fa
Feedback
NAFTEENNA1

NAFTEENNA1

رفتن به کانال در Telegram

SALAAM✋ SOO DHAWOOW WALAL. WAA NOO SHARAF INAAD NASOO BOQOTO🙏😍 HALKAN WAXAAD HELAYSA WAX KASTA OO NAFTAADA KU HORMARIN KARTIID ADIGOON KA BAYDHAYN SUNAYAASHA NOLOSHA. WAXAAD SI MAALIN LE AH UGA HELAYSA: 1:DHIRI GALIN. 2:SHEEKOYIN. 3:XIGMADO.

نمایش بیشتر

📈 تحلیل کانال تلگرام NAFTEENNA1

کانال NAFTEENNA1 (@nafteenna1) در بخش زبانی سومالی بازیگری فعال است. در حال حاضر جامعه شامل 10 309 مشترک است و جایگاه 2 478 را در دسته انگیزه و نقل قول‌ها و رتبه 720 را در منطقه الصومال دارد.

📊 شاخص‌های مخاطب و پویایی

از زمان ایجاد در невідомо، پروژه رشد سریعی داشته و 10 309 مشترک جذب کرده است.

بر اساس آخرین داده‌ها در تاریخ 13 ژوئیه, 2026، کانال فعالیت پایداری دارد. در ۳۰ روز گذشته تغییر اعضا برابر -179 و در ۲۴ ساعت گذشته برابر -1 بوده و همچنان دسترسی گسترده‌ای حفظ شده است.

  • وضعیت تأیید: تأیید نشده
  • نرخ تعامل (ER): میانگین تعامل مخاطب 4.27% است و در ۲۴ ساعت نخست پس از انتشار، محتوا معمولاً 0.86% واکنش نسبت به کل مشترکان کسب می‌کند.
  • دسترسی پست‌ها: هر پست به طور میانگین 441 بازدید دریافت می‌کند. در اولین روز معمولاً 89 بازدید جمع‌آوری می‌شود.
  • واکنش‌ها و تعامل: مخاطبان به‌طور فعال حمایت می‌کنند؛ میانگین واکنش به هر پست 0 است.

📝 توضیح و سیاست محتوایی

نویسنده این فضا را محل بیان دیدگاه‌های شخصی توصیف می‌کند:
SALAAM✋ SOO DHAWOOW WALAL. WAA NOO SHARAF INAAD NASOO BOQOTO🙏😍 HALKAN WAXAAD HELAYSA WAX KASTA OO NAFTAADA KU HORMARIN KARTIID ADIGOON KA BAYDHAYN SUNAYAASHA NOLOSHA. WAXAAD SI MAALIN LE AH UGA HELAYSA: 1:DHIRI GALIN. 2:SHEEKOYIN. 3:XIGMADO...

به لطف به‌روزرسانی‌های پرتکرار (آخرین داده در تاریخ 14 ژوئیه, 2026)، کانال همواره به‌روز و دارای دسترسی بالاست. تحلیل‌ها نشان می‌دهد مخاطبان به‌طور فعال با محتوا تعامل دارند و آن را به نقطه اثرگذاری مهم در دسته انگیزه و نقل قول‌ها تبدیل کرده‌اند.

10 309
مشترکین
-124 ساعت
-587 روز
-17930 روز
آرشیو پست ها
Tani Waa Fursaddaadii! 🚀 Maanta waxaa si rasmi ah u socda diiwaangelinta ardayda doonaya inay dhistaan ganacsi guuleysta oo
Tani Waa Fursaddaadii! 🚀 Maanta waxaa si rasmi ah u socda diiwaangelinta ardayda doonaya inay dhistaan ganacsi guuleysta oo online ah. Waxaan kuu diyaarinay Dropshipping Course oo ah Bilow ilaa Dhammaad (A–Z). 📚 Qaar ka mid ah waxyaabaha aad ku baran doonto waxaa ka mid ah: ✅ Sida loo sameeyo Shopify Account ✅ Sida loo sameysto Domain u gaar ah ✅ Sida loo sameeyo Logo u gaar ah ganacsigaaga ✅ Waa maxay Brand iyo sida loo dhiso ✅ Sida loo isticmaalo Niche Scraper ✅ Sida loo helo Products ka socda Facebook & TikTok ✅ Sida loo dejiyo Printify (EP5) ✅ Sida loo helo Suppliers lagu kalsoon yahay ✅ Sida loo sameeyo Product Home Page soo jiidasho leh ✅ Sida loo qiimeeyo (Product Pricing) ✅ Sida loo helo Account aad ku qaadato lacagaha macaamiisha 💼 Haddii aad rabto inaad bilowdo ganacsi online ah oo guuleysta, tani waa fursaddaada. Iska diiwaan geli WhatsApp-ka 👇🏽👇🏽👇🏽👇🏽👇🏽👇🏽👇🏽👇🏽 https://wa.me/252613000897

