ar
Feedback
QORAAL SIDE

QORAAL SIDE

الذهاب إلى القناة على Telegram

Marwalba iga filo wax cusub Sheekooyin, xigmado, oraahyo, Waan soo gudbin doonaa kaliya adiga un ayaa iga dhiman kusoo biir channelka oo pin saaro @ZaxiibkaWanaagsan

إظهار المزيد
7 196
المشتركون
-224 ساعات
-187 أيام
-10030 أيام

جاري تحميل البيانات...

سحابة العلامات
لا توجد بيانات
هل تواجه مشاكل؟ يرجى تحديث الصفحة أو الاتصال بمدير الدعم الخاص بنا.
الإشارات الواردة والصادرة
---
---
---
---
---
---
جذب المشتركين
سبتمبر '26
سبتمبر '26
+9
في 0 قنوات
أغسطس '26
+26
في 0 قنوات
Get PRO
يوليو '26
+37
في 0 قنوات
Get PRO
يونيو '26
+14
في 0 قنوات
Get PRO
مايو '26
+30
في 25 قنوات
Get PRO
أبريل '26
+122
في 0 قنوات
Get PRO
مارس '26
+303
في 2 قنوات
Get PRO
فبراير '26
+450
في 8 قنوات
Get PRO
يناير '26
+871
في 19 قنوات
Get PRO
ديسمبر '25
+1 546
في 2 قنوات
Get PRO
نوفمبر '25
+2 108
في 40 قنوات
Get PRO
أكتوبر '25
+566
في 43 قنوات
Get PRO
سبتمبر '25
+420
في 51 قنوات
Get PRO
أغسطس '25
+1 623
في 130 قنوات
Get PRO
يوليو '250
في 101 قنوات
Get PRO
يونيو '250
في 114 قنوات
Get PRO
مايو '250
في 119 قنوات
Get PRO
أبريل '250
في 176 قنوات
Get PRO
مارس '250
في 173 قنوات
Get PRO
فبراير '250
في 0 قنوات
Get PRO
يناير '250
في 0 قنوات
Get PRO
ديسمبر '24
+3
في 0 قنوات
Get PRO
نوفمبر '24
+10
في 0 قنوات
Get PRO
أكتوبر '24
+8
في 0 قنوات
Get PRO
سبتمبر '240
في 1 قنوات
Get PRO
أغسطس '240
في 0 قنوات
Get PRO
يوليو '240
في 0 قنوات
Get PRO
يونيو '24
+1
في 0 قنوات
Get PRO
مايو '24
+1
في 0 قنوات
Get PRO
أبريل '24
+4
في 1 قنوات
Get PRO
مارس '240
في 1 قنوات
Get PRO
فبراير '24
+35
في 1 قنوات
Get PRO
يناير '24
+1 723
في 1 قنوات
التاريخ
نمو المشتركين
الإشارات
القنوات
11 سبتمبر0
10 سبتمبر+1
09 سبتمبر+2
08 سبتمبر0
07 سبتمبر0
06 سبتمبر+2
05 سبتمبر+1
04 سبتمبر0
03 سبتمبر0
02 سبتمبر+2
01 سبتمبر+1
منشورات القناة
Ha raac-raacin wax aan dan kuugu jirin ama cilmi kugu soo kordhinaynin waayo maqalka iyo araga iyo qalbigaba waa kuwo layskul
Ha raac-raacin wax aan dan kuugu jirin ama cilmi kugu soo kordhinaynin waayo maqalka iyo araga iyo qalbigaba waa kuwo layskula xisaabtami doono Oo lays waydiin doono. FADLAN NAGU TAAGEER (🩵)AMA (👍) ❤️ ㅤ  💬       🖇 ˡᶦᵏᵉ  ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ   ˢʰᵃʳᵉ ╭┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╮ ​​​​📸◌​ོ| Zaxiibka Wanaagsan​ོ| ╰┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╯ 🦋🌺⚘......SUBAX 𝖶𝖭𝖦ZN......❤️🌸

