QORAAL SIDE
رفتن به کانال در Telegram
Marwalba iga filo wax cusub Sheekooyin, xigmado, oraahyo, Waan soo gudbin doonaa kaliya adiga un ayaa iga dhiman kusoo biir channelka oo pin saaro @ZaxiibkaWanaagsan
نمایش بیشتر7 462
مشترکین
-324 ساعت
-347 روز
-16030 روز
در حال بارگیری داده...
کانالهای مشابه
هیچ دادهای
مشکلی وجود دارد؟ لطفاً صفحه را تازه کنید یا با مدیر پشتیبانی ما تماس بگیرید.
ابر برچسبها
هیچ دادهای
مشکلی وجود دارد؟ لطفاً صفحه را تازه کنید یا با مدیر پشتیبانی ما تماس بگیرید.
اشارات ورودی و خروجی
---
---
---
---
---
---
جذب مشترکین
ژوئن '26
ژوئن '26
+14
در 0 کانالها
مه '26
+30
در 25 کانالها
Get PRO
آوریل '26
+122
در 0 کانالها
Get PRO
مارس '26
+303
در 2 کانالها
Get PRO
فوریه '26
+450
در 8 کانالها
Get PRO
ژانویه '26
+871
در 19 کانالها
Get PRO
دسامبر '25
+1 546
در 2 کانالها
Get PRO
نوامبر '25
+2 108
در 40 کانالها
Get PRO
اکتبر '25
+566
در 43 کانالها
Get PRO
سپتامبر '25
+420
در 51 کانالها
Get PRO
اوت '25
+1 623
در 130 کانالها
Get PRO
ژوئیه '250
در 101 کانالها
Get PRO
ژوئن '250
در 114 کانالها
Get PRO
مه '250
در 119 کانالها
Get PRO
آوریل '250
در 176 کانالها
Get PRO
مارس '250
در 173 کانالها
Get PRO
فوریه '250
در 0 کانالها
Get PRO
ژانویه '250
در 0 کانالها
Get PRO
دسامبر '24
+3
در 0 کانالها
Get PRO
نوامبر '24
+10
در 0 کانالها
Get PRO
اکتبر '24
+8
در 0 کانالها
Get PRO
سپتامبر '240
در 1 کانالها
Get PRO
اوت '240
در 0 کانالها
Get PRO
ژوئیه '240
در 0 کانالها
Get PRO
ژوئن '24
+1
در 0 کانالها
Get PRO
مه '24
+1
در 0 کانالها
Get PRO
آوریل '24
+4
در 1 کانالها
Get PRO
مارس '240
در 1 کانالها
Get PRO
فوریه '24
+35
در 1 کانالها
Get PRO
ژانویه '24
+1 723
در 1 کانالها
| تاریخ | رشد مشترکین | اشارات | کانالها | |
| 30 ژوئن | 0 | |||
| 29 ژوئن | +2 | |||
| 28 ژوئن | 0 | |||
| 27 ژوئن | 0 | |||
| 26 ژوئن | +1 | |||
| 25 ژوئن | +1 | |||
| 24 ژوئن | 0 | |||
| 23 ژوئن | 0 | |||
| 22 ژوئن | 0 | |||
| 21 ژوئن | 0 | |||
| 20 ژوئن | 0 | |||
| 19 ژوئن | +2 | |||
| 18 ژوئن | 0 | |||
| 17 ژوئن | 0 | |||
| 16 ژوئن | 0 | |||
| 15 ژوئن | 0 | |||
| 14 ژوئن | +1 | |||
| 13 ژوئن | +1 | |||
| 12 ژوئن | +1 | |||
| 11 ژوئن | +1 | |||
| 10 ژوئن | +1 | |||
| 09 ژوئن | 0 | |||
| 08 ژوئن | 0 | |||
| 07 ژوئن | +1 | |||
| 06 ژوئن | 0 | |||
| 05 ژوئن | +1 | |||
| 04 ژوئن | +1 | |||
| 03 ژوئن | 0 | |||
| 02 ژوئن | 0 | |||
| 01 ژوئن | 0 |
پستهای کانال
صَلُو على الحبّيبِ الْمصّطَفيَ محمَّدٍ امَّين 🩵😍✨️
Waa maalin jimco ah haynu kuwada salino midkii dunidan mugdiga ka saarey ee iftiinka ubadalay midkii isago yar Aabihii iyo hooyadiisba waayey lakiin alle soo barbaarshey., xabiinkeena muxamed. 🩵😍✨️
صلي الله عليه وسلم 🩵😍✨️
FADLAN NAGU TAAGEER(🩵) AMA (👍)
❤️ ㅤ 💬 🖇