Wax baro inta kuwa kale hurdaan, shaqee inta kuwa kalena ay cunayaan, diyaari inta kuwa kalena ay ciyaarayaan, Waadna ku raax
Wax baro inta kuwa kale hurdaan, shaqee inta kuwa kalena ay cunayaan, diyaari inta kuwa kalena ay ciyaarayaan, Waadna ku raaxaysan doontaa halka kuwa kalena ay ka qoomameynayaan.

"Mashquul" Qofna ma aha qof aad u mashquulsan, Haddii aad muhiim u tahay noloshooda, wakhtigooda ayay ku siinayaan. Wax walba
"Mashquul" Qofna ma aha qof aad u mashquulsan, Haddii aad muhiim u tahay noloshooda, wakhtigooda ayay ku siinayaan. Wax walba waxay ku xiran yihiin kala-mudnaanta, gacaliye.

Buugga ugu wanaagsan wuxuu u dhigmaa boqol saaxiib oo wanaagsan, balse hal saaxiib oo wanaagsan wuxuu u dhigmaa maktabad.
Buugga ugu wanaagsan wuxuu u dhigmaa boqol saaxiib oo wanaagsan, balse hal saaxiib oo wanaagsan wuxuu u dhigmaa maktabad.

Lacagtu waa lacag yar, Caafimaadku waa lacag weyn, Jacaylku waa lacag nasiib leh, Xiriirku waa lacag macaan, Saaxiibtinimadun
Lacagtu waa lacag yar, Caafimaadku waa lacag weyn, Jacaylku waa lacag nasiib leh, Xiriirku waa lacag macaan, Saaxiibtinimaduna waa lacag DAHAB ah. Si fiican u ilaali.

FURSAD CAJIIB AH 🔥 4 Course oo muhiim ah: ✅ CapCut ✅ Premier Pro ✅ Graphic Design ✅ Photoshop 🕳️Dhammaantood kaliya ku iibs
FURSAD CAJIIB AH 🔥 4 Course oo muhiim ah: ✅ CapCut ✅ Premier Pro ✅ Graphic Design ✅ Photoshop 🕳️Dhammaantood kaliya ku iibso 5$ ⏳ Fursaddan waxay socon doontaa waqti kooban, ee ha seegin fursaddaada aad ku baran karto xirfado faa’iido leh maanta si aad berri ugu shaqeysato. 📲 Nagala soo xiriir WhatsApp: 👇👇👇👇👇👇👇👇 https://wa.me/252613000897

Qaacidada Guusha 50% Anshax 25% Joogteyn 15% Hab-fikir 5% Shaqo adag 5% Shaqo caqli ku dhisan
Qaacidada Guusha 50% Anshax 25% Joogteyn 15% Hab-fikir 5% Shaqo adag 5% Shaqo caqli ku dhisan

📢 OGEYSIIS Waxaan idiin diyaarinay Course-ka Alibaba oo dhammaystiran, laga bilaabo bilow ilaa dhammaad. 📚 Casharrada waxaa
📢 OGEYSIIS Waxaan idiin diyaarinay Course-ka Alibaba oo dhammaystiran, laga bilaabo bilow ilaa dhammaad. 📚 Casharrada waxaa lagu bixin doonaa Telegram, qofkii raba barasho toos ahna (Live Zoom) waa loo qabanayaa inta uu socdo koorsadu. ⚡ Diiwaangelintu waa xaddidan tahay, ee ha seegin fursaddan. 📲 ➡️ Iska diiwaan gali WhatsApp-kan hoose. 👇🏼👇🏼👇🏼👇🏼👇🏼👇🏼👇🏼 https://wa.me/252613000897

photo content

> "Inay wax adkaadaan micnaheedu ma aha inay yihiin wax aan suurtagal ahayn. Waxay si fudud uga dhigan tahay inaad u baahan tahay inaad si adag u shaqeyso."