2
*تَتَجَافَىٰ جُنُوبُهُمۡ عَنِ ٱلۡمَضَاجِعِ يَدۡعُونَ رَبَّهُمۡ خَوۡفٗا وَطَمَعٗا وَمِمَّا رَزَقۡنَٰهُمۡ يُنفِقُونَ* *"Dhabark
*تَتَجَافَىٰ جُنُوبُهُمۡ عَنِ ٱلۡمَضَاجِعِ يَدۡعُونَ رَبَّهُمۡ خَوۡفٗا وَطَمَعٗا وَمِمَّا رَزَقۡنَٰهُمۡ يُنفِقُونَ* *"Dhabarkooda wuu ka fogaadaa sariiraha Rabbigood ayayna baryaan iyagoo cabsi iyo rajaba leh waxayna wax ka bixiyaan (ku sadaqeeyaan) waxa aan ku arzaaqnay *Aayaddan waxay ka hadlayaa dadka cibaadaysan ee habeenkii ka kaco sariiraha si ay u tukadaan Rabigoodna baryaan iyagoo ka baqaya cadaabkana rajaynaya naxariista waxayna bixiyaan zakada ama sadaqada hantida Alle siiyay.,❤️🥺 FADLAN NAGU TAAGEER (🩵)AMA (👍) ❤️ ㅤ  💬       🖇 ˡᶦᵏᵉ  ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ   ˢʰᵃʳᵉ ╭┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╮ ​​​​📸◌​ོ| Zaxiibka Wanaagsan​ོ| ╰┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╯ 🦋🌺⚘......SUBAX 𝖶𝖭𝖦ZN......❤️🌸
170
3
Ha barbar dhigin safarkaaga qof kale Waxaa laga yaabaa inuu isagu maanta joogo meel aad rabto inaad gaarto laakiin ma garanay
Ha barbar dhigin safarkaaga qof kale Waxaa laga yaabaa inuu isagu maanta joogo meel aad rabto inaad gaarto laakiin ma garanaysid inta sano ee uu soo shaqeeyay si uu halkaas u gaaro Adigu waxaad leedahay waqtigaaga jidkaaga iyo sheekadaada Isbarbardhigga ugu fiican waa inaad maanta ka fiicnaato qofkii aad shalay ahayd Tallaabo kasta oo aad hore u qaaddo waa guul....,🌱💯✨ FADLAN NAGU TAAGEER (🩵)AMA (👍) ❤️ ㅤ  💬       🖇 ˡᶦᵏᵉ  ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ   ˢʰᵃʳᵉ ╭┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╮ ​​​​📸◌​ོ| Zaxiibka Wanaagsan​ོ| ╰┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╯ 🦋🌺⚘......SUBAX 𝖶𝖭𝖦ZN......❤️🌸
242
4
Waxaa jira malmo aad dareemayso in wax walba ay kugu adag yihiin lakiin hal mid ogow xitaa buuraha ugu dhaadheer waxay u baah
Waxaa jira malmo aad dareemayso in wax walba ay kugu adag yihiin lakiin hal mid ogow xitaa buuraha ugu dhaadheer waxay u baahan yihiin qof adkaysi leh si uu ugu fuulo buurahas Haddii aad maanta ku fekereyso inaad joojiso ha iloobin sababta aad u bilowday Guusha waxay ka timaadaa marka aad sii wadato xataa hadii dareento inaa wadi karin si wad Awooddaadu waxay ka imanaysaa adkaysigaaga Waxa aad u baahan tahay kaliya inaad rumaysato naftaada Maanta waa fursad kuu gar ah ee bilow!....💯🥀🍁🍃⚡️🔥💫 FADLAN NAGU TAAGEER (🩵)AMA (👍) ❤️ ㅤ  💬       🖇 ˡᶦᵏᵉ  ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ   ˢʰᵃʳᵉ ╭┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╮ ​​​​📸◌​ོ| Zaxiibka Wanaagsan​ོ| ╰┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╯ 🦋🌺⚘......SUBAX 𝖶𝖭𝖦ZN......❤️🌸
361
5
Qormoyinka an idinla wadagno Falcelin halo sameyo saxibada sida like 👍Love ❤️wax un hala saro👍💯😍mahadsanidin💯
356
6
Waxaa laga yaabaa inaad maanta aragto kaliya dhibaatooyinka, laakiin mustaqbalka waxaa laga yaabaa inaad aragto casharradii a
Waxaa laga yaabaa inaad maanta aragto kaliya dhibaatooyinka, laakiin mustaqbalka waxaa laga yaabaa inaad aragto casharradii ay kuu keeneen. Dhib kasta wuxuu leeyahay wax uu ku barayo. Dulqaad, xoog, faham ama geesinimo. Sidaa darteed ha u oggolaan dhibku inuu kaa dhigo qof quus ah. Ka dhig macallin ku baraya sida aad u noqon lahayd qof ka wanaagsan. 📚❤️‍🔥💯👍 FADLAN NAGU TAAGEER (🩵)AMA (👍) ❤️ ㅤ  💬       🖇 ˡᶦᵏᵉ  ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ   ˢʰᵃʳᵉ ╭┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╮ ​​​​📸◌​ོ| Zaxiibka Wanaagsan​ོ| ╰┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╯ 🦋🌺⚘......SUBAX 𝖶𝖭𝖦ZN......❤️🌸
359
7
Wixii hore waa warqad qashin ah, hadda waa wargeys, mustaqbalku waa warqad su'aal ah, markaa si taxaddar leh u akhri oo u qor
Wixii hore waa warqad qashin ah, hadda waa wargeys, mustaqbalku waa warqad su'aal ah, markaa si taxaddar leh u akhri oo u qor haddii kale noloshaada waxay noqon doontaa warqad tissue ah. FADLAN NAGU TAAGEER (🩵)AMA (👍) ❤️ ㅤ  💬       🖇 ˡᶦᵏᵉ  ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ   ˢʰᵃʳᵉ ╭┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╮ ​​​​📸◌​ོ| Zaxiibka Wanaagsan​ོ| ╰┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╯ 🦋🌺⚘......SUBAX 𝖶𝖭𝖦ZN......❤️🌸
438
8
صَلُو على الحبّيبِ الْمصّطَفيَ محمَّدٍ امَّين 🩵😍✨️ Waa maalin jimco ah haynu kuwada salino midkii dunidan mugdiga ka saarey
صَلُو على الحبّيبِ الْمصّطَفيَ  محمَّدٍ امَّين 🩵😍✨️ Waa maalin jimco ah haynu kuwada salino midkii dunidan mugdiga ka saarey ee iftiinka ubadalay midkii isago yar Aabihii iyo hooyadiisba waayey lakiin alle soo barbaarshey., xabiinkeena muxamed. 🩵😍✨️ صلي الله عليه وسلم  🩵😍✨️ FADLAN NAGU TAAGEER(🩵) AMA (👍) ❤️ ㅤ  💬       🖇 ˡᶦᵏᵉ  ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ   ˢʰᵃʳᵉ ╭┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╮ ​​​​📸◌​ོ| Zaxiibka Wanaagsan​ོ| ╰┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╯ 🦋🌺⚘......ℂℍ𝕌𝕄𝔸 𝕂𝔸ℝ𝕀𝕀𝕄......❤️🌸
472
9

