafta, iyo hanuunka nolosha.
Qofkii Qur’aanka wehel ka dhigta, akhriskiisana joogteeya, qalbigiisu ma madoobaado, noloshiisuna khasaaro ma noqoto
Qur’aanku wuxuu qofka baraa samir, tawakal, iyo in uu Alle سبحانه وتعالى ku xirnaado mar kasta.
Marka murugo timaaddo waa dejin, marka dhib yimaaddana waa rajo iyo iftiin Qofka la saaxiiba Qur’aanka farxad dhab ah ayuu helaa, daganaan qalbi ayuu ku noolaadaa, noloshiisuna waxay yeelataa barako iyo kheyr aan dhammaan
Alle ha naga dhigo kuwa Qur’aanka akhriya, fahma, kuna camal fala, kana hella shafeeco maalinta qiyaamaha. Aamiin | 666 |
| 18 | Subax Wanaagsan Waxaan Idiin Rajeynaa Maalin Kheeyr Leh ❤️ insha allah | 568 |
| 19 | Post_yada aan Soo Dhigo Codsi Waaye Love ❤️ ama like 👍 Wax Un Ii Saar Waa Ii Dhiiri Galine | 603 |
| 20 | Post_yada aan Soo Dhigo Codsi Waaye Love ❤️ ama like 👍 Wax Un Ii Saar Waa Ii Dhiiri Galine | 0 |
Вже доступно! Дослідження Telegram за 2025 — головні інсайти року 