ˡᶦᵏᵉ ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ ˢʰᵃʳᵉ
╭┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╮
📸◌ོ| Zaxiibka Wanaagsanོ| ╰┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╯
🦋🌺⚘......ℂℍ𝕌𝕄𝔸 𝕂𝔸ℝ𝕀𝕀𝕄......❤️🌸
| 2 | Qormoyinka an idinla wadagno Falcelin halo sameyo saxibada sida like 👍Love ❤️wax un hala saro👍💯😍mahadsanidin💯 | 165 |
| 3 | Waxaa jira malmo aad dareemayso in wax walba ay kugu adag yihiin, lakiin hal mid ogow, xitaa buuraha ugu dhaadheer waxay u baahan yihiin qof adkaysi leh
si uu ugu fuulo buurahas. Haddii aad maanta ku fekereyso inaad joojiso, ha iloobin sababta aad u bilowday. Guusha waxay ka timaadaa marka aad sii wadato, xataa hadii dareento inaa wadi karin si wad Awooddaadu waxay ka imanaysaa adkaysigaaga, Waxa aad u baahan tahay kaliya inaad rumaysato naftaada Maanta waa fursad kuu gar ah, ee bilow! 💯🥀🍁🍃⚡️🔥💫
❤️ ㅤ 💬 🖇
ˡᶦᵏᵉ ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ ˢʰᵃʳᵉ
╭┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╮
📸◌ོ| Zaxiibka Wanaagsanོ| ╰┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╯
🦋🌺⚘......SUBX 𝖶𝖭𝖦ZN......❤️🌸 | 158 |
| 4 | Qormoyinka an idinla wadagno Falcelin halo sameyo saxibada sida like 👍Love ❤️wax un hala saro👍💯😍mahadsanidin💯 | 143 |
| 5 | Nolosha aduunyada ma jirto qof isku toosan tahay, balse qof kasta waxbuu tabanayaa, sidoo kale ma jiraan wax dunida yaala oo dhammeystiran Sidaa darteed aduunyada gabbigeedaba waa duni aan dhammeystirnayn ee aan u diyaar garowno nolosha danbe e aakhiro, halka aan ahaan doonnana hadda aynu ka fikirno intaan nool nahay oo caafimaad ka iyo fursadda heysano ka hor intaynaan ka tagin aduunyada.👆😍🥀💯💥
Fadlan Nagu taageer (🩵)ama (👍)
❤️ ㅤ 💬 🖇
ˡᶦᵏᵉ ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ ˢʰᵃʳᵉ
╭┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╮
📸◌ོ| Zaxiibka Wanaagsanོ| ╰┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╯
🦋🌺⚘......SUBX 𝖶𝖭𝖦ZN......❤️🌸 | 149 |
| 6 | صَلُو على الحبّيبِ الْمصّطَفيَ محمَّدٍ امَّين 🩵😍✨️
Waa maalin jimco ah haynu kuwada salino midkii dunidan mugdiga ka saarey ee iftiinka ubadalay midkii isago yar Aabihii iyo hooyadiisba waayey lakiin alle soo barbaarshey., xabiinkeena muxamed. 🩵😍✨️
صلي الله عليه وسلم 🩵😍✨️
FADLAN NAGU TAAGEER(🩵) AMA (👍)
❤️ ㅤ 💬 🖇
ˡᶦᵏᵉ ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ ˢʰᵃʳᵉ
╭┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╮
📸◌ོ| Zaxiibka Wanaagsanོ| ╰┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╯
🦋🌺⚘......ℂℍ𝕌𝕄𝔸 𝕂𝔸ℝ𝕀𝕀𝕄......❤️🌸 | 176 |
| 7 | "Qofka guuleysta waa kan isku daygiisa mar kasta kordhiya, xitaa haddii uu ku guuldareysto marar badan."
