uk
Feedback
NAFTEENNA1

NAFTEENNA1

Відкрити в Telegram

SALAAM✋ SOO DHAWOOW WALAL. WAA NOO SHARAF INAAD NASOO BOQOTO🙏😍 HALKAN WAXAAD HELAYSA WAX KASTA OO NAFTAADA KU HORMARIN KARTIID ADIGOON KA BAYDHAYN SUNAYAASHA NOLOSHA. WAXAAD SI MAALIN LE AH UGA HELAYSA: 1:DHIRI GALIN. 2:SHEEKOYIN. 3:XIGMADO.

Показати більше

📈 Аналітичний огляд Telegram-каналу NAFTEENNA1

Канал NAFTEENNA1 (@nafteenna1) у мовному сегменті Сомалійська є активним учасником. На даний момент спільнота об'єднує 10 464 підписників, посідаючи 2 462 місце в категорії Мотивація та цитати та 715 місце у регіоні Сомалі.

📊 Показники аудиторії та динаміка

З моменту свого створення невідомо, проект продемонстрував стрімке зростання, зібравши аудиторію у 10 464 підписників.

За останніми даними від 17 червня, 2026, канал демонструє стабільну активність. Хоча за останні 30 днів спостерігається зміна кількості учасників на -234, а за останні 24 години на -10, загальне охоплення залишається високим.

  • Статус верифікації: Не верифікований
  • Рівень залученості (ER): Середній показник залученості аудиторії становить 3.38%. Протягом перших 24 годин після публікації контент зазвичай збирає 0.86% реакцій від загальної кількості підписників.
  • Охоплення публікацій: В середньому кожен допис отримує 354 переглядів. Протягом першої доби публікація в середньому набирає 90 переглядів.
  • Реакції та взаємодія: Аудиторія активно підтримує контент: середня кількість реакцій на один пост – 2.

📝 Опис та контентна політика

Автор описує ресурс як майданчик для висловлення суб'єктивної думки:
SALAAM✋ SOO DHAWOOW WALAL. WAA NOO SHARAF INAAD NASOO BOQOTO🙏😍 HALKAN WAXAAD HELAYSA WAX KASTA OO NAFTAADA KU HORMARIN KARTIID ADIGOON KA BAYDHAYN SUNAYAASHA NOLOSHA. WAXAAD SI MAALIN LE AH UGA HELAYSA: 1:DHIRI GALIN. 2:SHEEKOYIN. 3:XIGMADO...

Завдяки високій частоті оновлень (останні дані отримано 18 червня, 2026), канал підтримує актуальність та високий рівень охоплення публікацій. Аналітика показує, що аудиторія активно взаємодіє з контентом, що робить його важливою точкою впливу в категорії Мотивація та цитати.

10 464
Підписники
-1024 години
-507 днів
-23430 день
Архів дописів
Adiga la’aantaa noloshu waa buug aan bog lahayn. Qalbigaaga waa hoyga riyadeyda. Markaan maqlo codkaaga, dunidu waxay isu bedeshaa janno. Jaceylka aan kuu qabo waa mid aan xad lahayn, sida badweynta oo kale. Indhahaaga markaan fiiriyo, waxaan arkaa mustaqbalkayga. Adiga waa sababta aan u dhoola caddeeyo maalin kasta. Maalin walba waxaan rabaa inaan la joogaa adiga oo keliya. Waxaad iga dhigtay qof buuxa. Jacaylkaagu waa daawo aan u baahanahay maalin kasta. Adiga la’aantaa waa sida habeen aan dayax lahayn. Qosolkaaga waa muusigga qalbigayga. Jacaylkaagu waa nalka iftiimiya nolosheyda. Adiga oo kaliya ayaa riyadeyda dhab ka dhigi karo. Waqti kasta oo aan kula joogo waa xusuus aan la illoobi karin. Qalbigaaga waa meel aan doonayo inaan ku nasto had iyo jeeer. Aduunku waxaa ku tahay qof uun, laakin aniga waxaa ii tahay aduun oo dhan. Adiga la’aantaa noloshu waa buug aan bog lahayn. Qalbigaaga waa hoyga riyadeyda. Markaan maqlo codkaaga, dunidu waxay isu bedeshaa janno. Jaceylka aan kuu qabo waa mid aan xad lahayn, sida badweynta oo kale. Indhahaaga markaan fiiriyo, waxaan arkaa mustaqbalkayga. Adiga waa sababta aan u dhoola caddeeyo maalin kasta. Maalin walba waxaan rabaa inaan la joogaa adiga oo keliya. Waxaad iga dhigtay qof buuxa. Jacaylkaagu waa daawo aan u baahanahay maalin kasta. Adiga la’aantaa waa sida habeen aan dayax lahayn. Qosolkaaga waa muusigga qalbigayga. Jacaylkaagu waa nalka iftiimiya nolosheyda. Adiga oo kaliya ayaa riyadeyda dhab ka dhigi karo. Waqti kasta oo aan kula joogo waa xusuus aan la illoobi karin. Qalbigaaga waa meel aan doonayo inaan ku nasto had iyo jeeer. Aduunku waxaa ku tahay qof uun, laakin aniga waxaa ii tahay aduun oo dhan.