Sidaa tahay ayaan ugu jeclahay. Waxaa tahay qofkaan ugu jeclahay dadka aduunka. Waad I farxad galisaa. Waxaan aad ugu faraxsa
Sidaa tahay ayaan ugu jeclahay. Waxaa tahay qofkaan ugu jeclahay dadka aduunka. Waad I farxad galisaa. Waxaan aad ugu faraxsanahy, inaan noolasha kula-wadaagay adiga. Waxaa tahay hantidaydi, iyo waxa ugu qaalisan noolashayda. Naftayda way heestaa, markay aragto adigoo soconaya hortayda. Markaan ku arkaba waxaan dhahaa alx. Waxaa tahay cadceedii noolashayda. Adigaan kaa fikiraa. Adigaa i-leh. Markasta qalbigayga ayaad ku-jirtaa. Waan isku-nuuraynaa labadeena. Waan nasiib badanahay, maadaama aan noolasha kula-wadaagay. Maalintaan ku-bartay, waxay ahayd maalinti iigu farxada-badnayd.

Waxaan ka-fikirayay sidaad cajiibka u tahay, ee adigana ogow. Waligay ma-moodaynin inaan sidan oo dhan qof u jeclaan doono. L
Waxaan ka-fikirayay sidaad cajiibka u tahay, ee adigana ogow. Waligay ma-moodaynin inaan sidan oo dhan qof u jeclaan doono. Laakin adigaa imaaday, oo I aaminsiiyay. Mararka qaar intaan ku fiiriyo ayaan rumaysan waayaa, inaan ku hantay. Maxaan sameeyaa si-aan u noqdo mid kuu qalma. Maalinkasta oo kamida noolashayda, saacad kasta. Iyo daqiiqad kastaba qalbigayga, wuxuu ku dhawaaqayaa magacayga. Adiga la’aantaa noolasha uma-qalanto in lanoolaado. Waxaan farxad iyo dhamaystirnaan dareemaa, markaad ila-joogto oo kaliya.

Adiga la’aantaa noloshu waa buug aan bog lahayn. Qalbigaaga waa hoyga riyadeyda. Markaan maqlo codkaaga, dunidu waxay isu bedeshaa janno. Jaceylka aan kuu qabo waa mid aan xad lahayn, sida badweynta oo kale. Indhahaaga markaan fiiriyo, waxaan arkaa mustaqbalkayga. Adiga waa sababta aan u dhoola caddeeyo maalin kasta. Maalin walba waxaan rabaa inaan la joogaa adiga oo keliya. Waxaad iga dhigtay qof buuxa. Jacaylkaagu waa daawo aan u baahanahay maalin kasta. Adiga la’aantaa waa sida habeen aan dayax lahayn. Qosolkaaga waa muusigga qalbigayga. Jacaylkaagu waa nalka iftiimiya nolosheyda. Adiga oo kaliya ayaa riyadeyda dhab ka dhigi karo. Waqti kasta oo aan kula joogo waa xusuus aan la illoobi karin. Qalbigaaga waa meel aan doonayo inaan ku nasto had iyo jeeer. Aduunku waxaa ku tahay qof uun, laakin aniga waxaa ii tahay aduun oo dhan. Adiga la’aantaa noloshu waa buug aan bog lahayn. Qalbigaaga waa hoyga riyadeyda. Markaan maqlo codkaaga, dunidu waxay isu bedeshaa janno. Jaceylka aan kuu qabo waa mid aan xad lahayn, sida badweynta oo kale. Indhahaaga markaan fiiriyo, waxaan arkaa mustaqbalkayga. Adiga waa sababta aan u dhoola caddeeyo maalin kasta. Maalin walba waxaan rabaa inaan la joogaa adiga oo keliya. Waxaad iga dhigtay qof buuxa. Jacaylkaagu waa daawo aan u baahanahay maalin kasta. Adiga la’aantaa waa sida habeen aan dayax lahayn. Qosolkaaga waa muusigga qalbigayga. Jacaylkaagu waa nalka iftiimiya nolosheyda. Adiga oo kaliya ayaa riyadeyda dhab ka dhigi karo. Waqti kasta oo aan kula joogo waa xusuus aan la illoobi karin. Qalbigaaga waa meel aan doonayo inaan ku nasto had iyo jeeer. Aduunku waxaa ku tahay qof uun, laakin aniga waxaa ii tahay aduun oo dhan.