~ Guuldarro kastaa waa fursad aad wax ku barato, isku day mar kale ilaa aad guuleysato.
📚💙✨️💯
FADLAN NAGU TAAGEER (🩵)AMA (👍)
❤️ ㅤ 💬 🖇
ˡᶦᵏᵉ ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ ˢʰᵃʳᵉ
╭┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╮
📸◌ོ| Zaxiibka Wanaagsanོ| ╰┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╯
🦋🌺⚘......SUBX 𝖶𝖭𝖦ZN......❤️ | 245 |
| 8 | Waqti kasta oo aad la kulanto caqabado ama dhibaato naftaada xusuusi inaad leedahay awoodda aad ku beddeli karto xaaladaa ku soo wajahaysa Waa muhiim inaad aaminto in tallaabo kasta xitaa midda ugu yar ay kuu dhoweyneyso hadafkaaga Ma aha muhiim in wax
walba si degdeg ah u dhacaan, laakiin waa muhiim inaad sii socoto siiwad oo ha joojin, ilahay na talo saaro sababtoo ah guushu waxay timaadaa marka aad adkeysato oo aanad ka harin hadafkaaga💪🏆🥇⚡️💢💯🍂
❤️ ㅤ 💬 🖇
ˡᶦᵏᵉ ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ ˢʰᵃʳᵉ
╭┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╮
📸◌ོ| Zaxiibka Wanaagsanོ| ╰┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╯
🦋🌺⚘......SUBX 𝖶𝖭𝖦ZN......❤️🌸 | 274 |
| 9 | صَلُو على الحبّيبِ الْمصّطَفيَ محمَّدٍ امَّين 🩵😍✨️
Waa maalin jimco ah haynu kuwada salino midkii dunidan mugdiga ka saarey ee iftiinka ubadalay midkii isago yar Aabihii iyo hooyadiisba waayey lakiin alle soo barbaarshey., xabiinkeena muxamed. 🩵😍✨️
صلي الله عليه وسلم 🩵😍✨️
FADLAN NAGU TAAGEER(🩵) AMA (👍)
❤️ ㅤ 💬 🖇
ˡᶦᵏᵉ ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ ˢʰᵃʳᵉ
╭┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╮
📸◌ོ| Zaxiibka Wanaagsanོ| ╰┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╯
🦋🌺⚘......ℂℍ𝕌𝕄𝔸 𝕂𝔸ℝ𝕀𝕀𝕄......❤️🌸 | 287 |
| 10 | Noqo qof marka ay dadka arkaan ay dhahaaan aduunka weli qeyr kama dhamaan. Ha rajo dhigin maxaa yeelay rajadu waa waxa kaliya ee nafta lagu sasabi karo iyo waxa kaliya ee sabab u noqon karta inaad guuleysatid...🔥🥇🏆
Waqtigaaga ka faa'ideyso. ⏰
Fadlan Nagu Taageer (🩵)ama(👍)
❤️ ㅤ 💬 🖇
ˡᶦᵏᵉ ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ ˢʰᵃʳᵉ
╭┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╮
📸◌ོ| Zaxiibka Wanaagsanོ| ╰┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╯
🦋🌺⚘......SUBX 𝖶𝖭𝖦ZN......❤️🌸 | 381 |
| 11 | " Hantiile kasta marbu ahaa mid gacan madhan Oon waxba haysan 🤏
• dhismo kasto qurxanina marbuu ahaa naqshad warqad kaliya ku qoran 🤏
• Muhiimadu ma aha inan iska riyoono oo kaliya balse muhiimadu waa inan riyadeena ku darno dadaalkii aan ku rumeyn lahayn , ⏰️🍂🤗. 💯
Fadlan Nagu taageer (❤)ama (👍)
❤️ ㅤ 💬 🖇
ˡᶦᵏᵉ ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ ˢʰᵃʳᵉ
╭┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╮
📸◌ོ| Zaxiibka Wanaagsanོ| ╰┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╯
🦋🌺⚘......SUBX 𝖶𝖭𝖦ZN......❤️🌸 | 361 |
| 12 | "Noloshu waa safar, ma ahan tartan. Ku dadaal inaad horumariso naftaada maalin walba, adigoo aan is barbar dhigin dadka kale, balse aad diiradda saarto yoolalkaaga iyo riyadaada."✨️🔥🧠✅️💯