📢 OGEYSIIS MUHIIM AH Ma tahay qof jecel barashada luqadda English? Ma kugu adag tahay ku hadalka, qorista & - Aqrinta,dhagey
📢 OGEYSIIS MUHIIM AH Ma tahay qof jecel barashada luqadda English? Ma kugu adag tahay ku hadalka, qorista & - Aqrinta,dhageysiga? Haddaba, haddii aad rabto inaad muddo kooban ku barato, waxaan kuu diyaarinay Course dhammeystiran oo Bilaaw ilaa Dhammaad. 🏐Diiwaan galinta Dufcadii 14Aad 🪀Sidoo kale, Qiimo-dhimis gaar ah ayaa hadda socota! ➡️ Iska diiwaan gali WhatsApp-kan hoose. 👇🏼👇🏼👇🏼👇🏼👇🏼👇🏼👇🏼 https://wa.me/252613000897

𝗤𝗶𝘀𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗝𝗮𝗰𝗲𝘆𝗹 : 𝗗𝗶𝗶𝘄𝗮𝗮𝗻 𝗷𝗮𝗰𝗲𝘆𝗹 𝗶𝘆𝗼 𝗱𝗮𝗯𝗶𝗻 𝗰𝗮𝗮𝘀𝗵𝗮𝗾😭💔 𝗤𝗲𝘆𝗯𝘁𝗶𝗶 3𝗮𝗮𝗱 Bishaar markii uu ogaaday gabadhan in aysan aheyn gabadh kaa fog codkeedana uu in badan maqli jiray ayuu ku yiri wll horta aniga iyo adiga aqoon sidaas iskuma lihin haddanna codkaaga wuxuu iila muuqdaa gabadh aan aqoon buuxda u leeyahay lkn waxey ahaataba waxan jeclahay inaad isku key sheegto iina sharaxdo wllo Gabadhii waxey ugu jawaabtay wllo horta waa runtaa aqoon sidaas iskuma lihin oo waligeena ma wadda hadlin ama maba kulmin lkn iyadoo sidaas tahay haddana aniga aqoon ayaana kuu leeyahay waayo magacaaga waa bishaar aniga iyo adiga hal jaamacad wada dhiganeynay blse mudo sanad kadib waan ka waayay jaamacadii Waxaa ku weydiiyay asxaabtaadii ardada wada aheydeen mid ka mid ah ayaa ii sheegay inaad jaamacadda badal ka qaadatay oo magaaladdii aad markii hore ka timaadday dib ugu laabatay numberkaaga ayaan weydiiyay wuu ii soo qoray sidaas kuula soo xiriiray anigana magaceygana waa rumaan barasho wanaagsan ku leeyahay Bishaar ayaa wuxuuna ku yiri waadd mahadsan tahay wllo sidaad ii soo xasuusatay aniga wiilal kaliya asxaab aheyn markaan jaamacadda kula dhiganayay sidaa ay tahay aniga ismab laheyn gabadh sidaan u wanagsan ayaa mar uun kula soo haddli doontaa nolosheyda inta ka dhiman lkn nasiibkeygu ayaa waqtigaan isaaciday Lkn saaxiibkey iima sheegin inuu numberkeyga adiga kuu soo qoray marwalpa wada hadalnaa oo qadka ka wada sheekeysanaa waxey ahaato wlshy rumaan markale waadd mahadsan tahay isma