📢 OGEYSIIS MUHIIM AH Ma tahay qof jecel barashada luqadda English? Ma kugu adag tahay ku hadalka, qorista & - Aqrinta,dhagey
📢 OGEYSIIS MUHIIM AH Ma tahay qof jecel barashada luqadda English? Ma kugu adag tahay ku hadalka, qorista & - Aqrinta,dhageysiga? Haddaba, haddii aad rabto inaad muddo kooban ku barato, waxaan kuu diyaarinay Course dhammeystiran oo Bilaaw ilaa Dhammaad. 🏐Diiwaan galinta Dufcadii 14Aad 🪀Sidoo kale, Qiimo-dhimis gaar ah ayaa hadda socota! ➡️ Iska diiwaan gali WhatsApp-kan hoose. 👇🏼👇🏼👇🏼👇🏼👇🏼👇🏼👇🏼 https://wa.me/252613000897

𝗤𝗶𝘀𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗝𝗮𝗰𝗲𝘆𝗹 : 𝗗𝗶𝗶𝘄𝗮𝗮𝗻 𝗷𝗮𝗰𝗲𝘆𝗹 𝗶𝘆𝗼 𝗱𝗮𝗯𝗶𝗻 𝗰𝗮𝗮𝘀𝗵𝗮𝗾😭💔 𝗤𝗲𝘆𝗯𝘁𝗶𝗶 3𝗮𝗮𝗱 Bishaar markii uu ogaaday gabadhan in aysan aheyn gabadh kaa fog codkeedana uu in badan maqli jiray ayuu ku yiri wll horta aniga iyo adiga aqoon sidaas iskuma lihin haddanna codkaaga wuxuu iila muuqdaa gabadh aan aqoon buuxda u leeyahay lkn waxey ahaataba waxan jeclahay inaad isku key sheegto iina sharaxdo wllo Gabadhii waxey ugu jawaabtay wllo horta waa runtaa aqoon sidaas iskuma lihin oo waligeena ma wadda hadlin ama maba kulmin lkn iyadoo sidaas tahay haddana aniga aqoon ayaana kuu leeyahay waayo magacaaga waa bishaar aniga iyo adiga hal jaamacad wada dhiganeynay blse mudo sanad kadib waan ka waayay jaamacadii Waxaa ku weydiiyay asxaabtaadii ardada wada aheydeen mid ka mid ah ayaa ii sheegay inaad jaamacadda badal ka qaadatay oo magaaladdii aad markii hore ka timaadday dib ugu laabatay numberkaaga ayaan weydiiyay wuu ii soo qoray sidaas kuula soo xiriiray anigana magaceygana waa rumaan barasho wanaagsan ku leeyahay Bishaar ayaa wuxuuna ku yiri waadd mahadsan tahay wllo sidaad ii soo xasuusatay aniga wiilal kaliya asxaab aheyn markaan jaamacadda kula dhiganayay sidaa ay tahay aniga ismab laheyn gabadh sidaan u wanagsan ayaa mar uun kula soo haddli doontaa nolosheyda inta ka dhiman lkn nasiibkeygu ayaa waqtigaan isaaciday Lkn saaxiibkey iima sheegin inuu numberkeyga adiga kuu soo qoray marwalpa wada hadalnaa oo qadka ka wada sheekeysanaa waxey ahaato wlshy rumaan markale waadd mahadsan tahay isma