FADLAN NAGU TAAGEER (🩵)AMA (👍)
❤️ ㅤ 💬 🖇
ˡᶦᵏᵉ ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ ˢʰᵃʳᵉ
╭┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╮
📸◌ོ| Zaxiibka Wanaagsanོ| ╰┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╯
🦋🌺⚘......SUBX 𝖶𝖭𝖦ZN......❤️ | 353 |
| 13 | صَلُو على الحبّيبِ الْمصّطَفيَ محمَّدٍ امَّين 🩵😍✨️
Waa maalin jimco ah haynu kuwada salino midkii dunidan mugdiga ka saarey ee iftiinka ubadalay midkii isago yar Aabihii iyo hooyadiisba waayey lakiin alle soo barbaarshey., xabiinkeena muxamed. 🩵😍✨️
صلي الله عليه وسلم 🩵😍✨️
FADLAN NAGU TAAGEER(🩵) AMA (👍)
❤️ ㅤ 💬 🖇
ˡᶦᵏᵉ ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ ˢʰᵃʳᵉ
╭┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╮
📸◌ོ| Zaxiibka Wanaagsanོ| ╰┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╯
🦋🌺⚘......ℂℍ𝕌𝕄𝔸 𝕂𝔸ℝ𝕀𝕀𝕄......❤️🌸 | 356 |
| 14 | Markaad Salaadada booska 1AAd ee noloshada geeysid, Waxaad arki doontaa in arimahagi kalana ay tagayan booskii ku haboona”!
Markasto oo ay salaadaadu hagaagto, waa markastoy ARIMAHAAGA kuu hagaagan. Sidaa daraadeeda Salaadeena aynu ka dhigno, muhiimada Koowad ee nolasheena.🤍🍀✨️🍃☝️
FADLAN NAGU TAAGEER (🩵)AMA (👍)
❤️ ㅤ 💬 🖇
ˡᶦᵏᵉ ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ ˢʰᵃʳᵉ
╭┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╮
📸◌ོ| Zaxiibka Wanaagsanོ| ╰┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╯
🦋🌺⚘......SUBX 𝖶𝖭𝖦ZN......❤️🌸 | 412 |
| 15 | Noloshu mar walba kuma siiso dagaal aad garab ku hesho.
Waxaa jira dagaallo aamusaan oo qofku keligiis la galo dagaalka fikirka, sabirka, niyad-jabka, iyo riyada uu dadka uga qariyo gudaha qalbigiisa. ⚔️🖤
Mararka qaar waxaad dareemeysaa inaad kaligaa waddada mareyso, cidna aysan fahmin culayska aad sidato. Laakiin ogow: geesiyaasha dhabta ah waxaa lagu gartaa sida ay u istaagaan marka aysan cidina garab taagnayn. 💪
Dagaalka aad maanta kaligaa u galayso wuxuu noqon karaa sheekada guushaada berri. Dadku waxay arki doonaan natiijada, balse ma arki doonaan habeenadii aad adkeysiga la seexan jirtay, ilmadii aad qarsan jirtay, iyo niyadda aad mar walba dib u soo kicin jirtay. ✨
Ha ka baqin kalinimada safarkaaga, sababtoo ah mararka qaar Alle wuxuu kaa fogeeyaa dadka si uu kuu baro xoogga aad adigu leedahay.
Sii soco xitaa haddii waddadu mugdi tahay… sababtoo ah qofka aan quusanin ugu dambayn wuu iftiimaa. 🤍 | 553 |
| 16 | Garabkaaga Fur Waa Waqtigii Guusha
Maanta waa maalintii aad ka dhabayn lahayd riyooyinka mudada dheer kugu soo soo jirey. Ha sugin xaalad degan ama fursad dhamaystiran, waayo guushu waxay u baahan tahay dhiiranaan iyo in la qaado tallaabada koowaad xilli kasta oo ay xaaladdu adag tahay. Xasuuso, gorgorku ma baran lahaa duulista haddii uusan ku dhiiran lahayn inuu ka kaco buulka uu ku raaxaysanayo; adiguna waa inaad ka baxdaa meesha aad hadda ku qanacsan tahay si aad u gaarto meel ka sarreysa.