laheyn gabadh jaamacada magaalada ka soo tagtay dib kuu soo raadin doontaa lkn wey dhacday oo adigaaba dib ii soo raadisay Rumaan waxey ugu jawaabtay wll adiga mudan waad mudan tahay inaan ku soo raadiyo waayo waadd u qalantaa sanadkan jaamacada wadda dhiganeynay ayaan kaa helay aniga lkn xishood baa geed igu xirxiray marwalpa agtaada joogay farxad ayaan ku dareemayay blse awoodii aan adiga hortaada ku imaan lahaa waan waayay Hadana dhibaato malahan hada geesinimo iga muuqato dareenka jaceylkan adiga kuu qaaday waqtigan adigoo dhul dheer iyo magaalo iga sii fog ku nool ayaan kuu sheeganayaa jaceylkaan kuu qabo habeena badan waan fikiri jiray markii aan adiga jaamacada kaa waayay ayaa ugu sii darneyd lkn alxmd hadaba waan ku hayaa Bishaar ayaaa ku yiri marka hore soo dhawoow ku leeyahay marka xigtana dareen jaceyl mudo badan aniga ii qabtay hadad waqtigan la joogo ii sheegatay waxaana ku leeyahay qalbi daacad ku soo dhawoow farxad weyn ayay ii tahay wllo anigaba nasiib leh hadaan jaceyl la wadaagayo gabadh jaamacada quruxdii hablaha u qaaday Rumaan ayaa waxey ugu jawaabtay aniga ayaa ah qof nasiib badan waayo shalay jaceylka kali ayuu igu ahaa lkn maanta lamaanaheygii ayaan helay waxaan rabaa inaan ku weydiiyo malaga yaabaa inaad magaaladda dib ugu soo laabato inkastoo eedada iyo ilmaha aabaha dhalay kuu dagan yihiin hadana dad xun kugu noqdeen Bishaar ayaa ku ku yiri wiil asxaabteydii ka mid ahaa ayaa igu dhahaaya sanadka fasaxa anaga noo imoow eedadaa ma aadeyside anaga nala joogeysaa inta fasaxa ka dhamaanayo lacagta gaarigana anagaa isku dardareyna noo imoow anigana waxaan ku dhahay hooyo hadey aniga ii ogolaato waan idiin imaan doonaa 𝗟𝗮 𝗦𝗼𝗰𝗼 𝗤𝗲𝘆𝗯𝘁𝗶𝗶 4𝗮𝗮𝗱 𝗛𝗮𝗱𝘂𝘂 𝗔𝗹𝗹𝗲 𝗜𝗱𝗺𝗼 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗟𝗮𝗺𝗮𝗮𝗻𝗮𝗵𝗮 𝗯𝗶𝘀𝗵𝗮𝗮𝗿 𝗶𝘆𝗼 𝗿𝘂𝗺𝗮𝗮𝗻 𝘄𝗲𝘆 𝗶𝘀 𝗷𝗲𝗰𝗹𝗮𝗮𝗱𝗲𝗲𝗲𝗻 𝗶𝗻𝗸𝗮𝘀𝘁𝗼𝗼𝗻𝗮 𝗹𝗮𝗯𝗮 𝗺𝗮𝗴𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗸𝗮𝗹𝗮 𝗺𝗮𝗿𝘄𝗮𝗹𝗶𝗽𝗮𝗮 𝗶𝘀 𝗮𝗿𝗸𝗶 𝗸𝗮𝗿𝗶𝗻 𝗺𝗶𝘀𝗮𝗻𝗮 𝗮𝘆𝘀𝗮𝗻 𝗸𝘂𝗹𝗺𝗶 𝗸𝗮𝗿𝗶𝗻 𝗻𝗮𝘁𝗶𝗶𝗷𝗮𝗱𝗮 𝗹𝗮𝗺𝗮𝗮𝗻𝗮𝗵𝗮 𝗷𝗮𝗰𝗲𝘆𝗹 𝘄𝗮𝗱𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗮𝗵 𝘀𝗶𝗱𝘂𝘂 𝗻𝗼𝗾𝗼𝗻 𝗱𝗼𝗼𝗻𝗮𝗮..................🤔⁉️ ✍️Qoraa Ibraahim Qarni ❤️