laheyn gabadh jaamacada magaalada ka soo tagtay dib kuu soo raadin doontaa lkn wey dhacday oo adigaaba dib ii soo raadisay Rumaan waxey ugu jawaabtay wll adiga mudan waad mudan tahay inaan ku soo raadiyo waayo waadd u qalantaa sanadkan jaamacada wadda dhiganeynay ayaan kaa helay aniga lkn xishood baa geed igu xirxiray marwalpa agtaada joogay farxad ayaan ku dareemayay blse awoodii aan adiga hortaada ku imaan lahaa waan waayay Hadana dhibaato malahan hada geesinimo iga muuqato dareenka jaceylkan adiga kuu qaaday waqtigan adigoo dhul dheer iyo magaalo iga sii fog ku nool ayaan kuu sheeganayaa jaceylkaan kuu qabo habeena badan waan fikiri jiray markii aan adiga jaamacada kaa waayay ayaa ugu sii darneyd lkn alxmd hadaba waan ku hayaa Bishaar ayaaa ku yiri marka hore soo dhawoow ku leeyahay marka xigtana dareen jaceyl mudo badan aniga ii qabtay hadad waqtigan la joogo ii sheegatay waxaana ku leeyahay qalbi daacad ku soo dhawoow farxad weyn ayay ii tahay wllo anigaba nasiib leh hadaan jaceyl la wadaagayo gabadh jaamacada quruxdii hablaha u qaaday Rumaan ayaa waxey ugu jawaabtay aniga ayaa ah qof nasiib badan waayo shalay jaceylka kali ayuu igu ahaa lkn maanta lamaanaheygii ayaan helay waxaan rabaa inaan ku weydiiyo malaga yaabaa inaad magaaladda dib ugu soo laabato inkastoo eedada iyo ilmaha aabaha dhalay kuu dagan yihiin hadana dad xun kugu noqdeen Bishaar ayaa ku ku yiri wiil asxaabteydii ka mid ahaa ayaa igu dhahaaya sanadka fasaxa anaga noo imoow eedadaa ma aadeyside anaga nala joogeysaa inta fasaxa ka dhamaanayo lacagta gaarigana anagaa isku dardareyna noo imoow anigana waxaan ku dhahay hooyo hadey aniga ii ogolaato waan idiin imaan doonaa 𝗟𝗮 𝗦𝗼𝗰𝗼 𝗤𝗲𝘆𝗯𝘁𝗶𝗶 4𝗮𝗮𝗱 𝗛𝗮𝗱𝘂𝘂 𝗔𝗹𝗹𝗲 𝗜𝗱𝗺𝗼 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗟𝗮𝗺𝗮𝗮𝗻𝗮𝗵𝗮 𝗯𝗶𝘀𝗵𝗮𝗮𝗿 𝗶𝘆𝗼 𝗿𝘂𝗺𝗮𝗮𝗻 𝘄𝗲𝘆 𝗶𝘀 𝗷𝗲𝗰𝗹𝗮𝗮𝗱𝗲𝗲𝗲𝗻 𝗶𝗻𝗸𝗮𝘀𝘁𝗼𝗼𝗻𝗮 𝗹𝗮𝗯𝗮 𝗺𝗮𝗴𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗸𝗮𝗹𝗮 𝗺𝗮𝗿𝘄𝗮𝗹𝗶𝗽𝗮𝗮 𝗶𝘀 𝗮𝗿𝗸𝗶 𝗸𝗮𝗿𝗶𝗻 𝗺𝗶𝘀𝗮𝗻𝗮 𝗮𝘆𝘀𝗮𝗻 𝗸𝘂𝗹𝗺𝗶 𝗸𝗮𝗿𝗶𝗻 𝗻𝗮𝘁𝗶𝗶𝗷𝗮𝗱𝗮 𝗹𝗮𝗺𝗮𝗮𝗻𝗮𝗵𝗮 𝗷𝗮𝗰𝗲𝘆𝗹 𝘄𝗮𝗱𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗮𝗵 𝘀𝗶𝗱𝘂𝘂 𝗻𝗼𝗾𝗼𝗻 𝗱𝗼𝗼𝗻𝗮𝗮..................🤔⁉️ ✍️Qoraa Ibraahim Qarni ❤️