Ha u ogolaan cabsida fashilka inay kaa hor istaagto jidkaaga sare u kaca. Caqabad kasta oo aad la kulanto waa cashar kugu diyaarinaya mustaqbalka, dhib kastaana waa xoog kugu riixaya xawaare cusub. Kalsoonida naftaadu ha ahaato shidaalka kugu kaxaynaya meelaha fog-fog, adigoo ogsoon in aanay jirin cid kale oo kuu qaban karta hawshaan. Fur garabkaaga, aamin kartidaada, oo u duul dhanka xiddigaha sababtoo ah caalamku wuxuu sugayaa iftiinkaaga. | 501 |
| 17 | Garabkaaga Fur Waa Waqtigii Guusha
Maanta waa maalintii aad ka dhabayn lahayd riyooyinka mudada dheer kugu soo soo jirey. Ha sugin xaalad degan ama fursad dhamaystiran, waayo guushu waxay u baahan tahay dhiiranaan iyo in la qaado tallaabada koowaad xilli kasta oo ay xaaladdu adag tahay. Xasuuso, gorgorku ma baran lahaa duulista haddii uusan ku dhiiran lahayn inuu ka kaco buulka uu ku raaxaysanayo; adiguna waa inaad ka baxdaa meesha aad hadda ku qanacsan tahay si aad u gaarto meel ka sarreysa.
Ha u ogolaan cabsida fashilka inay kaa hor istaagto jidkaaga sare u kaca. Caqabad kasta oo aad la kulanto waa cashar kugu diyaarinaya mustaqbalka, dhib kastaana waa xoog kugu riixaya xawaare cusub. Kalsoonida naftaadu ha ahaato shidaalka kugu kaxaynaya meelaha fog-fog, adigoo ogsoon in aanay jirin cid kale oo kuu qaban karta hawshaan. Fur garabkaaga, aamin kartidaada, oo u duul dhanka xiddigaha sababtoo ah caalamku wuxuu sugayaa iftiinkaaga. | 0 |
| 18 | Ducada Maanta Lawadaag Walalkaaga | 472 |
| 19 | https://www.tiktok.com/@kaafi852/video/7643882837904526610?_r=1&u_code=dme4881jd7gh4l&preview_pb=0&sharer_language=en&_d=f35ci43fgkdfaf&share_item_id=7643882837904526610&source=h5_m×tamp=1779731119&user_id=7048114527346689029&sec_user_id=MS4wLjABAAAAKHDTDYR828hErhIDf3K9rq9he5ZLgcGfY5V43GIyyeuH6pDXYbyFP04Yqz3PH2mF&item_author_type=2&social_share_type=0&utm_source=copy&utm_campaign=client_share&utm_medium=android&share_iid=7641556264627095303&share_link_id=aed50f24-ad3d-47a8-9288-b4da97b37718&share_app_id=1233&ugbiz_name=MAIN&ug_btm=b5836%2Cb2878&sp_root_share_link_id=aed50f24-ad3d-47a8-9288-b4da97b37718&link_reflow_popup_iteration_sharer=%7B%22click_empty_to_play%22%3A1%2C%22dynamic_cover%22%3A1%2C%22follow_to_play_duration%22%3A-1.0%2C%22profile_clickable%22%3A1%7D&enable_checksum=1&sp_level=1&sp_root_u=dme4881jd7gh4l&sp_root_d=f35ci43fgkdfaf | 10 805 |
| 20 | "Duco walbo oo aad malin illahy waydisatay way ku rumowi doonta kaliya sabr oo yaqiinsanow mar walbo illahy inu kula rabo waxa aad waydisaty Wax ka wangsann oo ka Khair badann.🤍 | 470 |
اکنون در دسترس! پژوهش تلگرام ۲۰۲۵ — مهمترین بینشهای سال 