🎲 Waxaan helay fursad xiiso leh — casino cusub ayaa bixiya bonus $2000 oo si degdeg ah loo bixi karo. Tani ma aha xayeysiin,
🎲 Waxaan helay fursad xiiso leh — casino cusub ayaa bixiya bonus $2000 oo si degdeg ah loo bixi karo. Tani ma aha xayeysiin, kaliya waxaan la wadaagayaa waxa runtii ii shaqeeyay: 1️⃣ https://pragmatic-bet.com/?promo=plinko 2️⃣ Isdiiwaan geli oo dhammaystir xaqiijinta ✅ 3️⃣ Bonus-ku waa diyaar in si degdeg ah loo bixiyo 💸

Baro Xirfadaha Mustaqbalka! 🚀 4 Course oo muhiim u ah xirfaddaada: 🎨 Graphic Design 🖼️ Photoshop 🎬 CapCut 🎞️ Premiere Pr
Baro Xirfadaha Mustaqbalka! 🚀 4 Course oo muhiim u ah xirfaddaada: 🎨 Graphic Design 🖼️ Photoshop 🎬 CapCut 🎞️ Premiere Pro 💰 Kaliya $5 Ha seegin fursaddan aad ku baran karto xirfado casri ah oo suuqa shaqada looga baahan yahay. 📲 Iska diiwaan geli WhatsApp-kan: 👇🏼👇🏼👇🏼👇🏼👇🏼👇🏼 https://wa.me/252613000897

Waxaan kuu sheegi shay ku farxad galiya" Waxaa jira qof doonaya inuu adiga noqdo 🌟 Waxaa laga yaabaa inaadan taas ogayn, laakiin waa xaqiiqo aadan waligaa ka fikirin. Waqtigan xaadirka ah waxaa jira qof doonaya inuu noqdo adiga, oo joogo meesha aad joogto. Waxaa jira qof arka waxaad haysato isagoo aan isagu haysan, kuna riyoonaaya nolosha aad ku nooshahay, habeen iyo maalin u dadaalaya inuu gaaro 🤲. Waxaad haysataa waxyaabo badan oo ay dad badani haysan. Waxaa laga yaabaa inaadan garanayn, laakiin waxaad haysataa nimcooyin iyo riq ay kumannaan qof ku taamayaan ✨. Markaad habeenkii si deggan u seexato, waxaa jira qof xanuun haya oo hurdadu ka maqan tahay, gacmihiisana kor u taagaya isagoo Alle ka baryaya caafimaad iyo nasasho 🛌🙏. Markaad si caadi ah u socoto, waxaa jira qof aan awoodin inuu istaago ama socdo, oo jeclaan lahaa inuu hal maalin oo kaliya ku noolaado caafimaadka iyo awoodda aad haysato 🚶‍♂️. Waxaa jira qof aan carruur lahayn oo carruur ku taamaya, qof aan lammaane lahayn oo doonaya qoys, qof aan qurux lahayn, qof aan caqli iyo faham lahayn, iyo kuwo kale oo badan oo aan haysan waxa aad adigu haysato ❤️👨‍👩‍👧‍👦. Sidaas darteed, xusuusnow in nimcooyinka Alle ku siiyey ay yihiin kuwo qaali ah. Mahadnaq Rabbigaaga, hana ku mashquulin oo kaliya waxa kaa maqan, ee fiiri waxa aad haysato 🌱. Qanaacadu waa furaha farxadda, shukrintuna waa sababta nimcada ku sii waarayso 🗝️😊