🎲 Waxaan helay fursad xiiso leh — casino cusub ayaa bixiya bonus $2000 oo si degdeg ah loo bixi karo. Tani ma aha xayeysiin,
🎲 Waxaan helay fursad xiiso leh — casino cusub ayaa bixiya bonus $2000 oo si degdeg ah loo bixi karo. Tani ma aha xayeysiin, kaliya waxaan la wadaagayaa waxa runtii ii shaqeeyay: 1️⃣ https://pragmatic-bet.com/?promo=plinko 2️⃣ Isdiiwaan geli oo dhammaystir xaqiijinta ✅ 3️⃣ Bonus-ku waa diyaar in si degdeg ah loo bixiyo 💸

Baro Xirfadaha Mustaqbalka! 🚀 4 Course oo muhiim u ah xirfaddaada: 🎨 Graphic Design 🖼️ Photoshop 🎬 CapCut 🎞️ Premiere Pr
Baro Xirfadaha Mustaqbalka! 🚀 4 Course oo muhiim u ah xirfaddaada: 🎨 Graphic Design 🖼️ Photoshop 🎬 CapCut 🎞️ Premiere Pro 💰 Kaliya $5 Ha seegin fursaddan aad ku baran karto xirfado casri ah oo suuqa shaqada looga baahan yahay. 📲 Iska diiwaan geli WhatsApp-kan: 👇🏼👇🏼👇🏼👇🏼👇🏼👇🏼 https://wa.me/252613000897

Waxaan kuu sheegi shay ku farxad galiya" Waxaa jira qof doonaya inuu adiga noqdo 🌟 Waxaa laga yaabaa inaadan taas ogayn, laakiin waa xaqiiqo aadan waligaa ka fikirin. Waqtigan xaadirka ah waxaa jira qof doonaya inuu noqdo adiga, oo joogo meesha aad joogto. Waxaa jira qof arka waxaad haysato isagoo aan isagu haysan, kuna riyoonaaya nolosha aad ku nooshahay, habeen iyo maalin u dadaalaya inuu gaaro 🤲. Waxaad haysataa waxyaabo badan oo ay dad badani haysan. Waxaa laga yaabaa inaadan garanayn, laakiin waxaad haysataa nimcooyin iyo riq ay kumannaan qof ku taamayaan ✨. Markaad habeenkii si deggan u seexato, waxaa jira qof xanuun haya oo hurdadu ka maqan tahay, gacmihiisana kor u taagaya isagoo Alle ka baryaya caafimaad iyo nasasho 🛌🙏. Markaad si caadi ah u socoto, waxaa jira qof aan awoodin inuu istaago ama socdo, oo jeclaan lahaa inuu hal maalin oo kaliya ku noolaado caafimaadka iyo awoodda aad haysato 🚶‍♂️. Waxaa jira qof aan carruur lahayn oo carruur ku taamaya, qof aan lammaane lahayn oo doonaya qoys, qof aan qurux lahayn, qof aan caqli iyo faham lahayn, iyo kuwo kale oo badan oo aan haysan waxa aad adigu haysato ❤️👨‍👩‍👧‍👦. Sidaas darteed, xusuusnow in nimcooyinka Alle ku siiyey ay yihiin kuwo qaali ah. Mahadnaq Rabbigaaga, hana ku mashquulin oo kaliya waxa kaa maqan, ee fiiri waxa aad haysato 🌱. Qanaacadu waa furaha farxadda, shukrintuna waa sababta nimcada ku sii waarayso 🗝️😊

Afar Fikir oo Qurux Badan oo Nolosha Ku Saabsan 1️⃣ Dib u eeg wixii tagay, kana hel waayo-aragnimo. 2️⃣ Hore u eeg mustaqbalk
Afar Fikir oo Qurux Badan oo Nolosha Ku Saabsan 1️⃣ Dib u eeg wixii tagay, kana hel waayo-aragnimo. 2️⃣ Hore u eeg mustaqbalka, kana arag rajo. 3️⃣ Ku eeg hareerahaaga, kana ogow xaqiiqada. 4️⃣ Naftaada gudaheeda u fiirso, kana hel qofka dhabta ah ee aad tahay. ✨ — Waxaa lagu xigaa A. P. J. Abdul Kalam.