418
10
❤️‍🩹Naxriista noloshu waa Qur'aanka, xaqiiqada marka laga hadlayo Qur'aanka nolosheenu waxa uu nasiinaya isla markaana uu u
❤️‍🩹Naxriista noloshu waa Qur'aanka, xaqiiqada marka laga hadlayo Qur'aanka nolosheenu waxa uu nasiinaya isla markaana uu u yahay Xasilooni, daganaasho, iyo Raaxo. Markasta iyo xilli kastana Aayaatka Alle akhri oo ku tadabur. {اللَّٰهُمَ إِجْعَلْنَا أَهْلُ القُرْآنِ} {Allahayow inaga yeel Qur'aanka ehelkiis} 🌿تلاوة القرآن الكريم وهو غداء للروح لا يمكن الإ ستغناء عنه Akhrinta Qur'aanku waa Quudka Ruuxda Lagama Dhergo اللهم اجعل لنا أهل القرآن الكريم Rabi Hainaka Dhigo Ku Cibaadaysta Akhrinta Qur'aanka Dhagaysigiisa Fahamkiisa Dhuuxa oo Ku Dhaqma 🥺❤️ اللهم آمين يارب العالمين 🤲🫶🥺 FADLAN NAGU TAAGEER (🩵)AMA (👍) ❤️ ㅤ  💬       🖇 ˡᶦᵏᵉ  ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ   ˢʰᵃʳᵉ ╭┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╮ ​​​​📸◌​ོ| Zaxiibka Wanaagsan​ོ| ╰┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╯ 🦋🌺⚘......SUBX 𝖶𝖭𝖦ZN......❤️🌸
445
11
صَلُو على الحبّيبِ الْمصّطَفيَ محمَّدٍ امَّين 🩵😍✨️ Waa maalin jimco ah haynu kuwada salino midkii dunidan mugdiga ka saarey
صَلُو على الحبّيبِ الْمصّطَفيَ  محمَّدٍ امَّين 🩵😍✨️ Waa maalin jimco ah haynu kuwada salino midkii dunidan mugdiga ka saarey ee iftiinka ubadalay midkii isago yar Aabihii iyo hooyadiisba waayey lakiin alle soo barbaarshey., xabiinkeena muxamed. 🩵😍✨️ صلي الله عليه وسلم  🩵😍✨️ FADLAN NAGU TAAGEER(🩵) AMA (👍) ❤️ ㅤ  💬       🖇 ˡᶦᵏᵉ  ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ   ˢʰᵃʳᵉ ╭┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╮ ​​​​📸◌​ོ| Zaxiibka Wanaagsan​ོ| ╰┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╯ 🦋🌺⚘......ℂℍ𝕌𝕄𝔸 𝕂𝔸ℝ𝕀𝕀𝕄......❤️🌸
357
12
قَالَ رَسُولُ اللَّهِ ﷺ: أَحَبُّ الأَعْمَالِ إِلَى اللَّهِ تَعَالَى أَدْوَمُهَا وَإِنْ قَلَّ Rasuulka Ilaahay ﷺ wuxuu yiri Ca
قَالَ رَسُولُ اللَّهِ ﷺ: أَحَبُّ الأَعْمَالِ إِلَى اللَّهِ تَعَالَى أَدْوَمُهَا وَإِنْ قَلَّ Rasuulka Ilaahay ﷺ wuxuu yiri Camalka Ilaahay ugu jecel yahay waa kan la joogteeyo xataa hadduu yar yahay. Bilaaw camal joogteynta ku dadaal cmlkaas haba yaraado ha yareysan cml illahey joogteyna buu jecel yahay Rabbi ha naga dhigo kuwa kheyrka joogteeya🤲🤍🫶🏻 FADLAN NAGU TAAGEER (🩵)AMA (👍) ❤️ ㅤ  💬       🖇 ˡᶦᵏᵉ  ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ   ˢʰᵃʳᵉ ╭┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╮ ​​​​📸◌​ོ| Zaxiibka Wanaagsan​ོ| ╰┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╯ 🦋🌺⚘......SUBAX 𝖶𝖭𝖦ZN......❤️