Afar Fikir oo Qurux Badan oo Nolosha Ku Saabsan 1️⃣ Dib u eeg wixii tagay, kana hel waayo-aragnimo. 2️⃣ Hore u eeg mustaqbalk
Afar Fikir oo Qurux Badan oo Nolosha Ku Saabsan 1️⃣ Dib u eeg wixii tagay, kana hel waayo-aragnimo. 2️⃣ Hore u eeg mustaqbalka, kana arag rajo. 3️⃣ Ku eeg hareerahaaga, kana ogow xaqiiqada. 4️⃣ Naftaada gudaheeda u fiirso, kana hel qofka dhabta ah ee aad tahay. ✨ — Waxaa lagu xigaa A. P. J. Abdul Kalam.

📢 OGEYSIIS MUHIIM AH 🎨 FREE COURSE GRAPHIC DESIGN Fursad gaar ah oo aad ku baran karto xirfadda Graphic Design si bilaash a
📢 OGEYSIIS MUHIIM AH 🎨 FREE COURSE GRAPHIC DESIGN Fursad gaar ah oo aad ku baran karto xirfadda Graphic Design si bilaash ah! ✅ Baro naqshadaynta casriga ah ✅ Ku shaqee software-yada muhiimka ah ✅ Horumari xirfaddaada shaqo iyo ganacsi 💵 Kaliya Isku Diiwaan Gelin: 2$ 👇🏼👇🏼👇🏼👇🏼👇🏼👇🏼👇🏼 https://wa.me/252613000897

Walaashey cuudey Ciseeyaay carfooney Cadka miduu iigu yaalaay Adaa walaal ciil iidiida Adaa cadow iga waabsha Cuqdad iyo saxa
Walaashey cuudey Ciseeyaay carfooney Cadka miduu iigu yaalaay Adaa walaal ciil iidiida Adaa cadow iga waabsha Cuqdad iyo saxar iga dhowra Camalsami xurmadaada Adaan caasinin walaalnimo Adaan ceynkaaga walal Calamkaba laga heleynee Adaa walashey canabey iiga Dhigan cabar iyo luul❤️🥰 Qoraalkan walashey mcn u qoray W/Q #Dhameystiran 🤍🌸

Ninyahow, waqtigaaga ha ku lumin wax aan kuu kordhineyn. Da’da dhalinyaranimada waa fursad dahab ah oo hal mar kuu timaada. B
Ninyahow, waqtigaaga ha ku lumin wax aan kuu kordhineyn. Da’da dhalinyaranimada waa fursad dahab ah oo hal mar kuu timaada. Baro xirfad, ilaali salaaddaada, waalidkaagana qadari. Saaxiib wanaagsan la soco, maxaa yeelay qofka aad la joogto ayaad u ekaaneysaa. Ha ka baqin inaad maanta dhib u marto si aad berri u guuleysato. Guusha deg-degga ah ma jirto; dulqaad, dadaal iyo edeb ayaa lagu gaaraa meel sare. Lacagta waa muhiim, laakiin sumcadda iyo akhlaaqda ayaa ka qiimo badan. Markasta xasuusnow: “Riyada weyn waxaa gaara qof aan ka quusan caqabadaha yar yar.” Naftaada dhis maanta, si berri laguu tixgeliyo.

🚀 Hel Account ChatGPT Pro ah ✅ Unlimited Access – Xad ma leh ✅ Qoraal, Sawir & Video wixii aad doonto ku sameyso ✅ Wax lacag
🚀 Hel Account ChatGPT Pro ah ✅ Unlimited Access – Xad ma leh ✅ Qoraal, Sawir & Video wixii aad doonto ku sameyso ✅ Wax lacag bille ah kaa raba malahan ✅ Mudada isticmaalka waa 6 Bilood ✅ Damaanad la hubo ✅ No Usage Limits – Malahan xad ku celiya Haddii aad dooneyso inaad hesho account-kaaga hadda, Nagala soo xiriir WhatsApp-kan 👇👇👇👇👇👇👇👇 https://wa.me/252612857940

.. Dhul intee le’eeg buu nin u baahanyahay.? Haweenay reer magaal ah ayaa miyiga u timid inay booqato walaasheedii ka yarayd. Walaasha weyn waxaa qabay ganacsade, midda yarna waxaa qabay nin beeraley ah oo tuulada deggan. Labadii walaalood waxay u fadhiisteen shaah iyo sheeko. Middii weynayd ayaa bilowday inay ku faanto sida nolosha magaaladu heer sare u tahay iyo raaxadeeda; dharka fiican ee carruurteedu xidhato, cuntada iyo cabbitaannada aadka u wanaagsan, madaddaalada ciyaaraha, xafladaha, iyo tiyaatarka. Middii yarayd ma jeclaysan arrintan waxayna liidday nolosha xaaska ganacsadaha iyada oo ammaanaysa nolosheeda beeraleynimada. “Noloshayda taada uma beddeleen,” ayay tidhi. “Waan ogahay in noloshaydu aysan xiise badan lahayn, laakiin welwel nama hayo. Waad naga nolol wanaagsan tihiin, laakiin haddii aydan ganacsi badan samayn waad baaba’aysaan. Ma maqashay maahmaahda: ‘Waayiddu waa walaalka weyn ee helidda’ oo maalin hodan baad tihiin, midda xigtana inaad hoy la’aan noqotaan waa suuragal. Halkan noloshu sidaa isuma bedbeddesho. Beeraleydu ha ku noolaato saboolnimo, laakiin waa nolol dheer. Yaananba weligayo hodan noqone, marna ma wayno wax aan cunno.” Ka dibna walaashii weynayd ayaa inteedii tidhi. “Ma adigoon waxba kuu dheerayn doofaarradaa iyo weylahaa qudhunka badan baad haysataa waxaad cunto oo kugu filan! Maxaad ka taqaannaa dhar fiican iyo dhaqan wanaagsan! Si kastoo ninkaaga fiicani isu dhabar jabiyo, dhiriqdaas baad noloshaada ku dhex laasanaysaa, waadna ku dhimanaysaa. Ilmahaagana taasaa sugaysa.” “Oo maxaa ka dhib ah?” ayay middii yarayd ku jawaabtay. “Waa siday tahay halkan. Ugu yaraan waxaan ogsoon nahay meeshaan joogno. Uma baahnin inaan cid barinno, cidna kama baqno. Laakiin reer magaalkiinna waxaa idin ku xeeran damac. Maalin waa barwaaqo, midda xigtana shaydaankaa ninkaaga u qurxinaya qamaar, naago, iyo khamri. Markaana way kuu dhammaatay. Way dhacdaa sow maaha?” Baakom, walaasha yar ninkeedii oo foornada dusheeda jiifa, ayaa dhegaysanayay dumarka sheekadooda. “Waa runtaa,” ayuu yidhi, “bal eeg ilaa yaraantaydii waxaan qodayay carrada waqtina uma hayno macnadarro in madaxa naloogu shubo. Dhibta keliya ee na haysataa waa inaanan haysan dhul nagu filan. Haddaan haysan lahaa dhul cidna uma joojiyeen—Shaydaankana ku dhahoo!” Walaalihii markay shaahoodii dhammaysteen xoogaana dhar iyo lebbis ka hadleen, ayay alaabtii shaaha kala xareeyeen oo hurdo u hoydeen. Shaydaankii wuxuu fadhiyay foornada dhabarkeeda oo sheekada wuu la socday. Wuu ku farxay in xaaskii beeraleydu ay ninkeedii u horseedday in uu ku faano haddii uu dhul ku filan haysto in uusan cidna ka cabsanayn, Shaydaankana ha ku ahaatee. “Waan gartay,” ayuu ku fekeray Shaydaankii. “Ciyaar yar baan kula dheelayaa. Igu hallee inaad heshid dhul badan, waase jidkii aan u soo mari lahaa inaan gacanta kugu dhigo!” – Leo Tolstoy (1)