342
13
**Guushu waqti wacan bay rabtaa❤‍🔥😍* **Dadaal iyo karti bay rabtaa💗🫵* **Sir iyo dulqaad bay rabtaa❤‍🔥🥹* **Adkaysi iyo d
**Guushu waqti wacan bay rabtaa❤‍🔥😍* **Dadaal iyo karti bay rabtaa💗🫵* **Sir iyo dulqaad bay rabtaa❤‍🔥🥹* **Adkaysi iyo dhabar adag bay rabtaa💗* **In lagu daalin bay rabtaa❤‍🔥❤‍🔥❤‍🔥✨* *Duco iyo Sujuud Badan bay Rabtaa☝🏾🖤 Saaxiib kalay ila saxib si aan wax yaabo badan u kala faa,ideysano mahad sanid👍 ❤️ ㅤ  💬       🖇 ˡᶦᵏᵉ  ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ   ˢʰᵃʳᵉ ╭┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╮ ​​​​📸◌​ོ| Zaxiibka Wanaagsan​ོ| ╰┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╯ 🦋🌺⚘......SUBAX 𝖶𝖭𝖦ZN......❤️🌸
338
14
Ogaw dhibkasta waxa uu wataa faa'iido la eg ama ka weyn xalaadda adag waxey kaa dhigeysaa qof adag waxeyna kuu kordhineysa ca
Ogaw dhibkasta waxa uu  wataa faa'iido la eg ama ka weyn xalaadda adag waxey kaa dhigeysaa qof adag waxeyna kuu kordhineysa caqli iyo xigmad aadan laheyn marka aad barwaaqada ku jirtid🎩👒 xigasho lamane Saxibayaal love ta iyo like ta ha ka ilawina postigan 👍💯❤️mahadsanidin dhiri galin bay ino tahay inaga......!💜🖤🤍 ❤️ ㅤ  💬       🖇 ˡᶦᵏᵉ  ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ   ˢʰᵃʳᵉ ╭┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╮ ​​​​📸◌​ོ| Zaxiibka Wanaagsan​ོ| ╰┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╯ 🦋🌺⚘......SUBAX 𝖶𝖭𝖦ZN......❤️🌸
347
15
صَلُو على الحبّيبِ الْمصّطَفيَ محمَّدٍ امَّين 🩵😍✨️ Waa maalin jimco ah haynu kuwada salino midkii dunidan mugdiga ka saarey
صَلُو على الحبّيبِ الْمصّطَفيَ  محمَّدٍ امَّين 🩵😍✨️ Waa maalin jimco ah haynu kuwada salino midkii dunidan mugdiga ka saarey ee iftiinka ubadalay midkii isago yar Aabihii iyo hooyadiisba waayey lakiin alle soo barbaarshey., xabiinkeena muxamed. 🩵😍✨️ صلي الله عليه وسلم  🩵😍✨️ FADLAN NAGU TAAGEER(🩵) AMA (👍) ❤️ ㅤ  💬       🖇 ˡᶦᵏᵉ  ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ   ˢʰᵃʳᵉ ╭┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╮ ​​​​📸◌​ོ| Zaxiibka Wanaagsan​ོ| ╰┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╯ 🦋🌺⚘......ℂℍ𝕌𝕄𝔸 𝕂𝔸ℝ𝕀𝕀𝕄......❤️🌸
373
16