Maanta waxaan idiin la wadaagayaa 20 cashar oo kala duwan oo aan ka bartay sannado aan ka shaqeynayay shaqooyin gaar loo leeyahay iyo kuwo dowladeed. Kuma jiraan kala horeyn gaar ah. 1. Shaqo adag waa muhiim, laakiin in lagu arko oo lagu ogaado waa sidaas oo kale. Shaqo fiican oo aad aamusan ku qabato mar walba kuma filna. Dadku waa inay ogaadaan qiimaha aad shaqada ku soo kordhiso. 2. Kulamada, dhegeyso hadalka la sheegayo, balse sidoo kale eeg dhaqdhaqaaqa jirka. Jirka wax badan ayuu sheegaa. Baro sida loo fahmo. 3. Arrin kasta waxay leedahay sawir guud iyo faahfaahin yar. Mar walba labada dhinacba maskaxda ku hay. 4. Dallacsiinta mar walba ma helaan dadka ugu kartida badan. Badanaa waxay helaan kuwa hadli kara, xiriir dhisan kara, isla markaana is muujin kara. 5. Xirfadaha ayaa kaa caawinaya inaad shaqo hesho, laakiin dabeecadda iyo akhlaaqda ayaa kaa caawinaya inaad sii haysato. Daacadnimo, waqti ilaalin, iyo la-qabsiga isbeddelka waa arrimo aad u muhiim ah. 6. Adiga ayaa mas’uul ka ah horumarkaaga shaqo. Haddii aad sugto in lagu ogaado, waxay qaadan kartaa waqti dheer. Mararka qaarkood iska hadal oo is muuji. 7. Marka aad sare u kacdo, shaqadu way is beddeshaa. Waxaad ka yaraaneysaa qabashada hawlaha, waxaadna u leexanaysaa hoggaamin, talo bixinta, iyo hagidda dadka. 8. Mararka qaar qofka codkiisu dheer yahay ayaa go’aanka saameeya, xitaa haddii uusan sax ahayn. Kalsooni, hadal cad, iyo xeelad baa inta badan guuleysta. 9. Iimeylku waa caddeyn. Had iyo jeer hay iimeylo iyo qoraallo kuu yaalla. Mar dambe ayaad u baahnaan kartaa. 10. Qor arrimaha xafiiska ee muhiimka ah, adigoo xusaya taariikhda. Qoraalladu waxay kaa caawinayaan inaad aragto dabeecado soo noqnoqda, maadaama xusuusteennu mararka qaar na khaldo. 11. Ha u tegin maamulahaaga adigoo kaliya leh dhibaato. U gee dhibaato iyo talooyin xal ah. Noqo qof wax xallin kara. 12. Dadaalku waa fiican yahay, laakiin natiijada ayaa ka muhiimsan. Shaqadaada ku muuji wax-soo-saar iyo natiijo dhab ah. 13. Dunidu si degdeg ah ayay isu beddeshay, AIguna hore ayuu u soo baxay. Baro isticmaalka AI (artificial intelligence) si aad ugula jaanqaaddo waqtiga. 14. Noqo qof wax u qorsheeya. Ka fikir waxaad sameyneyso, sida aad u hadleyso, iyo cidda aad la xiriireyso. Wax walba si ujeeddo leh u samee. 15. Bar xirfaddaada si qoto dheer. Ma garan kartid wax xun ilaa aad taqaan wax fiican. Isku day inaad ka mid noqoto dadka ugu wanaagsan waxa aad qabato. 16. Dhibaatooyinka waa la iska gudbaa. Marka aad ka gudubto caqabado, waad adkaaneysaa. Dadka gaara meel sare badanaa waxay maraan waddada adag. 17. Dad badan ayaad la shaqeysaa, laakiin maamulahaaga waa qof aad muhiim u ah. Bar sida si fiican loola shaqeeyo oo loola wadaago xog cad. 18. Si xikmad leh u dooro dagaallada aad gasho. Mar walba in aad saxdo qiimo ma leh. Ogaaw goorta la hadlayo iyo goorta la iska dhaafayo. 19. Ku dhiirrigeli dadka aad la shaqeyso—kuwa kaaga sareeya iyo kuwa kaaga hooseeyaba. Dadka ku reeb dareen wanaagsan. 20. Shaqadaada wax sii, waqtina geli, laakiin mar walba xasuusnow qoyskaaga waa ka muhiimsan yahay. Shaqo waa lagu beddeli karaa, qoys se si fudud laguma beddelo. Anigu dhammaan casharradan si fiican uguma fiicnayn, balse waxa ay ka yimaadeen waayo-aragnimadayda iyo tan dad aan la shaqeeyay. Maalin walba waxaan ku dadaaleynaa inaan noqono dad ka wanaagsan sidii shalay.    W/Q Maye Omar