407
17
Qormoyinka an idinla wadagno Falcelin halo sameyo saxibada sida like 👍Love ❤️wax un hala saro👍💯😍mahadsanidin💯
409
18
Waxaa jira malmo aad dareemayso in wax walba ay kugu adag yihiin, lakiin hal mid ogow, xitaa buuraha ugu dhaadheer waxay u ba
Waxaa jira malmo aad dareemayso in wax walba ay kugu adag yihiin, lakiin hal mid ogow, xitaa buuraha ugu dhaadheer waxay u baahan yihiin qof adkaysi leh si uu ugu fuulo buurahas. Haddii aad maanta ku fekereyso inaad joojiso, ha iloobin sababta aad u bilowday. Guusha waxay ka timaadaa marka aad sii wadato, xataa hadii dareento inaa wadi karin si wad Awooddaadu waxay ka imanaysaa adkaysigaaga, Waxa aad u baahan tahay kaliya inaad rumaysato naftaada Maanta waa fursad kuu gar ah, ee bilow! 💯🥀🍁🍃⚡️🔥💫 ❤️ ㅤ  💬       🖇 ˡᶦᵏᵉ  ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ   ˢʰᵃʳᵉ ╭┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╮ ​​​​📸◌​ོ| Zaxiibka Wanaagsan​ོ| ╰┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╯ 🦋🌺⚘......SUBX 𝖶𝖭𝖦ZN......❤️🌸
389
19
Qormoyinka an idinla wadagno Falcelin halo sameyo saxibada sida like 👍Love ❤️wax un hala saro👍💯😍mahadsanidin💯
313
20
Nolosha aduunyada ma jirto qof isku toosan tahay, balse qof kasta waxbuu tabanayaa, sidoo kale ma jiraan wax dunida yaala oo
Nolosha aduunyada ma jirto qof isku toosan tahay, balse qof kasta waxbuu tabanayaa, sidoo kale ma jiraan wax dunida yaala oo dhammeystiran Sidaa darteed aduunyada gabbigeedaba waa duni aan dhammeystirnayn ee aan u diyaar garowno nolosha danbe e aakhiro, halka aan ahaan doonnana hadda aynu ka fikirno intaan nool nahay oo caafimaad ka iyo fursadda heysano ka hor intaynaan ka tagin aduunyada.👆😍🥀💯💥 Fadlan Nagu taageer (🩵)ama (👍) ❤️ ㅤ  💬       🖇 ˡᶦᵏᵉ  ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ   ˢʰᵃʳᵉ ╭┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╮ ​​​​📸◌​ོ| Zaxiibka Wanaagsan​ོ| ╰┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╯ 🦋🌺⚘......SUBX 𝖶𝖭𝖦ZN......❤️🌸
336