Gudahayga waxaa ku jira boqol farxad, iyo kun murugo, iyo rajooyin iyo qoomamo aan la tirin karin, iyo gees yar oo bannaan oo
Gudahayga waxaa ku jira boqol farxad, iyo kun murugo, iyo rajooyin iyo qoomamo aan la tirin karin, iyo gees yar oo bannaan oo aan kaga dhuunto dhammaantiin. ~Antonio Porchia

"Runta iyo dulqaadka waa labada hub ee ugu xooga badan nolosha midna ku ilaali sharaftaada, midna ku gaar guushaada. "✊️🔥💯
"Runta iyo dulqaadka waa labada hub ee ugu xooga badan nolosha midna ku ilaali sharaftaada, midna ku gaar guushaada. "✊️🔥💯

Ogeysiis Fursadii ugu Qaalisaned Waxa maanta Bilaash ka dhignay Course-ka Crypto Currency Bilaaw ilaa dhammaad Waxa heli doon
Ogeysiis Fursadii ugu Qaalisaned Waxa maanta Bilaash ka dhignay Course-ka Crypto Currency Bilaaw ilaa dhammaad Waxa heli doonta caawin joogta waqti walba kaliya isku diiwaan galin 5$ WhatsApp 👇👇👇👇👇👇👇👇 https://wa.me/252613000897

Waa ceeb bani’aadamnimada ku taal in qof is-dilo, isagoo u baahnaa kaliya jacayl iyo daryeel. ~ Albert Camus (French philosop
Waa ceeb bani’aadamnimada ku taal  in qof is-dilo, isagoo u baahnaa kaliya jacayl iyo daryeel. ~ Albert Camus (French philosopher and novelist)

Zxpyaal qofkii haysto ciwaan 45____100K Please qofkii haysto ha ila soo xariiro anaa ka iibsan 👇🏼👇🏼👇🏼👇🏼👇🏼👇🏼👇🏼👇
Zxpyaal qofkii haysto ciwaan 45____100K Please qofkii haysto ha ila soo xariiro anaa ka iibsan 👇🏼👇🏼👇🏼👇🏼👇🏼👇🏼👇🏼👇🏼 https://wa.me/252613000897

📢 OGEYSIIS Waxa soo baxday Course-kii aad naga wada sugeyseen ee 💻 COMPUTER BASIC Course-kan waxaad ku baran doontaan wax k
📢 OGEYSIIS Waxa soo baxday Course-kii aad naga wada sugeyseen ee 💻 COMPUTER BASIC Course-kan waxaad ku baran doontaan wax kasta oo la xiriira COMPUTER-ka, waxaana lagu qaadan doonaa 5-ta book ee aas-aasiga ah: Ms Word Ms Windows Ms  Excel Ms  Access Ms  PowerPoint Sidoo kale waxaa jira qeybo kale oo muhiim ah oo course-ka kamid ah. ✅ Iska diiwaan geli WhatsApp-ka 👇👇👇👇👇👇👇👇 https://wa.me/252613000897

Magaran karoh maanta wax kawayn oo aad ku nabad geli kartid aan ka ahayn in aad kaligaa noolaatid adigoo iska indha-tiraya wa
Magaran karoh maanta wax kawayn oo aad ku nabad geli kartid aan ka ahayn in aad kaligaa noolaatid adigoo iska indha-tiraya waxkasta. ~Faylasuufkii Faransiiska ahaa Albert Camus

NAFTEENNA1 - Статистика та аналітика Telegram каналу @nafteenna1